AROOSKII WARIYE CABDIMALIK MUUSE COLDOON OO NOQDEY KII QARNIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 608

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +57

    Coldoon ALLE ha soo Dayo InzhAllh 2020 yaa ila daawan 🤗

    • @c.xakiinbare7107
      @c.xakiinbare7107 4 ปีที่แล้ว

      War nacaskan waxa loo dili waayey waa khayr laawe..

    • @faryaadabdulaziis4845
      @faryaadabdulaziis4845 4 ปีที่แล้ว +1

      @@c.xakiinbare7107 adeer maxaa loo dili adiga maa lagu dilo intaad umada muslimintaa leeday ha la dilo miyaanu qof Muslimaa ahayn oo walaalkaayaa

    • @ramlacabdi4852
      @ramlacabdi4852 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahy baa kaso sidayy cadowga

  • @adibsaleban3247
    @adibsaleban3247 8 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Alaah Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin uga Soo diraynaa Magaalada Nykoping (Sweden) Ilaahay Ha Barakeeyo Qoyskaas Cusub.Hambalyo.

  • @umaxmad6272
    @umaxmad6272 5 ปีที่แล้ว +3

    Marsha Allah Maa,Sha Allah
    Cabdi maalik waa wiil soomaali oo. Dhan. Qaali Ku Ah
    Allahabad Bara keeyo Arooskiisa

  • @siyaameabdurahman5342
    @siyaameabdurahman5342 4 ปีที่แล้ว +15

    Bil ramadan 18 maraysa 2020 alle waxan ka bryaaa inu carona virus na dhaafsiyo cabdi Malik na alle xasbsiga haka so daayo

    • @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675
      @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin cawa sonka 19 waye bishana waa 12/05/2020 illaahay habsiga haka sii daayo c/malik shekh muse coldon aamiin aamiin

    • @yowshorts8132
      @yowshorts8132 4 ปีที่แล้ว

      Aamin cwana waa 20 🤲❣

    • @djibrilmohamed788
      @djibrilmohamed788 4 ปีที่แล้ว

      @@yowshorts8132 aamin aamin

    • @djibrilmohamed788
      @djibrilmohamed788 4 ปีที่แล้ว

      aamin waa bil ramadan ahe fatligeda allah hakucafiyo

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah cidagale iyo ogaaden waa reerihii ugu dhaqanka iyo gobanimada fiicnaa soomaali waxaad ka garankartaa sida taariikhdooda looga sheekeeyo marwalba

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alle haka sodayo jeelka abdimalik reerkisana alle haw barakeyo
    Waa bil Ramadane inta guurka donaysana alle hasiiyo ana iyo duceya in alle asiiyo

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa gobtii reer tolkay , Habar jeclo iyo habar yoonis iyo asaxaabtooda allow idin xafid 💞💞💞

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 4 ปีที่แล้ว

      awo shire Aamiin Aamiin Aamiin

  • @deeqamaaida5949
    @deeqamaaida5949 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaa iga dambeyso 22 Agoosto 2021coldooon markiii sedexaad ooo la xirayna ay tahay miskiiinka ilaaahay xabsiga haka soo saaaro uduceey like❤️

  • @mohedhujaale9089
    @mohedhujaale9089 3 ปีที่แล้ว +1

    Afar zano kadip aYan daawanaYah🥰🙏 C.maLek sh.musE coLdoon alle haku barakeeYo🦁❤️GeesiniMo ku nooLow ama geesinimo ku dhiMo⚡☝️💯

  • @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675
    @cshakuurisaaqmaxamedufurow9675 4 ปีที่แล้ว +1

    C/malik shekh muse coldon illaahay habsiga hakaso daayo

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 8 ปีที่แล้ว +1

    cabdimaalik somali oo dhan baa kugu hambalyeyay gurkaga kuna faraxday allaha Isku kiin barakeeyo gurkiina guur kheyr guriigana guri nagi guulle haka dhigo baarakallaahu laka wabaaraka calayka wa jamica bainakumaa fii khayr

