MARWAAN YARE FT HALIMO GOBAAD MY MPENZI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  3 ปีที่แล้ว +1465

    Hey Guys welcome to my channel Marwaan Yare official please subscribe and thumps up:)

    • @halabuur964
      @halabuur964 3 ปีที่แล้ว +19

      Aad ayaan u xiiseyaa Codkaaga .
      Lkn xogaa heestan Xag erayda ayaa aad u liita 🙂👍

    • @caamirahmed8039
      @caamirahmed8039 3 ปีที่แล้ว +7

      Kuu saray pro

    • @abdirizackmohamed2036
      @abdirizackmohamed2036 3 ปีที่แล้ว +7

      Thank you brother but I want to download that video but I can’t download

    • @munaqalbideeqa4582
      @munaqalbideeqa4582 3 ปีที่แล้ว +6

      Masha allah marwaan wiil aan taageero nolow wllo

    • @ABDIJABAR_ALI
      @ABDIJABAR_ALI 3 ปีที่แล้ว +13

      Funs ka Marwaan yare waa dhiiri Galintiina waxa Aan Kusoco 🙏🙏🙏🙏

  • @abshirabdi7608
    @abshirabdi7608 3 ปีที่แล้ว +643

    Hees walboo mcn qur, aanka ayaa kasii mcn wll ❤️❤️❤️

    • @cabdixakiincabdilaahi5303
      @cabdixakiincabdilaahi5303 3 ปีที่แล้ว +7

      Marka maxad u dhagaysan wayde halkan ku keenay😂😂😂dhinan

    • @faizaaxmed6495
      @faizaaxmed6495 3 ปีที่แล้ว +3

      Makatakatid wahwah😃🤣

    • @bisharotube6955
      @bisharotube6955 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdixakiincabdilaahi5303 hees iyo quranka maxa is dawadigay somali 1 dib ayaa idin heesto intii wax fican sheeg is ladihiin Quranka iyo kalmadah ilahy meel ha ugu dicina

    • @mustafeyuusuf2346
      @mustafeyuusuf2346 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa meesha ku keenay maa quranka dhagaysato

    • @farhankherow6161
      @farhankherow6161 3 ปีที่แล้ว

      Ha walahi

  • @hassandahir1578
    @hassandahir1578 3 ปีที่แล้ว +47

    Codkaaga aad buu u macaan yahay wll quraanka inaad ku akhriso ayuu ku fiicnaan lahaa ilahay haku soo hanuuniyo

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 ปีที่แล้ว +1115

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka like

    • @goldenboy8954
      @goldenboy8954 3 ปีที่แล้ว +10

      Bastard batahe hes iyo quranka mxa iskugu matalesa

    • @nasrocabdi3359
      @nasrocabdi3359 3 ปีที่แล้ว

      Hal hees oo nasro ah ii sow qaad plz nh walaal qaali

    • @DiyaanaAmal
      @DiyaanaAmal 3 ปีที่แล้ว

      Zubxanalh maxa iskula barbar dhigeysaa🤕🤕

    • @iamabdikarim7
      @iamabdikarim7 3 ปีที่แล้ว +2

      Xoola caadiyad tahay mxd quraan iyo hees iskala doonaysa! like jecaylbaa meel kaariday wlhy

    • @khadercabdi2411
      @khadercabdi2411 3 ปีที่แล้ว +1

      War heedhe hadu ka macan yahay quranku maxd la dhagaysanaysaa heestan 🤔🤔

  • @hamsexadaari9883
    @hamsexadaari9883 3 ปีที่แล้ว +125

    Wax la dhagayzto waxa ugu macan
    Kasii macan
    Quraanka alle ❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว +1

