"Ayeydey Ayaan Qol Ku Hayay,Cabdirashiid Dahabshiil Waxaan Ka Codsadey..."Hibo Nuura Maxamed Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • "Ayeydey Ayaan Qol Ku Hayay,Cabdirashiid Dahabshiil Waxaan Ka Codsadey..."Hibo Nuura Maxamed Dirir

ความคิดเห็น • 82

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา +13

    Garabkaaga ilaahay ha galo. AbdiRashiidna if iyo aakhiroba Allah ha asturo. It's very touching story.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 27 วันที่ผ่านมา +10

    Adeer maalinti gabdhu xaflada kusamay nayeen xamar ban kaaga so duceeyey hadana wan ku farxay shaqada aad hashay iyo horumarkaaga guulayso markasta ilaahay khayr hortada hadhigo Masha alaah

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 27 วันที่ผ่านมา +10

    Maansha allaah adeer guulsyso waliga viva dahab shiil grup & dhalinyada reer Somaliland please hala caawiyo ardayda wax baratay hala gacan Qabto halla dhiiri galiyo.. one ☝️ love ❤️ Somaliland guuul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌

  • @amounali640
    @amounali640 25 วันที่ผ่านมา +2

    MASHA ALLAH, TABARAK RAXMAN ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa kuu xifdiyo. Allahumma amine 🤲

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 27 วันที่ผ่านมา +6

    مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا رب العالمين
    Jazakakum ALLAH khayr Dahabshiil Campany

  • @iftin2024
    @iftin2024 25 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah
    Allah caqliga iyo maskaxda saliimka ah ha kuu barakeeyo iimaanku waa qaali.
    Abdirashid allah ha barakeeyo caawimada walaalaha somaliyeed meelkastay joogaan wuu ku caawiyaa allah businesses ka ha u barakeeyo dahabshii.l

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 25 วันที่ผ่านมา +1

    dear all,
    she is marvelous and legendary young lady with over past experience on how she was come to her dreams. she is deserving to be legend. very unique and out standing thing is that way she explained for preparation of her CV through hand writing. many thank for your outstanding effort. a man he who know how he come in point , he could be dreamed for next hopes of his life, thus i hope you good bright future.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ma sha alla habo hiba nuura guulaysoo Abdirashiid Dahab shiil alla misanka xasana hau saro ❤❤🌹👍

  • @dahirhassan1991
    @dahirhassan1991 27 วันที่ผ่านมา +6

    Mansha Allah sirta ku jirta inantan hawsheeda waa ducadda iyo kalmada ah ilaahay la sheekayso.

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 26 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha allaah tabarakallaah hooyo Qaali illahay ha ku garabgalo ma fududa qof dhalinyaro ah Oo asagu is xilqaamay ee asagoo tiisiiba la yaaban hadana caawiyo bulsho illahay ha kugu badalo waxkabadan Oo ay janadu u horeeyso guuleeyo hooyo mcnto

  • @se1059
    @se1059 26 วันที่ผ่านมา +1

    Hibooy sheekadaadu aad bay ii tabatay ilaahay haku garab galo guul baan kuu rajaynaya markay kuu gaadho insha allah adiguna qof dhalinyaro ah baad gacan qaban Cabdirashiidna ilaahay ha barakeeyo Aamiin. Dhalinteena wax baratay hala gacan qabto waa mustaqbalkeene

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 27 วันที่ผ่านมา +7

    ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا جزاء🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah. Waa gaabaadh wanagsan

  • @MuxiyadinCumar-m4u
    @MuxiyadinCumar-m4u 27 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله
    Gabadhana yar aad ayaan ugu qiirood warbixinteeda ILAAHAY ha barakeeyo aakhiro iyo adduunkaba

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mashllh Wllo Alle haamigaaga Hakurumeeyo Guulyiso inshllh🎉

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo cabdirashiid dahab shiil

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 24 วันที่ผ่านมา +1

    M.allaah ❤❤❤❤

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 27 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo

  • @AmranJammeh
    @AmranJammeh 27 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah you are beautiful sister continue helping for your community and yourself❤❤❤❤❤❤❤

  • @lulyusuf8636
    @lulyusuf8636 25 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allah allha ha ku barakeeyo cabdirashiid aduun iyo aakhiro allaah ha ka farxiyo sidoo kaa

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 27 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah tabaarallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 25 วันที่ผ่านมา

    Mashallah allah haku barakeeyo guushanah waad uqalantaa sis❤

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 22 วันที่ผ่านมา

    Alleh ha ku dhwro indr qli inzhlah

  • @laylatulqadrismail8040
    @laylatulqadrismail8040 27 วันที่ผ่านมา +1

    Maa shaa Allah, tabarakallah! Such a beautiful backstory. Keep up the good work and continue inspiring more of our youth. Sending you lots of du’as as well.

