Asc jumco Mubarak shalay oo dhan waan idi suganay marka idacado waa xidhan We miss you abwanka iyo wariyahayag gaaliga ahy guul kulmiye guul mudany muuse and hambalyo madaxwany ciro
Dadkani miyay walanyhiin, 350 milliom waa miisaaniyada Somaliland oo dhan. 350 million oo dollar ma waxay moodyaan 350 million shilin Somaliland ee xaashiyha madhan. 😂😂😂😂
Xaflada ay dhiganayaan reer wadan waa in muuse lagu caayo waayo isagoo hortaagan ma cayi karaan mana ku dhacaan in ay dhaliilaan waayo iyagaa 100/kiiba 1000 dhaliilood le markaa waa in dhaliish muuse in ay la dhuuntaan
Muuse wuxuu ahaa national hero aabaha wadaniyada
Cali. Xageed qabatay in lagu afduubay baan mooday
Ku saliya nabiga ❤
Caloow Xoghayn Qarsoon baad Ahayd walaahi muuse Biixi timeless siyaasi ah Ayuu Ahaa❤❤❤❤❤❤❤❤
Xogta huwanta ber yahan kaama hayno insha allah guul iyo gobonimo.
CALI MARQAATIGA NOOL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkk hunguri-yaahuun, maantaad run martay
As ilaahaw calidaa noolaw maasha allaah
Waa run
Cali Run buu sheegayaa dad baa malaha uhaysta maale.Awaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanidiin masul
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Ali ismaaciil waa mafax sare sxb waxan kuu cusboonaysiinaya baasaboorka waye. Wax ku ixtiraafsan dhanyarada REER GADIIDKKA❤❤❤❤
Manshallah sharaxaad wanagsan
Asc jumco Mubarak shalay oo dhan waan idi suganay marka idacado waa xidhan We miss you abwanka iyo wariyahayag gaaliga ahy guul kulmiye guul mudany muuse and hambalyo madaxwany ciro
Meeshuba meel maah daynka intaa leeg lagu yeeshay cidla ayaanu Somaliland jacaylka iskaga hadaaqayna waa meel badaye😢😢😢😢😢😢
Daynaaa maheee😊😊😊
MUUSE TUUGGII IYO DAYDAYGII UGU WEYNAA EE DUNIDA SOO MARA, ILAAHEY AAKHIRO HA KA KHIRO HA KA ABAALMARIYEE
Walhi cali duulduul wuu iga qosliyay maanta kkkkk
ADDOOMIHII MUUSE
Addoon huwan, faqash, ictisam
Isku dirkii ceel afweyn ha iloobin ,mashruucii,buurmadow iyo cadegude
Xaaji Caliyow Sheekada dad badan baan u fahmayn sidaada u dhigtay e maad ka daysid.
Marka ugu horaysa ee aan xil qabto hadii ganbo la arko waan soo dhaanshay😂😂
🎉dee caliyow xaley waad goysey
Caliyoow Cakuse wuu joogay laabdilaac na wuu joogay
Abwaan. Ali ruun sheeg weeyi
Mnsha allah❤
Cirjiidho tv waa run sheeg dhab ah
Hora waa su,aale daynta ya inagu lee
Caloow maanta warku waa wada run run run run
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cali waa iga qoosliyay kkkkkk dadba yaabay
Geesiyaad qaran
Wasiirka Arimaha Gudaha waxa iska leh H.AWAL.. Hargeysa la joogi maayo. Garxajis iyo H.Jeclo inqilaabi doonaan Awal Arab iyo Ayub suuragal maha.