      😂😂🎉🎉😂😂🎉🎉😂🎉😂🎉😂🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤❤🎉❤❤🎉❤🎉

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว +1

      😢😂😂😢😢😂😢😢😂😢😂😂😂😢😂❤❤

  • @hanadpoi8951
    @hanadpoi8951 3 ปีที่แล้ว +1428

    Wax la dhageesto waxaa igu mac quranka 🙏🙏🙏❤

    • @cabdixakiincabdilaahi5303
      @cabdixakiincabdilaahi5303 3 ปีที่แล้ว +19

      Maxad marka udhagaysan wayde halkan ku keenay 😡😡😡😡

    • @faizaaxmed6495
      @faizaaxmed6495 3 ปีที่แล้ว +13

      Ita maxa kasodontay hee😣😣😣😣😣

    • @kowtheraadan1869
      @kowtheraadan1869 3 ปีที่แล้ว +9

      Sxb waad saxsanthy n,a

    • @hanadpoi8951
      @hanadpoi8951 3 ปีที่แล้ว +3

      @@cabdixakiincabdilaahi5303 in an dhagesto iyo in an dhagesan maxad ka ogthy wll🙏🙏

    • @somalichannel3796
      @somalichannel3796 3 ปีที่แล้ว +5

      @@cabdixakiincabdilaahi5303 waa runta weeye

  • @macalinkashidan3005
    @macalinkashidan3005 3 ปีที่แล้ว +53

    ma jeceshahy quraanka????❤💯

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +232

    Wowww m sh Allah Ninkii Aflaanta dubay Abdi jabaar UK 🇬🇧 horay usoco

    • @ABDIJABAR_ALI
      @ABDIJABAR_ALI 3 ปีที่แล้ว +13

      Thnks my Big bro🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

    • @fatumaadan3705
      @fatumaadan3705 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ABDIJABAR_ALI👍👍👬 💚💙💜🤎❤🧡💛🖤🤍💯👄👄

    • @kamilocabdi9434
      @kamilocabdi9434 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatumaadan3705 jkk

    • @kamilocabdi9434
      @kamilocabdi9434 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumaadan3705 nppĺ ý6

  • @mubarikaar2131
    @mubarikaar2131 3 ปีที่แล้ว +464

    Horto kuwa intey soo galaan markey heesta dhagaystaan hadana comment ku qora wxwlpa quraanka ka macaan, ma waxbaa u dhiman horto ilmaderayaal anigu yaabeee!!

    • @sosow6264
      @sosow6264 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi waa yaab wllo

    • @munaali4156
      @munaali4156 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂😂

    • @cabdixakiincabdilaahi5303
      @cabdixakiincabdilaahi5303 3 ปีที่แล้ว +4

      Hadii buuri kulul lagu tufi laha mayso qoreen.😂😂

    • @fadumazahraraage9896
      @fadumazahraraage9896 3 ปีที่แล้ว +4

      @@cabdixakiincabdilaahi5303 maxaad qayishay ridaa tahay wasee😂😂

    • @cabdixakiincabdilaahi5303
      @cabdixakiincabdilaahi5303 3 ปีที่แล้ว +3

      @@fadumazahraraage9896wlhy waad iga qoslisay gabadh ayad taho kuma cayayo 😂😂👍

  • @maxamedsaadaq8169
    @maxamedsaadaq8169 3 ปีที่แล้ว +151

    Heestaan ina ku ceshceshay is muujiya🤣🤣

  • @HassanAhmed-yu2pb
    @HassanAhmed-yu2pb 3 ปีที่แล้ว +14

    Marwan yare iyo the legend Mss xalimo 😎iska tume 2021😍😍 liketa hala baqaylina nacala zhydan ku yaale 👍👍👍👍

  • @NasriDevLab
    @NasriDevLab 3 ปีที่แล้ว +27

    Heestaan waxeey isoo xasuusisay heesihii hore laxamada Saar naan jiraa saaran hit maker qasim karaama 💯

