Safiya Tusmo oo ka heestay arooskeeda" Jacayl dhiig ma lagu qoray"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 736

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +228

    Hablaha hala ilaaliyo waa quruxdeena iyo waaalidkeene ragoow💢❤️💫🎡💓

    • @deeqacali9782
      @deeqacali9782 3 ปีที่แล้ว +6

      Saas waye

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa runtaa hooyo macaan

    • @Channel-se2fn
      @Channel-se2fn 3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid walalkeen adoo kale alle hanoo badiyo

    • @ahmedshaani5604
      @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Channel-se2fn Adaa Mudan wlo dhamanteenba ALle hayna hadeeyo

    • @ahmedshaani5604
      @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +2

      @@halimamohamed7431 ❤️🙏

  • @abdit8270
    @abdit8270 3 ปีที่แล้ว +86

    Waxsni waa fasahaaad, ilaahay ka yaaba oo nimcada ilaahay ku shukriya. I arkaay i maqlaay waa laga fiicanyahay. Arooska ka fudud baa igu khayr badan. Sidan xadiisku inoo sheegay. Wabilaahi towfiiq

    • @jamajama2594
      @jamajama2594 3 ปีที่แล้ว +1

      dhaqan kan xageh kakeneen somalida wa yab 😫

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว +3

      Caydhii caruurta ayay cambarada ku safrisaa . Rabi acuudu bika anuukana Minal musrifiin. Aamiin

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 3 ปีที่แล้ว +7

      @@nour3257
      Maseyr on The air🤞🤞🤞🤞
      Ka keexo gabadhaas howsheeda adigu qarash kaamay xadine. Xaasid laa yaflax

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 ปีที่แล้ว +2

      Hadii la awoodo raalina la isaga yahay maxaa ku jaban in nimcada Rabbi kaa muuqato oo la farxo? Waaba asturan yihiin intooda badan.

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waad saxsan tahay inaadeer. Ilaahay ha na soo hadeeyo, Allahuma Aamiin.

  • @cabdinajax4871
    @cabdinajax4871 ปีที่แล้ว +2

    Wa erayadii abwaankii wayna maxamed ibraahim warsame jadRaawi alle hawnaxariisto

  • @naciimomaxamed1721
    @naciimomaxamed1721 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaaah safiyo tusmo hambalyo ayaan ku leeyahay, farxada waarta ku noolow waligaana wax ku dhiba ilaahay kuma tuso. Guurkaaga ilaahay nabsi bax hakaaga dhigo aamiin

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 3 ปีที่แล้ว +20

    Caku guur aan connection laheyn!. Caadi maahan guulleysta labadiinaba!.Safiyo tusmo Farxadeeda Waa farxadeena runta!. Maashaa Allaah barakoow the only one and safiyo tusmo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏!. I love sida uu u eegaayo walaahi shucuur aan caadi aheyn waaye marka lamaanaha si dareen ah isku eegaan Maashaa Allaah!. Baarakallaahu fiikum wabaaraka calleykum wajamaca beynakumaa fill kheyr!.

  • @kft6dfc398
    @kft6dfc398 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo safiyo tusmo fanaanad qaran sowda raxma

  • @maxamedxasan4634
    @maxamedxasan4634 3 ปีที่แล้ว +24

    Mansha allaah hambalyo safiya tusmo iyo saygeega noqada qoyskii lagu badhaadhay

    • @farduuscalidaahir1217
      @farduuscalidaahir1217 3 ปีที่แล้ว

      Maan sha allaah wllshy safiyo tumo far xadaadu waa teyda mahbalyo hambalyo 💯💯💯💘💘🙏🙏🙏👍

    • @sagalibraahim570
      @sagalibraahim570 3 ปีที่แล้ว

      Maash allha hambalayo hambalayo

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 3 ปีที่แล้ว +31

    TRUE LOVE IS FOREVER
    SAFIYA YOUR LOVE IS 💘 BEAUTIFUL.
    BE HAPPY, ENJOY LIFE WITH LOVE. MAANSHAALLAH TABARAKALLAH. GIVE THANKS TO ALLAH OUR CREATOR AND RELAX WITH YOUR FAMILY.

