SHACABKA GAROOWE''SHISHEEYAHA HANAGA BAXO'', GO'AANKA PUNTLAND KA SOO SAARTAY DADKA AJAANIIBTA AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c วันที่ผ่านมา +5

    Guuleysta shacabka iyo ciidamada puntland ❤

  • @nimoomar7974
    @nimoomar7974 วันที่ผ่านมา +6

    Sax waye goanka ay soo sartay puntland guul iyo gobanimo adiguna Shukran yuuuuuul❤️❤️❤️🥰🌺🌺

  • @zaytum
    @zaytum วันที่ผ่านมา +11

    geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤🏕🏕🏕🇫🇲👚👚🦋🦋🦋🇺🇳🇺🇳🇺🇳✅️✅️🌹🌹🌹

  • @zahrahassan5808
    @zahrahassan5808 วันที่ผ่านมา +2

    Salaama Calaykum wariye sare sidaad ubaraarujineyso shacabka kudara Dumarka ha ka aamin noqonina ee iska ilaaiya iyo weliba Caruurtaba👍👍👍

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 วันที่ผ่านมา +7

    Qiyam dambe ma harin iyo diintoo lagu qaraabtaayeee. QAYLADHAAN WAWAREEEY QAYLADHAAN WAWAREE EEEY
    Good job 👍🏿.

    • @nimaabdi5202
      @nimaabdi5202 วันที่ผ่านมา

      Marhore bey aheyd in il gaar loo yeesho ajaanibta kusoo qul quleyso gudaha Puntland, balse hadan loosoo jeesan

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 วันที่ผ่านมา +3

    GUUL PUTLAAN INSHALAH❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 วันที่ผ่านมา +9

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run dowlada puntland isimada cuqasha waxgarad shacabkada way bogadin iney dalka ka saran ajanabika

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 วันที่ผ่านมา +4

    Daciish wa jaben
    Guleysta Isdifaca

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 วันที่ผ่านมา +3

    Balwaan weriye sare 🦁🦁🥰🥰🥰

  • @umuabadi
    @umuabadi วันที่ผ่านมา +2

    Waallaahi. Waxbadan. Jeclaystay. Afkaar yestayda. In. La iigudbiyo. Laakiin. Waxaad moodaa. Inaad. Qalbigayga. Kahadleeyso. Mahadsanid. Aniga dalkeeygi qurba aan xor aheeyn baan Joogaa Waxaa. Saxa in burlaan. Ay buuxsantay hadana aan lloo jeedin. Daalimiinta. Soomaaliyoo. Dhan. Waxaad. Usoo nani gudbisaa. Waxii. Ayaga. Dantoodaa. Laakiin. Inta. Waxgaradkaaa. Ayaa kugu. Raacsan. Waxaad. Usoo. Gudbisid ❤❤Mahadsanid. Wll marlabaad

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy วันที่ผ่านมา

    Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waana xaqiiqda dhabta ah ee jirta waana tuugsnayaa...dadkana waa qarxinayaa...innabacaadi maaha maskiin wax ladhaho majirto...waa in la-iskaqbtaa...waa daalimiin...xun oo cadowga puntland weeye....
    Thank you so much mr Abdullahi balwaan..

  • @umuabadi
    @umuabadi วันที่ผ่านมา +2

    C dullaahi. Walaalkeeygeew. Waxaad. Moodaa. Markaad. Aqbaarta. Soo gudbineeyso. Inaad. Iga. Hadleeyso. Jizka llaahu. Qeeyr.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot วันที่ผ่านมา +1

    legend balwaan

  • @Sadik-ij3on
    @Sadik-ij3on วันที่ผ่านมา +4

    Adigaa mudan balwan

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleysta Ciidamaada puntland 💙💙💙💙💙

  • @AaminaShire
    @AaminaShire วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuuuuul masha Allah💪🏻💪🏻💪🏻

