Liquidity And Manipulation || Isla'egta Suuqqa iyo Nidaamka Beenguurka ah || (Sharaxaad dheeri ah)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • 🔊 🔔 Muuqaalkaan waxa aan si gaar ah ugu sharaxaynaa mawduuca Isla'egta Suuqqa iyo Nidaamka Beenguurka, oo ah mid kamid ah tiirarka afarta ah ee ay ku dhisantahay Strategy-ada aan suuqa kaga shaqaysano. 📈 📉 ✅
    🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran TH-cam-keena MoalimuuFX ✅
    / discord
    ✅ Instagram: / moalimuu

ความคิดเห็น • 259

  • @Jinnih_0
    @Jinnih_0 หลายเดือนก่อน +9

    Saxiibo yaal mid iga Qaata|| hada waxa dawanaysaa macalimu || hadaba macalimu maalin ayuuu sidaada aha waxa la isku dhaafay waa dadaaaal🎉

  • @Hanad979
    @Hanad979 2 ปีที่แล้ว +33

    Waligeey qof kaa wanaagsan ma arkin kaa fican ma arkin kaa deeqsisan macalin sababato ah cashiro boqolaa kun oo lacag ah nag bixilahaa ayaad free nagusiisaa week walb macalin runtii qof kaa wanaagsan ma arkin intaan noola aniga mahadsanid macalin million jeer 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac 2 ปีที่แล้ว +36

    Finally alhamdulilah waxaan rajaynayaa sanadka in uu i bilowdo anigoo experts ah aniga io inta ila midaba 🙏🏼💕💰
    Waxaa zoo afmeeri doona laba zano oo wax barasho ah suuqan mrka wakhti galiso ayaa wax ka goosan kartaa
    Alhamdulilah ustaadi waa ii hagar baxday alle janada haynagu kulmiyo libaan ifka io akhiraba mclin 🤌🙏🏼💕

    • @Sayidali-xb9pr
      @Sayidali-xb9pr 10 หลายเดือนก่อน +1

      Asc
      Sxb sanad kadib maxaa kaaga suurtagalay forex ilaa intee kagaartay adigoo mahadsan

  • @abdirisackali3323
    @abdirisackali3323 2 ปีที่แล้ว +31

    Mansha allh... Wlhy it is one of the easiest strategies and it took me less than 3 months to understand and trade with it...

  • @HarryQurbo
    @HarryQurbo 5 หลายเดือนก่อน +12

    Ma jiro hal qodob OO igu adkaaday alxm adna Alle janada hakugu casuumo eebeheen Ustaad ❤

    • @gitgurey
      @gitgurey หลายเดือนก่อน

      real account ma furate oo lacag maka samese

  • @munafarah4792
    @munafarah4792 2 ปีที่แล้ว +29

    Asc ustaad #MOALIMU.
    really waxaad tahay ebad qofkii ugu fiicnaa cilmigaan forex.
    Because u teach us.
    1. Full strategy profits 📈 👌
    2. Risk management
    3. Money management
    4. Life management
    5. Motivation
    6. Emotional control
    And more ustaad afsomaliga aad iskugu mafiicnin

  • @ahmedrajab4969
    @ahmedrajab4969 2 ปีที่แล้ว +3

    Finally Aad baad umahsanthy ustaad anigu ahan strategy deena inan siwangsan ufahmo wexey igu qadatey muda 1 bil io badh Masha Allah Aad bey ufududthy

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc ustad an ardeygisa aha 3 years cilmi badan iyo maliyad an lasameney shukran ustad millions
    Sida noga doyarisey iskufilnashaha
    Dhalinta noso badi haa cimri dher illahy hanawada siyo oo an ku kulano🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedmohamud9136
    @ahmedmohamud9136 2 ปีที่แล้ว +4

    Jun 2020 ayaan soo bilaabay safarka ah suuqan in aan barto xiligaad freega ka dhigtay wixii ka dambeeyey evolution inkastoo aan soo marnay alx maanta waan fahansanahy sida setup loo diyaariyo thanks ustaad

  • @abdimalikmohamed1136
    @abdimalikmohamed1136 2 ปีที่แล้ว +2

    wooow amazing video ayuu ahaa ustaad oo waliba wata laba tusaale oo real udhacay waxan kafahmayna waxa aytahay in marka uu manipulationka labaad uu dhacao lanasugay kii udanbeeyay in laba siyabood uu noqdo midwaa in islamarkiiba uu interyga yimaado midna waa in laga soo daaho deedna aad ubahan doonto in 15m trend ahaan aad udhisto silagaaga istaajiyo momentumka ... aniga ahaan lbadan ayaa ikaga key dhex qasnaa balse maanta ayan si deeply ufahmay thanks ustaad ..

