Maxay tahay dhaliisha loo jeedinayo RW Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii la socday ee ka qaybgalay.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Maxay tahay dhaliisha loo jeedinayo RW Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii la socday ee ka qaybgalay shirkii golaha loo dhan yahay ee Qaramada midoobay?

ความคิดเห็น • 14

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naa heedhee gabarey hadadba la taliye u tahay xassan shiiq alla noo maqan runta u sheeg hee xassan saaxiibay waa adagii farmaajo farqaha haystaye aduu kuu yahay madaxweyne anagu waligey ma dhegeysan xassan shiiq warkiisa waanse qirayaa inuu yahay m soomaaliya maalinkuu yomid dagaalkii bilowday baa wadankii oo dhan meel kasta ka socda dadkiina waa kala tagay meel cidlaa ayaad taagantahay saaxiib dawlad waxba kama taqaanid runtaadana soo aragtay hada marka dhaliilihii baad bilowday

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dawlada somali waa cadaw ga somaali cadaw aan dawladaan ahayn majiro itopia waxba haku marmarsoonin mooryaanyahay dalka yaa gubey yaa cuney mooryaan aan xishoon ,qabuuraha faganaya itopia ayaa dhaanta kuwa qabriyada faganaya ee xaafada kaliya kunool cadaw aan cadawyahaw

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah dowlada Somalia war gabadhan ookale aqoonta leh waxwalba ad u fahansan gabdhan ookale aya larabaa

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC madaxweyne HSN ayaaba raali ka ah sbt oo ah maxuu safiirka Ethopia loo eryi waaye maxuu diyada Ethopia Airline loo istajin waaye

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaashey, taladaadi ayuu xasan wadanka ku wada ,
    Dal iyo daba Ilaahay ha u naxariisto.
    Xamsena waxaa macalinkiis ah xasan !!!!! Maxaa filanaysaa .
    Dhiiiiiiiiqo.
    Walaashay, wax fiican ku hadal ama iska aaaamuuus.
    Raali ahaw.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War HSN markuu macaradka ahaa iyo hada hadaladiisa wey isqilaafaan yahiin Marka HSN dhegahiisa iyo afkiisa isma maqlaan waa danaysta isaga kuriixaya inay dowlad gobolerdyada kuriixaya inaysan qaban doorasho

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa igu maqaala in gabadhan codsi shaqo u gudbisay xafiiska raysal wasaaraha kadibna aan loosoo jawabin halkaana ayka carootay

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa idinka galay baada Somaliland yaab🙄 tan wadanka ma dagana familygeed ma dagana maxa baas ee somali ka galay qaxooti passport kale sidata? She's an expert on what?

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa Nebiga doqon baratay ayuu dhahay hooraaye balta arintayada kahadlaysa day macal naagahooda doqmaha ah ayaa nagu qarwaya anagram isuguwacan

  • @cabdimaxamud8318
    @cabdimaxamud8318 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    inaad ledahay ethiopia damac guracan wada kaad adinku wadan ma aragtan miya saad bad dalkale iska leyahay u sheegtan

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaa idinkaa ka caqli badan somalilandega markaad ledihiin ma doonayso acces ee waxay doonaysaa inay qaadato

  • @AbdiqaniFarah-e3l
    @AbdiqaniFarah-e3l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah wa gabar wax badan fahansan.. intaa haday madaxda somalida fahmi lahayen waxa noqonlahayn barwaqo sooran

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheeqoow wadanka hadii uu nabad rabo oo in lais raaco Saciid Dani lahadal oo is fahma