  • @azaidi7822
    @azaidi7822 3 ปีที่แล้ว +77

    Dirsile reaction kaka sugeynaa team dirisile ❤️❤️

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 ปีที่แล้ว +65

    Marwan and haliimo gobaad
    Inta jiif kudawanaysa like
    Somali mohamed 💗💗💗💗

    • @cfatahmohammed2917
      @cfatahmohammed2917 3 ปีที่แล้ว +1

      Ayaana1😍😍😍😍😍🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 3 ปีที่แล้ว +62

    Dubista Video ga 💯
    Codka 50%
    style 💯
    👨‍💻👍

    • @gabarislamed9299
      @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +1

      Habartan codki marwan xita wa qarsatay🙄😏

    • @ilwaadkamaal8056
      @ilwaadkamaal8056 3 ปีที่แล้ว

      @@gabarislamed9299 haa🤣

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 ปีที่แล้ว

      @@ilwaadkamaal8056 wllhi codka xaliimo uun ii dhadhamaya😁

  • @nastehofaarah4903
    @nastehofaarah4903 3 ปีที่แล้ว +44

    Laxanka qatar waana heestii ugu horeysay aad laxan saartay😂👏

  • @mosstv2474
    @mosstv2474 3 ปีที่แล้ว +16

    Heestaan laxankeeda waa waberi legends cml
    100% heesihii hore ayeey shaabahdaa

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 3 ปีที่แล้ว +33

    وَمَا كَانَ هَـٰذَا الْقُرْآنُ أَن يُفْتَرَىٰ مِن دُونِ اللَّهِ وَلَـٰكِن تَصْدِيقَ الَّذِي بَيْنَ يَدَيْهِ وَتَفْصِيلَ الْكِتَابِ لَا رَيْبَ فِيهِ مِن رَّبِّ الْعَالَمِينَ
    [ Yunus - 37 ]
    ma aha Quraankanu mid laga been abuurtay Eebe ka sokow, waase u rumeeyaha wixii ka horreeyey iyo caddaynta Kitaabka (Xukunka) shakina kuma jiro wuxuuna ka ahaaday Eebaha Caalamka.

  • @amiiraahmed6445
    @amiiraahmed6445 3 ปีที่แล้ว +27

    Owwwwwww marwan yare nd boqorada style ka iyo gaxshaxda gobaaadey 😚Another level hit song✔🔥✌❤

  • @fartushbaby5065
    @fartushbaby5065 3 ปีที่แล้ว +28

    Cant stop listening to this, he just became my favorite 😍 💕 person

  • @أمنهموسى-س7غ
    @أمنهموسى-س7غ 3 ปีที่แล้ว +18

    Marwaan yare❤️
    Waan ku wataa🥀
    Fananka fanaaninta 🎤

  • @mohamedAhmed-oy9gk
    @mohamedAhmed-oy9gk 3 ปีที่แล้ว +17

    Marwaan yare io haliimo gopaad keep going 100%🔥🔥🔥

  • @asmasaed3018
    @asmasaed3018 3 ปีที่แล้ว +70

    Another level wxn camal reer xamrku dhahaaan😂😂🤞🏻❤

  • @qaaliquruxsan7365
    @qaaliquruxsan7365 3 ปีที่แล้ว +112

    1m markey gaarto like ha ila dhaafin suuxe 😂✌️

  • @xaashicali3676
    @xaashicali3676 3 ปีที่แล้ว +5

    waw cadi maha marwan iyo gobaad wani wata codka 100 stelka 100 keep fanaanin an tageero xalimo gobad iyo marwaan yare

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 3 ปีที่แล้ว +20

    Heezta Ereyada hore kaga Ciyareen inta danbe 🔥👌
    Ya ila Fahmey ?

