Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 548

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน +197

    Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 หลายเดือนก่อน +5

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @HoodoCabdi-up7cn
      @HoodoCabdi-up7cn 2 หลายเดือนก่อน +3

      Scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @KafiyaAbdilahi-k5d
      @KafiyaAbdilahi-k5d 2 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw

    • @samsammustafe409
      @samsammustafe409 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw

  • @Farahahmed-hc6rx
    @Farahahmed-hc6rx 2 หลายเดือนก่อน +207

    Qadan mamo qalbi fiican 😢ax muna faysal hooyaded ayay xasusatay ale ha unaxariisto 🤲amiin amiin ❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 2 หลายเดือนก่อน +10

      Allaah hau naxariisto aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi yaaa Raxmaan

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +3

      Amiin yarabbi.

    • @RaxmaRashiid-v7p
      @RaxmaRashiid-v7p 2 หลายเดือนก่อน +1

      amiin❤

    • @fatimamursal6342
      @fatimamursal6342 2 หลายเดือนก่อน +2

      Muna Faysal iyo
      Qooqaga Qaranka walaahi waan ka naxay ax alle haw naxariisto hooyayiinkiin walaalo

    • @YasinCade-y2c
      @YasinCade-y2c 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@RaxmaRashiid-v7palle haa unaxaristo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 2 หลายเดือนก่อน +148

    Qadaneeey 😢 wllhi waa hooyo wanagsan allha xafido🥺🥺❤

  • @zagalmohamet7462
    @zagalmohamet7462 2 หลายเดือนก่อน +41

    Ax wlhi wan ooyeyy qadan waa qof wacan wlky supeer waxan leeyahay alle ayaa ka jecladay hooyada lknze wxd haysta hooyo kaga fakaraysa sidii hooyada oo kle dhowro qadan inta hooyoyinkood dhinte alle ha. Unaxariisto intayy unoolyihiina alle ha udaayo amen wlshyy muna faysal waa agoon waan rajo alle qalpiga hku qaboojiyo awlaadadan alle hakaga dhigo kuwa baaariya. Amen🤲🤲🥺😢

    • @zephyr-u1z
      @zephyr-u1z 2 หลายเดือนก่อน

      AAMIIN🤲🤲🤲🥲

  • @Sawdomohamed1234
    @Sawdomohamed1234 2 หลายเดือนก่อน +34

    Ax hooyo la'aantu xumaa illahaw hooyaday io hooyoyinka kleba u naxariiso😢😢😢😢😢

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 2 หลายเดือนก่อน +53

    Aad ayay itabatay arinka qadan wilka yarka ah uu uweydiyay arinka waan la oyayay wlaahi waa qof qalbi wanagsan qadan walahi walal nolow inta ay nolal jirto ❤❤❤❤

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 2 หลายเดือนก่อน +34

    Caawa waan ooyay wallahi mama qadan allh ku xifdiyo aakhiro iyo aduunba 😢crrtadana allh kuu xifdiyo

  • @farhiyafdyydhussein2348
    @farhiyafdyydhussein2348 2 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi suaasha u danbaysay aad bay iiga oohisay waayo aad baan u qalbi jilicsanay waliba hooyaday iyo dhamaan waalidkenana aan u jeclahay. Ilaahayoow intii dhimatayna u naxariiso inta noolna noo xifdi kuwa wajibkoda guta naga yrel❤❤❤

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 2 หลายเดือนก่อน +21

    Qadaney qalbi wanag ina ader guleyso markasta wax ku dhiba rabi kuma tuso😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 2 หลายเดือนก่อน +54

    Tiktok ayn ka so arkay wnan imi mrkiiba ❤
    cawa aad ayu u culus yhy brnjku suaalo an aad ugu baahna mamo qadan ayn ka faaiday❤

    • @ImaanAbdirahman-es8fi
      @ImaanAbdirahman-es8fi 2 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale tiktok baan ka imi masha allah maamada wa qalbi nadiif

  • @nimcocali4554
    @nimcocali4554 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ax su,aal ka xanuun badan au,aasha qooqaaga ma arkin qiiray barnaamijkii ka dhigtay alle haw naxariisto hooyo qadana booskii hooyo ayay kuugu jirtaaye alle hakuu barakeeyo❤