  • @aliyarow5254
    @aliyarow5254 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah @moalimuu best mentor of all time… ilaahow aqoonta kuu barakee

  • @abdinasirmohamudabdille2044
    @abdinasirmohamudabdille2044 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ustaad moalimuu xaqiqdi aadbey video iga anfacay igana dhisay dhinacyo badan waligaa halyey garab u ah dhalinyarada somaliyeed aya aheed Alle haku xifdiyo cilmiga iyo cimrigaba haku siyadiyo.

  • @mohammedalimohammed890
    @mohammedalimohammed890 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad keyga runtii abaalkaga rabbi ayaa gudi kara waa noo hagar baxday allaha ku janeeyo❤🙏🏻

  • @ahmedbeder10
    @ahmedbeder10 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.

  • @maskacadde6351
    @maskacadde6351 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks mcln aad iyo ad ayan usugayne. Alle hakubarakeyo. Strategiyadan wxey iguqadatey 4 months macal back testing

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter 2 ปีที่แล้ว +1

    manshalaah moalim alaha ku janeeyo, you are my teacher for the last 4 years. starting 2019 til now

  • @zakariehaji
    @zakariehaji 2 ปีที่แล้ว +1

    waxa aad saamaynaysaa oo ubadalaysaa dhanka wanaagsan 100-laal dhalinyaro ah
    horay ugu soco moalimuu 🙌

  • @baabiiahmed9199
    @baabiiahmed9199 2 ปีที่แล้ว

    Been waa ilmo sheydaan intaan Moalimuu ka bartay in aan meel kale ka baran 🤗 Allah hakaa abaal mariyo ustaad

  • @mahadAbdi
    @mahadAbdi 2 ปีที่แล้ว +2

    first comment anigo dawn ayan like siiii siyyyyy mowduc an baahi uqaby waye thanks sir

  • @drphillips9555
    @drphillips9555 2 ปีที่แล้ว

    Asc Ustaad walahi waligey ma arag sidan si ka fudud oo loo fahmi karo midalale qaabka notionka aad ugu sharaxdey wax loo dhigi kara majirto An other level waye macalin Professional walahi jano gale

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 ปีที่แล้ว +3

    Sharafi korkaada ha ahaato Ustad
    Runtii Taxanaha aan sugayay ayuu kamid yahay Muqalkaan
    🙏🙏

  • @bilalbachir4485
    @bilalbachir4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka llahu macalin ine aad wax nabartid wa numcad wayn aane dadka kaleh kaka duwannahy janada fardawsa ayan ilahy kaka baryay 🙏

  • @abdirahmannuhbashiir7127
    @abdirahmannuhbashiir7127 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad moalimu allaah kugu anfaco cilmiga noo faaidaysay

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 2 ปีที่แล้ว

    Somalida iticmasha fx waxay iskugu imanayaan dhamantood smart money concept
    Masha allah alle hakusharfo ustad
    Waxbadan ban kaa faa iiday 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Ayoupyuukey
    @Ayoupyuukey 13 วันที่ผ่านมา +1

    abaaal ayaan kuu haaynaa moalimuu 😍💝🤍

  • @Jaalle.somali
    @Jaalle.somali 2 ปีที่แล้ว

    macalin waad ku mahadsan tahay wllhi caawa lee suuqa fahmay qarbadan allah haku siiyo aamim aamim

  • @baashifx703
    @baashifx703 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahsanid Ustaad Masha Allah 💯

  • @husseinsamotalis8987
    @husseinsamotalis8987 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allllllh my mentor ustaad indhaha ii kala furey ooo wax badan ii bayaamiyey alle haku barakeeyo ustaad 💯❤

