Bariiskan waxaa barte 2013 waxaa i barte mama aan daris aheyn geri kuma maqlin waxaa ladhihi jiray fay cigaal shugran habo mcn mama shugri ayaa i soo xasusise Masha Allah
Masha Allah anoo ah arday dibada wax ka barta waxan ka fa'iday in badan mahadsanid ❤️. Waxa iga tala ah abayo inaad inaad inoogu soo qortid shashada/screen ka inta daqiiqo eed ka maqned/ uso labatay like after 5 minutes or after 10 minutes.
Horta wlshen waa mhdsnthy lkn Dadka aad wax bareesed wexee ubadan yihiin Dad iska daruufeesan badankood oo aan heli karin waxyaabah aad Cuntada ku qurxuneesid marka talo ahaan video ga dhamaadkiisa umada uduceey in Allah jeebkoodo wax soogaliyo qaasatan kuwa kunool wadanka hooyo thanks.
Asc habo please galaamuudi sida logariyo mano so galin kartaa habaryar please mahadsanid ani dadkii danbo oo laqabsaday barnaamishaan cuntada aan ahay marka soo raali ah please😥😁🥰🥰🥰
muniir hooyadii waaa anaga hooyaden😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Bariiskan waxaa barte 2013 waxaa i barte mama aan daris aheyn geri kuma maqlin waxaa ladhihi jiray fay cigaal shugran habo mcn mama shugri ayaa i soo xasusise Masha Allah
Abayo bariskan magicisa isheeg ?
Biryani
@@maxamedciise2310 bariska noocisa ayan kawadaa?
Asc walalhey soomaaliyeed Ale dartiis
Igu soo booqda qeer Allha Idin siiyo
Insha Allah😍💞💞💞
Mansha Allah habo gacantada Allah kuu barakeyo kan qof an waliged cunin maba kasheken karto baris doren ama dabaqen cadi maha❤❤
Shukri Waxad ka ilowdaye caano yogurt ama mala . Waxa ladheha bariskan dumbririyani India aya laga cuuna 😋😌
Masha Allah gacan tada Allaha kuubarakeeyo
Masha Allah anoo ah arday dibada wax ka barta waxan ka fa'iday in badan mahadsanid ❤️.
Waxa iga tala ah abayo inaad inaad inoogu soo qortid shashada/screen ka inta daqiiqo eed ka maqned/ uso labatay like after 5 minutes or after 10 minutes.
Ma shaa Allaah macalin shu❣❣❣❣kri gacsntada rabi hakuu barakeeyo
Masha Alllh Shukri Abaayo Cabitaanadii Ramadaanka Noso Gali Insha Allh Xbbti
Subscribe pleas
Masha allah habo mcn alleh hakudayo habo
Manshallah wllo rabi gacanta hakuu barkeeyo waanu tijabinee
I love the way she cooks to be sincere.
Subscribe pleas
Masha Allah yummy👍👏💖
Thank you wallo soonka soo oo bilawday odayga wax kale ma cunoh❤
Aada umahadsantahay maamo hada kahor bariis isku karis aanka bartjay wan kahelay welina wan karsadaa kana wa tijaabin doonaa ALLAHA KUBARAKEYO MAAMO❤️
Walaalo wax yaalo badan ayaa kaa maqan.
Aqash jikin iyo bariis laysku dhaxkariyeey😴😴😯😯
Masha Allah so nice👍👍❤️💕
ما شاء الله امين امين امين
Isku dhuuq waayahay lkn jiyaa shimee caatooweey ? Ileen adaa dhahday waa catena waxaana waa usamenoosa
Masha Allah tabarkalah mum jazakalaha qar ❤❤❤❤❤❤❤❤
M .a ❤
Huruuda netti time ka yaree sis si food Colorado u muuqdo hadda wada hurud buu noqday hore u soco
Masha aalh lkn food kalarka hada kadayn lahayd 2ba nuuc buu noqonlahaa masha aalh
Maansha Allah gacantada illahay ha ku barakeeyo xabiibti.
.wll kusali nabiga scw fadlan
Sallallahu caleyhi wasallam sallallahu caleyhi wasallam sallallahu caleyhi wasallam
Scw
@@prettysweaty7523 v bbnm
Masha Allah habo mcn
M.a qalbigaga alaha ku barakeyo
Masha Allaah waa in aan galabta tijabiyaa inawa caadi ma ahan 😋
Shukriyeey xawashyda uu company gaagu soo saaro hargeysa miyaan laga heli karayn?? (: because i need it ❤
Wcs hoyo mcn shukri rabi haku xifdiyo🌹🌹❤♥️🥰🥰😘♥️😍🌹🌹♥️💋💋♥️🌹🥰🥰
Mansha,allaah. Abaayo ale ha ku xifdiyo. Adiga, awlaada, hooyo iyo dhamaan ehelkaaga oo dhanba. Ramadaan wanaagsan abaayo.