  • @Abdullahi-y5r
    @Abdullahi-y5r วันที่ผ่านมา +2

    Sax sax sax sax waa ku diirsanay weyna haleeshay qalboyadeena ayey goaan ka so saartey erey bixintaa ajaaniibta bilaa sharciga from muqdisho buntlaan wey namatashey hadaan somali nahay

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed วันที่ผ่านมา +1

    Mash allh
    Balwaan alaha ku sharfo dhamaan shacabka puntland iyo cidamadaba aad bey kuu dhageystaan waxaana tahay suxufiga dhamaan gayiga puntland laga dhageysto oo wararkaaga aad baa loo sugaa waxaana tahay sanadkan 2025 suxufiga ugu somaliyeed ugu codka dheer
    Horey usoco sxb

  • @aminamuseahmed6430
    @aminamuseahmed6430 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa allah guul

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 วันที่ผ่านมา +1

    Guleyso
    Wariye
    Abdullahi balwan halka kawad odey somaliyed qabiil diiday
    Guleysta
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 วันที่ผ่านมา +1

    Guul guul guuleeyso Balwaan dagaalka aad ku taageertay puntland aad baad u mahadsab tahay puntland waxeey noqon doontaa sidaad u rajeeyneeyso cadowgaada ilaaheey hakaa qabto guuleeyso balwaan,

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n วันที่ผ่านมา +1

    Puntland guuuul guuuul inshallah

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z วันที่ผ่านมา

    guuuul puntland guuuul ssc guuuul hil harti guuuuuuuulesty ❤❤❤

  • @muxubowarsame9775
    @muxubowarsame9775 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye sare balwaan guulayso warka noo soo gudbihi

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Allaah❤❤❤

  • @CawilCaanood
    @CawilCaanood วันที่ผ่านมา +1

    Waynasoogadhey Abdulahi balwan

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 วันที่ผ่านมา +3

    Balwaanow maanta qof tuugsanaya oo kartoon sitaiyo kuwo tusbax iyo barafuun iibinaya lama arag waana la aruuriyey

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad วันที่ผ่านมา +1

    Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo 🇸🇱 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 วันที่ผ่านมา

    Ma shaa Allah. Ajinabi kaliya mama hee reer Beydhaboodka in goboladooda ku noqdaana waa muhiim.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u วันที่ผ่านมา +1

    GOOD NEWS❤❤❤❤ HALAGA SAARO GUDAHA PUNTLAND CID KASTA OO SHISHEEYE AH. XATAA NIMANKA KA YIMID SOMALILAND 😊😊

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 วันที่ผ่านมา +2

    Mr president dani well done all immigrant need visa iyo sponsership by citizen only

    • @moji6625
      @moji6625 วันที่ผ่านมา +1

      Not even sponsorship gabi ahaanba hala saaro leeyahay

  • @dhafoorqiiqahmed9529
    @dhafoorqiiqahmed9529 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gobonimo iska qabta cadowga lacagtiina inugu qarxinaya🇸🇱🤟

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 วันที่ผ่านมา

    Reer Puntland Iyo reer ssc balwaan 1M gaarsiiya waa hanti qaran ninku

  • @zaytum
    @zaytum วันที่ผ่านมา +2

    Ha la baro wuxii dulmi wata. waxaa jira ajanib fiican oo nolol u soo doontey puntland dagaalo iyo dhibatooyink ka jira

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 วันที่ผ่านมา

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo inta nool Alaaha badbaadiyo amiin soomalia hanoolato

  • @shirwacgabobe7511
    @shirwacgabobe7511 วันที่ผ่านมา

    Abdulahi balwan aadbaa u mahad san tahay ushaqee dadka iyo dadkaga

  • @shukri1871
    @shukri1871 วันที่ผ่านมา

    Allah run hakadhigo in uu sharcigaasi hirgalo

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz วันที่ผ่านมา

    aad iyo aad baa loogu baah naa sidaan in la sameeyo, Puntland Somalia

  • @aminamuseahmed6430
    @aminamuseahmed6430 วันที่ผ่านมา

    Balwan geesi sharaf mudan.

