manta Hadi aad faraha leflefi weydo war bixin idinka idinka suga thanks

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • shukri masala

ความคิดเห็น • 293

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 ปีที่แล้ว +9

    Aragtida ayuuba igu qanciyay maashaa allaah caafimaad ku cuna horay aanba kasaaray walaashay wixii aad keento waa wax lagu qanco

  • @bilanhaaji5162
    @bilanhaaji5162 3 ปีที่แล้ว +11

    Maamadaan waa qofka ugu wngsn oo TH-camrs eh si daacad eh ee wax u sheegtaa la.aantaa nolol la.aan dheh wlhi bilhi daacadaa ka hdlaa shukri masala

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 ปีที่แล้ว +46

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe ii sara suscribe plz plz

    • @emmyanin7203
      @emmyanin7203 3 ปีที่แล้ว

      Wax faaiido leh so dhig channelka intadan dadka dhaarinin

    • @hafsoisman1847
      @hafsoisman1847 3 ปีที่แล้ว

      Maansha alaa caafimaad kucuna

    • @sadiamohamed6398
      @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว

      Wan kuusaare

    • @queenubax601
      @queenubax601 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar sharafey

  • @dheemanabdullahi2582
    @dheemanabdullahi2582 3 ปีที่แล้ว +12

    Anoon fiirsan ayaan like saaray shugri allaha ku xafido habaryarey🤗🤗

  • @ishaajama4193
    @ishaajama4193 3 ปีที่แล้ว +3

    Woooooow wan ka helay allaha ku daweeeyo maamo hada diet ayaan ku jiraa lkn wan tijaaabina inshallaah 🙏🔥❤️

  • @shamsoali8626
    @shamsoali8626 3 ปีที่แล้ว +7

    masha allah habo inaba caadi ma ahan faraha iska daye dharerka😋 aya naga dhamaday ilahey haku xafido 🥰

  • @habiboali5317
    @habiboali5317 3 ปีที่แล้ว +1

    maashaa alaah walaashay qurux WADA national dhigtay alaha kaa dhiso meelwalba thanks

  • @naciimotahaliil441
    @naciimotahaliil441 3 ปีที่แล้ว

    Mamo no so sabey kuwa mar marineso ilhey ajar iyo xasanad haka siyo waxbadan ka fa iday waxa kugu jecllhy xita sharaxadada mamo nolosha kuma xumeso suldamadena ❤👑👑

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 3 ปีที่แล้ว +39

    Ma heli karaa 100qof oo Allah dartii subscribe iigu caawiya😭😭😭

  • @rayuushabdulahi8484
    @rayuushabdulahi8484 2 ปีที่แล้ว

    Shukri. Macalimadeena. Wax. Badan. Ka. Fa. idnay. Allah. Ku XAFIDOH

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash allh mm alle haino ka xafido aduun iyo akhiro amin🙌🏽🙏

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah qaali dumar horumar wacan xabibti 💕 💯

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allah yummy Shukri qali

  • @safiaabdullahihassan7717
    @safiaabdullahihassan7717 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Gacantada alh kubarakeyo Habo mcn

  • @123-x2r7k
    @123-x2r7k 3 ปีที่แล้ว +1

    habaryareey waxaa doorada marineese noosoo gali plz waxyaabahaa isku dardarte

  • @rodajameyusuf9654
    @rodajameyusuf9654 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ale haa ku xafido ukhti wad noga faidaysay

  • @AnfacmohamedMohamed-fr8wl
    @AnfacmohamedMohamed-fr8wl 3 ปีที่แล้ว +1

    Mamo wxn kuwaydinaa markad uur ledahay oo nasahaa dadanayan mxa lasameyaa wxn rajynaa inad iga sojawabto

  • @asliabdullqadir3352
    @asliabdullqadir3352 3 ปีที่แล้ว +2

    Habo mcn alaabtas video si dhaqsi ah nagu so sameey shukran habo

  • @hanaalajecel72
    @hanaalajecel72 3 ปีที่แล้ว +2

    Ina coment dhiibto umabadni lkn cajib cuntadan m.a ama ku imadabo si aad iicazunto quruxeey💓💓💓

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah kubarakeyo sharafey

  • @zaynabali2712
    @zaynabali2712 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala shukriyeey islaamaha waca sida udhaan

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alah habo qurux habo waxan kaa rabaa in aad ii sheegto bariska nuuca igu fican

  • @abdulkadirabdulle60
    @abdulkadirabdulle60 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah inaba caadi maahan walashey allaha ku xifdiyo

  • @ruqiyomaxamed7962
    @ruqiyomaxamed7962 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hbo mcn illh gacanta haku barakeeyo

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allh abayo ana ka so daahe waxaa kaso tuurta kaso tuura macalimadeena alle yaxfid

