Halka Wax ah oo iga Caawiyay Inaan Programmer Noqdo!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 88

  • @funyfuny-ou4ev
    @funyfuny-ou4ev 5 ปีที่แล้ว +48

    I'm Somali programmer specially web developer and designer
    alx

    • @abdirahmanburyar
      @abdirahmanburyar 4 ปีที่แล้ว +2

      glad to hear that

    • @nuurcumar731
      @nuurcumar731 3 ปีที่แล้ว +1

      Zxp lacag makashaaYsaah si online ah as a web developer xaggeese jogta wll

  • @tartanmarathon465
    @tartanmarathon465 3 ปีที่แล้ว +2

    great man guulayso walalo waxaad tahay our roll model as somali programmers

  • @ismailhaaji9213
    @ismailhaaji9213 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah youtup faa iido inoo leh Allaha kaa abaal mariyo bro runtii waxaa tahay qof dhalin yarada programing ka u faa iideenaayo masha Allaah 🙏🙏

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal. :)

    • @nadranadem1100
      @nadranadem1100 2 ปีที่แล้ว

      @@DuraanAli plz wll c programming ma soo samyn krtaaa welipa sda loo sameeyo zaad, evc-plus iwm, adoo raali ah wll🙏

  • @samadon7960
    @samadon7960 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah pro concept wa waxa ugu mihimsan ee qofka programmerka ah ubahanyahay

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga iyo qoyskayagu mina laahi ayaan kuu taageernaa wll hore u soco

  • @ridwanahmed1924
    @ridwanahmed1924 5 ปีที่แล้ว +6

    Mahad Sanid Walaal ❤️❤️🙏 illaheey Haku Barakeeyo Dhamanteeyn Nah Ha inoo Fududeeyo Aqoonta

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +1

      Adaa Mudan walaal, amiin dhamaanteen.

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allh Ustaad Barakow

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaal halken kala soo xiriiraa adoo mahadsan

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว

      Facebook-ga ama email facebook.com/duraanali

  • @engabdirahmanzhire1741
    @engabdirahmanzhire1741 5 ปีที่แล้ว +1

    msh alaH Ustaada Alle hku xafido wx bdn baad noo haysaaye

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 5 ปีที่แล้ว +5

    Socodkaa waa caafimaad... waad ku mahad santahay macalin in aan bilaabo ayaan rabaa #programmer. Wayahaan waxaan radinyey information igu filaan maxaa yeelay in aan bilaabo ayaan rabaa programmer thanks mclin... nosoobadii

    • @Abdinaasirmohamed-1
      @Abdinaasirmohamed-1 6 หลายเดือนก่อน

      Ma bilowdey sxp

    • @qiimeen
      @qiimeen หลายเดือนก่อน

      Adna ma biliowday 😂​@@Abdinaasirmohamed-1

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my engineer
    Waxaan jeclaa laheeyn in aad aad project yaal ina tusto
    Java iyo php.

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot bro Duraan

  • @shukrisharaf454
    @shukrisharaf454 3 ปีที่แล้ว

    Mahsanid good teacher

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wall

  • @Maame65
    @Maame65 5 ปีที่แล้ว

    Macalin duraan ali thank you

  • @diinkaab
    @diinkaab 5 ปีที่แล้ว +5

    1aad team d-ali

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +3

      Anoo xataa wali Thumbnail u sameynin videoga aa comment ka bixsay, lol caadi ma tihid. Mahadsanid

    • @diinkaab
      @diinkaab 5 ปีที่แล้ว +4

      Duraan Ali wlhi taageero wayn kuu hayaa pin igu qabo inder

  • @wm9669
    @wm9669 2 ปีที่แล้ว +4

    Salam aleykum walale
    I am a mom of three 16 years of interpreting experience, support worker and care worker.
    I have decided to change career and go for IT. I have now started with
    ComptiaA IT fundamentes and will follow up with Comptia A+
    What advice to you have for me.
    Qualification wise I have done social work related .
    Thanks

    • @Ciiltire-er9tw
      @Ciiltire-er9tw 6 หลายเดือนก่อน

      Masha allah sanad ka dib ka waran safarkaaga it waxaan rajeynaa inaad dhabaha heyso

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 4 ปีที่แล้ว +1

    pro waad dhutinaysaa hadaadan qaldanayn hhhhh
    masha allh wllo waan kaa faa idnay

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  4 ปีที่แล้ว

      Haa walaal, waagaan yaraa ayaa lugta dhaawax iga soo gaaray. Insha Allah mustaqbalka ayaan ka hadli doonaa waa sheeko dheer.