  • @alihirsi5027
    @alihirsi5027 วันที่ผ่านมา

    Good morning

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e วันที่ผ่านมา

    Halagasaro dalka dhaman dadka xududaha kasogelaya
    Gaar ahan ithobiyanka oromada .io inta masakinnimada kuqarabanaya 👍

  • @WiilkaMadoow
    @WiilkaMadoow วันที่ผ่านมา

    Ad iyo ad sax

  • @umulula3107
    @umulula3107 วันที่ผ่านมา

    waasax qofkasta waa in layaqaan baasaboorkiisa iyo wadankuu kayimi

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaha,R/Puntland Runtii hadaan lays Xaqirayn Ama lays Xasdeyn Kudaysho Ayey Mudan yihiin,Mamul Goboled yada Kale iyo Caasimada Dalka waa inay Puntland,uga Deydaan Cadowga Dibada laga Soo Daabulay Ee Dalka Dowlado Shisheeye Soo Geliyeen In laga Saaro Dalka Oo Dhan Runti Gamco wadajir bay wax ku Gooyaan Dhamanten hadan Somali nahay saan qabo hal qoys baan nahay hal Diin,waa in Dowlad, M/Xasan Sh, waa inay Indhaha Ku Fiiriyaan Ajaanibta kasoo Galaya Cir iyo Dhul,Dabcan iyo Xalane, Oo ah Mesha Dowladi Timaada iyada laga Xukumo,Insha allah Somaali Oo mid baan Rajaynena Dal iyo Dibadba,Qabiil Qaran ma naqdo kuwa u Shaqaynaya Carab Afrikan Gaalo iyo Aasiyan Ee Caado qadayasha Somalida Allaha naga qabto Khatilni madoda,Somalina Qalbigoda Allaha Mideyo Amiin,wixi qaldan waa naf iyo Shaydan wabilahi towfiiq.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 วันที่ผ่านมา

    ISkaaaara shisheeyaha Ethiopia

  • @ikraanxarago
    @ikraanxarago วันที่ผ่านมา

    Waa mahd satahy wariye waaa naga go antahy in aan ciidankeena la shaqayno

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 วันที่ผ่านมา

    Puntland halaga dhigo sida Botsowana iyo cumaan iyo Morocco hala adkeeyo soo gelitaanka puntland ugu yaraan waa in ay haystaan $2,000,00 si aadan u degin puntland,

  • @zakh8353
    @zakh8353 วันที่ผ่านมา

    Ajanabi oo dhan wadanka hala saaro gabi ahaan

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e วันที่ผ่านมา

    LIKED

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe วันที่ผ่านมา

    ILAAHAYOW CIDDII XAQ-UDIRIR AH UHIILI , ALLA MAXAA LAYS DULMAYAA , MAXAA DURBAAN LAGARAACAYOAA, MAXAA LAYSU BEEN-GUURAYAA , MAXAA JANBAL LAYSU TUURAYAA , MAXAA WAX KHAYR LAMOODAYAA SHAR IYO CAMAL SHAYDAAN AH , MAXAASE WAX SHAR LAMOODAYAA KHAYR ISUBEDELAA

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n วันที่ผ่านมา

    Ajaanibta qaar baa sfsomali kaa badiya

  • @CawilCaanood
    @CawilCaanood วันที่ผ่านมา

    Balwanoow manta way kala carareen tuugsadayashii iyo tusbaxlayaashi wax wayn baa qar xay wax baa soobaxay wala kala dhuuntay

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 วันที่ผ่านมา

    Gobanimo

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 วันที่ผ่านมา

    Waa ku maqanay GN😅

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow dad xun ma nihin oo ajaanibta cunsuri ku ah SW adaa marqaati ka ah waa u arxamney ...... iyagaa bambo noo aasey oo isu kaashadey in ey Qarankeena dumiyaan.
    Kuwa fiisaha wata dabagalka hasoo maraan si loo xaqiijiyo in eysan qatar ku aheyn wadanka.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb วันที่ผ่านมา

    SNM BAA USOO DAYNAYA TELKA IYO WAXWALBA CIDII SOO DIRTEY BAA USOO SAMAYNAYSA EE HA ISKA SAARAAN SHISHEEYE OO DHAN BELO KULA JOOGTA LA ISKAMA ILAALIN KARTO PUTLAND GUUUUUL SAARA DHEH AJNABIGA IYO OROMO QURMOON .

