Qofka muslimka ah waka xaran inu is dilo dhib walbo ku dhaco ama musibo walbo ku dhaco ama si walbo o u qasaaro xita hadu heli waayo wax walbo uuku hamiinayey noloshisa adunyada qofka islaamka ah waa inu samra u dulqaata😭😭😭 illah ban ka magangalnay inan is dilno
Siciid Jamac haa waa sax Alle kood na waa la yiraahdaa lkn dadku ma wada fahmi karo marka Alle-diid fasiraad uma baahna oo wuu ka fudud yahay dadkuna waa wada fahmayaan waqooyi iyo koonfur ba.
الحمد لله رب العالمين alle ayaa mhd leh na nooleeyey Maba lahi damiir Aan uga shakiyo Jiritaanka ilaahay sida uu caalamkani iskugu xidhan yahay waxay ku tusinaysaa in abuurkiisa laga dambeeyo
Ilaaahaw na tus sidaad qiyaamaha u cadaabayso ayaan xirsidaas wallahi wan argagaxaa markan arko yaa kuso afduubo somalia kuu keenn isdhahaa ilaahaybaa og waxaan ku samyn lahaa wallahi cadabta ku waara insha allh
walale hanunka alle ayaa leh hadad aragto qof muslim ahaa hadana galoobay alle ayaa lumiyey alle qofkuu doonu ayuu baadiyeeyaa alle ayaan kabaryeynaa inuu nabaadiyeyn allahu akbar allahu akbar allahu akbar
Surah Duur Ayadaha 35-36
أَمْ خُلِقُوا مِنْ غَيْرِ شَيْءٍ أَمْ هُمُ الْخَالِقُونَ (35)أَمْ خَلَقُوا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ ۚ بَل لَّا يُوقِنُونَ (36)
ilahay haku xafido manshallah ayada ayaa i cajibisay manshallah
Manshallah ayada aad Soo qadatay ayaa i cajibisay walal sare manshallah
@@sharmarkeibrahim50 Sidoo kale Allah ku xafido sxb.
﴿وَمَن أَعرَضَ عَن ذِكري فَإِنَّ لَهُ مَعيشَةً ضَنكًا وَنَحشُرُهُ يَومَ القِيامَةِ أَعمى﴾
[Tâ-Hâ: 124]
صدق الله العظيم.
Allaha qalbiyada rogrogow ku adkey qalbigeyga diinta (Islaamka🤲)
Aamiin dhamanteen
amiiN 😊🤲
الحمد لله على نعمة الاسلام
*علي
@@xsummerx3421 👍🏾💯❤️
AlxamDULILAAHI
ربنا لاتزغ قلوبنا بعد اذهديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب
Qofka muslimka ah waka xaran inu is dilo dhib walbo ku dhaco ama musibo walbo ku dhaco ama si walbo o u qasaaro xita hadu heli waayo wax walbo uuku hamiinayey noloshisa adunyada qofka islaamka ah waa inu samra u dulqaata😭😭😭 illah ban ka magangalnay inan is dilno
Mulxid waa af carabi, afsoomaali waa Alle-diid
Mulxid=Alle diid
Af ingiriiska na waaa "ATHEIST"
Humeira Sonoma Sonoma, waa sax inkastoo kalmadu markii hore giriiig ahayd.
Alla- koodna waa ladhahaa afsomali ahaan hdaanan khaldanayn lkn taada saxa
Siciid Jamac haa waa sax Alle kood na waa la yiraahdaa lkn dadku ma wada fahmi karo marka Alle-diid fasiraad uma baahna oo wuu ka fudud yahay dadkuna waa wada fahmayaan waqooyi iyo koonfur ba.
@@adena2210 sifiican wll aad iyo aad waa kelmad laysla fahmayo
الحمد الله نعمة الاسلام وإلايمان
الحمد لله علي النمعة الإسلام والإيمان
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi please.