  • @abdi2964
    @abdi2964 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad abaalkaga aad noo gashay run ahaanti ma gudikarno ee ilaahay jannadiisa hakugu abaal mariyo

  • @farhaanbaxarooz4182
    @farhaanbaxarooz4182 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad abaalka aad noo gashay ma ahan mid halkaan lagu soo koobi karo ajir iyo xasanaad alle hakaa siiyo🤲🤲🤲🤲 🙏🙏🙏👏👏👏❤❤❤❤

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Moalimuu respect🙌📊🙏

  • @ahmedsaidmire8529
    @ahmedsaidmire8529 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid ustad mualimu , alle haku barakeyo , muqaladan runti okale waxa u qabna faaido weyn .

  • @zameerzamiir6048
    @zameerzamiir6048 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahad sanid runtii abaalka aad nagu leedahy maaha mid aan gudi karno Alla cafimadka iyo cimriga hakuu barakeeyo waa balan insha Allah hadii aanu nahay dhalinta somaliyed ee aad sida dhabta ah garan istaaga ugu muujisay una soo ban dhigtay Cilmiga xasuus qofka leh ee jiil ilaa jiil layska dhaxli doono, mclin guulayso labada daroodba.. ❤💯
    Casharada aad markasta nala soo wadaagto ee aad nosoo duubto waa noo laf dhabarta ustaad halkaa nooga wad ustaad ❤💯🙏

  • @mjoe1203
    @mjoe1203 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Channel kaga waxyaabo badan aya ka faa’iday.

  • @yusufahmedyusuf6275
    @yusufahmedyusuf6275 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ustaad sifiican oo clear ah ayad noogu sharaxday Mahadsanid Ustaad.

  • @abdikadirsabriye9471
    @abdikadirsabriye9471 ปีที่แล้ว +5

    20 days an kufahmay

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad moalimu alle hku xifdyo aduun io aakhiroba abaalkaga ma gudi karno wax badana wan kaafaaiday oo ay kamid tahy in aad i bartid sidaa lacag kasameeyo suuqan oo Aan Cidna Ushaqeenin jazakalaahu kheyran ustaad

  • @mubarikzamriyeflp9293
    @mubarikzamriyeflp9293 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin Liquidity iyo Manipulation is so important lessons aniga way igu dhibanan jireen lkn hada alxamdulilah biyahay ka cadyihiin guulayso janogale illahay hakujaneeyo USTAAD

  • @CaliQaxaay
    @CaliQaxaay 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilhy qeyr haku siyo adun iyo aqiro ceeb iyo dhiib midneeh alle maku duso wayo wax walibo oo alle ku barey aya dhalinta bartey wlhi ma aqaaan abalkaga I ina la gudi karo ilhy haku janeyo adiga iyo family kaga ustaad❤❤❤❤❤

  • @ZahraQurux-j3i
    @ZahraQurux-j3i หลายเดือนก่อน

    khayr ilaahay haku siiyo macalin dabcan qofkii ay ku adagtahay meelo kale hasoo tijaabiyo waa xor siduu macalinku yidhi

  • @BEENDIID_PODCAST
    @BEENDIID_PODCAST 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad runtii intaana baran strategy aan ahaa mid kuwareersanaa suuqa anoo soo tijaabiyay dhowr strategy Alx Hada cagta wada wasarantay shukran ustaad

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah Ustaad.

  • @abokormukhtar4221
    @abokormukhtar4221 2 ปีที่แล้ว +3

    waxaan aad u xiisaynaynaa macalin Vedio Sida kuwan Uqurux badan ina nogaso diyariso news yada Ama Fundmant Analays

  • @toosow8050
    @toosow8050 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad jan
    nagale Allaha ku barakeeyo xog muhiim ah baad inagula wadaaagtay video gaan shukran

  • @sharmaakemaxamed4552
    @sharmaakemaxamed4552 2 ปีที่แล้ว

    Allh ayaa abaalkaga gudikara ustaad
    Ducada ayaan kulagarbtaagaanay
    Allh barka aduun iyo mid aakhiro ayaan kuuwaydiinayaa mahsanidahsanid

  • @a-hafidabdi3587
    @a-hafidabdi3587 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ustaad Moalimuu, Allah haku barakeeyo waxaad nala wadaagtay waliba si free aqoon aad u baaxad wayn, Allah cimriga haku barakeeyo anagana cilmigan hanagu anfaco.