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 3 ปีที่แล้ว

    Mamo shukri cisi iyo sharaf kunolow

  • @hamdamohamed3063
    @hamdamohamed3063 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah aad ayey u qurux badantahay macanteeda intaan ka dareemaa gacantaada Allah ku barakeeyo

  • @maryanmacalinyusuf1138
    @maryanmacalinyusuf1138 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyoy jikinka waxaa aa marmarineysay oo saxan fidsan ku jiray magaciisa iso sheeg adoo raali ah

  • @hibosaid4768
    @hibosaid4768 3 ปีที่แล้ว

    Bariskaan ki Shukri inow yahay waa iska fahmi

  • @ayanmohamedabdullahi8537
    @ayanmohamedabdullahi8537 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Allaah

  • @wiilimadmugtaar9173
    @wiilimadmugtaar9173 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ilaahey hakuu xafido gacmahaaga

  • @sacdiyocabaas2162
    @sacdiyocabaas2162 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Habo qali keep going

  • @deeqocabdulaahisocdaal7535
    @deeqocabdulaahisocdaal7535 3 ปีที่แล้ว

    mash allaha gacanta allaha kubarakeyo abayo

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walshey macan wad mahadsantahay

  • @wanaggaal1160
    @wanaggaal1160 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow that's beautiful

  • @cashaali2208
    @cashaali2208 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah wa cunto qurux badan gacantada allahaku barakeyo

  • @hiboaxmed5326
    @hiboaxmed5326 3 ปีที่แล้ว

    M.a Bas baaska sidaa u hagajisay nosoo gali habo qurux 🥰🥰🥰🥰

  • @shukraanshirwac5144
    @shukraanshirwac5144 3 ปีที่แล้ว

    Shukriyey dadka kugu xiran meel walba ayee joogaan
    Marka dukaankaaga meelwalba miyuu ku yaalaa

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيراً

  • @libanahmed509
    @libanahmed509 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umukhalid9009
    @umukhalid9009 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Abayo qaali Allaha ku barakeeyo shukran gaajaaba I qabatay markaan arkayba

  • @fawziplayz2202
    @fawziplayz2202 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaarakallah so yummy👌

  • @shukrimahamed9646
    @shukrimahamed9646 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walalshey jazaka lah qer cafimad ku cuna inshalh

  • @Hafsaxiisstyle117
    @Hafsaxiisstyle117 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo 👍👍👍👍

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳

  • @mariyocadey9739
    @mariyocadey9739 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xfidullh😍

  • @hodangarash7142
    @hodangarash7142 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah yaa SHUKRI xabiibti heydin macaato

  • @bilanhassan6459
    @bilanhassan6459 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allah kubarakeyo Abayo shukri,ishaa baxarka salan sare macanto

  • @sarahusseinabdi9960
    @sarahusseinabdi9960 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh Mashaa allh caafimaad kucuno gacalta allh kuu barakeyo

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @umuyusrashariff9338
    @umuyusrashariff9338 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo share your ingredients please 💞shukrimasala

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤cunto caafimad badan oo qurux

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah abaayo shukri allaha ku xafido caafimaad ku cuna waa baris aad iyo aad uqurux badan una macaanbadan guuleyso

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 3 ปีที่แล้ว

    Shukriyeey Abaayo dhareer.👅. Sidee ku Helikaraa waxaan jogaa America.

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial ปีที่แล้ว

    Mashaallaah tabaarakalaah

  • @anfaccadey1382
    @anfaccadey1382 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugri caddey ad aya u mahdsn thy ad ayan ku jeclhy allah ku xafido abyo mcn

  • @sahrocabdullaahi9345
    @sahrocabdullaahi9345 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 3 ปีที่แล้ว +26

    Alle drtii subscribe igu saar plz ifkaa lagu yahy wll 😭🙏😭🙏

  • @hiba_tullah6179
    @hiba_tullah6179 3 ปีที่แล้ว

    Maamo shukri sabtida martiyaa ii soo socoto bariiskaan cmlaa u sameen rabaa ee chickenka waxaa marmarisay noo soo gali ciyoow pls

  • @haliimaceynte2244
    @haliimaceynte2244 3 ปีที่แล้ว

    Muuqaalka waa wax kale balse dhedhenka adiga ayaa nou xilsaaran

  • @kinghindi9317
    @kinghindi9317 3 ปีที่แล้ว

    Mcha allh waxad no so galizaa hilipka qoryaha lagaliyo e la zhiilo

  • @cuudowahmed4693
    @cuudowahmed4693 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah abayo

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 ปีที่แล้ว

    Wow wow wow wow wow wow mashaAllah tabarakallah Awesome.

