SHHEKO:AJAKIS IYO LIBAAXII XAMAR-WEYNE SOO GALAY MAXAA KALA QABSADAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 33

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto legend cabdi muriidi dheere Ajakis👐

  • @anwaraniis6865
    @anwaraniis6865 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy haw naxaristo

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 ปีที่แล้ว +3

    Allow kuu naxariiso AAMIIN.

  • @IbraahimCaliibraahim
    @IbraahimCaliibraahim หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aaamiin Alle ha u naxriisto

  • @daadirbuubuuleofficial9178
    @daadirbuubuuleofficial9178 3 ปีที่แล้ว +19

    Sheekadaan Iany Run tahay qofkii ila Arkay qosol saar 😂😂😂😂

    • @dalmarsheikhabdi728
      @dalmarsheikhabdi728 3 ปีที่แล้ว

      Waaa run 5 kun ayaa lagu daawan jiray
      Waxaa iska lahaaa Nin Saleebaan Habar Gidir ah

    • @Kweensunami
      @Kweensunami ปีที่แล้ว

      @@dalmarsheikhabdi728 ma run baa

  • @mohamedraajaa8833
    @mohamedraajaa8833 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh ajakis xasuuus ayuu lee yhy msh allh

  • @deeqoshukri9398
    @deeqoshukri9398 8 หลายเดือนก่อน

    Alha una xariisto ajakis

  • @ifiyetube8227
    @ifiyetube8227 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxamuka

  • @abdulhakimbishar5905
    @abdulhakimbishar5905 ปีที่แล้ว +1

    lpx maa dhel kalaa 2022

  • @calikhalif5574
    @calikhalif5574 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekooyinkii horey baashaal ayuu ahaa.
    Laakiin sheekadaan libaaxa run waaye .anakaba waan soo fiirsan jirnay 500sh/so.aan ku fiirsan jirnay.
    Shabaq ayuu ku xirnaa, xaafada ayaana degneen.c/cassis nacaay ayaa ladhahaayey.
    Govinda.mooto vespo ayuu jeclaay

    • @IbrahimAli-zc9no
      @IbrahimAli-zc9no 3 ปีที่แล้ว

      Bada Markaa aadi jirey soo Mari libaax baahi u dhiman rabo ahaa 😂

  • @naimahassan532
    @naimahassan532 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂👍👍👍

  • @axmedcade7
    @axmedcade7 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan fuuray saan u qoslaayay

  • @mohamedraajaa8833
    @mohamedraajaa8833 3 ปีที่แล้ว +1

    Abti ajakis Hhhhhhh mxn ku jeclhy in bdn

  • @duco6977
    @duco6977 3 ปีที่แล้ว +3

    Kan wariyaha meesha fadhiyo maxaa ka qaldan

  • @aliguleed2938
    @aliguleed2938 3 ปีที่แล้ว +1

    Rooti abuukey

  • @maxamedcabdule3474
    @maxamedcabdule3474 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mohamedraajaa8833
    @mohamedraajaa8833 3 ปีที่แล้ว +2

    Really sheekadan waa dhab

  • @abdulmalikaba-ali1353
    @abdulmalikaba-ali1353 ปีที่แล้ว

    Ala manooli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yahyeibrahimcabdulahi8377
    @yahyeibrahimcabdulahi8377 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @kaarmedia4980
    @kaarmedia4980 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk