Imika Harti ma sidaas buu Firdhiye Ku kala Firdhiyay Oo Miyaaa Lakala Shakiyay Imisa Maamul buu raba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu akbar wallee lajab ma hartigii ayaa sidaa ukala jeeda!! Subxaanallaah foosha hooyooyinka wey ka xasuus yaryihiin! Subxaanallaah, hadaba huwanta isaaqu dheegayo ma kuwii hore ee laascanoodbaa?

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 20 นาทีที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk
    😂😂😂😂😂😂
    Firdhiye waa damjadiid
    xasan xolo ayu urixiyaa....

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 16 นาทีที่ผ่านมา +1

    Deni waa oday hartiyed
    Wuxu qabtayna lama dafiri karo ninki dafirana waa aqon gaab caqlilawe ah...
    GUUL puntland....

  • @MohamedRoble-s1u
    @MohamedRoble-s1u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Firdhiye Harti Waa Kala firdhiyay
    WALLAAHI . Waa na sidii Xasan shikh Rabay.Tankale Isaaq Oo darood Lasiman baa Hal Talo iyo hal Calan yeeshay. Dhulbahan Mi intaas bu garan wayay. Waan hubaa garaad Jamac graad Cali in
    Ogaa bohosha loo qodoyoh.lkn
    Lama dhaysam . Warkii firdhiye
    Baa Socday. Waxa soo urayaa ea taladii firdhiye

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan u maleynayaa Idoor inay yihiin doqmo ama jirro caafimaadka maskaxda waxaan ula jeedaa waalan, ma waxay kula tahay Harti oo walaalo ah, inaad ku kala saari karto warbaahinta bulshada

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waarun.ee.harti.waxba.namatarin.ee.hilib.bay.rabeen.

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haddaad isu kaadhataan inaad soomaaliland ridaan ilaahay haydin jebiyo
    Waxa noo soo dhow ictiraaf markaasaad wax garan toontaan