cabdi diini heestii falastiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 220

  • @bodyrock120
    @bodyrock120 10 ปีที่แล้ว +27

    oh i miss you my uncle mohamed u were the best uncle ever.
    we love you so much and we miss you so much adder.
    your the best stepfather ever mashallah.and may allah take you to the highest place in jannah. i love you adder .

    • @abdullahabdinur9302
      @abdullahabdinur9302 9 ปีที่แล้ว

      amin

    • @SULTANSamir
      @SULTANSamir 6 ปีที่แล้ว

      Yeah fatma😭😭😭😭our best step father mohamed😭😭😭he was the best step father May Allah take him in janatul firdaus😔😔

    • @faaraxali7284
      @faaraxali7284 5 ปีที่แล้ว +1

      Fatma's Kitchen ur the best as far as u recall who he is.....!!!!!...?????.....

    • @faaraxali7284
      @faaraxali7284 4 ปีที่แล้ว

      Ur the best girl ever as far u recall his best days around....u....When I did the math.....kkkkk good girl...!,,,,

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax allaha u naxariisto heesta waxa ka sii daran qisa jacayl ee wiilkan qabsatay ee xanuunka badan isaga iyo xaaskisa iyo siduu u geeriyooday isagoo uganda safar usii ah oo nairobi ka baxay isleh waad la kulmeysa xaaskaga

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 ปีที่แล้ว

      Shil gaari miyu galay sxb

  • @abdiqadirsuleiman4133
    @abdiqadirsuleiman4133 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan 2010 ayaan mar dhagaystay intaas kadibna waan raadinayay oo waan ku daalay. Maantaan soo helay 14/09/2020. Sida muuqata fannaankani waa dhintay, RIP walaal.

    • @barkulanchannel503
      @barkulanchannel503 3 ปีที่แล้ว +2

      Maya wll wiilka heesta wuu matalay codka waa Abdihakiin Hassan Hussein (Abdi diini)

    • @abdiqadirsuleiman4133
      @abdiqadirsuleiman4133 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid waaal.qaali.

  • @abdirahmaanmoalimmuqtaar5016
    @abdirahmaanmoalimmuqtaar5016 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto wiilkaam waxan dhageysanaya 19 December 2023

  • @ayaanabdi8066
    @ayaanabdi8066 3 ปีที่แล้ว +11

    Whose here 2021 ❤❤

  • @salmanmoha7464
    @salmanmoha7464 8 ปีที่แล้ว +4

    codka waa cabdi dini hestana isaga qadaa wilkn waa dul saray ilhy haa u nxristo wilkn amiin

    • @abukarali3558
      @abukarali3558 2 หลายเดือนก่อน

      Wan yaabanaaa😢😢 oo goormu dhintay Cabdi diini ban islahaa - dadkoo soo wada qoraya AUN😮
      Allaha unaxariisto wiilka iyo dhamaan Muslimka dhintayba

  • @madaxweynahamustaqbalka6979
    @madaxweynahamustaqbalka6979 8 ปีที่แล้ว +23

    Allow ku naxariso waa walalkey ika weyna maxamad muxyidin

  • @anisadheman8098
    @anisadheman8098 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxariisto wallkeen maxamad 2022 yaa dhagaysanaayo ❤️❤️❤️

  • @khadiirshaafi9399
    @khadiirshaafi9399 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @niciimocabdulaahi6508
    @niciimocabdulaahi6508 ปีที่แล้ว +3

    Ala hestan anigo ad uyar banka dawan jirey telefon shineys sah olaha wllkey lkin wikan waxan filaya inu dhintey sida an commenti gaka arko illahy haunaxa riisto wllahi wanka naxay hada igu horeysa geridisa illahy qabriga haunuro😢😢🤲

  • @mmss6906
    @mmss6906 7 ปีที่แล้ว +5

    anigoo yar ayaan xasuustaa inuu ila kaftami jiray anigana aan xishoon jiray markaas oo aan deganeen tifqaaye neirobi wlh geeridu waa xaq laakin wan ka naxay m deeq alaya raxma waxa tahy qof aan intaan noolahay aan xasuusan doono walal qaliya ayuu ahaa laya raxma raaximiin

    • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
      @gabadhaheerdarawiishlascan7365 7 ปีที่แล้ว +1