Alxm allow adiga mahad leh oo iga dhigay muslim shukran yaa rabi shukran yaa rabi
Diinkan Dad Difaacaya Ayuu leeyahay....
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Mahadsanid sxb sare قال تعالي ومن اعرض عن ديني فان له معيشة ضنكا
Illahow khaatumada khyr noogu khatim 😢😢😢
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Wlhi ilahay dartiisaan kuu jeclahay cumaroow ❣❣
Kusaaray
حسن الخاتمة
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك❤️
Aamin
Ameen
hadiiba aad ogtahay in qalbigaga la rogi karo maxaba isu daaline
Wllayaal allah hanaxifdiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Amiin amiin amiin
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
"Ilaah qaluubta gedgediyow ku sug diintaadda qalbigeyga😢😢
" Qofkii Ilaahay Swt Diiday Ee Dafiray ee Sharcigiisa Ka xadhka Furtay , Adduunka Cidhiidh iyo Nolol Adag ayuu kunoolaanayaa, Qofkii Diinta Kabaxana Isaga Ayay U daran tahay "....
.
( وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَىٰ )
Caawa guure miyaa.Illahay khaatumada khayr haynoogu khatimo barnamijyo lagadiyaariyay arintan wlhy calolxumay igu Reebeen.thank you so much wll.
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Asc wll 💯 Omar inshar 🙏ishg majira mawduuc kusabsan gurka Qasabka ah Qaladka kalan labada Walid ah Anigoo ah mahad maxamed Amiin 👑waxn ku nolahay dalka uganda ishg wll Omar inshar guul Ayn kurajeyna 💯 adunyo iyo AQiro insh allh 💯 ♥️
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.
yaa alah ☝❤ilahayow wixii diintaa kasoo horjeedo ciqaab ta ugu Xun mari
Walal mulxidnimada anaga iyo inti ashahaadato allah inaga dhowr allow khaatumada kheyr inoogu khatin الحمدلله على نعمت الإسلام
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.
Somalidii faani Jirtay walee waa lagu jiraa qanii.. Ayaa kusoo batay Allah ayaan leenahay war rabi tala saarta oo xagiisa u carara.
Hhh
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد يحيى ويميت وهو علي كل شء قدير.
الحمد لله علي نعمة الإسلام.
الحمد لله رب العالمين alle ayaa mhd leh na nooleeyey
Maba lahi damiir Aan uga shakiyo Jiritaanka ilaahay sida uu caalamkani iskugu xidhan yahay waxay ku tusinaysaa in abuurkiisa laga dambeeyo
Ustaad Omar jasakalah wll qof wax Laga faa,idisto marwalba Ku xirnahay 👏👏
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.
@@tuketube9492 Haye wll
Annagoo aan inkirin Ilaahay, diidinna waxdaaniyaddiisa ayaan baqaynaa, oo aan werweraynaa, qofka Ilaahay diidey wallaahi waa qof awood isku og Cumaroow!
ومن اعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة اعمى)
صدق ربنا
الحمدلله على نعمت الاسلام واللهم اهدي من احببت وانك تهدي من تشاء
Wili madawan lkn dhankeyga waxa qof muhim ah dhira geliye nafed kan ugu wngsn Allah haku dhowro wll
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲🤲
Omar inshaar Allah ku daayo
Oo kaa Abaal Mariyo runtii waxaa tahay walalkeen naga ween
Muwduuca ilxaadka ayaantan danbe dhalinyaro badan oo aan diinta aqoon ayaa lagu qalday allah dhamaanteen xaqa nagusugo
Allahu ma inii as aluka cafwan Wal caafiya fi dunyaa Wal aakhira.wafii diinii wa fii jasadihii wafii nafsihii wafii ehelihii🥺🙏
Sharwadayaasha diinta naga fasahaadinaya illaahoow naga wabo
قال ”ص“ وجعل الذل والصغار علی من خالف أمري😢😢
Salalaahu calaeyhi wa Salam ha soo gaabinin wll ma fiicana intaba badan waa laga digaa
Suxaannallah allah ha soo hanooniyo inta ha loWsan
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
الحمدلله الذي هدانا لهذا وماكنالنهتدي لولا ان هدانا الله
See bey nolashadu ahan laheyd la anta WEYNAHA/BOQORKA boqorada/ALLAH see se qofi ugu fikiraya in uu inkiro..subhana allah...