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 8 ปีที่แล้ว +7

    wiil iyo caano gabar iyo caano insha Alaah oo baariyal ah Alaha iskukin barakeyo

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 8 ปีที่แล้ว +3

    ألف مبروك أخي عبدالمالك۔۔۔۔۔بارك الله لكما وبارك فيكما وجمع بينكما بخير

  • @samsamshire2486
    @samsamshire2486 8 ปีที่แล้ว +2

    waxan meeshen uga hambaalyo cabdi malik muuse coldoon iyo marwo wadiis ilaahay hakag dhiigo khar iyo barako iyo wiil iyo cano gurigii lagu nasato lagu negaado aamiin yaa rabi

  • @sirajihaji8385
    @sirajihaji8385 8 ปีที่แล้ว +1

    man sha alaah yaannleenahay coldon iyo xaaskiisa alaha ha idun ku xafafido heerka quruxdaban aad yaegleeshen

  • @deeqaomar64
    @deeqaomar64 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allahu tabaarakallah. waxaan leeyahay alfa alfa mabruuk cabdimalik iyo marwadiisa wu waara nolol farxad leh cimri dheer iyo caruur baariyaal ah ayaan rabi idinkaga baryeynaa

  • @wariyecabdiwaligaasjr.3949
    @wariyecabdiwaligaasjr.3949 8 ปีที่แล้ว +8

    Waa Arin Kusoo Korodhay Wariyaasha Man sha Allah Runtii Samafale Abdimalik Waa Halyeeey Somaliyeed Dib Unoolee Dhaqan Kaagii Somaliyeed Man sha Allah

  • @nimcohassan2120
    @nimcohassan2120 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah cabdimalik habalyo reer kii lagu nastee lagu nagaado rabi haynika dhigo ubad khayrqabana rabi haynisiiyo gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

  • @dr.abdihakimhassanjama6497
    @dr.abdihakimhassanjama6497 4 ปีที่แล้ว +1

    Halgamaa/xaq-u dirir C.maalik sh.muuse coldoon iyo Aasiya Faarax, allah haysku kiin barakeeyo, barakooba, ubad khayr qaba, barwaaqo nololeed ku naalooda baan idin leeyahay!

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176 6 ปีที่แล้ว +37

    wlh waa loo qiray burco waa magaalada ugu gobsan magaalooyinka Soomaalida dhan kasta.#Burco💙💙

    • @amalnor
      @amalnor 6 ปีที่แล้ว

      ına Samaale halkani waa hargeisa

    • @huseinshakar2643
      @huseinshakar2643 5 ปีที่แล้ว

      @@amalnor raggu waa raggii reer burcoh meeahuna waa hargaysa

    • @nadiifohassan1242
      @nadiifohassan1242 4 ปีที่แล้ว

      @@amalnor a⁰

    • @nadiifohassan1242
      @nadiifohassan1242 4 ปีที่แล้ว

      @@huseinshakar2643 ⁰0⁰9

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah awlaad diinle rag iyo dumara dareen caashaq oo dhab damiir fiican oo jira daryeelikiyo wanaagiyo diintana ogaado ku noolada jawi dagan dareen dhamaanay daaimkii idin uuntiyo salaadaha daryeeloo u dulqaats soonkana sakadan hailaawina weheshada sadaqada. Dhamaan diinta oo idil aamiin naga hooya ducoo idilaamiin

  • @abdallamohamed1044
    @abdallamohamed1044 8 ปีที่แล้ว +3

    waaa arooskii aduunka ugu qaalisanaaa maasha allaah alloow guuuuuuuuul idin gaarsiii 2 labadiinaba wan idin jclhay inbadan

  • @OmarAli-gp5ts
    @OmarAli-gp5ts 8 ปีที่แล้ว +2

    C/Maalik sheekh Muuse Coldoon,Barakallahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa Fii khair aw bii khair. Ducadii somaalidoo dhan baa laguu aqbalay.Qudhaaduna maad yaraysan calaashaan heestii sanadka "ADIGUNA I MEER MEERI,MARKASTABA I MADADAALI"😂😂Wadani dhaba 🐪👌👍✌️we wish you bright future ahead of you bro.