  • @ugbadahmed6328
    @ugbadahmed6328 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah

  • @shukulatinapea3488
    @shukulatinapea3488 3 ปีที่แล้ว

    my rol model mamo shukri illahy haku barakeeyo

  • @deqaomarabdalla4592
    @deqaomarabdalla4592 3 ปีที่แล้ว

    Shukriyeey tagtay oo talaabsatay sister Allah kuxafido

  • @jamiilaosoble48
    @jamiilaosoble48 3 ปีที่แล้ว

    Adaan uga helay shukri gacmahaaga allah kuubarakeeyo

  • @hoodomashchannel8353
    @hoodomashchannel8353 3 ปีที่แล้ว +5

    Asxabta mama shukri masala subscribe igu cawiya Walalashin ahay marka igu garab istaga subscribe ♥️♥️👍👌💐

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 3 ปีที่แล้ว

    Shukri waan kusalamayaa in badan

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah cafimd ku cun

  • @soomaliwayin5972
    @soomaliwayin5972 3 ปีที่แล้ว

    Shukri Masala mash alh mamo Ale haku zharfe ima Dhafo waxad soo dhigtay keep goin adun io Akhiroba Gulayso wan idin salama Adi io carurta io cidaba😊💔💔💔💔💔💔💔

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن تسلم يدك الله يعطييم الف عا فيه بلعا فيه عليكم

  • @sarahusseinabdi9960
    @sarahusseinabdi9960 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa sida waqalka tufaaxa leeskugu dhuubo iyo waxyaaba kale ooleesku dhuubo thank you maamo

  • @umuzahuurcookingbeauty6962
    @umuzahuurcookingbeauty6962 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah xabiibti alaha ku barakeeyo

  • @ayanhussein3266
    @ayanhussein3266 3 ปีที่แล้ว

    👌👌👌👌👌

  • @hooyomcn3627
    @hooyomcn3627 3 ปีที่แล้ว +2

    Msh Allah

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Qatar waye ❤️❤️❤️

  • @ayuushabdi622
    @ayuushabdi622 3 ปีที่แล้ว +1

    Alabaha is cateyska noso badii qali fadlan 🙏

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 😋🤤

  • @fatimabinsayid1323
    @fatimabinsayid1323 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah ❤❤

  • @zuqrasiman6253
    @zuqrasiman6253 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh mama shukri waxa nosogalisa fornada yar sida loshido

    • @ileyshappygirl7804
      @ileyshappygirl7804 3 ปีที่แล้ว

      Yes anee idhibtay omega aya ladhaha 48l adi nuce hesata

  • @anisoabdiraxmaan3898
    @anisoabdiraxmaan3898 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo

  • @aminomohamed2394
    @aminomohamed2394 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri gacmahaga Allah ku barakeeyo insha Allah

  • @ijaabocabdi1431
    @ijaabocabdi1431 3 ปีที่แล้ว

    Shukri cadeey aaad ayaan uga helay runtii waana sameynaa inshaa allaah

  • @yasminhassan7846
    @yasminhassan7846 3 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allaah gacaantaada allaha ku barakeyo qaali dumar aniga waxaa ka codsanaa macalimadena basbaaska sidaa u samesi no so gali jazaakallaah qeer

  • @naciimocilmi3530
    @naciimocilmi3530 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah ilahay ka can ta haku barakeyo

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 3 ปีที่แล้ว +1

    😋😋😋😋🤤🤤🤤🤤❤❤❤❤❤✌✌✌👌👌👌🙏 Wcs abayo Masha allaah Ilaahay ha idiin daweeyo cafimaad igu cuna ina so niyeysta 😍😘

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakallah allhuma baarik alle hkuu barakeeyo gacanta

  • @adnanosman7724
    @adnanosman7724 3 ปีที่แล้ว

    M.a mhdsnid abyo

  • @AnfacmohamedMohamed-fr8wl
    @AnfacmohamedMohamed-fr8wl 3 ปีที่แล้ว

    M.a allaha kubarakeyo hoyo somaliyed nolasha kuma xumayso

  • @fatumabishar7013
    @fatumabishar7013 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 3 ปีที่แล้ว

    Asc saxib karotada bas ayad shili lahayd basasha iyo barbaroniga mada shishen teda labad marka hore salka waxad dhigi lahayd baris yar kadib jikinka kadib qudar yar kadib bariska kkkkkk hadana qudarta bariski ocad ayad dushadhigtay

  • @maryamaxawyan3922
    @maryamaxawyan3922 3 ปีที่แล้ว

    Mnshaa alh abaayo gacantu kuma godo

  • @naimamuhiadiin9824
    @naimamuhiadiin9824 3 ปีที่แล้ว

    masha.allh abyo gacantada allha kuu barageeyo

  • @rodaadam7493
    @rodaadam7493 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allh walshy

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 ปีที่แล้ว

    Delicious

  • @suadkheyre1576
    @suadkheyre1576 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah habo shukri ilahey haku xafido chicken waxa aad marisay noo soo gali insha.Allah mahadsanid habo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @nasrihire3266
    @nasrihire3266 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaha 🥰🥰