DEG DEG: WIILKA MD XASAN SHEEKH OO ISKU DAYEY INUU AFGEMBIYO VILLA SOMALIA & XAALKA OO ISBADELAY...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 หลายเดือนก่อน +11

    war farmaajo ayaanu rabnaa

  • @OmarMahadai
    @OmarMahadai 2 หลายเดือนก่อน +7

    Khaain wadan ilaah umada ha Kaa qabto
    😊😊

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Askarta cuntadooda maxaa u dhacdeen Awsaakh yahay?

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +2

    AABIHIISA U AFGAMBINAYA NA DHEH, XASSAN SHEKH WIILKISA XILKA HADDA AABIHIIS HAYA, AYA DARAJO UU KU TAXAY, WAXBA CIIDAN KAMA OGA.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxu af ganbiya xaafado xamar ku yaal😊😊😊😊😊maskiin shacabka muqdisho allaha u gargaaro amen❤❤❤❤from puntland❤

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 2 หลายเดือนก่อน +3

    Iskabax hana nagu so laban madharga tahay bahi badn

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afminshar Nacal Tullah Tuug Tuug dhalay baa tahay Nacal Tullah Tuug Tuug dhalay baa tahay

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 หลายเดือนก่อน +1

    XAYAWAAN BAADTAHAY XAADOOLE!!!

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus eithopian ah doowladdu horay usocon

  • @AliGujir-qr2ur
    @AliGujir-qr2ur 2 หลายเดือนก่อน

    Marhaduu la shaqeeyo xasan sheikh waa kud Ka guur oo qanje u guur

  • @nimcomohammed7040
    @nimcomohammed7040 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Xasan Xalaal kadheer xaaraan cunayaal wadanka Allaah Hakaqabto

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu illaahey nooma keeno
    Inqilaab.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ka suurowda waa qorshe laysla og yahay muxu aqon leeyahay😂Farmaajo soo celiya❤

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis wasiir hore Xunduubay hadalkiisu waa lama huraan.

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 หลายเดือนก่อน

    asc farmaajo maraabno

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WAA WADANKA CHAD GALBEEDKA AFRICA

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 หลายเดือนก่อน

    asc xamar Mel sar

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Al xaraami,Al Cabdala soo kii illàa hadda TV ga qaranka isbaarada dhigtay maa ahayn?

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 หลายเดือนก่อน

    AFRIKAD GALBEED,
    DALALKOODA WAXAYKACAAYRIYEEN
    #MAREEYKAN IYO REER YURUB,
    MAXAA SOOMAALIYA,
    UDIIDAY
    INEEY MAREEYKAN IYO XABASHI,
    DALKA KACAAYRIYAAN?.

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 2 หลายเดือนก่อน

    Wayabe gurmu noqadaya siyaasi alcaadala walewayab waxan umaleyan inan kujirano dun aqirsamanah ilahow naga babadi ilahow nagababadi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    KABTAN IBRAHIM OO BURKINA FASO, WA WIIL CIIDANKA KA SOO MID AHA, UNA DAGAAL GALAY IN UU GUMEYSTAHA CADDANKA DALKIISA KA SAARAY, WIILKA XASSAN SHEKH, WAX UU YAHAY MA JIRO, BEENTAAS SOCON MEYSO, MISAJIDKA CAYAARTA KA DAAYA.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Gurguurte anigaa madaxweyne wallaahi in aadan ii ahayn, Madaxtooyada oo Kali ah ayaad xukuntaa,tuugo qabiiliiste ah ayaad tahay.

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 หลายเดือนก่อน

    Xagu afgabiya dowlad shaqeneyss laa afgabiyaye Hassan dieqo maxa Laga afgambyana xafadaa xamar hadii laa afgambiyo xamar leye samen ku yelaneysa dowladahasna dowlado dad nool jogaan wayii brother well Hassan dalayana madoneyno bro

  • @ZakariyeMohamed-i8z
    @ZakariyeMohamed-i8z 2 หลายเดือนก่อน

    Nin ween waaye wuxu naga dhaadhicinqayo day wiilka iyo aabihiis waxba isma dhaamaan aqli xuma wuxu

  • @SaalimCumar-l5i
    @SaalimCumar-l5i 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee lagu adigo dastuurka aad kashaqeysay sidaad ku joogto nadhaaf

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    Xassan doorasho Uma socotid ee qorshahaaga muxuu yahay ?