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 วันที่ผ่านมา

    XANUUNADA FAA FANA HALAGA BAARO

  • @Nusayba-s1j
    @Nusayba-s1j วันที่ผ่านมา

    Eelaayda iyagana ha la iska ilaaliyo ma ahan dad wanaagsan waa wada al shabaab 20 dollar hadii la siiyo qarax iyo madax jabis wey ku fulin karaan shacabka

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk Balwaanow kan is qarxiyay subax buu gadi jiray wanna tuugsan jiray

  • @Azhaar-d8l
    @Azhaar-d8l วันที่ผ่านมา

    miskiin ma jiree waa doqonimo nalaga arkay anaga wlhi horta oromada tuugsata yaa ufiirsaday waa karishtan qoorta waxaa ugu wada xiran katiinad calaamadi karishtanka ah wlaalayaal inagadaaya umadan miskiinka isaga kaaya dhigaya hadhowna ina qarxinaya

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad วันที่ผ่านมา

    Balwaan tabliiqa bakastaniga wata e wadada iska dhigana hala baadho far baa ku godan tabliiqa dhaq daacish baa ka muqda

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 วันที่ผ่านมา

    Adiguba dadkaaga waddama kale ayay joogaan, markaad kuwa kula jooga tidhado nagabaxa haddee adiguna ku waagi baa la soo eryaa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobanimo
    Waa waajib inaanu waddanka joogin, qof aan sharci ku joogini,
    Adduunka waddan layska soi galo
    Sharci la,aan loogu noolaadaa
    Ma jiro.
    Noshaa ku xidhan,
    Nabadgelyadaa ku xidhan.
    Amniga wax lagu beddelan karaa
    Ma jiro.
    Masaakiin maaha, waa dadka loo adeegsanayo dhibaataynta shacabka dhulkoodii jooga.
    Darwiish

  • @jackmason4320
    @jackmason4320 วันที่ผ่านมา +1

    Oromo out

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 วันที่ผ่านมา

    Ajnabi maxaa yaal puntland shidaal nalooma qodo beero ma jiraan naloo falayo xataa Eelayda ha la tarxiilo sabatoo ah wadankooda waaba nimco beero Beeydhabo janay ayaa la yiraah

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o วันที่ผ่านมา

    MAXAY U RAAFI WAAYEEN

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h วันที่ผ่านมา

    Puntland Maxamud-Saleban a ka cabsanaya Anxaaro runta wa ta e marhore amxaar oromo mesha lagu togan laha

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 วันที่ผ่านมา

    Waabeentood waa qaa imiin hala raafo dharma

  • @AliMohajim
    @AliMohajim วันที่ผ่านมา

    Kuwa Somali ah oo iyagana kuleetiga la hayo filo

  • @FatumaHassan-m7n
    @FatumaHassan-m7n วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @king_jeeni_kudhiigle2025
    @king_jeeni_kudhiigle2025 วันที่ผ่านมา

    Sharciga puntland iska ilaaliyA ha.aaminini dhilooyoninka shuubahay lawaso dhalhyhauahau dhakdhu wadkglasjyahau dhilo lawaso uffuahauy

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 วันที่ผ่านมา

    Sax

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j วันที่ผ่านมา

    Somalidu waa in ay sida sistemeka saoudiigaa ay sameyaan oo shisheeyaha sogalaya wadanka in uu haystaa somali ka masculin ah