  • @nuraabokor8991
    @nuraabokor8991 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh
    Wllkeen coldoon jeelka allh haka sodaayo

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hambalyo runtii aad baan ugu farxay meherkan sharafta leh, qurux iyo shacni baa ka muuqda, Cabdimaalig waxaan uga mahadcelinayaa sida uu dhaqankeenii la ilaabay uu u maamuusay.

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 4 ปีที่แล้ว +2

    The Ceremony of journalist Coldoon marriage was superb but what I realised none of the first speakers praised Allah except the sheikh in such occasions first and foremost is to Praise Allah and ask mercy for his prophet (SAW)then you open the talk hope it Will be noted next my comments are in faith and wish the newly married happy marriage good life together Mabruuk

    • @shurki3374
      @shurki3374 3 ปีที่แล้ว

      Z ŹŹŹ č
      N
      Z

  • @fadumasheikhalinor6999
    @fadumasheikhalinor6999 5 ปีที่แล้ว

    Masha alha hambalyo wariye canaha cabdimalika muse coldooona rabiyow barakeya asga iyo marwadissa aaasiyo

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 8 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo, Abdi maalik iyo marwadiisa sharafta leh,, aad baan ugu farxay, arooskaan qiimaha iyo qaayaha leh, insha allaaaah mid , mira dhala allaha ka, digo, isku waara, wiilla iyo gabdho caafimaad qaba, oo sharaf leh iska dhala,

    • @sagaljama135
      @sagaljama135 8 ปีที่แล้ว

      manshallah ilahay haysu kii dayo dhaqanki ayaa xusteen

  • @hiboidiris2330
    @hiboidiris2330 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allh my best weriyr and wadani dhb ahcabdi maalik muuse coldoon iyo xaaskisa guurkiina guur qeyr gurigiina guri nagi guulow kayeel

  • @zund4
    @zund4 8 ปีที่แล้ว +9

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير
    فَلَا تَفْتَخِرْ إلَّا بِمَا أَنْتَ فَاعِلٌ وَلَا تَحْسَبَنَّ الْمَجْدَ يُورَثُ بِالنَّسَبِ
    فَلَا لَا يَسُودُ الْمَرْءُ إلَّا بِفِعْلِهِ وَإِنْ عَدَّ آبَاءً كِـرَامًا ذَوِي حَسَبِ
    إذَا الْعُودُ لَمْ يُثْمِرْ وَإِنْ كَانَ شُعْبَةً مِنْ الثَّمَرَاتِ اعْتَدَّهُ النَّاسُ فِي الْحَطَبِ

  • @Djmatanjr10
    @Djmatanjr10 6 ปีที่แล้ว +25

    Jawaan wuu xanaqay cidi ila aragta like

  • @khadijahali252
    @khadijahali252 8 ปีที่แล้ว

    Asc maasha alaha abdul maalik iyo asiya waa idiin soo ducayn alaha udiin barakayo arooskin guul gobonimo hambalyo hambalyo hambalyo waxaad tahay geesi somaaliyeed alaha ku khayro guurka ku baraar a bdul maalik waa soo buraanburaynaa insha alaha

  • @fadgalbed2414
    @fadgalbed2414 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh fiican baa u mehershey sh Albaani

  • @dadirabdi9793
    @dadirabdi9793 8 ปีที่แล้ว +3

    allfa allfa mabruuk bro allaah ku barakeeyo allana abad qeyr qabo allaah idiin kala siiyo

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 8 ปีที่แล้ว

    Mashalhu tacalaa Aad Iyo baan ini Ku boggadinayaa ilaahayna Khayre badan dhex diina ha dhigo Waa nin sharaf leh mr Cabdi maalik coldoon Waa nin Somali ah ummada Somaliyed dhexdana sharaf Ku leh ; dhaqanka wacan Oo diinta islaamkana lagu dabaqay boggadin wacan mashlahu meshaas kasii wada asc

  • @iglandaxmad9469
    @iglandaxmad9469 8 ปีที่แล้ว

    maasha alaah mabruuk wariye coldoon iyo marwadiisa qaali ah wiil iyo caano gabar iyo caano ayaan idin leeyahaya coldoon taageere weyn Yaan kuu haaya

  • @najmaaxmed7874
    @najmaaxmed7874 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahy waxan ugaparyaya waa bil ramadaane inuu xoriyadiizi uzii daaayo illahw kazooffur cadawga haysta adaa awood leh❤