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso wll

  • @kasimsaman9481
    @kasimsaman9481 4 ปีที่แล้ว

    Thank you brother

  • @fahim2524
    @fahim2524 5 ปีที่แล้ว +3

    M.allah mahadsanid

  • @aayahanoloshatv5460
    @aayahanoloshatv5460 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Qasab miyaa inan jaamacad galo si aan Programmer u noqdo Aniga IT ayan bartaa lkn ma'ahan Programming hadana waxan xiiseya inan noqdo Mustaqbalka Programmer

    • @hormarinaftaada539
      @hormarinaftaada539 5 ปีที่แล้ว +1

      self-taught aya noqo kartaa wana waxa ugu fiican . as a Programmar. Uma baahnid jamacad

    • @Maame65
      @Maame65 5 ปีที่แล้ว +1

      Information technology luuqado programming ah kuma baratid brother

    • @aayahanoloshatv5460
      @aayahanoloshatv5460 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Maame65 sxb hada inta badan haduu Qofku baranayo IT waa qasab inuu waxka fahmo Luqadaha Computer-ka sida Java siiba ardayda Yurub waxka barata Taqasuskeena ma'ahan Programmer hadana si guud ayaanu u baranaa si hadhow aysan wax cusub noogu noqon qofki rabana si gooni ah ayuu usii baran karaa.
      Marka Luqadaha Computerka mustaqbalka qofkasta oo IT baranaaya Qasab ayay ku noqon doonta inuu barto✌✌

    • @aayahanoloshatv5460
      @aayahanoloshatv5460 5 ปีที่แล้ว

      @@hormarinaftaada539 thanks sxb

    • @Maame65
      @Maame65 5 ปีที่แล้ว +1

      Aayaha Nolosha TV haa wll anu somaliland ayan joga waxanan bartaa information & communication technology waxan bartey luuqado badan oo programming ah sida C++, Java , object oriented programming, vb.net , C# , php, Asp.net wxanan maraya last semester zxp yurub inte ka joogta programming waa ma favorite

  • @mrgelle4299
    @mrgelle4299 5 ปีที่แล้ว +2

    Ustaadi waa mahadsantahay waxaan jeclaan lahaa inaa mar Video nooga soo duubto noona sharaxdo Adobe XD iyo wuxuu yahay

  • @takursiin2994
    @takursiin2994 5 ปีที่แล้ว

    Thanks my dear

  • @QosolWanaag-y3o
    @QosolWanaag-y3o 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muqaalkaga laba sana ka dib iso gaare manatana waxa aahy Aradhana bilaaw ah ee ustaad ado maahd san halke kala so xiriir karra

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaaad tahay nin farxaan ah fadlan noo soo badi barnaamijka aad socodka kuso duubtiď

  • @jimalemohamoud2430
    @jimalemohamoud2430 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanty wll..
    If you can teach us some Php or Nod js, react js it would be cool.

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 2 ปีที่แล้ว

    Waxaas nac pro waa inaad xifdisaa

  • @Speedunique.
    @Speedunique. 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll halkee lagaga soo xariiraa I want be more information please

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  3 ปีที่แล้ว

      Email ali@sahalsolutions.com ama facebook

  • @mihrabiibrahim5794
    @mihrabiibrahim5794 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc teacher duraan ali maxay qawataa luuqada objective c Mahad Sandi

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว

      Wcs, Objective C waxaa lagu dhisaa iOS apps ama apple apps. In kastoo hada ay ka guureen oo Swift luuqad la dhaho lagu dhiso appska.

  • @Stylemenfashionchannel
    @Stylemenfashionchannel 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaal duraan number kaaga ayaan ubaahanahay waxaan rabay in aad iga caawiso xaga computer ka

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +3

      Facebookga qoraal iiga soo dir, meesha videoga ka hooseysa ayuu ku jiraa.

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 5 ปีที่แล้ว +3

    Duraan programing hanoo danbaysee ma lug baa ku yar ninyahoow?

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว +5

      Lol waa sheeko dheer sxb, waagaan yaraa ayaa bomb igu qarxay, lugta ayaa xoogahaa iga soo gaaray, insha allah mustaqbalka waan ka hadli doonaa.