Subscribe pleas
First comment mash alah horey usoco wllo
Subscribe pleas
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin aamin 🤲🤲🙏
Abaayo hurudu maney aheen tan wajiga iyo jidhka la marsadO ?? Plss iso jawaab
Abyo mid cuntada logu talagalla jirto
masha allah tabaarakallah Waan ka helay Runtii
Asc maasha alaah Abaayo gacantada ilaah hagu bargeeyo 👍 Ramadan wngsn xabibti❤❤❤❤❤❤❤👍
Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo gacantaada
Maasha alaah abaayo mahadanid soonka in lagasootuuro waaye inshalaah
💕💓💓💓💯💯
Asc masha alaaha ❤❤❤
M.a
Maasha alah tabaaraka yami yami yami shugri qaali ilaahey haku xifdiyo adiga iyo familkada aamiin 🤲😋❤😭⚘
Subscribe pleas
👩🏻🍳😋👍🏽👍🏽👩🏻🍳🍽
Wan kariyey mash Allah mahadsanid maama
Ma tijabisy Qatar Miya ana an kaso ture
@@daganabdi6856 haa xabibti mash Allah waala amaany
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏
Maasha allaah xabiibti horay u soco waxkale waaye wallaahi
Maashaa allaah caafimaad ku cuna
Masha allah alla ha kubarakeeyo wllo shugri
Mashaallah
abaayo shugri haruuda lamarsado iyo midaan isku mid miyaa
Maya walal tan lamarsado waa qaraar tan cuntada lagu daro waka duwanthy
Asc abayo bariiska aa isticmaalayso. Waa noocee
Mansha allaah
Mansha allah mcnto alle ha ku xifdiyo
Msha allha
Horta wlshen waa mhdsnthy lkn Dadka aad wax bareesed wexee ubadan yihiin Dad iska daruufeesan badankood oo aan heli karin waxyaabah aad Cuntada ku qurxuneesid marka talo ahaan video ga dhamaadkiisa umada uduceey in Allah jeebkoodo wax soogaliyo qaasatan kuwa kunool wadanka hooyo thanks.
Bay liif maaha ee waa baxar saaf🤣🤣
Shukri, is this not chicken biriani?
yh sure its biriani
shukri walaal sidi hore wax fiican uma karisid waayadaan dambe🙄🙄🙄 hada bariiski dhamaa huruud oo noqday
Adiga hadii ad rebeen xuruud badaan wad kayareen lakin afsomali isga hagaji
Mashallah cdy gacmaha Allah kubarakeeyo
Abayo shukri waxa layiri aluminium kaa cudhur ayaa laga qadha so haa laiska dafo only for unsi
Intaas oo cusbo iyo maraq dajaj that is a lot of salt sis
masha allah habo cafimad igu cun
Maasha Allah wllo
Mashllh ilhya ahka jasiyi siyo
Mansh Allha
Huuno anigu sida kama helin
ilove you
Manasha allah
Walal luqada hagaaji dadban ban waxa aad sheegto garaneyn
Biryani rice
Manshallah
Love it
Mash allha
Masha allh
Bariska magacis?
masha allaah ❤
Subscribe pleas
mash allah
Abayo Bariiskan Magaciis
Markasta san lee usameysta wana ka hela baryaani
Asc habo please galaamuudi sida logariyo mano so galin kartaa habaryar please mahadsanid ani dadkii danbo oo laqabsaday barnaamishaan cuntada aan ahay marka soo raali ah please😥😁🥰🥰🥰
Horey uso dhigtay gudaha gal waad arkee
♥️♥️🍓🌹
It looks good but chicken smells really bad
Even me I don’t like chicken sujo I only eat fry chicken because chicken wu uraa sixun no matter wax kast kudhar chicken shir baadhan
Mashaa alh horay usoco wll
Mash allah hbo
Zabibu is supposed to be fried alittle then u could have added fried onions zabibu n a little oil otherwise kudos
Masha allah
Bariiska isticmashi waa kee abayo? Fatma miyaa??
Thanks
Buy leaf maa ahan ee wàa bay leaf
Masha alah hbo ilhy gacantada haku barakeeyo
Maahaa allah
Shugri sharaf kuma weyno
Markaad sabiibka ku dartay waxa kale oo lagu daraa basal la shiilay
Masha Allah shukri sharaf horay usoco
Subscribe pleas
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey..,
Dooradu gacan miyay ledahay😂😂
maashaa Allah
Suugada basto malagucuni karaa