Crying😭manshallah Iman ka was hadyad illahay bixiyey 👏👏👌👍👍👍👍Illahay Janadii ha ku abaal mariyo Anaha kuweeni dhar kii dumarkii bey u xiranaya….May Allaha grants Iman!!!!!!!
Somali dhibka haysta iyo Dawlad la,aanta waxaa keenay waa dadka la dulmaayo Qof dhan oo muslim somaliya aya la gubayaa Aaaaaaar somalia aniga waanka yaabay Hada ka hor dad ayaa kunolanjiray Imika waxa ku nool dugaag suurada ibnu,aadanka leh. Waaa in la dabar jiraaa inta anay aduunyada kaleh u talaabin
Allah wiilkeeda ha u badbaadiyo maamadah maskiinta ah kuwii dileye ninkeeda kadeed aduun iyo mid aaqiro allah isku daro murimiinta dalka islaamka baneesteye oo wiliba is mooda in ee wax dheer yahiin allah cadabo fool xumo iskuma jeedan madow wee ka daran yahiin dadka jareerta ama qabiil kale ku yasayaan wallhi wal wax kuma siineesid kuwa ku dhaha landheer baanu naheye ee dadka dilah wiswis dartiis ee ismoondan in ee naf xaq u lee yahiin in ee gooyaan am dulmaan qof maskiin een wax ka sameen
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
Wan ku sarey mcney
Bismillah oo maxad ku faleysaa❤
❤
❤
@@SALMAAN.476 waxas waa tuugsi cad ha is liidin wllshay adigu dadaal same dan baa laguu soo eada raaci eh that is my advice
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
SCW SCW ❤
Scw❤❤❤
Scw❤
Wlhi gabdha iyo hooyada wakasa maskin waye waa gabar qalbi fican sida hooyadeda camal😢😢❤
Allah ayaa ku filan Allahu Akbar Allow ku xifdhi yaraball caallamiin 😢Ameen
Ilah cidwalba ka wayn wxna lama ahan dhibkodu ee ilahay ha unaxaristo iygna wx khayr leh❤❤❤
Ameen YAA ALLAH🤲
Soomaalida waxa meeshaan dhigay waa qabyaalad iyo cunsiro nimo ayaa facooda ka reebey dalka halkaa dhigay dadkana faqiir u ah cabsida ALLE SWT ku yar akhiray hilmameen is xisabin iny jirtey ilaaween xaqana way iska indho tirayaan blse maalin weyn jirto maalintaas ciqabtodi way marayaan INSHA ALLAH☝️💯
Jareee iyo jileecna waa adoomo ALLE SWT waxna isma dheera ilaa cabsida ALLE SWT☝️💯
Allah is one ☝️
Allhu akbar ❤
Mashaa Allaah waxaan jirin baya doonayan inaya dadka ka lulana❤️❤️❤️
Crying😭manshallah Iman ka was hadyad illahay bixiyey 👏👏👌👍👍👍👍Illahay Janadii ha ku abaal mariyo Anaha kuweeni dhar kii dumarkii bey u xiranaya….May Allaha grants Iman!!!!!!!
Cida in lacaawiyo ayey mesha u imaden ee caawi hada waso qadatay xitaa asaxbtaada hala cawiyo madhihin 😔 😔
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw ❤️❤️❤️❤️😢
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Aduunka ayaa looga jera intaan aaqira la aadin in
MashaAllah.
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nin weyn qurux ku dhigle I'm huge fan of you bro keep going 💪
Qurux kudhiigle is always happy Manshallah. Keep going brother ❤️💗❤️💗💕💕💗💗💗💗💗💗💗
King of reaction qurux ku dhiigle
اللهم أصلح أحوالنا إلى أحسن حال 🤲 🤲 🤲 🤲 😢
,اللهم امين يالله🤲
Masha allah bientôt 1 millions hore u soco
اللهم اميين،🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
ku sali nabiga scw
Team qurx ku dhiigle 1m an gariin wax yar ugu dhimaneey🎉🎉❤❤
Qurux ku dhiigle is back shaqo wacan 😅
Haloo koco hooyadan dulman😢😢😢
Soori hooyo Alle hakuu gargaaro😢😢😢
1m coming soon ❤
Wllahi gabadhas m.a waxan diyar u ahy ina gursado😢
WAXAAN UMALAYNAYAA WAA SABABTA SOMALIA UDAGILAADAHAY WAAYE DULMIGA YAALO SOMALIA QOYSKAA LOOGAYSTAY CUNSURINIMO OWGEED😭😭😭😭😭
Qurux kudhiigle keep going 1m
😂😂😂
qurux kudhiigle keep gooin 🎉
Inta Amiraaa mesha ku arakeen soo ordeeen wan idin salamay like 😂
Ar legend baa tahay
Adìgaa runta masheè gee marka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qurux ku dhiigle❤❤❤
Qurux kudhigle 1M comment soon🫡
Aamiin Aamiin.