  • @apdulganilg3934
    @apdulganilg3934 3 ปีที่แล้ว +28

    This song is unique style from You Guys. Good job 👏

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว +1

      ❤🎉😂😂🎉🎉😂🎉😂😂🎉😂🎉😂😂🎉😂😂🎉😂🎉😂🎉🎉

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว +1

      🎉😂😂🎉🎉🎉😂🎉😂🎉🎉😂🎉😂🎉🎉❤🎉❤🎉❤

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 3 ปีที่แล้ว +20

    Heestan iwareerisay ileen marwan wayee caadi mahan 🥰❤ xalimo gobaad jecliyaa🌹
    Fanaanin an jeclahay

  • @yousra52
    @yousra52 3 ปีที่แล้ว +9

    Farxadaad abuurtaan aduunyadan ku jooga ereyo iga gadan marwaan and xaliima goobaad one love❤🥰

  • @cabdiraxmanxuseen141
    @cabdiraxmanxuseen141 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhegesto weli❤ ❤😂

  • @hamseabdilahi8583
    @hamseabdilahi8583 2 ปีที่แล้ว +10

    Marwaan yare and Halimo gopad another level new fashion styl and on fire💥✌✌

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta kaliya aanan ka daalinba 👀

  • @fardosaadan5948
    @fardosaadan5948 11 หลายเดือนก่อน +5

    Never gets old❤

  • @fatumaadan3705
    @fatumaadan3705 3 ปีที่แล้ว

    Wow you will be the first to come out of 💞💞💓💓💗💯💯❤❤🙏🙏🙏👄👄👄👍👍

  • @Ruushka771
    @Ruushka771 3 ปีที่แล้ว +15

    The One And OnlY Marwan Yareh🔥💯🖒

  • @updiphataahali7626
    @updiphataahali7626 3 ปีที่แล้ว +6

    My mpenzi my bbe jaceylkn ila daryal
    Ha noqda abid mid waare 🥀🥀🥀🥰🥰

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 3 ปีที่แล้ว +122

    Reaction Ka IdirislE Inta sugaysa love Hayla Dhafin❤️

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว +1

    The line mapensi my bbe jecelkaan ila daryeel ❤❤❤

  • @hamdahiis9052
    @hamdahiis9052 3 ปีที่แล้ว +5

    Weeeweee is qiyasak waxaa hees kaa ah my ina adeerkey iyo gobad nolada libax marwan yare boqorka codka wnba iska jclhy codkiisa ii nolow ina aader ku jclcyaa ❤💯❤❤💯❤❤💋❤❤

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees cajiib ah oo ku jiraan erayo ammaan jacayl ah xambaarsan ❤💘💔💞😍🤩

  • @ayuushsalah5210
    @ayuushsalah5210 3 ปีที่แล้ว +9

    Marwaan Fanaanka Shaxshaxda iyo Style ka Looga Hadhay❤🤩

  • @mawledzaam
    @mawledzaam 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib codkaaga caadi maaha hibadu waa taa keep going walaal marwan

  • @BaashiStudio
    @BaashiStudio 3 ปีที่แล้ว +6

    Wwwwwww My brother Marwaan Yare wax kale 🔥🔥🔥✅

  • @MustafDeeq
    @MustafDeeq 8 หลายเดือนก่อน +1

    Marwaan yees

  • @shinecade1145
    @shinecade1145 3 ปีที่แล้ว +40

    Ooridaa jeclaaayeeey
    Heedhe Heedhe
    Wax kle waala yaaby

  • @maxamethjanno471
    @maxamethjanno471 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwaan yare fananka sanadka

  • @mjombaapewe588
    @mjombaapewe588 3 ปีที่แล้ว +3

    Anyway MashaAllah heesaha Xaliimo Goobaad wan jeclahay big love for you xaliimo 😍😘💝💖💖💖

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

    Kkk gobaad naag adag keep gowing bro safwan yare

  • @SharerowStudio
    @SharerowStudio 3 ปีที่แล้ว +6

    Well done GUYS >>>>> Another hit again..