  • @keynaan3488
    @keynaan3488 2 ปีที่แล้ว +3

    thngs ustaas wax badan ayaan sugeynay cashar kaan thangs ustaad waxa ka codseyna sida fxprimus acoun really loga samesto ina noso dadajisid mu hiim ayaan unahay dhalin yaradeena cusub thanngs🙏💯

  • @zakihassan4396
    @zakihassan4396 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad jazaakallaahu kheyr. Runtii video yadaan aad inuu soo duubeyso aad iyo aad bey inuubcaawiyeen. Gaar ahaan aniga xaga Mindset-keyga iyo trending-keygaba runtii isbedel weyn iyo kalsooni weyn baan ku dareemey. Allah ha kaa ajar siiyo garab istaaga aad ina garab taagantahay had iyo jeer adigoona wax nagu xujeyneynin. Sharafi kor kaaga ha ahaato teacher 🙏
    1 mid baan kaa cod saneyaa taa soo ah inaad 1 video oo ku saabsan fundamental inaad inoo soo duubto waliba asigoo mcn oo news yada suuqa aad saameynta ugu leh oo markey soo baxayeen ay mudantahay inaad banaanka ka joogto suuqa. Jwbtaada sugeyaa inshaa Allaah ustaad

  • @zakiinamedia5122
    @zakiinamedia5122 2 ปีที่แล้ว +1

    moalimuu aada umahansantahay marka koowada strageyadada waxaa soo soo bilabay inaa barto bisha april sanadkaan sidoo kale kuwa kale wa soo arkay lkn ma arag qof adoo kale strageyad shaqeeneso hore loo tijaabiyay la yimid anagana nooga faideeyea abaal badan wakaga hayaa inshllh guuleso sxb

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah Ustaad Janagale ❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah kheyr moalimuu waxbadan baan kaa faaiiday danbigaaga iyo kii waalidkaaba allaha dhaafo

  • @kHaLitt_Abdi
    @kHaLitt_Abdi 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka aLLaH ustaad❤❤

  • @aishaabdikariimhussein6154
    @aishaabdikariimhussein6154 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad mahadsanid waad no hagarbaxaday runtii anagana kuwikafaidaysta allaha inaga dhigo.

  • @haniali1384
    @haniali1384 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad abaalkaada janada alle haga dhigo wax qiima badan oo kumanan lacag lagu bixiyaa si free nagu siisay

  • @abdifatahali6431
    @abdifatahali6431 2 ปีที่แล้ว

    Alle Haku sharfo macalin Waa noo dadashay runtii. Manta Waxa I buuxsamay hal sano iyo 5bil❤

  • @abdisataromar2216
    @abdisataromar2216 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad io aad u mahadsanthy janada allaah ka warabiyo sida joogtada ah aad inogu garab istagsan thy waxa ino so gudbisey wax oo fudud oo qofkasta oo fahmi karo hadu waqti galiyo mesha ugu dhow qofka hadu 3 bil uu waqti gali inuu guul ka garayo ila thy ani ahan istiratijada ugu fudud tan waye wlhi maanta waa jeclahay wlhi alx wana bartey lcgna waana ka sameya mahadsanid uataad kun jareer iyo ka badan

  • @sadaamziikeno4303
    @sadaamziikeno4303 2 ปีที่แล้ว

    Mcha allah ustaad aad ayad u mahadsan tahay sida aad mar walba noo caawinayso

  • @Mankey-17
    @Mankey-17 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad umahad santahay USTAD runtii Abaal raagay nin rak baaleh

  • @bishaarmursal6269
    @bishaarmursal6269 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay cashiraantaan aad had iyo jeer waqtigaad iyo maskaxdaadaa aad inta ubixiso aad inagu soo bandhigto si free ah

  • @abdikanimohamed3885
    @abdikanimohamed3885 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh ustaad Alle haku sharfo waxd tahy qof an laheli karin guuleyso mrwalba moalimuu