      Iizabeela6020 Turkiwwwr abayo wilkan maraxunka sow wlalo mahan lixle oo wayahacusub kujira isliina fr keydaganin jiren tifqaaye

    • @mmss6906
      @mmss6906 7 ปีที่แล้ว

      sucaad indhoos ahmed abayo ma ogi taas laakin waxan ogahay inan isla deganeen tifqaaye wuu degana isaga tifqaaye marna waxuu degana wadada ceel waaq gasha dhanka shaleemooyinka hadaa taqano

    • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
      @gabadhaheerdarawiishlascan7365 7 ปีที่แล้ว

      Iizabeela6020 Turkiwwwr haye abayo mahdsanid jawaabtada fican gabar aa idhahadey lexle haheesa bey walalo ahayeen marxuunkan ilheyse how naxariisto

    • @abdirahmanabuukar1555
      @abdirahmanabuukar1555 6 ปีที่แล้ว

      Wiilkan Mar hore ayuu dhintay

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว

      @@gabadhaheerdarawiishlascan7365lihle walaalkii weeye aniga garanaya allah ha u naxariisto

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 6 ปีที่แล้ว +10

    Alla heesta tvga baan ka daawan jiray waxan umalen jiray inuu isaga qadayo lkn codka waa cabdi diini waxyaala bdn aan kuso xasuusta runtii markan maqlo😢😢

  • @KifayoCawil
    @KifayoCawil ปีที่แล้ว +1

    Aduunkay ka dhacdaaaaa

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto walaalkeen
    Heestana 2011 ayaa iigu danbeysay ka dibna waan waayay.
    Hada ayaan dib u helay.

  • @madaxweynahamustaqbalka6979
    @madaxweynahamustaqbalka6979 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow Ku naxariso walalkey mohamed muhidin sheikh nuur

  • @vigalalahmigsncah7228
    @vigalalahmigsncah7228 7 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto hestaan waxaan dhagaysan jirey anigo aad uyar telephone habaryar tey aya ka dhageysan jirey waqti dheer kadib hada aya ku arkey halkan oo tariiqdu thy 2017 bisha July wlhy markaan arkey waxan moday fanan ilaahada kujira fanka balse waxan ogaday inuu dhintey wlhy aad baan oga naxay ilaahay ha unaxariisto Amin yaarabi

  • @Kushaano
    @Kushaano 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa daawanaya 08/2022 u dareemaya marki oogu horeesay cml

  • @nasirmohamedabdi8727
    @nasirmohamedabdi8727 4 ปีที่แล้ว +2

    MOHAMED WALALKEY RIP. AROOSKEY AYU MALXIS KA AHAY 2008. WAA LAGU XIISA WALALKEY

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka waa uu dhintay Allah ha u naxariisto, gabadha quruxley waaye mashaAllah

    • @foziadeqow5578
      @foziadeqow5578 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdi dini asaga miya mise kaan kale

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 2 ปีที่แล้ว

      @@foziadeqow5578 heesta cabdi diini aa qaaday wiilka wuu isku dul-duubay

  • @osmanciilhassan8905
    @osmanciilhassan8905 6 ปีที่แล้ว +7

    9.3. 2018 mar hore ayaan raadiskeda ku daalay mantana helay Alaha u naxariis walalken

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 3 ปีที่แล้ว +7

    Who is here 2021/5/30th
    Dunidan fidnada iyo
    Dadkan wada faduusha ah
    Cidlo yaanay kugu fulin
    Fasaqaad ma fiicnoo
    Furiinkaa kasii daran
    Fahanoo ujeedada
    Foojignaan uyeeloo
    Fiidkiyo aroortii
    Taan fiirsan jirayoo
    Farxada ii ahaydeey
    Dibad baad ufooftoo
    Waynu kala fogaanee
    Fudayd yaysan kula noqon
    Hayna kala faquuqinoo
    Hafududaysan wacadkii
    Ufasir wanaagoo
    Fahansii dadkaagii
    Falastiin daraadaa
    Filanwaaga caashaqaa
    Faylahaa igooyoo
    Fikir igu abuuroo
    Faruuryaha uruugee
    Foorar dhabanahaystoo
    Fayoobaan ba waayoo
    Fahankiyo dadnimadaad
    Facaa adigu Dheertoo
    Khadiija hooyadeedee
    Dibad baad ufooftoo
    Waynu kala fogaanee
    Fudaydyaysan kula noqon
    Hayna kala faquuqinoo
    Ha fududaysan wacadkii
    Ufasir wanaagoo fahansii
    Dadkaagii hoooy huunooy.