  • @sahraomar4197
    @sahraomar4197 2 หลายเดือนก่อน +3

    Muna faysal alle haku barakeeyo su aal fiican baad waydiisay

  • @SihaamNaasir
    @SihaamNaasir 2 หลายเดือนก่อน +45

    Ilaahow waalidkena Nodhowr Inta dhimatayna ilahay how naxaristo 🤲😭

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin yaa allaah yaa rabbbi

    • @RoodaXine
      @RoodaXine 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @WardaSagal-jn5hz
      @WardaSagal-jn5hz หลายเดือนก่อน

      N😮

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi su,aasha danbe waan ooyay illahay hakugu asturo ilmahaa aad kafaala qaaday hooyo wacan ayaad tahay illahay haku xafido qadan qaran inaabti❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waar reer sheikh isqaaow waa inaynu caleema saar naa qadan qaranka . ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinMohamed1430
    @HusseinMohamed1430 2 หลายเดือนก่อน

    Qadno Qaran waa Hooyada hooyooyinka ❤Waa qof qalbi wanagsan Ilaahi haku xifdiyo Qadno qaran meel walbo oo aad joogtid Noolasha kuma xumeysa AWLADAADA BAARI ALLE HAKAAGA DHIGO ADIGANA CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN BAAN NOOLASHA KAAGA RAJEEYEY😢❤🤲🤲

  • @maryanali4555
    @maryanali4555 2 หลายเดือนก่อน +1

    Idk this people are I am here crying at the end. That’s what your supposed to be is a mother to those that lost their mothers.

  • @naftauroon4697
    @naftauroon4697 2 หลายเดือนก่อน +33

    Ala muna faysal markan arko wan iska ooya allow aduunka hanagu cidlayn wll alle qalbiga haku adkeyo😢

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 หลายเดือนก่อน +1

      maxaa ku dhacay walaal Muno 😢😢😢warid la aanta mase wax kalaa helay

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 2 หลายเดือนก่อน

      @@caashobashiir648waaalid la’ aaan iyo walal la’ aaan ma mid kaxun baaa jirta walalo🥹 allow hanagu cidleen aduunkan🥹

    • @gudonfarahcabdi1900
      @gudonfarahcabdi1900 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@caashobashiir648Walid la'aan iyo wll la'aan😭😢

    • @SAbdull-p7q
      @SAbdull-p7q 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@caashobashiir648 waa madi xitaa caruur dhan lama dhalan 😢 illahey qalbiga ha u qaboojiyo

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 2 หลายเดือนก่อน

      @@SAbdull-p7q aaad iyo aaad 😢aaamiin 🤲

  • @Umumina
    @Umumina 2 หลายเดือนก่อน +13

    Mamada qaranka guulayso alleh haku garansiiyo xaqa xijabkana ha kuu adkeeyo mamo mcn❤

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi mina faysal su,aalaha ay qadan waydiisay waa su,aalo yada nolosheeda ka dhex guuxaya ana ay ku jirto ama ay soo martay plz inantaas bal hoos halaysugu dayo in loo warysto xaaladeedana loo ogaaado muna faysal❤🥺

    • @MuunaCawil
      @MuunaCawil 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nafteed-Jaceyl
    @Nafteed-Jaceyl 2 หลายเดือนก่อน

    Muna is amazing and pure hurted manshsallah! Great points bey weydiisay allaha ku sharfo👍👌💯thank you dear!

  • @AsmaXuseen-h4y
    @AsmaXuseen-h4y 2 หลายเดือนก่อน +3

    Way ma qadan qaran okale mom Alle cimriga hakudhereyo😭😭😭

  • @hodanjama7583
    @hodanjama7583 2 หลายเดือนก่อน +20

    😢😢😢 hooyo laantu wa xanuun hooyo laantu wa rafaad hooyo laanu wa qof silic ku noool markaaand hyn hooyo ku hiillasa wa lgu gumeysnaya lagu silcinaya 😢😢 biniaadam ku damqanya majirto hooydey mcn wn u xiisey si an xad laheyn wan rafaadey wan dhiptoodey wan silcey alle hygga saaro sdna hooyo alle how naxariisto hooydey mcn iyo hooyo kasto oo dhimetey alle how raxmado ana waxana ku farxo alle hysiiyo 😢😢😢😢😢