Qurux kudhiigle❤❤❤❤
M .a ilaahaw u siyaadi❤🎉
Somali qarax iyo dhibaato inay kabaxdo hasugin waxay galeen dulmi badan 😭😭😭😭
Sandé awekoukadataye ina koukadi 1m😢😢
Kuwa diley gabadhan abaheda iwm ah Cadabta Alleh ku fogeyo Qalidina fiha awaden Amiin ya Allah 😭
Mash Allah kabtank ❤❤
Naanestay dhuuwo dhehwen❤❤❤
Coming soon 1m❤❤❤❤❤
Aan ku salino Nabigeena Maxamed SCW❤️❤
Ooh lord almighty have mercy on me
Waa barnaamij wanaagsan
legend 1 m coming soon
Subhanaallah geedka mesha usaaran maquu ahaa makii Christmas 🎄 miyaa samaliyeyyyy
Qurux ku dhiiglow wxn kaa sugnaa reaction heesta cusub ee sharmo boy Ft arimaheena 🙌🔥🔥
Road to one million
Naaneesteeda waa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hambaliyo 🎉 1m🎉
Big legend❤
Hhhhhhh dadka fanaxda leh😂😂😂qosol iguma harin ❤🇸🇴
Mashllh
Laa xawla walaa quwata illaa billaah
Nanesteda waw Galgalshe😂😂
Qurux kudigle is back in action 🎉
🫡𝘚𝘩𝘢𝘳𝘮𝘢 𝘣𝘰𝘺❤🎉🎉
Ninki ugu horeyay oo soo qarxiyo
Wcs brother
😂😂😂 walhi waa daacad qoslay kaag baan umalaynayey
Asc ❤❤
Qurux kudhiigle lejen 1m comes home lejenow
Kkkkkkkkkk mugaayadaha hortoodaan fariisan jiray ku lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
jini fooririye
Allah aya mices ah
Waa feege miisika llagu quruxiya lkn kuwa runa waa jiran
Soomaalinimo like ❤
row to 1m one like ❤
Road to 1m not row
Walahay keek run ah ayan moodijiray
heesta Sharma boy iyo arimahena
Soo qabo 😂❤
Aniga mayd afufe aya laydhaha😂😂😂😂
Subxanallah 🥺
Aniga my nickname is Coucou
From 🇩🇯
Hooyadaan waa ladulmiye maskiin wallaahi 😢
Intaan is dulminayno naxariis miya rajaynaynaa war dulmiga aan iska dayno hadii kale waligeen meel gaarimayno hooyadaas halacaawiyo iyo caruurteeda
Qurux ku dhiigle qosol miiran waaye🤣🤣🤣
Ani xitaa keek ayaan umaleeynjiray foolxumo kudhiigloow😂❤
Quruxkudhig no sheg jababta adunka intu kudhamda??
Aniga waxaa leydhahaa qaroombow
jini dharbaxashey 😂
Qurux kudhigle aniga icaysay nio
WAA RUUNTEED WAANA WAXAA AAY MUQDISHO UU OLAALEESO
Dalkaa hooyo soo dhiso ay kudhahayaan war mar hadaa kabaxo luuqad somali dhan wa ba iska dayn lagaa say wlhi cadiya😅😅😅😅
Maade kufsadea🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walahi hada le ogaade😂😂😂
Allow caafimaad taam sii 😢
Ilaaheyga weyna wuu jooga mar walbo
Scw
Asc walaalkey
5:12😂😂😂haiska danto kulahaa maba lis dhibaayo yaab
Naneys teyda waa biriq sodohdiisa😅😅
Shinbir Xoreeye
Somali dhibka haysta iyo Dawlad la,aanta waxaa keenay waa dadka la dulmaayo Qof dhan oo muslim somaliya aya la gubayaa
Aaaaaaar somalia aniga waanka yaabay
Hada ka hor dad ayaa kunolanjiray
Imika waxa ku nool dugaag suurada ibnu,aadanka leh.
Waaa in la dabar jiraaa inta anay aduunyada kaleh u talaabin
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭💔💔
Allah wiilkeeda ha u badbaadiyo maamadah maskiinta ah kuwii dileye ninkeeda kadeed aduun iyo mid aaqiro allah isku daro murimiinta dalka islaamka baneesteye oo wiliba is mooda in ee wax dheer yahiin allah cadabo fool xumo iskuma jeedan madow wee ka daran yahiin dadka jareerta ama qabiil kale ku yasayaan wallhi wal wax kuma siineesid kuwa ku dhaha landheer baanu naheye ee dadka dilah wiswis dartiis ee ismoondan in ee naf xaq u lee yahiin in ee gooyaan am dulmaan qof maskiin een wax ka sameen
3:31 waryaahe kan yaa TikTok gayga iyo fanaxdayda tusay laqaad😂😂
Asc all Muslim ☪️
Wcs
wcs
@@BashiirIbraahim-ke4fy wcs
Dadka dhib kaas gaar siiyay dad kaas waa Hawiye Abgaaal
😢😢