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 3 ปีที่แล้ว +13

    Safiya tusmo another level Voice Maashalah

  • @bjrnekonge803
    @bjrnekonge803 3 ปีที่แล้ว +11

    Inaba caadi ma aha heestaan somali uun baa laga helaa raag kuu hiiliyo guul raga somali allaaha sharfo

    • @mahamadomar4993
      @mahamadomar4993 2 ปีที่แล้ว +2

      Run 💯 kun jeer mahadsanid. Adigana allaha ku sharfo if iyo aakhiraba

    • @umalkairehassan1611
      @umalkairehassan1611 ปีที่แล้ว

      Masha allah

  • @saafiladan5499
    @saafiladan5499 3 ปีที่แล้ว +21

    Soomaali af weyn ma aaminten maanta iney tahay maalintii farxadeda ee safiyo tusmo war yaada Mashaa allah dhaha illahay ha isku barakeyo jaceyl guuleystay illahay ciyaal barakeysan ha idin siiyo wiil iyo gabar Aamiin aamiin aamiin yaa Allah aamiin aamiin

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

      Mayee soomaali afwayne ma fahanteen in ciilkii cajuun orthodox Christianity church clothing u galiyay tusmo bunka iyo ninkan yar ee kirada ah

    • @saafiladan5499
      @saafiladan5499 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shankaroonland7480 wixii xun xagaaga ha ahaato xan iyo haldal xumo hormar kuma heleysid xaasidkuna ma xasilo Haye iyo haa midabo ma iga heleysid iska hadal higasho male iyo ruux la hagaayo.
      Hala kala xishooda

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      @@saafiladan5499 ha iyo hu ma buraanbur baad is leedahay waa maxay wada ha'du shut up.

    • @saafiladan5499
      @saafiladan5499 3 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 so baro af soomaaliga

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      @@saafiladan5499 kaad qortay uun eeg bido intaanad odhan bay bido ku tidhaa. Agnaan fooqal agnaan afna daayoo

  • @cabdulkhadaryasiincaliKhadar
    @cabdulkhadaryasiincaliKhadar ปีที่แล้ว +2

    Heesta kaliya aan kujiclaaday safio waa heestan mana ilaawayo

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah Marwo Safio Tusmo & Seydigeyna Noolaada. Marwo sharaf somaliyeed Tusmo quruxey gulayso abaayo- Pround to be somali. Somalia Ha Noolaato

  • @Dauusbrands
    @Dauusbrands 3 ปีที่แล้ว +15

    Ka naxow nafta waaaaaa maasha allaaaaaah tabaarakalaaaah

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 3 ปีที่แล้ว +12

    Mashalahaa waalo habalayooo habalayo Safiya tusumo ♥️💯💯💯 keep going ❤️💯💖💖💖💖💖🌹🌹

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 ปีที่แล้ว +36

    This Guy is absolute Man. Since He made Safiya Tusmo The QUEEN of the year💯💯

  • @abdiwalikichwa5105
    @abdiwalikichwa5105 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah nice couple I like how he's trying to get close to her and reaching out her hand Soo cute wlh

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 3 ปีที่แล้ว +19

    CONGRATULATIONS SOFIO TUSMO. I AM PROUD OF YOU🥰🥰🥰

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 3 ปีที่แล้ว +12

    🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰Hambalyo Safiya ayeeydeed waa Ethiopian dharka reeraheedii baa u xiray waana hidiyo dhaqan kooda

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 3 ปีที่แล้ว

      Ma Ethippian caadiyaaa

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว

      Ninkuba saa suu u egyahay

  • @anigaaniga4592
    @anigaaniga4592 3 ปีที่แล้ว +10

    😘💞👏👏👏 queen safiya tusmo ⭐ xidigta fanka 🎉boqorada hablaha🥰 iyo boqorkeeda nin qiimo iyo qaayale okuuqalmad guursatay nin adkuxaragonkarto rajul cadiim 👑 M.A iskuwara farxadinu wafarxadena guuleysta 👏👏👏

  • @maxamuudaxmed2668
    @maxamuudaxmed2668 3 ปีที่แล้ว +1

    Labo maahmaahood oo sooaali bixisay labadaba tusmo ka eeg mar koowaad dhillo arooskeeday ka heestaa marka labaad dhillo illawshoyo dhawaa iyadoo ninkeedii joogo bay ninkale gacanta qabsanaysaa

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaawaa dhiladii ciyaalku wasi jireen bunka waa magacii abwaankii reer darwiisheed ee gobta ahaa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah idin barakeyo walaalhyow ❤❤💯💯👌👌

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 3 ปีที่แล้ว +16

    Marki ilmaha la ahaa waxa lays dhihi jiray wlhi hoyada o aroos ah an kutusaa hadalkasna walaga xanaqi jiray😂 lkn hada waxiba wa wax iska caadiya

    • @talowanaag5869
      @talowanaag5869 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @sagalosman1083
      @sagalosman1083 3 ปีที่แล้ว +8

      Waxaas waa iska jaahil nimadeena soomali hadaan nahay oo hadaan gaarno 15 nin aanba kadaba ordaynaa 30 sano markaan gaarno waxaa Nagala dhaadhiciyaa inaan duqownay hada gabadhaan si kasto oo ay ilmaheeda u waayeynhihin way qurux badanthy

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 3 ปีที่แล้ว

      Sagaal Osman wad abartay walahii sax .oo iyadhuu ba wey yarthy hilible moyee maisgay kaeweynthy

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 3 ปีที่แล้ว

      Rahmo farax sxby balbalka umada somilyeed nimco buuro walashed miya.intii kuxanuneysa isqabajii qofyhy

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 3 ปีที่แล้ว +1

      @@anzalaliabdi6844 walaley maba fahmin waxad idhahday

  • @mzamal5957
    @mzamal5957 2 ปีที่แล้ว +52

    She is the best every time I watch I cry because she’s been through from People putting her down .