  • @Abshircadde2022
    @Abshircadde2022 3 หลายเดือนก่อน

    heestaan iyo muuqaalkan in badan ayaan raadinayey ilaa 14 sano ayaan raadinayey maanta 15/8/2024 ayaan helay walalkan waa dhintay sidan commentiga ku arkay alle ha u naxariisto

  • @mohamedabdinoorabdirahman7061
    @mohamedabdinoorabdirahman7061 2 ปีที่แล้ว +3

    12 sano ka dib caawa ayaan nasiib u yeeshey runtii Alh u naxriisto wlalkeena

  • @AhmedabaasAhmed
    @AhmedabaasAhmed 5 ปีที่แล้ว +7

    Omg xasuus wlhi walalkey iga weyn ayaa heestan aad u jeclaa o Mobile shiines ah uu heystay ayuu ka shidan jiray xili itoobiyanka oo aan afgooye u qaxnay hada Europ ayaa jogaa oon cawa ka dawanaa alla xasuus wlhi 😥

  • @zara54321lpool
    @zara54321lpool 12 ปีที่แล้ว +3

    walaal ma runbaa in u wiilkani dhintay ilaahow unaxariiso waan oyeey maraan akhristay walal markale ma runbaa alaheen ha naxariisto amiin amiin amiin walaal isoo rumee

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    8 sano ban raadinayey hestan wlhi caawa ayey dirqi iga so hor baxdey xusuus😊

  • @fariixamohamed1342
    @fariixamohamed1342 4 หลายเดือนก่อน

    Who's here 2024/7/25🎵13:44
    Hestan maba kadallo 😊

  • @laaleysofficial
    @laaleysofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waan jeclahay walahi
    Waxeey ii taabaneysaa si gooni ah
    Lkn waxaan jeclaan lahaa in laga saaro TH-cam ka waayo sida aan maqlay wiilkaan waa marxuun
    Lyrics ahaan u soo galiya almiino

  • @zamiirahmedmohamed1333
    @zamiirahmedmohamed1333 ปีที่แล้ว

    2023 yailadawanoya

  • @kamilacaydid4130
    @kamilacaydid4130 8 ปีที่แล้ว +2

    allaya raxma 😭 😭 😭 heskan kama dalo wlhi ilaa hada waxan maqlay inu dhintay mohamed ilahay naxarista iyo janada haka warabiyo

  • @techplanet2007
    @techplanet2007 7 ปีที่แล้ว +4

    Allaw kuu naxariisa jandii allaw geey,heesta cabdi diini ayaa qaadey ayay ila tahay

  • @nimcaluzanaciinka769
    @nimcaluzanaciinka769 7 ปีที่แล้ว +1

    aloow unaxariiso waqtigi iigu horeeysaba waan kuheeysty markaan weeynaadana aad ayaan uraadiye ileen woow dhinty allow janadee kugeey aaamiiin

  • @hiboasadhiboasad8678
    @hiboasadhiboasad8678 6 ปีที่แล้ว +3

    Allow u naxariso qabrigisa ka dhig ber ka mid ah beeraha jannada allow
    Jannada si tolow gabarti lo qaday waa noshahay aniga wan a yaba heestan xasus waye wlhi

  • @warmoogali2117
    @warmoogali2117 12 ปีที่แล้ว +9

    Codka: Cabdi Dini Aya iska leh, Wilkana San umalena Hesta Asaga Ayee ku Socotaa oo Xaskisa Lagu Diray :-)

  • @amalahmed6086
    @amalahmed6086 9 หลายเดือนก่อน

    2024 ban dhagaysanayaa anigoo inankan qisadiisa ku hanuunay kuna fikiraya inan heesaha dhagaysigooda inan iska dhaafo

  • @yusufdasar5307
    @yusufdasar5307 8 ปีที่แล้ว +3

    alaha unaxariisto wiilka xaaskiisa ayaa heesta loo qaaday abdi diini ayaa sxbkiis ahaa

    • @galadomar2121
      @galadomar2121 7 ปีที่แล้ว

      yusuf dasar sxb codkan waaba cabdi diini yee wiilka dhintayna ma isku cod ekaayen