  • @wilkiabsalahey1850
    @wilkiabsalahey1850 ปีที่แล้ว +1

    Jacelkan ila daryel 🥰🥰🥰

  • @therealmaliboi
    @therealmaliboi 3 ปีที่แล้ว +3

    This Song AmazinG wllkey Marwaan🎵✌️

  • @ahmedhirsi3695
    @ahmedhirsi3695 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwaan iyo xaliimo waa isku soo baxdeeyn dheesha .markale iyo vidio cusub blease.❤♥️💖🎉

  • @silvershadow6996
    @silvershadow6996 3 ปีที่แล้ว +15

    Halimo never get old✌️

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 3 ปีที่แล้ว +2

    Marwaanaw Naagtaas Yay Iga kaa qaadan Walal 😀😀😀😀

  • @yariisowmoha7329
    @yariisowmoha7329 3 ปีที่แล้ว +16

    Kuwa oranaya gabadha cod malahan xalimo wey cod mcn thy mar wax wey ka qal dami karan laxanka hestan laxamii xalimo.gobaad mahan marka udul.qaata lkn marwaan ayaa hessta barteeda dhigaY laxankiisa asi uun baa fahmi karo🙏🙏🙏🙏

    • @zahraashhajji6252
      @zahraashhajji6252 3 ปีที่แล้ว +2

      Even ayado ay wax qaldanyhin cad laxoora maleh xalima gobad codkeda🙏🙏🙏🙏✋

    • @najiibmoh1202
      @najiibmoh1202 3 ปีที่แล้ว

      Dee wadiGaN DooDaYee MaaD izkaGa keenTaa TaaNa waaNu kaa aqbaliYe meezHa CoD kUma araGnEe

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 3 ปีที่แล้ว +1

    Khaaamaha Iyo Ramaha Gabdh Gaadha Lawaa 🤪🤪🤪Ku soco Sunta Ragga

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend marwaan yare iyo xaliimo gobad idinwataa🔥🔥 youtube keenina waa nosolatay m.a🔥🔥

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

    MARWAAN YARE HALIIMO 👑🔥❤️
    waxani hees way dhaaftay magac kale haloo bixiyo

  • @afnaandagan4437
    @afnaandagan4437 3 ปีที่แล้ว +27

    inta sugasa ck is muujiya💯❤

  • @quensafa4829
    @quensafa4829 3 ปีที่แล้ว +13

    Waa heestii labaad ee wada qadan labadan fanaan ee codka mcn markle na wan sugyna😍

  • @amiirfiifa
    @amiirfiifa 3 ปีที่แล้ว +7

    marwaanoow waxaan u dawaday iskaabulo nimo iyo xalimo like i saara

  • @apdihafid3464
    @apdihafid3464 ปีที่แล้ว

    Eshee calaaa hees ❤❤❤

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow hess iyo baad wlhi wey iigusctaa gobaad iyo marwaan keep going

  • @aniishaamaansan7876
    @aniishaamaansan7876 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees cajiib ah markii 3ad dhagesanoya 👌marwaan cod an cadi ahyn 👌

  • @bakojuniorofficial8585
    @bakojuniorofficial8585 3 ปีที่แล้ว +6

    Marwaanka qosolka and inanta haplaha lagaday xalimo gobaad legebds

  • @phatmaphatmiina9134
    @phatmaphatmiina9134 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a xaliimo iyo marwan codkiina iyo heestiina macan wax laga bogankaro mhn keep going xaliimo gobaad iyo marwan yare

  • @xamseaxmed5710
    @xamseaxmed5710 3 ปีที่แล้ว +60

    Marwaan legend kep going pro inta sland ka dawnasaa farta taga 3:46

  • @husseinapokor6195
    @husseinapokor6195 ปีที่แล้ว +2

    Ma penzi ma baby 👶 ❤️ imisa qof ayuu tiktok halkan keenay 2023

    • @mubaarikdhago4393
      @mubaarikdhago4393 11 หลายเดือนก่อน

      Cida Tiktok Wax Laga Waydiiyo!!😂😂😂

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 ปีที่แล้ว +15

    Inta jacel xapiip keena mohamed scw like

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo 3 ปีที่แล้ว +1

    Awesome work my brother Marwan Yare

  • @mohamedmahadcaato9854
    @mohamedmahadcaato9854 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabar kastoo marwaan laso heesta 2diisa lugood dhexdooda mexey ugashaa, Fanaaniinta kale buu kaluga dheeryahay ba ugarty😂👊