Mulxidiintu waa dad aan aqoon ahaan fiicnayn diin ahaana diinba haysan ilaahayba muslimiin inaga dhigay masha allh weliba sharaf kale oo soomaalinimo ah ina siiyey oo wax kastoo adag udulqaata
سبحان الله
واستغفرالله العظيم واتوب اليه
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Alxamdulilah calaaa nimcatul islaaam I LOVE YOU ALLAH
ilaahayaw Rabiyaw islaaamnimo igu dil
جزاك الله الف خير
Wllhi mowduuc yadan cml aad bey noogu muhiisan yihiin ee noo soo badi ustaad.
Brothers xafidulaah simee THANKS
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
انا لله وانا اليه راجعون. لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.............. الحمد الله على نعمة الإسلام 😊
Jimce wanagsan nabiga halagu saliyo dhamanteen scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Scw scw
Salalahu calayhi wasalam
Mahadsanid walaal sida aad noola wadaagtay
Walaal Cumar Inshaar mahadsanid
Rabbow nagu auf wada xaqa ah
Shukran wll cumar,wxad tahey channelka aan marwalba ka faa,ido wxyaabo aanan hore u aqoon🙏
Amin,Tu bilaahi. Rabbn wabil islaami diinab. Wabi mxmd scw nabyn
Jazaakallaahu khayr
Omar inshar شكرا لك يا أخي
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Subxanlah ilahw xaqa nagudil
قال رسول الله صلىالله عليه وسلم:من كان يريدالله به خير يفقه في الدين
Mahadsanid wllken❤👍💯
صلوا على النبي 🙏
عليه افضل الصلاة والسلام على نبينا و حبيبنا وسيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤
Haben lamid ah sxb Omar inshaar Aadanaha dadka ugu liito wa arabta
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.
Waaar Quruun dhan ha caaayin Stop Generalizing huh waxan fiiri
wax Wanaagsan ku hadal ama iska aamu
Ilaaahaw na tus sidaad qiyaamaha u cadaabayso ayaan xirsidaas wallahi wan argagaxaa markan arko yaa kuso afduubo somalia kuu keenn isdhahaa ilaahaybaa og waxaan ku samyn lahaa wallahi cadabta ku waara insha allh
RABBI khaatumada wanagasan hana waafajiyo❤
Subxanal allah
Allow adiga ka magan galny 🤲🤲🤲 atheist/mulxid nimo🤲🤲
Rabiyow wada saxda ina tuz
JasakalllH wlal omar
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
@@tuketube9492 ok wlal
ManshaAllah qofkii dikriga Allah kajeesta nolol ciriiriyu leyahay surah taha Allah kushegay
Mahdsanid Ustaad omer
Subxanalah Allahu akabar wadada xaqa qofki kaweecadah halagiso madheera
wlhi waa sax awooda alle ayaan ku diirsanhy hadii aan islam nahay
Ayaan xirsi foolxumadeeda ayey diinta kala baxday kkk nin reer mudug aa yiri 😂😂
Hhhhhh
Wallaahi waa run
Kkkkkkkkk
Kkkkkkkkkk
Hhhhhh
Markii ay baxdey ayey foolxumaaty
Wcs yaa Rabbi Naga badbaadi shaydaanka&sharkooda Aamiin jazaakalaa kheer
Caaawa iisharaf ah inan noqdo qofki ugu horeyay kalikan daawado
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Subxaana-Allaah,Waa Cibri Qaadasho Nagu filan,Wallaalka, Soo Jeediyay Jzkaalah Qayr
Wll carabiga qoraal kusoo turjum mahadsanid cumar❤️
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
"And who ever turns away from my remembrance; indeed he will have a depressed life." Quran
ilahayow waddaas hanagu ridin subxaana allah
Walaal vidoe yaashaada aad Ayaan u jaclahay ❤❤❤🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😊
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Kaliga kuma tihid
@@nawalish7564 waayahay abaayo❤❤
@@tuketube9492 haye walaal❤
@@tuketube9492 😝😝
subxaanallah ilahy ha nagu simo diiinteena suuban ee islaamka
Woow mazuul omar inshar waad mahadsan tahy wakhtiga aad na siisay sxb
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
Ogaansho wa chanel an jeclahy❤🙏❤🙏hda jecesh like sar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shukran wll cumar 😍🤩
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
@Bogasho waan kuu saray wll 😍
Allah ayaan ka magan galnay dhammaanteen, Allow umadada u gargaar, amein.