  • @shaaficarab8673
    @shaaficarab8673 2 ปีที่แล้ว

    The Best techear moalimow Allha aqontada ku siyaadiyo 💯

  • @Abokormoha
    @Abokormoha 2 ปีที่แล้ว

    Kadib halsano oo aan suuqan iyo macalinkaba ilgaara aan ku hayay ani markii hore anoo aan diyaar ahyn ayaan macalinkan cabdiwali wali bartay markii aan maqlay in suuqa forex uu dhalinyarada bilaash ku baro forex way iga dhaadhici wayday kadib youtupkiisa ayaan soogaly maalinkaas ayaan bilaabay inaan udiyaar garoobo hayaanka waxbarasho sida oo kale macalinku forex trader kaliya maaha waa dhiiri galiye websitekiisa ayaan soo galy buugbadan oo dhiiri galina waa soo akhriyay thnks cabdiwali ahmed waad idhiiri galisay xirfadna waad ibartay abaalkaaga waxaan ku gudo ma aqaan allah hakaa abaal mariyo macalin

  • @mustaphemohamed6282
    @mustaphemohamed6282 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid ustaad aad ayaan ugu bogay video gan video yo klena wan ka zugaynaa inzhlH ustaad ❤ 🙏

  • @mohamedahmed-w5d9i
    @mohamedahmed-w5d9i 9 หลายเดือนก่อน +1

    aad ayaad umahad santahay ustaad , aniga hada ayaan bilaabay bilow ayan ahay 3 bil cml aya kujiraa wax badan ayan kabarta ustad , waxana rajeynaa inan booqasho kugu iman doono halka aad jogto marki aan noqdo trader weyn insha allah

  • @ahmedmohamud9136
    @ahmedmohamud9136 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waan kuu mahad celinayaa in badan inkastoo erayo aanan ku soo koobi karin thanks ustaad

  • @MOHAMEDaliMOHAMED-b8n
    @MOHAMEDaliMOHAMED-b8n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tan faaaido waa dhaaftay ustaad Resistance and support sanad ka hor isaga haray

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleywo ustad cilmiga ibartey wa midan iska daremey alx

  • @sockfootballhd1546
    @sockfootballhd1546 2 ปีที่แล้ว

    Wa muqal malayin dollar ka qima badan weye jazakalhu khere❤❤

  • @napiilraiz8366
    @napiilraiz8366 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad moalimuu wax aan kugu abaal naqno manaaq cilima aad sida free ga ah Nagu siineysid
    Janada Allah Kaa waraabiyo ustaad geezi khayr allaha ku siiyo ustaad

  • @sahalchannel7140
    @sahalchannel7140 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad thanks ❤️❤️

  • @yonisbashir7542
    @yonisbashir7542 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad kheyr Allaha ku siiyo Noo Soo badi Video yada

  • @abdiwajib
    @abdiwajib 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaaad Allah ku barakeeyo guulayso waligaa inoo soo badi

  • @KhalilAlwaziir
    @KhalilAlwaziir ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad mahadsanid, soo badi casharada..

  • @abakaromar4279
    @abakaromar4279 2 ปีที่แล้ว

    *Masha Allah ustaad waa Ku mahad San tahay sida quruxda badan ee mar walba noo garab taagan tahay ustaad waxaa rabaa inaa Ku darsado inaa video Ka soo sameyso sida backtesting Ka loo smaeeyo sababtoo ah aad baan ugu dhibanahay backtestingka*

  • @Shacab24
    @Shacab24 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa mahadsanthay Abaalna waan kaaga heyna

  • @sharfanwaaberi4476
    @sharfanwaaberi4476 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh ustaad alla haku sharfo aad baad nooga haqab tirtay

  • @nuursalaad9223
    @nuursalaad9223 5 หลายเดือนก่อน

    Mcalimuu jiroo oo joog

  • @hassanomer3948
    @hassanomer3948 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad waxaad umada luuqada afka Somaliga ku hadla uga siisay dhaxal ay manaafacaadsadaan kumanaan jiil.
    Waxaan Ka mid ahay dad cilmigan adiga kaa bartay sida saxda ah iyo xaqiiqda.
    Sidoo ku mahadsanid dhiiri galinta wanagsan ee aad na siiso xili walba.