    • @sadaammahamed5458
      @sadaammahamed5458 2 หลายเดือนก่อน

      Wll Alle ha u naxriisto Lkn qalbiga Adkeyso unaa Ducee

    • @MawelHodo
      @MawelHodo 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @amranmahamoud6672
      @amranmahamoud6672 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hodoneey illhy hooyo ha u naxriisto mar wlpA xasuuso u ducee sadaqo u bixi adunka market jogtey sidey xaq kugu lahyd bey akhrina kugu ledahy hodan hooyo wey ku farxeysa darajo kastood gaadho kuma arkeyso lkn wey ku ogthy😢😢😢 😭

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kaliya qof hooyadii waayay umbaa ku fahmikaro macaney Allah ha unaxaristo hooyo الله يرحمها ويغفر لها ويجعل مثواها الجنه الفرد😢🥺🥺

    • @NimcoAbdi-zl8eo
      @NimcoAbdi-zl8eo 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin wllo mcn alle hawnaxriisto hooyo adigana qalbiga haku qabojiyo 😭😭😭😭

  • @hodanahmed-kd4zu
    @hodanahmed-kd4zu 2 หลายเดือนก่อน +23

    Muna feisal inay ii hadashy ayad moodaa😢😢😢😢

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qadanay kulmiye waa nool yahay waanu noolan Allah haku garab galo

  • @IqraAbdi-l4t
    @IqraAbdi-l4t 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maamo qadan qaran waaa hooyo qalpi wanaagsan ❤🎉

  • @MaidamahamedAhmed
    @MaidamahamedAhmed 2 หลายเดือนก่อน +22

    Aad Bay u culustahay suasha muna faysal alle ha ugar garo gabdh walba oo dhibataysan sis adna horay usoco wll karti badanee❤

  • @farhiamohamed2157
    @farhiamohamed2157 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mamada qaranka alle ha xiftiyo siday ugu naxarisatay wiilka

  • @deqacumar
    @deqacumar 2 หลายเดือนก่อน +5

    Muna Faysal Waan kanaxay wlhy Qof Hooyadi geeryotay dareemikara Alle haw naxarizto mamo😢😢😢😢

  • @hodanmohamed17
    @hodanmohamed17 2 หลายเดือนก่อน +12

    Mama qadan waa mamo aad u qalbi wngsn wlhy mansha allah mommy ilhay haku xiftiyo🥹😭🫶🏽💕💋

    • @nimohashi6594
      @nimohashi6594 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku dhacay Muna faysal

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 2 หลายเดือนก่อน +4

    MashaLLah Mamo Qadab QoF WaLpa Darenkisa We La Daremesa alle haku xifdiyo mamo mcneyy😢😢😢😢

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qadan qaran waa qof naxariis badan 😢😢😢😢😢❤❤❤❤ walaahi waan ooyay

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 2 หลายเดือนก่อน

    Suasha ogu xanun badan waye hoyo Allah barakeyo 🤲🏻💯

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 หลายเดือนก่อน +2

    Rabbiyow maamooyinka noo xafid inta dhimatayna u naxariiso abaalkooda ma gudi karnee janatul farduusa maamooyin ilahay haydinku abaal gudo 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 2 หลายเดือนก่อน +1

    Su,aasha u dambaysa ee dareenka barnaamijka baddeshay darteen ayaan barnaamijkaan u wada daawaday. Qadan wallaahi waa qaran oo magacaas si fudud uguma bixin. Maamo Ilove you abaalkaagana waa Janno♥️

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye guuuuuuuuul next 5 years wu so noqonaya inshaa Allah
    ❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍

  • @suhaybbaashe7986
    @suhaybbaashe7986 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wllahi waan ilmeeyay rabi haka abaal mariyo mom qadan❤

  • @MalyunMaanka-k1d
    @MalyunMaanka-k1d 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a allow barkey dhamaan darken wangsan ❤❤❤❤

  • @NahiiBaabaa
    @NahiiBaabaa 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hooyo mcn qadan qaran hadal kaa waan ku farxay ❤❤❤❤

  • @MunaIbraahim-nz9cd
    @MunaIbraahim-nz9cd 2 หลายเดือนก่อน +6

    Muna faysaleey allah hooyo haw naxariisto

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo waa qai wlshy Qadan qarn Ale haku barakeeyo❤❤❤❤

  • @FatimaIstahil
    @FatimaIstahil 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxriisto hooyo walaba o dhimatay alle ha ino daayoo inagana ❤😭

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa Allah Muna Faysal su'aashaasi way dul istaagtay, waayo hablo badan oo Guurkii ka xumaaday oo aan cidba u maqneny Alle mooyaane lkn in Dumarka wax haystaa u kacaan ayaa muhiim ah, rayigaa Qadana waan ku raacsanahy

  • @nasteexoabiib9800
    @nasteexoabiib9800 2 หลายเดือนก่อน +8

    Alle SWT ha u naxriito walidkeno dhan mamo qadney saad u xafidy awlaado dhan adna alle ha kuu xafido alle hakugu arsaaqo dhawrsanan iyo asturnana hooyo Sharf iyo karmo leh baad thy ❤

  • @AsmaQueen-b8b
    @AsmaQueen-b8b 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢 xa qadan waa qof qalbiwangsan

  • @teamamiiraqurux-f1o
    @teamamiiraqurux-f1o 2 หลายเดือนก่อน +1

    qadan wlllhy waa hooyo qalbi fican illlhy waxan u waydinaynaa cimri dheer iyo caafimaad qab❤😢

  • @amiincrashiidmaxamed5351
    @amiincrashiidmaxamed5351 2 หลายเดือนก่อน

    Mama Allah ku xiftiyo wax thy qof qalbi wangzan ❤❤😢😢❤❤❤

  • @maryammustafe5802
    @maryammustafe5802 2 หลายเดือนก่อน

    Wllhy wan ilmeeyey ilaahy hooyaday hooyoyinkeen haynoo daayo inta dhimatayna haw naxariisto hooyo iyadoo iinool ilaahy hay daaye maalme qalpiga ihurisay mamo qadan qaran ilaahy haku mamo waxa tahy hooyaday labaad waan ilmeeyey sidii aad moodo inay hooyo iga dhimatay 😢😢😢😢❤

  • @armyman5751
    @armyman5751 2 หลายเดือนก่อน +5

    Suaalaha emotionskaa dumar iskadaaye raga lama weydiiyo, ninkaa yari wuu degdegay gaarbuu u weydinlahaa , waayo waa wax isaga iyo maamada ka dhexeeya😊

  • @AffectionateFountain-gy2zj
    @AffectionateFountain-gy2zj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wan oyay mamo qadan wlhi waa qof qalbi wacan nolow intay nolol jirto

  • @HiboMaxamed-w9f
    @HiboMaxamed-w9f 2 หลายเดือนก่อน

    M.a hooyo qadan qaran alow cimri dheer cafimaad cibaado suuban kusiii🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Misriiita
    @Misriiita 2 หลายเดือนก่อน +10

    😢dadka oo ilmaynayo ayay ridwa mopelka dawanaysa😢😢 ax 😭 hooyo la anta wax ka xuni ma jiro waan daremayaa wll la anta hooyo la anta iyo apa la antapa kii inta haysana uu daremi kata 😢😢😢

    • @Amiiraqurux12345
      @Amiiraqurux12345 2 หลายเดือนก่อน +4

      Way oyaysa wll saas ha odhan intii ay hooyooyinkood ka dhinte rabi naxariistiisa jano haka waraabiyo inta ay unooshayhyna alleh cimrigooda iyo caafimaadkoodna alleh how barakeeyo hooyooyinkena alleh hynoo daysto isaga weyne