Yaahh
Dadkaa shalay qaylinayey waxay ahaayeen kuwii wadani aflagaadayn jiray ama la dagaalami jiray deedna way baqayaan oo waxay isleeyiin amaa xeerkii aad dhigateen laydinku qaadaa deedna waa ninkii yidhi dhibaatadan aad madaxa noo gelisay nala dhamee hanagaga tegin eh!! Laakiin wadanka iyo danihiisa kamay mudaharaadayn,,
Odaygani miyuu riwaayadaynayaa
Muse geesi geesi dhalay
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Xagaa Garxajiska iigu noqoo C/LAAHI DAAMUR AMA DAHAB MAXAAD siiseen iyo gabooseba
cali waan ku salyn. adiga iyo dabs dhoonkaga. tan hadanu nahy. tagegrayshad. kamanan sisan
Dadkani miyay walanyhiin, 350 milliom waa miisaaniyada Somaliland oo dhan. 350 million oo dollar ma waxay moodyaan 350 million shilin Somaliland ee xaashiyha madhan. 😂😂😂😂
Adeer Cali shalay meesha majoogtey maxaa kadhacay
NINKII ISKA LAHAA EE UU ADDOONKA U AHAA AYUU U BAROORANAAYEY,OO U KHIDMAYNAAYEY
WAAR SAAKA WAN WAYEY ILAYN ODAYGII SII DHAWEYEY OO WAY LADHERATAY
Kkkkkk
Calow dee meeshii madaxtooyadda jinn caydh ah ayaa yimid.
Adiga imisa kugumaqan illen bilaash difaac ugumaadjirine ??
waxay ahaayd ina jabahaad saamaysto ilaa waan taajiiri lahaa
CALI AADBAAN U DAAWADA INKATOO UU AAD NOOGU TUFO BUURIGA BEESHA GARHAJIS WAYNE
Waa dulqaad badnida reer ayeyday hayska qaw qawleeyeen laakiin uma jawaabaan cali duul duul,waayo magaciisa ayaaba duul duul ah ,hadalkiisuna waa duul duul.
1_muqayil+qaad=jeeblaan 2_ musharax +siyaasad =dhagar shalay haday ragu qayileen way nasteen mirqaameena lakiin siyaasadu qof noolbay khaarajisaa
Berta ka shaashaynina
kkk cali waxaanu moodnay xalay inaad cirjiidhii xil wareejisay
Daynkaasi waakii beenoobay waxaanay ahayd sheekadii wadani
Cali Ismacil Carabow barnamij kagi wanu tabney xalay mxd nogala so daahdey cirijidho aad ban idin salamaya raga keliye warkoda an ku kalsonahad tihiine noloda geesiyaal 🙏
😂😂😂😂😂😂😂😂
Muse iyo samaale may qayileen 😂😂😂😂😂😂😂😂
Cali dacaayad badanaa😅😅😅😅
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa waxaad sheegtaa sharciga dhigaya inay sidaasi lacagtu ku baxdo yaa sharcigeeda dhigay.
2.0. Waa maxay sababta uu wax ugu qaban waayey uu dalka ugu horumarinta wadsanka uu ugu fullin waayey.
Si wacan u dhigtey kkkk
Bar madoow waa tuug xoolihii muslin iyo gaalba lahaa wuu so xadey sixun udhinte umaduu isku dira waa dofaar
Meday caliyaw lacagti aad lahayd waa la hiya oo wadani aya lagu warejinaya Benale Benale dhalay
War Nacasnimada Iyo Naacda Meesha Kala Taga, Waxani Waa Lalabo Iyo Sheeko Carruureed
Cali marti xumaa ma nin dhacay ayuu waxkadayay
Cali waxaad ilowday rabadhadi 10ka milyan lagu xidhxidhyay
Maxaad qabanayseen dheh dee😂
Garxajis muuse wuxu isugu daray madax wayne barlamanki mayarki xukunodhan abaalbu kuleyahay
Muuse abaal kumalaha aan ka ahayn inay isku bah habarmagaadle yihiineh, garxajis ayaa waajibku leh muuse waayo waa reer abtigii abtiguna waajibkuu leeyahay diinteena ayaa sheegtay,
War buurmadaw waa dhoobi oo nin carab ayuu geel u raacaa
Xageed kadhacday xalay idaacada markii ladoono miyaa laxidhaa
😂😂😂😂hhhhhhhhhh
Xaly laydima arg
Show qayladu waxay ahayd yaan lagaa garan
Abwanku xalay calemo saarkii ayu kuhab saamay oo kafdankisana waa kudarsaday Mesha
Maxaad Ka Wareysataa Odayga Hute
kiisii U Dira
Inana bubaa wuxu ahaa talo wadaag
xalay caloow marbaanu yaabnay, markaanu ku waynay, oo is nidhi isna xilkii miyuu wareejiyay.