  • @zuhoercali1383
    @zuhoercali1383 8 ปีที่แล้ว +2

    Barakallahuma wabarka calaykuma wajamaca baynakumafilkhayr, C/Maalik iyo Aasia

  • @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
    @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي 8 ปีที่แล้ว +6

    بارك الله لك وبارك عليكم وجمع بينكما بالخير guurkina gur khayr gurigina guri khay hambalyo hambalyo hambalyo 🌹🌹🌷🌷

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah guul iyo gobonimo

  • @Weoutside302
    @Weoutside302 8 ปีที่แล้ว

    bismilaah alaahu akba alaahu AWB/ HAMBALYO hambalyo cabdimaalik iyo aasiya gacal iyo sokeeyeba
    guurkiina lagu farax cabdi maalik sidaad ugu hiiliso masaakiinta dhiban adna ILAAHAY qoyskaaga hawgu hiiliyo oo
    qoys nimco iyo badhaadhe ku wada noolaada haydinka dhigo awlaad wan wanaag sana
    haydin kala siiyo aamiin yaa alaah

  • @jamalxiit5532
    @jamalxiit5532 8 ปีที่แล้ว +3

    mashaaa alllh allha isku kiin barakeeyo abdimalik iyo marwadaydii

  • @laylamohamed1267
    @laylamohamed1267 8 ปีที่แล้ว +7

    Mashalaah ilaahay haysu kiin barakeeyo reer burco taariikh baa reebteen halkaa kasii wada

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 8 ปีที่แล้ว +28

    #Ogaden Boqortooyo weeye Boqortooyo kalena ka soo jeeda

    • @moulidismail8191
      @moulidismail8191 8 ปีที่แล้ว +4

      heheh Mareexan ayn boqortooyo u aqaaney mana ihi lol

    • @queenbuntish2652
      @queenbuntish2652 8 ปีที่แล้ว +5

      hhhh mouliid inaa marexan thy yaa laga daremin somali qabiil jaceylkoda qabiil kale wax umaa qiraan 😅😅

  • @suheylmohamedmayow3060
    @suheylmohamedmayow3060 8 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah allaah haisku barakeeyo waxaan leeyahay ALf Mabruuk.

    • @blacklightpropro664
      @blacklightpropro664 8 ปีที่แล้ว

      maash allah walaal barakalaahu laka wabaraka calayk wajamaca baynakumaa fiqeyr

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalia ehel waana ☝️

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 8 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo cabdi maalik oo ah shaqsi muhiim u ah umadda soomaaliyeed maashaa allah,

  • @farduusibrahim749
    @farduusibrahim749 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah hanbalyo walalkay cabdi malig iyo xaskisa asiya maboork barakalahu lakum wabaraka calaykum waa jamaca bayankuma fil khayr oo bil khayr

  • @husseinhersi7616
    @husseinhersi7616 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah hambalyo ilaahay waxaan kaaga baryayaawalaal in Allah kuubarakeeyo oo uu kaaga dhigo mid aad kudagtid caruur khayrqabta allah hakusiiyo iskuna waara inta aadnooshihiin Amiin

    • @tamamadan1056
      @tamamadan1056 8 ปีที่แล้ว

      hambalyo hambalyo abdimailk iyo asiya

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 ปีที่แล้ว +1

    Coldoon imika waa xidhanyahaye alle haka soo daayo gacanta cadawga

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 8 ปีที่แล้ว

    Hambalyo halyey C/maalik Sh. Muuse Coldoon, Allaah waxaan uga rajayn inuu ka yeelo qoyskii isku barakooba oo ubad wanaagsan kala hela

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 8 ปีที่แล้ว

    Baarakallahu laka wabaraka ca- layka waa jamaca baynakuma fii khayr.Illahay ha kuu barakeeyo, adigana korkaaga ha barakeeyo, khayrna ha idinku kulmiyo.HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