  • @saidabdi6970
    @saidabdi6970 2 หลายเดือนก่อน

    Digtsytar waa kudhiman

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa 2 หลายเดือนก่อน

    Wad walatay Adige wariyo walanou

  • @saidabdi6970
    @saidabdi6970 2 หลายเดือนก่อน

    Cidna maraacayso hawiye lamidoobimayno

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 2 หลายเดือนก่อน

    4.5 ma rabno iyo xassan sheekh wiilkiis ha noqodo hogamye ma is racan, waa maya, xassan sheekh ha la turo farmajjo iyo dawladdisa ha la soo ceeliyo dadka somali hubka hayso ha laga qado kuligood

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan macnayare adigay kugu danbay silic iyo darxumo kudanbay inshaa allaah

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa kadaab

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 2 หลายเดือนก่อน

    Madam weyne xasan shiikh shacabka kuuma baahne ee is casil dalkana doors qof iyo cod kama qaban kartid waayo farmaajo baad ka diidey doorasho qof iyo cod

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqad weyn!

  • @cabdiaadancige7616
    @cabdiaadancige7616 2 หลายเดือนก่อน

    Waar qofkani been badanaa waar bahasha kala yaree kkkkkkk

  • @ABDIRISAAQAHMED-h5g
    @ABDIRISAAQAHMED-h5g 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq doorashada qof codaka cida kaayelasa majirato hawareerin adiga mayeshan daka hawalin

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 2 หลายเดือนก่อน

    Cidku doorato lama helayo

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 หลายเดือนก่อน

    Fikirkaa ba' ee umada beenta ka joji xow yaqaan cunugaan
    Aan qibrada laheyn bisinka.

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน

    Xoog maadwadataa wadataa mise afsomali dhacay ayaad ku hadleysaa adeer cod iyo qofna ma dhsceyso

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน

    Cidtaagereyso ma jirto ee beenta daa xasan iyo wilkiis waa damer iyo labadiisa dhegod

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi2964 2 หลายเดือนก่อน

    Kud ka guur o qanja u guur wiilku wuxu ku shaqeynaya taladii aabihi o meesha ma boqortooya maxaa rer shikh maxamuud nugu wareejiyey mu yimaado farmaajio asagaan sugeynaye

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwo idinka war xun weligey ma arkin Dib idiin dhegeysan maayo 😂😂😂😂😂😂

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน

    C,fataax xamar lee ayuu ka talinkaa

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni 2 หลายเดือนก่อน

    TUUG XABAALE QOTE QABYALISTE AH

  • @SalebanAbdi-iw5yj
    @SalebanAbdi-iw5yj 2 หลายเดือนก่อน

    Taasi inqolab Maha waa u dhiibis

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    war xasan dhiqoh wuu kibray waxan maqlih jiray markah u doqon umad so horfaristoh nocan bad lah kulmaysah shekadan waxaa u so dhibay waa ismacil damer iyo museh oromoh kkk

  • @caliguray8022
    @caliguray8022 2 หลายเดือนก่อน

    Alcadaale benaale beenale dhalay somaaliland iska ilaw hawiye iyo somalidii talyeenigu raranjiray kahadal

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 หลายเดือนก่อน

    BEENLOOW AAN RUN SHEEGEENIN BAATAHAY ALQABYAALADOW

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale hadalkaagu waa sida tusbax furmay dadnimo kuguma jirto

  • @moh87edafrah87
    @moh87edafrah87 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 2 หลายเดือนก่อน

    Been baad isku maaweelinaysaan, meela ma xukuntaan ee Afrikaankaa madmadoow baa idin xukuma, kamana baxaysaan qaraxyadaa, waayo gun baad tihiin gutuna ma xorowdo waxna ma noqoto.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta jooji

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan Beenaale

  • @abdulahiabdirahman2548
    @abdulahiabdirahman2548 2 หลายเดือนก่อน

    HHHH CIDANKI HARAM CAD MEE HANTIDII UMADA ME YAB WLH

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 หลายเดือนก่อน

    😜👎

  • @kaiseahmed1669
    @kaiseahmed1669 2 หลายเดือนก่อน

    Dalba ma hayside maxaad doorasho qabataa dadku kalsooniba kuguma qabaan been been iyo ficilo aan wanaagsanayn ayay kugu barteen.