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      yusuf dasar Plz report sar waa willkisa 😭

    • @ahmedcadaweofficial6686
      @ahmedcadaweofficial6686 3 ปีที่แล้ว

      @@officialmahad2210 please Ila so xariir 😥😥

  • @MrMudane01
    @MrMudane01 13 ปีที่แล้ว +14

    ALLAYA raxmo waa dhintay wiilkan aad arkeeysaan bas ayaa la gadoomay asigoo UGANDA u sii socda Nairobi ka tegay qisadan waa qisa dhab ah ee asiga ku dhacday anyway maanta aduun waa ka tegay allaha u naxariisto Maalin aan Nairobi kula kulmay waqti aad u yar ka hor inta uusan dhiman wejigiisa farxad ayaa ka muuqatay qofta heestaan loo qadayo ayaa safar uga imaaneysay USA anyway allaya raxmo raaximiin

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 7 ปีที่แล้ว

      nuux muuse asc nuux taaa anaa marqaati ka ah inuu ku dhintay ugandha walal ila soo xirir

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 7 ปีที่แล้ว

      Allaha u naxariiste dabaq 10ka ku islii ku yaalo ayan wada daganen waxaa uu ku magac dheraa meek

    • @fartunali965
      @fartunali965 5 ปีที่แล้ว

      @@aaminaahmed4233 naaktaan asi maa qabay

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 2 ปีที่แล้ว

      @@aaminaahmed4233 gabadha intee ku nooshahay walal

  • @saidabdille7140
    @saidabdille7140 7 ปีที่แล้ว +2

    alha naxaristo waxan ku xasusata nirobi

  • @khalidmahat4593
    @khalidmahat4593 7 ปีที่แล้ว +1

    Héstan 2007-8 ayan daawan jiray aad ayaan ujeclaaa runti...lakn manta ayaan yutube kuarkay..hadana commentiga ayaan kafahmey inuuu dhintay....aad ayaan oganaxay wlhi..ilahay hakuunaxariisto wll

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +1

    alla maxaan heestan raadiyey waligey ismaan laheyn waad helin lkn manta si kadis iga soo baxdey waxaan ku xasuusta anoo memory igu jirto ayaa la xidhey marki lay isoo deneyey ayaa memory laylaga baxey kama xanaaqin memoryge heestan ayaan aad uga xanaaqey walee qiso dheer ayey igu leeday xasuus horaan galey kii memory xadeyna waan saamaxey hargeysa saldhiga koobuure

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 5 ปีที่แล้ว +1

      zxp wakhtigu goormuu ahaa

    • @sirdoon1
      @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว

      @@jibriilsiciidjabro3320 2009 ayey aheyd wlll

  • @ibraahingaashaan-ve1pc
    @ibraahingaashaan-ve1pc ปีที่แล้ว +1

    2008di xasuus heestan😢

  • @deeqociise198
    @deeqociise198 9 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah dardaran Kii ugu wanagsana waligaba xuman kamatalin walalkay thanks

  • @khadiirshaafi9399
    @khadiirshaafi9399 ปีที่แล้ว +1

    ilaa heey ha unaxariisto

  • @mohamedabdimohamed2284
    @mohamedabdimohamed2284 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waxaa qaada cabdi dini waana nolyahay waana ninka heesta dhaxdeeda mar lataagan, Wilkan kaliya waa jilaa, waxaa laga yabaa in qisadu asaga kudhacday

    • @mudanerooble7756
      @mudanerooble7756 2 ปีที่แล้ว

      Haàa qisada asiga ayaa lahay waayo naag u qabay ayaa jirtay marka America aday asne kenya ayuu jogay marka xalalas iyo xalad xunbaa so kala dhaxgashay marka heesta sidaaas ayuu u qaday codka abdi diini balse qisada iyo muqalka asiga weye lkn alle ha u naxaristo wax badan kama dambeeysn hestaaa wu dhintay

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 5 ปีที่แล้ว +4

    10 sano kadib maantaan hely waxan mudo raadiyaba😭😭😍

    • @xasancali4780
      @xasancali4780 5 ปีที่แล้ว

      Anii camal maantaan helay waaa soo xasuustay

    • @nashaadcalifarax8481
      @nashaadcalifarax8481 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba anigo yar dawaday manta arky