  • @mohamedyousuf3035
    @mohamedyousuf3035 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustad video badan oo kuwan oo kle ah na wan sugaynaa ustad

  • @TOWQAMEDIA
    @TOWQAMEDIA ปีที่แล้ว

    Alle hakaa abaalmariyo cilmiga aad na barayso

  • @mohameddeck5124
    @mohameddeck5124 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustad moalimuu
    alle haku sharfo ustaad

  • @mushtaakhfeysal9090
    @mushtaakhfeysal9090 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ustaad qofkii socod barad ah ayaa xataa fahmi kara allaha ku janeeyo weli ma arag macalin si deeply kuugu hagar baxaayo oo ku leh sxb shaqeyso thousands ka badan ayey u qalmaan
    Yours
    Ahmed Mohamed Ahmed

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 2 ปีที่แล้ว

    Qofkii aan dadka mahdin Allena ma mahdiyo, wad mahadsan tahey ustaad macallimuu, jasaakallah, waxaan jeclaan lahaa shakhsi ahaantayda inaad vedio kooban kasoo samayso sessions ka suuqa iyo saamayntooda 🙏

  • @falkinaaye828
    @falkinaaye828 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid masuul xogta aad nala wadaagtay thanks 100%

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi457 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ustaad alla ha ku xafido no so badi video nocan ah 😍🥰🥰

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO 2 ปีที่แล้ว +1

    ustaadi trading plan iyo fikirkena qaabka usixi lhyn vdeo noga sidiyaari sbbto ah stratgy kalia suuqa lcg loogama smen kro

  • @mohammedalimohammed890
    @mohammedalimohammed890 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigey igu qaadatay barashadeeda nidaamkaan waa lix bilood oo dedaal dedaal dhaafay ku baxiyay kaaso ahaay inaa waqtiga oo dham computer ka ehel la noqday alxamdulillaah

  • @Jijofilims
    @Jijofilims 2 หลายเดือนก่อน +1

    Only wan week❤😊

  • @abdishakuraidid8600
    @abdishakuraidid8600 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad.

  • @nasracadey8586
    @nasracadey8586 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad umahadsantahay ustaad nidaankan wey fududahay aniga ahaan 3bil ku bartay

  • @zulthanjamma9553
    @zulthanjamma9553 4 หลายเดือนก่อน

    Alle hku shrfo ustaad

  • @yaasiinjamac1445
    @yaasiinjamac1445 2 ปีที่แล้ว

    masha allah ustad alle haku sharfo vedeo kasta oon dawado waxan kabartaa cashar cusub

  • @shuceyb7185
    @shuceyb7185 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad allah ha ku sharfo aduun iyo aakhiroba

  • @cabdinaasiraxmed9280
    @cabdinaasiraxmed9280 ปีที่แล้ว

    mansha allaah ustaad aad iyo aaad baad ygy mahad santahay sidaa aad noogu hagar baxday suuqan wqaxba nagamaad qarsan waxaan ku fahmay mudo 1 month ah allaah hakaa abaal mariyo sad noogu hagar baxday hadaan noolaano waanu gudi doona abaal kaaga

  • @mohamednaaji2792
    @mohamednaaji2792 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad furashada brokerka oo update ah baan aad ugu baahanahy mhadsanid ustaadii💯🙏

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv ปีที่แล้ว

    Abdiwali #Moalimuu taariikhda ayaa ku xusi doonta

  • @mustaphemohamed6282
    @mustaphemohamed6282 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdaa ku xuzi doonta uztaad 🙏

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah ustad qeyr allaha kusiiyo sida wngsan ee noogu hagarbaxday thnks insha allh waxan kaa sugeynaa labadii kaloo cashir ee countertrend iyo lower time frame and entry waa mhdsanthay ustd

  • @AbdullahimohamedAbdullahi
    @AbdullahimohamedAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน

    masha Allah ustaad Allah ku xafido

  • @faajafromchile7225
    @faajafromchile7225 2 ปีที่แล้ว

    Thank you janogale wax noogu kaaa haray malaha anagaa iska jecel inaaa iskala kaaaya joogtee wax walbo waa na bartay xaaashaalilaahiye allha kaaa abaal mariyo waanu ku faraxsanhy inaa ku haysano ustaaad @moalimuu