Xil Gama'diid ''Waxaan ka xumahay in ay joogaan Wasiiro ciyaal suuqiin ah oo aan dad unaxaynin''.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 9

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtiis waana geesi allaha xifdiyo intaanba lagama maqlo manaxayaasha godkaas kujira

  • @khalidabdullahi5492
    @khalidabdullahi5492 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sax ilahay xaqa hatuso kuwa dadaka matalp

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud 17 วันที่ผ่านมา

    Markuu rajiimkii hore kusoosaaray ee ay weeyeen xilkii matokrkii baa iska furtay🫵

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 18 วันที่ผ่านมา +1

    Good xiliban

  • @KhadarMaxamed-dq4rq
    @KhadarMaxamed-dq4rq 17 วันที่ผ่านมา

    Ha laska duqaato 19 months

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 18 วันที่ผ่านมา

    Hortada shaqadaada maxee eheed xildhibaanoow
    Mataqaanaa qaabka loo wareesado dowladaha
    Mise siyaasada facebook aa ka baratay
    Dowlada qaabka loola xisaabtamo dastuurka aa sheegaayo oo ah gudiyo oo leeyahay gollaha
    Hadaa shaqadaada fahamsaneen ubaneey kursiga qabiilka aa meteshid iyaga aa soo dirsanaayo qof fahmaayo see ushaqeeyaan xildhibaaniinta
    Haka qasaarin qabiilkaaga kursiga adoo fahamsaneen waxee tahay shaqadaada
    Waxaa tahay sharci dajiye
    Matihid fuliye
    Wax lala xisaabtamka waa gudiyo
    Horta faham qaabka oo ushaqeeyo baarlamaanka laguu soo doortay aana dhax joogtay 2 sano
    Oona wali fahamsaneen maxee tahay shaqadaada
    Ninyahoow iskaaga tag
    Ubaneey qabiilkii lahaay kursigaas waa lugooysee

  • @siradm
    @siradm 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxwaynuhu dabdamis maaha, shaqadaas dad ayaa leh, haddii la amrayna tv lala istaagi maayo adigana marqaati lagaaga dhigi maayo, weerarka jooji ee wax tilmaan, hadal wax toosinaya noo sheeg!

  • @NorthActon
    @NorthActon 18 วันที่ผ่านมา

    sxb hal booli ah Nirig xalaal ah ma dhasho.. kursiga aad ku fadhido, laaluush meeqaa kaaga baxday,,??!!, Mushaarka aad Qaadatan Xitaa Staffka idin ilaaliyo maku filna,, inteee Qarashka idinka soo galaa,??!!