    • @Misriiita
      @Misriiita 2 หลายเดือนก่อน

      @@Amiiraqurux12345 amiiin 🥹😭😭😭😭

  • @XuseenCraxmaan-i2k
    @XuseenCraxmaan-i2k 2 หลายเดือนก่อน +5

    M,a muna faysal wa inan waya arag ah ilhy haku barakeeyo

  • @dhawrsanapdiraxmaan
    @dhawrsanapdiraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax allah u xariiisto intay hooyadood dhmty inta noola allah inoo daayo🤲

  • @ZamzamHassan-x7y
    @ZamzamHassan-x7y 2 หลายเดือนก่อน

    Mama qadan qaran nolow geridu haa kuu iloowdo ..I love you so much ❤

  • @fatimamursal6342
    @fatimamursal6342 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi waan ilmeeyey mama qadan waaa qof qalbi nadiifa wiilka yar saad u ilaalinayso alle hakaaga farxiyi mama

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Alllah waalhi qaadn qaaran waa hooyo wangsan edo macan cimiri dheeer iyo ciibaado wangsn Alle haku siiyo ❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah qadan qaran illahy ha barkeeeyo

  • @xayiraiyoxoodmidia5326
    @xayiraiyoxoodmidia5326 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo alle hakuu naxaristo adiga intii muslinaa dhintay 😭😢😢

  • @FatimaIstahil
    @FatimaIstahil 2 หลายเดือนก่อน

    Qadaan qaran❤ wa goob alle haku xafido inder

  • @zahraeprhim8251
    @zahraeprhim8251 2 หลายเดือนก่อน +9

    Alha unaxristo hoydii😢❤

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... 2 หลายเดือนก่อน

    Baranamij inta qabnysayy kna ugu qiima bdnaa ❤Mamada qaranka Allow ku daa❤ qofkastoo wlidkii wayyeye Alle haw naxariisto😢

  • @SaredoCabdi-im9jp
    @SaredoCabdi-im9jp 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢 munay wan ku ilmeyay wlahi ax Allah qalbiga ku adkeyo wll qali

  • @nasrinali2996
    @nasrinali2996 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alleh how naxariisto walidkeen dhamantood inti dhimatay qadan qaran waa wll qaali ah alleh swt ahi haku abaal gudo Wllo sidad rajayga uxifdiday alleh haku xifdiyo Wllo 🫶👑💎

  • @HoodoCabdi-fn8zi
    @HoodoCabdi-fn8zi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo waa qali wlhi 😢😢😢

  • @MahdiyaMahdiya-f9o
    @MahdiyaMahdiya-f9o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qadan waa qof qaliy qoqaga ilahay haku xafido edo

  • @MunaCumar-hb5sh
    @MunaCumar-hb5sh 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ax walhy wn ilmeeyay 😢kalmada marku yiri wiilka yer ax hooyo mcn moomo qadn wy qalbi jicsanthy walhy iyo asxaabta dhamn tood😢

  • @nasrinsalah-c6x
    @nasrinsalah-c6x 2 หลายเดือนก่อน +3

    alle hawnaxariisto😢qadan wlhi waa qof qalbi wanagasan alle ha dhowree❤

  • @salmanuura7873
    @salmanuura7873 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wan la ilmayey wlhi muna faysal ilaahy walidkeedna ha unaxariisto aadbay utaabay suashu😭

  • @aamiinapdirashid1624
    @aamiinapdirashid1624 2 หลายเดือนก่อน +4

    Marka qaar adoo hooyo leh Bay hooyo la.aantu dhaantaa
    Wyo hoyadu keliya maaha in ay ku dhaSho plze waa in ay ku daryeeshaaa oo markasta qalbigaaga ilaalisaa😭😭illahy inta hooyo wanaagzan siiyay haw xiftiYo😭😭😭😭😭

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walal sabar waalidka owlada sawjka wax walba waa leys ku imtixaamaya

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 2 หลายเดือนก่อน

      @@aamiinapdirashid1624 hooyadaa maa ku xumaysay way jirtaa hooyo ubadkeeda u daraniye

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 2 หลายเดือนก่อน

      @@aamiinapdirashid1624 wll hooyadaa maa kugu xumaatay way jiraan hooyooyin ku xun ubadkoodee