    • @tushinaali2895
      @tushinaali2895 3 ปีที่แล้ว

      Bisinko indhahaaga fogah nio

    • @zaqafie
      @zaqafie 3 ปีที่แล้ว

      Meelxun ujeed war heesta dhgyso blo meel kula fiirisye
      Iskaabula meel xun baa ilahay wax kagliyy🤣

  • @muxudiingeele9413
    @muxudiingeele9413 3 ปีที่แล้ว +1

    Legends ilkacase iyo Mohamed kaadheeri madaxda dalka keep going 💋💋💋💋♥️♥️💋🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedalitumbo8900
    @mohamedalitumbo8900 ปีที่แล้ว +4

    Absolutely 💯 attracted to my emotions

  • @abdulrahmansiad6465
    @abdulrahmansiad6465 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobaad al fanaan dooli u cod ekaaate😂😂
    Inta iguraacsan 👍👍

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada style gobaad iyo marwaan yare inaba caadi ma aha😍🤩

  • @queenilhaan1808
    @queenilhaan1808 ปีที่แล้ว +2

    Heetan iska jeckaheybo😫

  • @djblackyofficial2707
    @djblackyofficial2707 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharafeey ii tahay Cawa waxan nasib uyeeshay ina noqdo qofki ugu horeyay edawada heestan ama comment kabixiya keep going marwan yare & Halimo ✅❤️❤️👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾

  • @xamdacabdi751
    @xamdacabdi751 3 ปีที่แล้ว

    Xaliimo gobaad iyo marwan yare hees lahuriwaayay keeb going fanaanin qaali ah

  • @fartunmohammed9121
    @fartunmohammed9121 3 ปีที่แล้ว +31

    Qof walba marwan yere la soo heeso waa inuu luguhiisa dhaxdooda galo hadii kale marwaanba mhn 😂😂🤣🤣😍

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 3 ปีที่แล้ว +3

      Wiilka way ku dakhran yihin
      👍👌💘

    • @asadcarab7392
      @asadcarab7392 3 ปีที่แล้ว +5

      Hada dirisle Kula yaabana

    • @alhamdulillah12097
      @alhamdulillah12097 3 ปีที่แล้ว

      @@asadcarab7392 hhh sow maha

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +2

      @@asadcarab7392 🤣🤣🤣🤣hadaan ka imi Dirisle waxaan radinaya commentkii uu reply siinayi

    • @fadumomaxamed8811
      @fadumomaxamed8811 3 ปีที่แล้ว +1

      @@positiveandfunny4332 ana kula mida😂😂😂

  • @ayaanquruxofficial6621
    @ayaanquruxofficial6621 3 ปีที่แล้ว +2

    Marwan yare luv u walalkey ❤❤❤

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 3 ปีที่แล้ว +4

    Caadi maahan waaaw 🙏❣🙏

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 ปีที่แล้ว

    Cali saki dhar cadaan ah
    Marwaan dhar cdaan ah👊

  • @abdirizackmohamed2036
    @abdirizackmohamed2036 3 ปีที่แล้ว +21

    Keep going the two legends let’s share this beautiful song

  • @aminaxmed6058
    @aminaxmed6058 3 ปีที่แล้ว

    Finn kaligiis aan taageero😍😍😍😍😍
    Marwaan

  • @thinktwice9657
    @thinktwice9657 3 ปีที่แล้ว +25

    My Mpenzi? Sema tu mpenzi wangu, kiswahili kifuatwe buda.