  • @shukriabdi6533
    @shukriabdi6533 8 ปีที่แล้ว

    habalya cabdi malig coldoon wadaniga wadanka ilahay ha kuu barakeyo masha alah

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 ปีที่แล้ว +1

    Xagay Galada kulayn jireen reer burco adeer Raga galada layn jirey waa lagaranyaa Koofi Ragii deley iyo Guri darawiisheed Tariikhda Ragg baa leh ee hasheegan Hambalyo Hambalyo Arooska

  • @hassanelmi7289
    @hassanelmi7289 8 ปีที่แล้ว

    hambalyo hambalyo cabdimalik muuse coldoon iyo xaaskiisaba alle ubad khayrba haydiinkala siiyo

  • @mohamedabdi8030
    @mohamedabdi8030 8 ปีที่แล้ว

    Maansha allah waa wax lagu farxo, kuna xasuusinaysa halka aynu ka nimi ama ku abtirsano somali hadii aynu nahay , dadkuna waxay ku fanan u bulsha jirta ay noqonaysa hadba inta ay dhaqankooda iyo afkooda ilaashadaan kuna fanaan

  • @muhubodahir5614
    @muhubodahir5614 8 ปีที่แล้ว +10

    congratulations well done from UK this very nice, u r role model and I love dhaqanka may Allah product u ur family

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 8 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله
    بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 8 ปีที่แล้ว +7

    maansha allah ilaahoow xifdi abdimaaalig muuse coldoon

  • @nimconuur5483
    @nimconuur5483 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a wan u Hambalyeyna coldoon iyo marwadiisa illhy ha isku barakeeyo markalana wan uducey naa illhy C/maalik coldoon illhy hakasoo daayo xabsiga oo dib illhy ha usiiyo xuriyadiisa

  • @Asma-dl8re
    @Asma-dl8re 8 ปีที่แล้ว

    masha allah wariye islaam ah oo aqidadiisa saxan tahay jecelna wanaga ilahey haku barakeyo wll nagu qaali gurkina guur nagi gurigina guri nagi gulow kayeel aamin aamin

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo walaal sare wiilal sidaadokale u wacan iyo gabdho Allaha kusiyo

  • @nasronalkalovehooyo9521
    @nasronalkalovehooyo9521 8 ปีที่แล้ว +5

    abdimalik and aasia Allah inbarakeeyo

    • @SawdaYahye6222
      @SawdaYahye6222 8 ปีที่แล้ว

      lkn meherka waa said c/malik qeyr waxa u ku jira meherka yar

  • @abdiselamhajinur6938
    @abdiselamhajinur6938 8 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allaah. Allaha ha ha is ku kiin barakeeyo.
    Tabiyoow tusaale wacan
    Tilmaan iyo tusmo taabagal ah.
    tis'qaadka danbe toobyo ay tilmaansa daan dheh.

  • @hafsacrisaak1578
    @hafsacrisaak1578 6 ปีที่แล้ว

    Msha Allaa. Aniga caawan Arke wariye c/maalik hamblyo

  • @Abdirahmanhaji
    @Abdirahmanhaji 8 ปีที่แล้ว

    ASC, Hambalyo hambalyo Abdimalik Muuse Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar meher quroon oo kudayosho mudan waxaan idin leeyehay Allah ha iskukiin barakeeyo awlaad khayr qabtana ha idin siiyo aamin aamiin

  • @abdifatahaxmed8002
    @abdifatahaxmed8002 8 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqan kii hore ayuu dadka xasuusiyey mansha allah

  • @subanali513
    @subanali513 8 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah congratulations and may Allah bless their marriage

  • @sharifomacalimaxmed8789
    @sharifomacalimaxmed8789 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah C/maalik muuse col doon bowe meher wcn 😍❤️

  • @munaomar4590
    @munaomar4590 8 ปีที่แล้ว +5

    cabdimaalik you are role model for everything

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 8 ปีที่แล้ว +26

    walaahay Ogaadeen baan ahay ilowse waan ka helay duqa kaftankiisa adeer wax xun maada sheegin ragaad kaftami jirteen unbaad la kaftantay.