  • @filsanabdirahman9693
    @filsanabdirahman9693 4 ปีที่แล้ว

    thnks alot

  • @AfricaInternationalSchool
    @AfricaInternationalSchool 5 ปีที่แล้ว +2

    Alibaba kasoo hadal macalin anoo jooga somalia seen wax oga gadan karaaa

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว

      Insha allah, waan isku dayi doonaa inaan mustaqbalka ka hadlo arintaas.

    • @AfricaInternationalSchool
      @AfricaInternationalSchool 5 ปีที่แล้ว

      Waan sugeynaa macalin Alibaba video dhamestiran mahadsanid

  • @invisiblepeace.5276
    @invisiblepeace.5276 2 ปีที่แล้ว +1

    Brother jamacadaha Minnesota ku yaalo scholarship somalida masiiyaan? Maxaana qualification u ah? Reply me broman. Shukran.

  • @ahmedabukar6151
    @ahmedabukar6151 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc duran sxn waxan ka codsanaya inaad tutorial noga samaysid UPWORK sida uga shaqesan laha. Wan isku dayay lkn provile approval ka ayaa laygu so celiye

    • @hormarinaftaada539
      @hormarinaftaada539 5 ปีที่แล้ว

      Skill maledahay ,

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  5 ปีที่แล้ว

      Video ayaan horay ooga sameeyay lakin mid kale inaan sameeyay waan isku dayi insha allah.

    • @ahmedabukar6151
      @ahmedabukar6151 5 ปีที่แล้ว

      @@DuraanAli video gi hore wan dawaday almost waxad xooga saartey sidee lagugu shaqeyn lahaa thanks macalin .
      Wax badan ayan ka fa iiday
      Ardayda bil bilawga ee kugu xeran ayan ka mid ahy

    • @ahmedabukar6151
      @ahmedabukar6151 5 ปีที่แล้ว

      @@hormarinaftaada539 beginner but improving more

  • @aravattali
    @aravattali 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad Java Tutorial Noo so samey
    Mahdsnd

  • @saadaq2005
    @saadaq2005 5 ปีที่แล้ว +1

    sxbow "instance" noo sharax

  • @Azozrashi
    @Azozrashi 5 ปีที่แล้ว

    macalimuu wxaad nooshegtah wabsites lacago laga sameen karo inagoo somalia jooogna

  • @kuwizer
    @kuwizer 2 ปีที่แล้ว

    sxb lugta maxaa kaaga dhacay

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 5 ปีที่แล้ว

    Program waxaa ii jeeclaysiiyeeu ustaad duraan

  • @khaligee1218
    @khaligee1218 5 ปีที่แล้ว +1

    Abtiyow na tuss Ani Moorhead anjoga plz

  • @somprogrammer9599
    @somprogrammer9599 4 ปีที่แล้ว +1

    elements ka html waa object.

  • @abdihakimguliye8207
    @abdihakimguliye8207 5 ปีที่แล้ว +2

    Macalin naa tuus melaxa ay soomalida ubadantahy

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 4 ปีที่แล้ว

    Haaa sxb we are beginner.

  • @mustafciid870
    @mustafciid870 5 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid bro wa talo wngsan.

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wlli

  • @faafiyowanaaga8913
    @faafiyowanaaga8913 5 ปีที่แล้ว

    Duraan Walaaal waxaa jeclanalahaay inaad noo faafihisid GUI iyo Ul UX waxeey kusaabsan yhn Fadlan

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 3 ปีที่แล้ว

    Two languages ma isku baran karaaa taliye

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 5 ปีที่แล้ว +1

    WLL MATH'S IYO PROGRAMMING WAX LINK AH MA KA DHAXEEYA.

  • @saeddhago2959
    @saeddhago2959 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wlll

  • @maxamedcali6242
    @maxamedcali6242 3 ปีที่แล้ว

    Still can't.Understand

  • @abdullkadirkhalaf356
    @abdullkadirkhalaf356 5 ปีที่แล้ว

    Eng aad baa u dhiirigalisaa bahda it

  • @ibromoh6457
    @ibromoh6457 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlh

  • @abdikarim1153
    @abdikarim1153 4 ปีที่แล้ว

    Marka aad tahay bilow tahay programmering shayga kowaaad waxaa weeeye in aad luqadaha aad barato waa taaas sax markii aad bilow tahay

  • @hassankamiinmire9845
    @hassankamiinmire9845 2 ปีที่แล้ว

    M.a aadbaan uxiisaynayaa wax fikir ahna Kama haysan clip yadaada kahor 🙏

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd ustaad