jazaakallaah walaal. hal mid sawirka buuga waan ku fitnownay ee wax ka badal.
M allh walkyga qaaliga ah waan Ka helay muqalkan illahey haku xifdiyo wllky
Maantay ayey hayaan illaahey ciqaabtiisa illaaheyna Nama fidneeyo kuwaanu wey fidnoobeen Alle Ayaan ka ma gan galnay
War chanelku waaba jaamacad 😂
Yacni casharada lasoogalinayo markaad eeg tid tayadooda
Haaa walh hhh wn kufarxay markan heley runti
Mahadsanid walal Omar
Allaha Naga dhigo kuwii 🤲 wada qaxa kudhinta 🤲 Insha Allah ☝️
Imika soomalidii ayaa ilxaadka kusii qulqulayaa ilahaw waafaji xaqa
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
HADII AAD DAWATAY VIDEOGAAN___
SUBSCRIBE SAAR CHANNELKA__OGAANSHO
Alxm ilhow diinten islmka naku dil 🙏
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲🧕
Cumar inashar Allah ku xifadiyo
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
M.a allha ku xafido in badan ilxun na ku ma aragto in sha allha Omar Inshaar
Waxaa farxad iigu filan in aan ahay wiil muslim ah
Qirsane in uu jiro ilaah xaqlagu caabudo iyo rasuul mudan amaaano dhan thanks Allah
Caawo waxaan noqday qofkii u horeey ee daawado waxay cadeyneysaa inaan ahay arday daacad ah oo macalinkiisa aan udirin wax leyli ah adeer inshaaroow caawo waan ka sitaa bahasha
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
Omar walal waad jeceshahay in wax lagaa faaido, anigana waxaan jeclahay inaad igu abaal mariso in aan wax kaa faaido. Mahad sanid.
Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi
@@tuketube9492 waan kuu saaray walal.
جودة الفيديو عالية جدا جدا شكرا عمر
Mahadsanid Omar
Alahmdulilah cala nicmatul Islam 😢❤️
Mahad sanid bro waad ku mahadsantahay barnaamijka aad ino soo badisay 👏👏👏💪💪✌✌🖒🖒
walale hanunka alle ayaa leh hadad aragto qof muslim ahaa hadana galoobay alle ayaa lumiyey alle qofkuu doonu ayuu baadiyeeyaa
alle ayaan kabaryeynaa inuu nabaadiyeyn
allahu akbar
allahu akbar
allahu akbar
الّلهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
الحمد لله على رسول الله اللهم اغفرلنا ذنوبنا ويرزقنا حوسن الخاتمة اللهم عز الإسلام والمسلمين يا رب العالمين الحمد لله
Maashalh
Alle kheyr hakaa siiyo wllky waa maclumaad umadu aad ugu baahantahey maanta in loga digona ey tahey
mahadsanid macalin omer
Ilahay nagaba dhigo subxanallah
اللهم اهدنا الصراط المستقيم