  • @sharmarkeismail6591
    @sharmarkeismail6591 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa'allah Aroos Qaranbuu ahaa

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah masha allah mashaa allah intaan waligey nola ama aan aroos arkayay aroos ka qurux badan ma arkin imana soomarin imana somari dono ilaa mid asago kala mahee Abdimalik muso.coldon inkasto TH-cam kan usan kagi ahen sodhigay video gan hadaneh waxan siniyada ku leyahay Alif Alif Alif mabruk wllks waxan ilahey idinkaga rajey naya Inu gurkina ahado midki lagu tanado ubad kheyr qabana akala heshaan amiin مره اخرى ألف ألف مبروك بارك الله لك وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @adnawaris6551
    @adnawaris6551 8 ปีที่แล้ว +1

    MASHA'ALLAAH .ilaah haku bareeko reerkan cusub. ...waxaa kuuduceeyey umadda somaali guud ahaan gaar ahaan dadkii aad horay ugu gargaartay...masha allaaaah

  • @hikmaharchivess
    @hikmaharchivess 8 ปีที่แล้ว +12

    qabiil Cay waxaan ahayn ma taqaanaan War isma dhaantaan dhamaantiin waad xanuusanaysaan is daweeya oo Allah ka xishooda

    • @hanad122mahamud7
      @hanad122mahamud7 5 ปีที่แล้ว

      Rayana Fu’ad waa runta fariid aya tahy

  • @umusihams4366
    @umusihams4366 8 ปีที่แล้ว

    Allow isu barakey rabbiyow oo caruur wanaahsan oo nawafacda naga sii qoyskan masha allah

  • @ayanlemohamud7292
    @ayanlemohamud7292 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah, ugu horeyn waxan leyahey wiilka iyo inanta isdoontay Alle waxsan hakala siiyo. tan xita waxan rabaa in an ka yara taabta wax yar oo dhanka wadaadka gabadha iyo wiilka isku nikaxinayey uu ka dhawaajiyey siwalibo qaldan. run ahantii "DIINTU Waxey rabtaa barasho balse wadaadku wa ku qaldan yahey in uu "gabadha meherkeeda la weydiisto wiilka ama ehelka gabadha bixinaya. markii lo eego dhanka shareecada islam ka waxad ogataa iney gabadhu ledahey meherka ee uusan laheyn wiilka ama ehelka gabadha midna. ee sheikhow iska sax meshaa iyada ah. meherka waligaa haka afgalin gabadha xaq uleh iney ka hadasho. ama ay ka dhinto wiilka ama ay ku badiso. inkasto ay heshiis dhexdooda ah yahey meherku hadane ogsonow gabadhaa iskaleh. waana wax ay xaq uledahey ee yan laga afgalin muhiimna ma ahan in wiilka iyo rerka midna lagala tashado ee wa gabadha. dhankeeda iyadane xaq uleh in wax laga weydiiyo waxay raali ku tahey ee iska sax halkaa. midakale dhanka aroosku waa masha Allah aadbuna uwacnaa. ee waxan leyahey wiil iyo caano gabar iyo caano.

  • @fadhuumowarsae2061
    @fadhuumowarsae2061 8 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير walaalkey c/ waxan leeyahay farxad kuwaara waligiin

  • @ismailsikawe5058
    @ismailsikawe5058 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh ilhy ha idin kayeelo reerkii lgu nasto lagu nagado wll abdimalig iyo marwadisaba

    • @guulc.rashid6534
      @guulc.rashid6534 8 ปีที่แล้ว

      masha alla waa ilahay guri khayr qaba ha idiinka dhigo amiin c.malil oo badan baan somali urajaynayaa

  • @samiiraali2122
    @samiiraali2122 8 ปีที่แล้ว +16

    allah ha barakeeyo

    • @abshiraxmed4776
      @abshiraxmed4776 8 ปีที่แล้ว +5

      manshaalllaah alle hani kalasiyo ubad wanagsan o.dinta iyo dalka difaca

  • @mdrrobet1057
    @mdrrobet1057 8 ปีที่แล้ว

    I proud to be somalilander allhamdulillah always they are great people mashallah hamblyo hamblyo coldoon

  • @asiyafarah2987
    @asiyafarah2987 8 ปีที่แล้ว +15

    hambaalyo reerkiy lagu nastee lagu nagaado wadaa jiree nabaad gaala Amiiiiiiiiin

    • @xalimacalo9086
      @xalimacalo9086 8 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaah cabdimalik mabrug