  • @HooyoHooyo-w5w
    @HooyoHooyo-w5w 2 หลายเดือนก่อน

    Mamo qadan qaran waxan u jecelhay sida hoyad u jecelahy❤❤❤❤❤

  • @SaharaAhmedMohammed
    @SaharaAhmedMohammed 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qadan waa hooyo naxaris bathan😢😢

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qadan waa qof shakhsiyad fiican alle ha sharafo

  • @adenabdi5563
    @adenabdi5563 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah wlhi qadan wa hooyo qalbi ficn

  • @NiciimaYuusuf-i1j
    @NiciimaYuusuf-i1j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haw naxriizto 😢🤲🏼mmo wxa mhsintyna 😢

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxaristo inti hoyoyinkod ka dhimatay😢😢

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 หลายเดือนก่อน

    Qadan waa qoof qalbi wanagsan walahi waa ooyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️oooyin fagaa taaax iga so tisha Allo oooyada aniga wxa walba uu qabtay ii Gadha sii yaaa raaab oo xajika geeeya yaaa raaab❤❤❤❤

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wiilka yar maxay u tahay waata lala wada ilmeeyaye anaaba ilmeeyaye

  • @samiyacabdi3768
    @samiyacabdi3768 2 หลายเดือนก่อน

    qadan qaran walahii wa qof fcn ilahay hakuubarakeyo

  • @ramlafarhan4657
    @ramlafarhan4657 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla Qadan way iga ilmaysiissy wlhi😢

  • @SacdaCrasaaq
    @SacdaCrasaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Qadan qaran qalpiga kaa ognahay hooyo somaliyeed🎉❤

  • @HanaanMuhumed
    @HanaanMuhumed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa mamo aad u wngsn ❤

  • @BishaaroQurux-ec5ri
    @BishaaroQurux-ec5ri 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a mamo Allah ku xiftiyo❤

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhambaal Hambalyo 100k🎉😮

  • @aminamohamed7242
    @aminamohamed7242 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaha hooyo qaali ah weye qadan ee guuleyso

  • @Hawraarofficial2
    @Hawraarofficial2 2 หลายเดือนก่อน +2

    100k inoo farxada ❤

  • @FartuunAbdirisak
    @FartuunAbdirisak 2 หลายเดือนก่อน

    Muno faysal su. Alaheed Wa cajiib m. A❤

  • @MahdyaHourde
    @MahdyaHourde 2 หลายเดือนก่อน +1

    "Haweeneydan kursi ha laga siiyo baarlamaanka oo sidoo kale ha noqoto xafiis cusub oo qabiilka iyo ururrada guurka Somaliland... Waxaan la hadlayaa dowladda Somaliland."
    😂😅❤

  • @nature1747
    @nature1747 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qadar waa Qof Wanaagsan Mashallah!

  • @SaybaUbdilaahi
    @SaybaUbdilaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Mama qadan qaran hooyo qaraN waa ilmeyey wllhi so kle muna faysal oo ad xasuus ugashey daren hadashey nh wll aha adina walidkaga unaxa riisto😭😭😭😭

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 2 หลายเดือนก่อน

    Qadaneey aduunku waa 4 cisheee illahay ha i ilaabin.😢😢😢😢😢

  • @NimcoWali-u1x
    @NimcoWali-u1x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle habrkeeyo mamo Qadan qarn❤😢

  • @cilmimaxamed2563
    @cilmimaxamed2563 2 หลายเดือนก่อน +3

    Way hooyo waa hooyo uuun wllhi 😭😭

  • @kahinradia6592
    @kahinradia6592 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah kolna walasheye kolna my inaderteye dhiga iyo dhuxa jiir oo joog ❤❤❤❤

  • @NimcoAbdixakiin
    @NimcoAbdixakiin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Su,aashaa sidaa usoo dhig oo I waydiii😅😅😅😅

  • @Masturo-y5c
    @Masturo-y5c 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo qadan qaran geesiyadii qaran mujaahid waan jeclahay walahi sida hooyaday

  • @mahednajiibshmahamud7853
    @mahednajiibshmahamud7853 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha xafido mamad naxarsita badn

  • @shukriabdi4647
    @shukriabdi4647 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allla hooyo wanaagsan ku siiyay😢😢