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว +3

    Toloow gabadhaan intee kudanbaysay quruxda badan iney dhulmahanto tahaa maqlee

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว +2

    codka heesta waa abdi diini wiilka heestiisa hore ayaa la dul saaray

  • @shakurr19
    @shakurr19 14 ปีที่แล้ว +3

    heesta waxa akadaraan gabaarta manshalaah loooool

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 7 ปีที่แล้ว +2

    illhow kuu.naxariso maxamed.deeqow.yaa ràbi Janadi ku wara habo

    • @genyohussein5862
      @genyohussein5862 7 ปีที่แล้ว +1

      Shamsa Abdirahim Amiiyrabiamiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabiamiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabiamiiyrabidhamanteba Xaabiibikeyniy Udagonaye Maciisey Nooqa LuguCasuuney XUUraaleyceenta Amiiyrabi dhamanteba Amiiyrabi amiiyrabiamiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabi amiiyrabiamiiyrabi

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Shamsa Abdirahim illahey haunaxaristo am his son plz report the video

  • @abdiali-ahmed6945
    @abdiali-ahmed6945 8 ปีที่แล้ว +2

    Heestani aad bey iisoo jiidatay inaba caadi maaha alla ha u naxariisto

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Ali-Ahmed Plz report sar waa willkisa 😭

  • @ahmadosman8531
    @ahmadosman8531 6 ปีที่แล้ว

    2007 ayan ka dawan jiray talefon habaryatey keda ah

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Ahmad Osman Plz report sar waa willkisa 😭

  • @nimonur851
    @nimonur851 8 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku naxarito Ameen Ameen Ameen Ya Allah,.

  • @calanside1489
    @calanside1489 9 ปีที่แล้ว +1

    inta aan hees dawanayay ama an dhagaysanayay waa heesti iso jidata lakin inkasto wiilkan hadana laleyahay waa dhintay ilahay ha unaxariksto

  • @shiremussa7450
    @shiremussa7450 4 ปีที่แล้ว +2

    Hestu waxa leh al fanan abdi dini mohamed fananku ayey zxbo dhaw ahayen sida awged hesta ayu ugu hiliyay abdi dini wa zxb wanagsan hestuna sida bey ku timid e mohamed fanan mu'se aheyn

  • @khadiirshaafi9399
    @khadiirshaafi9399 ปีที่แล้ว +1

    ilaa heey ha una xariisto

  • @lovesomaliaplasma3447
    @lovesomaliaplasma3447 5 ปีที่แล้ว +2

    caawa dhan raadinayy haystaan alla xasuus wlhi illahow u naxarooso

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Love Somalia plasma Plz report sar waa willkisa 😭

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 7 ปีที่แล้ว +7

    ilaahaye ha unaxaristo..
    may Allah reward heaven

    • @liibandayib918
      @liibandayib918 3 ปีที่แล้ว

      Cabdi diini maa dhintay sxb

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 2 ปีที่แล้ว

      @@liibandayib918 maya bro wiilka heesta ka muuqdo waaye kan dhintay

  • @sowdadahir2223
    @sowdadahir2223 5 ปีที่แล้ว +2

    Allha unaxaristo inow dhintay ma ogeen allaa yaa raxma😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mudanerooble7756
    @mudanerooble7756 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku naxaristo sxbkay qoladan so galaysay please ka saara

  • @cabdiwaxidcabdow2604
    @cabdiwaxidcabdow2604 5 ปีที่แล้ว +2

    Alahaku naxariiso wll

  • @falastiinahmed7856
    @falastiinahmed7856 8 ปีที่แล้ว +3

    waw hes iga dheeeh my name kkk oh alaha u naxaristo amiin

  • @saynabyusuf8370
    @saynabyusuf8370 8 ปีที่แล้ว +1

    Ala yaa ar xamu raaaximiin ilaahoow qabrigiisa uwaasici runtii fanaan muusan ahayn fankana ku muusan jirin lkn halkaan hees ayuu qaaday just was trying alle ha unaxariisto subxaanahuu watacaale qabrigana ale ha unuuriyo

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Saynab Yusuf Plz report sar waa willkisa 😭

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 8 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariisto wlhi cabdi diini ga hada joogo oo u cod eg yahay talow laxanka xataa waa kii cabdi diini

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Galad Omar Plz report sar waa willkisa 😭

  • @faaraxali7284
    @faaraxali7284 4 ปีที่แล้ว +1

    Ur the best Sis Fatma....as u know who real is ...ur the best girl ever.....