    • @bacjjimckkz7167
      @bacjjimckkz7167 8 ปีที่แล้ว

      rerki lagunaste lagunagade wadajirey nawadgala amiin

    • @abdifitahmuqtarsheikhisse9976
      @abdifitahmuqtarsheikhisse9976 8 ปีที่แล้ว

      Bacjji Mckkz eeedfikiiii ölkuuusaiuju 7pk per kkkiiiiio

    • @abdimuse6030
      @abdimuse6030 6 ปีที่แล้ว

      Hambalyo hambalyo abdi Malik muse cold oon iyo xaaskiisa asiya

  • @hussienhared2517
    @hussienhared2517 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walalkey qali.madhayo.hada
    .walal.gurbarwaqo.farxad.awlad.amiin

  • @tipnajnac4266
    @tipnajnac4266 8 ปีที่แล้ว

    maasha alaaaaaaaah guul ina coldoon waa ninka kaliya oo akhoon magaca khabiilka ama khabyalada

  • @AbdirahiimIbraahim
    @AbdirahiimIbraahim 2 หลายเดือนก่อน

    2024 baan daawanaya

  • @كرانمسثف
    @كرانمسثف 2 ปีที่แล้ว +1

    🌸🥳 MSHA ALLAH 🤝

  • @ahmedcabdi3930
    @ahmedcabdi3930 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah hanbalyo wll cabdikariin. Muuse calduun

  • @wacyigaliye157
    @wacyigaliye157 8 ปีที่แล้ว +2

    maansha allllaah alle haydin barakeeyo wlee waa nin qaaliya cadawgaa u noo law

  • @hodan19
    @hodan19 8 ปีที่แล้ว

    masha allah waa dhaqankii la arki jiray. gacal & sokeeyaba guur kiina lagu farax. Allaha isku kiin daayo, awlaad khayr qabtana allaha idin kala siiyo.

  • @guleedyoolaac8878
    @guleedyoolaac8878 8 ปีที่แล้ว

    hanbalyo hanbalyo walalkeen cabdimaliga coldoon allha ha ku barakeeyo

  • @mohamoudabdiweli7947
    @mohamoudabdiweli7947 8 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaaah Khayr Ayaa Ka Dhacay Lakiin MA Horey Isu Qabeen Oo Maantay Soo Bandhigeen Hadalka Dr Coldoon Ayaa Shaki I galiyey Wuxuu yiri Waxaan Doonaynaa Inaad Nasiisaan Gabadha Marwo Aasiyo Faarax Dee Marwo La isma Siiyo See Cml

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

      mohamoud Abdiweli waa sababta somaliland iyo somalia isugu darsameyn mar danbe ilaa af soomaaliga ayeynu ku kala duwanahay

  • @shaamproduction820
    @shaamproduction820 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah rerki lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabad galaa
    waa wax lagu faano hidiyo dhaqankeni masha allaah

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 5 ปีที่แล้ว +10

    Ogadenku waa daacade nimankaa ciidagalaa mixnada lahaa.
    Hhh

  • @laylasalah2961
    @laylasalah2961 8 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo hambalyo wllkay Allah ku wo isku reeya haydinka dhigo

  • @iglandaxmad9469
    @iglandaxmad9469 8 ปีที่แล้ว +1

    hanbalyo hanbalyo wariye somaliyeed oo hawl kar ah isku waara abadkiin

  • @khalilomar3962
    @khalilomar3962 6 ปีที่แล้ว +1

    waan ka helaa dhaqan yahan hurre walaan wal

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah isku waara abidkin carur khyr qbta alle hynisiyo amen yarabi

  • @hodanmadar472
    @hodanmadar472 8 ปีที่แล้ว

    mansh. aallah maansha aallah alfii mabruuk wllkay ano aad kugu faraxsan noqodaa reerki laagu nastee laagu naagadoo

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 11 หลายเดือนก่อน

    WELL COME .ABDIMALIK COLDON .PLEASE COME GAROWE .EVERY ONE SAY WELL COME COLDON . IM VERY HAPPY TODAY .BUT IAM SORRY. I STAY FAR AWAY FROM YOUR PLACE ..THANKS ...