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 21 วันที่ผ่านมา

    Manshaa ALLAAH

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan 25 วันที่ผ่านมา

    Maasha.allaah.denbigaaga.iyo.kii.waalidiintaadaba.alla.hadhaafo.shaqada.alla.hakuubarakeeyo.umada.aabe.iyo.hooyo.alla.hakaagadhigo.cabdirashiidna.alla.habarakeeyo

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 25 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah
    Gabadh aqli badan
    Allaha ku xafido

  • @FadumoFarido
    @FadumoFarido 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ruuxi abaal kuu gala ku dul qor dhagax si aad mar walbo u aragto u xasuusato ugu ducayso
    Ruuxi aad abaal u gasho ku dul qor cida dusheeda si aay hawadu u qaado oo adan u shegshegin wanagii
    " adeero c/rashid dahabshilna aqon uma lihi balse waxan u bogay su ku cawiyay alle subaxanahu watacala abalkisa jano ha oga dhigo cimrigana ha uu dheereyo sido kaga farxiyay alle ha oga farxiyo alle ha u sahlo arimihisa aduun iyo kuwa akhiro "
    Wll horomar badan ayaan ku rajaynaya hiboy
    Waxanan farin u reebaya dadka madaxda ah in aay dhaliyarta qacan qabatan siba gabdhaha wayo cadadis fara badan aya saran

  • @haadam-j7c
    @haadam-j7c 22 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله وتبارك الله ربي سعيدك

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 27 วันที่ผ่านมา +2

    mansha allah gulayso ader waa gabadh qaaliy dahab shiil waa hantida Somaliland

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 25 วันที่ผ่านมา

    ma sha allah good young lady ❤

  • @KayseJamac-zf5wd
    @KayseJamac-zf5wd 27 วันที่ผ่านมา

    Maansha alaah waa ninayar oo iimaanqabta ilaahay Haku sharfo

  • @SahalIsmail
    @SahalIsmail 19 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيراً يا اختي

  • @HiboFaarax-jo4km
    @HiboFaarax-jo4km 19 วันที่ผ่านมา

    Manssh alaah

  • @FaadumoMohamud-it6ld
    @FaadumoMohamud-it6ld 25 วันที่ผ่านมา

    Msh alllah😢

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 25 วันที่ผ่านมา

    Maashallah ❤😮

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 27 วันที่ผ่านมา

    MASHA'ALLAH ❤❤❤

  • @SAFIYAEid
    @SAFIYAEid 26 วันที่ผ่านมา

    masha allah guulayso wllo hiboy ❤insha allah

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 27 วันที่ผ่านมา +2

    Dhan aad uga dhacdaba MAAL ku xiga mar uun waad dhadhamisaa👌👋👋👋

  • @omerovali4725
    @omerovali4725 27 วันที่ผ่านมา +1

    allah haku guuleeyo wll.

  • @Abdinaasirabdilaahi-k5b
    @Abdinaasirabdilaahi-k5b 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaaalahwaaducadiiwalidka

  • @iissa7685
    @iissa7685 27 วันที่ผ่านมา

    Ppl helping ppl❤

  • @xamdabarkhad8785
    @xamdabarkhad8785 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ana kula dhigya wllo hlken kaa hela wllhi ta lacgta taad hysa lasi wcn

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 27 วันที่ผ่านมา

    masha Allah walaalo Noloshu waa dhabar adag Runtii

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 26 วันที่ผ่านมา

    masha Allh

  • @warss11
    @warss11 27 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 26 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah alle hakugu anfaco

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 25 วันที่ผ่านมา

    Xasanad hu saro ❤❤🌹

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 26 วันที่ผ่านมา

    Mnshalh

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 26 วันที่ผ่านมา +1

    Fariid ilaahay ha ku garab galo

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 27 วันที่ผ่านมา

    Allah. Ha. Idin. Xafido. Idinka. Iyo. Reer. Dahabshiilba

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 27 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 27 วันที่ผ่านมา +1

    KUWA MADAXDA AH EE KU AF LAGAADEY WAA INAAD MADAXWEYNHA LA WADGAATA SI SHAQADA LOOGA ERYO WASAQADAA AN FAHMIN IN MADAXDA WADAANKA TAHEY JAARIYADO U ADEEGA SHACBKA OO XAFIISKA AAY FADHIYAAN AANU LAHEY OO AWOOGO LAHEYN OO REERKISU LAHEYN

  • @Halazremo
    @Halazremo 26 วันที่ผ่านมา

    waa xaalad ka jirta somalida dhexdeeda somaligu marku dhergo danyerta uso shaqo doonta wey ku ciyaaraan ilaahow somaliga kibirsan umada ka hor kaxee.......

