Deg Deg: MD Xasan Sh oo si weyn kaga carooday talaabadii A.Madoobe & Qorshaha Cusub ee Villa Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

ความคิดเห็น • 4

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waa madax weyne qiyaano badan oo Aan kalaam run ah Aqoonin Aan Allaah kabaqenin kan isaga iyo xukumadiisa Allaah hanadhaa fiyo tuugo isbahwysatay waaye Aan soomaalia unaxeynin 😢😢😢

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 17 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh inuu caroodo maaha maxaa yeeley isaguna wuxuu aadi doonaa teendhadii sanad iyo badh ka dib

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 17 วันที่ผ่านมา

    Hassan sheekh iyo ahmed madoobe horta midkee Awood badan 15 sano ayuu ahmed madoobe kismaayo jooga Hassan sheekh na 2 sano xitaa isagoo fadhiya ayuu ahmed madoobe ka adagyahay Hassan sheekh

  • @Terza56
    @Terza56 17 วันที่ผ่านมา

    Hassan Qoslaaye waa isku boojeynaa dagaalka shabaab markii niyada loo haaye dagaalka shabaab ayey aheyd in xooga saaro si aanu fashilmin dagaalka tag dheh Doqonka