"Waar Deeg Deeg Ah!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaliya Soomaali baaleh Shayaadiinul INSI WAL JINI ALLAAHA NAGA QABTO QABASHO ADAG OO DAG DAGA AAMIIN YAA ALLAAH

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horaa loo ogaa inaad bedeli jirteen maabka ,gedo iyo jubada dhexe inaad hore usoo dhex geliseen jubada dhexada

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah
    Somaliya Somalibaa leh midnimo insha Allah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 2 หลายเดือนก่อน +2

    in qaab dhismeedkii dalka Somalia u lahaan jiray wax laga badalo wa qalad anigo kaso jeedo jubadadhaxe ayaa raali ku ah in Somalia sideedi hore lo daayo
    Takale jubadadhaxe xunduud way la wadaagta Kenya Lakin wa waxyar o an badneyn

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 2 หลายเดือนก่อน

    Hussein Allaha ku xafido, caafimaad iyo cimri dheer

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน

    guuleyso kheyr allaha ku siiyo daba galkaaga walaal jiro

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 หลายเดือนก่อน

    Xuseen jaamac waad mahadsantahay waxaa ka midtahay wadaniyiinta soomaaliyeed ee fara kutiriska ah halkaa kawad diga iyo cidii kale oo waxa socoda fahmaysa.

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 หลายเดือนก่อน

    Run sheege! Hadalkagu wa Cadyahey, Baaritaan Cilmi iyo Caqli ku Qotoma ayad so Bandhigta! Aad ayey Weedhaadu u Miisaamantahey! Mashlh ku Soco! Guul iyo Gobanimo
    ✌🏽🫶🏽🙌🙏🤛🏼🥰❤️😘

  • @ShukriHussein-w6t
    @ShukriHussein-w6t 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid walalo garabkaga ALLAH galo dadaalka ad wado

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xuseen Dadku way qaldan yihiin Kilinka 6 Itobiya horey bay u laheyd Waayo Itobiya waa 9 Kilin oo maamul Gobaleed Ee Cidii ku biirreysa ha dhahaan waxaan noqoneynaa Kilin 10 ee Kilin 6 Qomiyad baaleh

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexaanow brobagaandada waqti badan haku lumin dhulkan taariikhdiisa adigoon dhalin bay jirtay adigana wax.kama badali kartid

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalada waqooyi Waxbo yanan reer iyo SLAND maskaxda Niigala galin muuse SLAND Gobolka SSC Ninkii Xabadeeyey maatida ISKA JIRA illaaheey uga Baqa iska Qabta wixii sharwada yaanan liina kalasaarin umadyahay Jabahaan ilaa,iyo Dowladii dhaxe Colaada wado U Midoowa dhiigiina ka badbaadsha illaaheey uga baqa Dalka iyo dadka iyo diinta

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you
    Xuseen jaamac 🇸🇴❤️

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 หลายเดือนก่อน +2

    GEDO HADA WAA GOBOLKA SOMALIYA UGU WEYN HADDA GOBOLKA BARI BAA SOMALIYA UGU WEYNAAN JIREY HADASE LABA GOBOL BAA LOO KALAJARAY GOBOLKA BARI IYO KARKAAR LAKIN GEDO LAMA GOOGOOYNE HADDEEY RABAAN INEEY GOOGOOYAAN🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 หลายเดือนก่อน

    Salamulah wall ❤

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 2 หลายเดือนก่อน +3

    Why this ok

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah ilaaheey ha ku xafido 100/100 waa runtaa . Xasan xaraash waa tuug waa beenloow mar horaa iri ninkaan xanuunsan wadanka halaga qabto waayo waa xaasid mana ahan somaali waa sheegad dib haloo raaco mida kale inuu muslim yahayna dib haloo raaco Nin kasta oo afsomali ku hadla soomaali ma ahan Nin kasta oo somali ah muslim ma ahan
    BECARFUL

  • @maxamediiman9198
    @maxamediiman9198 2 หลายเดือนก่อน

    m.a u fikira dhanka wanaga aan gacmaha isqabsano somali Nimda Naga weyn

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 หลายเดือนก่อน

    This is what's up when Bushmen stereotype you WTF and FT

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad u muqataa in aad qaab reer ahaan u hadlayso lkn waxaad illowsantahay in Soomaaliya oo dhan la doonayo in la qaato!

  • @mohammadadan8851
    @mohammadadan8851 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal mabka ma aragno

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 2 หลายเดือนก่อน

    Malaa meter ku ma dhalsn wofkani

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 2 หลายเดือนก่อน

    Dhufaan dhufaan dhalay

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 2 หลายเดือนก่อน

    Fariid shaqadaada qabso

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 หลายเดือนก่อน

    Khaatumo Naasa-Dheer 😆 Muuse Biixi ayaa Guska saliid somarsaday.Tuulada Lascaanod iyo Heeriinkii Dhulmahante ayuu usosocda. 😆

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Gedo iyo J.dhexe maxaad ku kala jeceshahay. Maskaxda xaar kaaga jidha iyo qibyaalad.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xuseen waxaa ka dhigey Nimanka Jubaland u magacowdey Xuduudah waxaana sameeyey Axmed Madoobe oo aan u dhalan Jubaland Sorry

  • @ahussein5083
    @ahussein5083 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jubbada Dhexe waxa aay xudduud la leedahay Kenya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALI WAA TAAS!!!!!!.DIINTANA AFKAY KA HAYSTAAN, CALOOSHANA QABYAALAD IYO NACAYB BAY KU HAYSTAAN!!!!!!!.

  • @malikadam95
    @malikadam95 2 หลายเดือนก่อน

    Kan ma dad ba dhagaysta ala Somali maxay dhib qaban

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 2 หลายเดือนก่อน

      waa aqooon yahan anaga dhageysano

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@imaansh1590WAA CIIL QABE,QABYAALADIISTE AH!!!!.

  • @husseinmoalim3883
    @husseinmoalim3883 2 หลายเดือนก่อน

    Carabta maxaa la wadaagtaa sida luqad ama isir.war ninyahow laab lakac iyo aragti gaabnida waa tan adiga qaxooti kaa dhigay. Ee umadda aqoonta ku yartahay haka dhaadhicin wax aan jirin. EAC dantaada ayaa ku jirta