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 27 วันที่ผ่านมา

    Masha allah🎉🎉❤❤❤❤🫶

  • @AhmedCabdiraxman-z9p
    @AhmedCabdiraxman-z9p 25 วันที่ผ่านมา

    Ward.wanaagsan.tahay.iimaan.baad.leedahay

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 25 วันที่ผ่านมา

    Macha allah

  • @FaadumoFaadumo-u9t
    @FaadumoFaadumo-u9t 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wllo anigana c.rashiid ha icaawiyee halkeen ugusheegaa wlhi waxan waxbarashadii iskaga bixiyo mahaystee😭😭

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 23 วันที่ผ่านมา

      @@FaadumoFaadumo-u9t Ilaaha Qaniga ee deeqsiga ahi, risiq aadan cidna weydiisan ha kuugu shubo sida roobka

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 22 วันที่ผ่านมา

      Allah ha ku xafido waxaad wax weydiisata Allah ba deeqda bixiya ee allah weydiiso ,talo marna adoon allah wax ha weydiisan ee weydiiso Allah. Waad guuleysan .wbt

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 22 วันที่ผ่านมา

      Yartu hadal badana

    • @FaadumoFaadumo-u9t
      @FaadumoFaadumo-u9t 22 วันที่ผ่านมา

      Ayo wllo

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 26 วันที่ผ่านมา +1

    marka la leeyahay guushu da daal bay kutimaa daa waa sidanoo kale guushu cidna lama dhalan

  • @abdiazizyusuf9442
    @abdiazizyusuf9442 25 วันที่ผ่านมา

    Iron lady

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 24 วันที่ผ่านมา

    Dhiigshiil masaakinta sidaas ayuu u gumeystey cajiib

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 25 วันที่ผ่านมา

    ADEER NAGA JOOJI XAYEYSIISKA AAD U SAMEYNEYSO DHIIGSHIIL IYO XAARANTA UU HEYSTO WAA NINKA UGU ABAAL DARAN WUXUU ILAAHEY ABUURAY GOOR LAGA DAADIYONA WAA LAGA DAADIN DOONAA DADKII REER SOMALILAND AMA REER SHEEKH ISXAAQ EE UMADA BARAY EE AAMINEY MUXUU KU SOO CELIYEY WAA WAXBA WAA DHIIGSHIIL ILAAHEY KAA DAADI INAN GUMEED ILAAHEY MA YAQAANO

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 22 วันที่ผ่านมา +1

      Just say MashaAllaah, maxaad u dhiibatay? Ma xoolihiid la leedahay !

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 25 วันที่ผ่านมา

    INA DHIIGSHIIL MA CID BUU CAAWIYAA???? QOLADA HUWANTA AAD BUU U JECEL YAHAY OO WAANU OGNAHAY LAAKIIN MA JIRTO CID KALE OO UU CAAWIYO WAA ISKA SHEEKO BARALEEY DHIIGSHIIL IYO CAAWIMO MEEL MA WADA GALAAN

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา +1

    Madax isku sheegga shaqada loo doontaa dadka way dhibaan, ma qadariyan

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 27 วันที่ผ่านมา

      Madax isku sheega qof ka aqoon badan ma rabo qof ka hooseya u raba fahan wll xuman ma aha wa xaqiiq o run ah

    • @hassanabdille5995
      @hassanabdille5995 27 วันที่ผ่านมา

      Goob walboo shaqo badanaa waxaa maamula shaqsiyaad idka dhaadhiciya xaqlaha balse shaqaalaha iyo dadka shaqo doonka aanan si waaagsan ula dhaqmin.

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 26 วันที่ผ่านมา

    hiroray usoci quruxay

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 27 วันที่ผ่านมา +4

    DHIIGSHIIL MAXUU DALKA KUSOO KORDHIYAY HAL SCHOOL IYO HAL MASAAJID KAMUU DHISIN NAGAALADA BURCO EE XAGUU WAX WALBA KA DHISAL XAMAR

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 27 วันที่ผ่านมา

      Birij burco dadka ma hooyda dhistsy qudhmis qudh dhalay😢

    • @AliAbokor-k4p
      @AliAbokor-k4p 27 วันที่ผ่านมา

      Cuqdad ku dishay

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 27 วันที่ผ่านมา

      ​biriish muxuu yahay dadka kaluu iska dhisaa oo aan abaal uga hayn soomaalida xawaalad lacaayo dahab shiil bey ugu neceb yihiin . haddii gacanqaad noqoto isagaa ugu horeeyo oola burburiyaa maalinkaa waanu kufaraxna

    • @AliAbokor-k4p
      @AliAbokor-k4p 26 วันที่ผ่านมา

      @@jamiilaJama-c5c hooyadaa ka ducayso cuqdad ayaa ku dilaysa, waayo somalia wuu ka shaqeeyaa markaa in uu wax ka dhiso waa sax lacag ayuu ka sameeyaa , telesom maxay qabata hadana dhismo ayey ka dhistaa hargaysa iyo Dara salaam bank xamar ayaana laga lee yahay amal bank hargaysa daaro dhaadheer ayey ka dhistay Garoowe ayaa laga leeyahay cuqdad ku dishee ganacsigu xuduud iyo qabiil ma laha

    • @AliAbokor-k4p
      @AliAbokor-k4p 26 วันที่ผ่านมา

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 adigu malaha ma tukatid masjidka uu dhisay indho caasimad qaba ayaa arka