Lacatasi waxay ku baxday jabhadihii buuraha koray sida caare wabar ssb. Cawale jabhadi arabka war fara wayna
Kkkkk
Asc caliyoow waxaan mooday in lagu inqilaabay waayo waxaan ahay dadka Cidhjiidho 📺 ku xidhan mahadsanid hadaad timid intaasi waa cabashadayda hadaan dhagasan markasaan comment ka dhiibi
😂😂😂😂😂 ✅
Manta waad ladahdeen idacada ciyarta kadaya 😂
Kani waa khabar maafish
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Odayga xalay muusan wada galbinaynee ka hadh aduu ninkaagaa ninka cass ee calanka caskihi abtiga uyahay oow
Waar xalay xageedqabatay macmiisha ugawaran caligaduulaw
Tii loo dhiibay markuu. Maayarka noqdey ina mooge ee kabka ahayd ayad ilowdey
Kkkk oo qolodaa gudi baasto ma wax aan baasto ahayn bad siin jirteen caloow
Waar beenta in lagaa qorayo ma ogthy mise awelba maad tukan jirin!
Adeer Muxuu ka sheekaynayaa caawa ?? Lacagtan meesha Riwaayad ayaad metelaysaa😂😂😂😂
dawlad walba dayn bay wareejisa
waxay noqotaba muuseba dayn ba lagu wareejiyay isagoo dagalo.karone iyo doorashoyin badan galay muuse
Oo kaalay shiikh caloow xaaji muuse biixi cabdi ilayn sidii mahdigaa lacagtiiba looga maroojiyay markaasaa waliba wax saa'ida laga doon doonayaa tiiyoo reerkii garxajis waxbaba kaga tagin oo ilaa codkiina kaga shubtay waar ilayn labadan reerood ee garxajis iyo habarjecladu maba naxaan oo kaalaya waxan oo cadaawada halkee madaxwaynaha loogu hayay ee lagala dagaalamayay sawkii ahaa ninkii reer sh.isaxaaq ugu yaraa xagay nimankii waa waynaa ay ugu soo tashadeen inankoodii yaraa ee ay gacan qaban lahaayeen ee ay dawladihii cadawga ahaa kala ridi lahaayeen ayay inan koodii reer sh.isaxaaq ugu yaraa ay gacmaha iyo lugahaba ay cadawgii uga xidheen oo aad madaxtooyadiina shalay aad lug kaga soo saarteen lkn waa waxaad dhigateen ee iska daa buugaa laydiinku qori doonaaye!!?
xalay madarasadu ma fasax bay ahayad cali duul duul ma ina bixi ayya racen ila beerta
Waar waxaa la idinka qorimayee lacagta hahalkaad kubi xiseen sheega
Kkkkkk
Lacag tuug ku leexatey
Handaraabki ma la ilaaway
Waxa somuqda yaydii wadani
Waxan ka biqi wixii ay duhmayeen markay waayaan ,si ay u qayloyaan iyo cid ay eedeeyaana waayeen in reer ayeyday wada tahriibo!!!.
🚌 🚌 🚌 😂😂
Maxad qabanayseen dheh hhhh cali wa libaax
Xaflada ay dhiganayaan reer wadan waa in muuse lagu caayo waayo isagoo hortaagan ma cayi karaan mana ku dhacaan in ay dhaliilaan waayo iyagaa 100/kiiba 1000 dhaliilood le markaa waa in dhaliish muuse in ay la dhuuntaan
Kkkkk
Waar soo kac- sacad walba miyaad luloonaysaa kkkkkkk
WAa.been.dadka.caqliga.xun.run
.ayay.moodayan
Kkk ciro cafis iyo colaad midna waxba kama oga waa uu xanuun sanayaa caqligiisa kama hadle warqad loo so diyariyey ayuu aqrinayey waa cilaaj
AFQADHMUUNE BEENAALE BEENAALE DHALAY
mnsha allah ❤