  • @foziadeqow5578
    @foziadeqow5578 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi manta maqlaya ini uu dinte allah haunaxaristo 😢😢😢😢😢

  • @adnamo2614
    @adnamo2614 9 ปีที่แล้ว +6

    ilahy ha unaxa riisto

  • @Bashiirxasan-l3o
    @Bashiirxasan-l3o 3 หลายเดือนก่อน

    Good song abdi diini😂❤

  • @doomsdaystrugler
    @doomsdaystrugler 13 ปีที่แล้ว +4

    doesn't any1 notice there is a dude taking a pissin the tree behind him at 1:18

  • @cabdiyare1234
    @cabdiyare1234 12 ปีที่แล้ว +2

    ma ila aragtay horta sxbow waan yaabanaa maantoo dhan codki cabdi diini iyo nin kale :)

  • @eyman143
    @eyman143 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ma marqaansan yihiin commentska qoraya waayo codka iyo qofka meesha ku sawiran maba is laha codka waa cabdi diini lkn sawirka waa qof kale koley u maleyn maayo inuu fanan yahay hadusan aheyn dadkii dambe

  • @KM-jc5hl
    @KM-jc5hl 11 ปีที่แล้ว +3

    Nice song n sound, illahay haunaharisto. War uun that's what's goin on dis world

  • @sacido1721
    @sacido1721 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin alaha u naxsriisto qabrigiisa alaha u waasaciyo

  • @mohamudaadan3417
    @mohamudaadan3417 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay ha unaxariisto aaamiin

  • @Cayuush
    @Cayuush 12 ปีที่แล้ว +1

    ina lilaahi wa in naali laahi rajacuun ilahow unaxariiso aad ayaan u ga xumahay walalayal waan garanayaa walayalow malahubaa ? yaarabi

  • @husseinmahmoud3287
    @husseinmahmoud3287 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo

  • @arkaadem2652
    @arkaadem2652 7 ปีที่แล้ว +3

    Hes cajab ah allow ku naxariso maxamed muxyadin gaari aya la gadomay

  • @deqam8684
    @deqam8684 9 ปีที่แล้ว +5

    If this is true let's pray our muslim brother....o allah forgive him and have mercy on him give him Strength and give him abode better than his home, family, and his wife take him into paradise and protect him from the punishment of the grave and. Hell fire amiiiiin

  • @aashaabdilahi1389
    @aashaabdilahi1389 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxaristo aaamiiiin

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaa yaaraxma inuu dhintaa maqalay wiilkaan

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +2

    muwah thanke you brother

  • @KM-jc5hl
    @KM-jc5hl 12 ปีที่แล้ว +1

    waan yabanahay niinyoo, cabdi diin bey leyin. bt dis another person. whts up?.... nice song I lik it.

    • @dalkachannel
      @dalkachannel 5 ปีที่แล้ว

      Sxb codka waa cabdi diini

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 5 ปีที่แล้ว

      He is acting like he is singing it seems he recited the song but the voice is Abdi diini tho.

  • @dalkachannel
    @dalkachannel 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso lkn codka waa abdi diini

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh
    waxan xasustaa hestaan anoo lo,lajira oo geed hoostiisa kudhegeysanaa waliba talefan shiines ah
    alle waqti dheer ayaa kasoo waregtay

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      abdulahi ali Plz report sar waa willkisa 😭

  • @SULTANSamir
    @SULTANSamir 6 ปีที่แล้ว +5

    Hey pliz remove this song😭he dead let him rest in peace😭

  • @mubarakhassan2538
    @mubarakhassan2538 11 ปีที่แล้ว +1

    dadka codka iyo videoga ayey kukala wareereen miyaa codka waxaa iskaleh abdi diini lkn videoga abdi diini kama helaysaan deee waa yarkaan iyo gabdha allah haw naxariisto haduu yarkaan dhintay aad ayaan uga naxya runtiiiii

  • @JamaadShiino-fd7xu
    @JamaadShiino-fd7xu 11 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhh meen Maha ruunti❤❤❤❤❤❤❤

  • @salah1887
    @salah1887 12 ปีที่แล้ว +2

    waa codkii cabdi diini ninkani waa dulsaar

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Shaf Nur Plz report sar waa willkisa 😭

  • @lihlenur4222
    @lihlenur4222 7 ปีที่แล้ว +11

    Asc walal wiilka wa walalkey wuuna dhintay ka saar videogisa ale dartiis inshallah

    • @sahankawararka9922
      @sahankawararka9922 6 ปีที่แล้ว

      Cabdi diini sow maaha fanaankaan ?