    • @Huskajr1
      @Huskajr1 3 ปีที่แล้ว +2

      Ambia buda

    • @dimplesqueen3879
      @dimplesqueen3879 3 ปีที่แล้ว +2

      😆ghaii at least umesema

    • @thinktwice9657
      @thinktwice9657 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dimplesqueen3879 my mpenzi haina ladha siyo kkk

    • @updxlimmuktar9377
      @updxlimmuktar9377 3 ปีที่แล้ว

      Sema swahili hivo ndio inaitwanga buda,usijione barbara.hkna mtu kamili katika dunia hii.na tena hii ni nyimbo burudika kasonge kafanye chughuli zko.no hard feelings thou✌️

    • @zaqafie
      @zaqafie 3 ปีที่แล้ว +3

      War halkn waxa kdhcya qof ii macneeya malehelaya

  • @ceyniabdiqaadir8466
    @ceyniabdiqaadir8466 3 ปีที่แล้ว +1

    hes iyo bar ❤

  • @aminaabdirahman6284
    @aminaabdirahman6284 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ku heysta heesa marwaan Yare like dhaac ku siiyaa

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah😍

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 ปีที่แล้ว +7

    Heesta wax badan ba ka qaldan vocalrecordings ciladu waa xaga Qaasim karaama

  • @cabdiraxmaancabdulaahi1187
    @cabdiraxmaancabdulaahi1187 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxan♡ Waa Hees♡ Macan
    Marwaan iyo gobaad ♡
    Durbadii♡ Waxaan Dareemay
    Jaceyl ♡♡♡ Mpeinz My Bpe Alle jacaykaan iLa Daryeel

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 3 ปีที่แล้ว +97

    Marwaan’s smile is contagious I can’t help myself but smile 😊

    • @aminibrahim7507
      @aminibrahim7507 3 ปีที่แล้ว +8

      You stated.what exquisited me also ✨👍🏿💞🥰👊🏼one love

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว +4

      Every 😢 Eves is fans

    • @saadiqyare5172
      @saadiqyare5172 11 หลายเดือนก่อน +3

      Asc😏😏🤭

    • @nuuradiinmaxamedcabdi2137
      @nuuradiinmaxamedcabdi2137 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@saadiqyare5172😂😂 0:51 😏

    • @MuuseIbraahim-jq5jg
      @MuuseIbraahim-jq5jg 5 หลายเดือนก่อน

      mi
      p😊

  • @shaaficidabaare1883
    @shaaficidabaare1883 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwan yare abti adiga iyo haliimo gobaadba guulaysta

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 ปีที่แล้ว +18

    Marwaan yare inu laxamiiste yahy inta ila aragtay like igu abaal Mari dee

  • @nimcocismaan4728
    @nimcocismaan4728 3 ปีที่แล้ว +1

    Gurayoow ku meee heesta re agshinkedii soo daa

  • @wiilkayoutube1752
    @wiilkayoutube1752 3 ปีที่แล้ว +7

    brother welcome bk waxaald lasoo noqotay hees aad aad ugu soo shaqaysay __^^ hadaan nahay tagaraahaga khaaska waxan ku leenahay hore usoco waxaaad ku jirtaa fanaanita fara ku tiriska ah_ ee fanka kor uqaaday ____marwaàn yre hit song 🙏✋❤

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 ปีที่แล้ว

    Xaliimo Fankaa Kuu bahnaaaa✅

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow hestan inaba cdi ma,ahan dubideda iyo bag garonka lagu dubay🥰

  • @saacidbrown6674
    @saacidbrown6674 3 ปีที่แล้ว

    Ma dhuusto ma dhuustooy jclkaan ila daryeel ha noqdo abid mid waaree ma dhuustooy ila daryeel 😍😍😋

  • @apdihakiimilkacaze6913
    @apdihakiimilkacaze6913 3 ปีที่แล้ว +3

    HeesTan markey gaadHo 1Million Like iisaara

  • @Usaaminho
    @Usaaminho 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyo mesha laguma haayo , haku shegin