    • @ifraxifrax6985
      @ifraxifrax6985 5 ปีที่แล้ว

      @@sahankawararka9922 Mya wa qof heeska matalayo

    • @ahmedmahamudsahal973
      @ahmedmahamudsahal973 5 ปีที่แล้ว

      😥😥😥😥😥

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha unaxariisto wll Illaahay baa Inna leh oo aynu uwada noqonaynaa

    • @cudoon6026
      @cudoon6026 2 ปีที่แล้ว

      Samir Allaha idinka siiyo walal Allaha u naxariisto asagana😢😢😢😢

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +3

    allahu naariisto khaarii aduunyo

  • @abdirazaqbarqadle3093
    @abdirazaqbarqadle3093 8 ปีที่แล้ว +3

    ilahow ku naxariiso

  • @abdihassan9493
    @abdihassan9493 8 ปีที่แล้ว +2

    amiiin amiiin

  • @ismaaciiljaceeloow8020
    @ismaaciiljaceeloow8020 8 ปีที่แล้ว +1

    illaahey ha ku naxariisto

    • @officialmahad2210
      @officialmahad2210 4 ปีที่แล้ว

      Ismaaciil Jaceeloow amin waa wilkisa report sar plz

  • @libanfarah5892
    @libanfarah5892 9 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxaristo Amiin

  • @abdimohamedali2274
    @abdimohamedali2274 7 ปีที่แล้ว +2

    ilahow u naxariiso

  • @ilyas--hassan--29
    @ilyas--hassan--29 2 หลายเดือนก่อน

    😢❤

  • @dacarmalab9891
    @dacarmalab9891 8 ปีที่แล้ว +2

    wlahi Cabdi diini ayaaba u Ahaystay
    ala yarma

    • @mumindilaxow7245
      @mumindilaxow7245 6 ปีที่แล้ว +1

      Dacar malab Heesta Cabdi diini ayaa qaadayo wiilkan qisada ayaa ku dhacday hestaan ayaa laga sameeyay bro

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +1

    isar this this

  • @mohamuodcade4452
    @mohamuodcade4452 7 ปีที่แล้ว +1

    I like it

  • @MrMudane01
    @MrMudane01 12 ปีที่แล้ว +4

    Zara haa abaayadiis waa geeriyooday wiilkaan aad sawirkiisa aragtid Naxaristi Janno allaha geeyo asiga iyo gabarta heesta la jileeysaba dad aan caadi isu naqaanay ayay ahaayeen waxaa cajiib ah in qisada aay tahay qisa dhab ah asigana waa iiga sheekeyay Abdidiini oo codka lehna waa iiga sheekeyay nin qabiil iyo kala fogaasho labadaba ka hiiliyeen ayuu ahaa laakin marki dambe cadkiisa dhacsaday laakiin malaka moowdka ayaan waqti laheeyn ANYWAY aduun waa ka hayaamay muuqaalka aad aragtaan!!

    • @Les-grands-du-sport
      @Les-grands-du-sport 8 ปีที่แล้ว

      nuux muuse

    • @sidiiroonrabaaog4222
      @sidiiroonrabaaog4222 7 ปีที่แล้ว

      nuux muuse maxay ahyd qisadu wll

    • @sharafali7527
      @sharafali7527 6 ปีที่แล้ว

      Gabdha miyay dhimatay

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว

      GABADHA MIIYAY DHIMATAY WALAAL WIILKA ALLAH HAA U NAXARIISTE GABADHA XAGE JOGTA HADA

    • @Idman-Vlog
      @Idman-Vlog 2 ปีที่แล้ว

      Abowe gabadha la jilayso haday noshahaye xageenka halee plz fb gaada igu cawiya ama malaan kala xiriiro

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +2

    last night is onkaada Gun