    • @Ali01007
      @Ali01007 2 ปีที่แล้ว +8

      At the end good people always win. I’ve legit seen it far too many times to have any doubt. She totally deserved all the happiness.

    • @hiboahmed8114
      @hiboahmed8114 2 ปีที่แล้ว

      @@Ali01007 maxay kaaga taal cajuun bay wali jeceshay kkkkk arooskana waa aarsi uun aan waxba soo kordhin

    • @deeqo11
      @deeqo11 2 ปีที่แล้ว +5

      @@hiboahmed8114 all that matter is she moved on and found someone better. Be happy for her.

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 2 ปีที่แล้ว

      ​@@hiboahmed8114 💩💩 dilayhey hada rabtid dadka dintay u taag waa hargeisa jooga balaya hal mitir adu qof ku yahay 😏😏qaaaqtuuf!!

    • @hiboahmed8114
      @hiboahmed8114 2 ปีที่แล้ว

      @@naaneey6476 Cajuun eedadaad buu diiday markaa yaa heli kara dhilooy waliba wataas wali heesa calaacalka u soo qaaday ee maraankay kuu guurstay hal hees u qaadin iyadoo waliba baryay habeen dhawyd waan arkayay oo leh inuu raali galin 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedxaaji476
    @maxamedxaaji476 3 ปีที่แล้ว +8

    masha Aallaah masha Aallaah masha Aallaah ilaahay haysukeen barakeeyo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว

    Mashallaah calanku quruxbadanaaa difaaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 tusmo u istaaga tumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️💙💙💎🇸🇴💎🇸🇴💎💎😭😭💐😍🥰🏵️ xumaantii ka meydha reer somaliyey Stat

  • @ilhaanmohamed7254
    @ilhaanmohamed7254 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaw Masha Allah wlhi waa jacayl dhab ah isku wara Hbo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 3 ปีที่แล้ว +6

    Somalida waxan ku nacay qabiil iyo Masha Allah! Aroska iyo aroosada hambalyo kuwara farxad.

    • @ayaan850
      @ayaan850 3 ปีที่แล้ว

      Qabiil waaa waxa dib inoo dhigay lkn masha allah ayaa kaqurux badan

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz ปีที่แล้ว +1

    Walhi waa ilmeeya safiyo jiro joog

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah ❤♥ Hambalyo safiya tusmo iyo seygeeda cabdilahi ilaahay ha isku khayro aamiin waa fanaanad qalbi wanaagsan way u qalantaa qof u qal❤❤👏🌹💯👌ma

  • @abdiraqibhussein8651
    @abdiraqibhussein8651 2 ปีที่แล้ว +1

    I know what make a stripper so do they have for your nose today no Jake that happened sister video I know you do I have another do that DJ to have a pseudo partner and it's never nice it always snow in the matter banana dead dogs and I like nap nap and the Moon how would you talk to who's that been the tiktok real talk about Uno talk about Rahul please talk

  • @naimahussein2914
    @naimahussein2914 3 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHA idin barakeeyo, dartaa waa u faraxnay hambalyo habo

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +5

    MAsha allah daarood safia ❤️ usoo dira ❤️

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allah beautiful couple may Allah SWT protect and bless them ,ilahay dartiis ayaan Safiya Tusma ujeclahay ,way sabir iyo dulqaad badantahay . Guul arooskiina 👍💫💪👑💚❤

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +4

    Waah waah 😍 💖 💓 ❤ ♥ 💕 😍 maasha Allah tabaarakallah 👍♥ 💖 walashay farxad iigu noolaada insha Allah Aamiin 💖 ❤ 😊

  • @sacdiyomohamedcabdi3664
    @sacdiyomohamedcabdi3664 3 ปีที่แล้ว +13

    Hawiye hadaa nahay safiya tusmo ayaan lasafanahay

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwii dharka christan ka sheegayey waydiiya, xoog ufiiriya dheh. hubsiimo halbaa la siistaaaye

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      OTHODOX CRISTIAN CHURCH WEDDEING HOOGLE GREE BUNKA WAX KA XAARAANI MA JIRYO XITAA NIN BUKANA XAGA MADKAXDA SOO KHIYSAMAYSAY NINKAN MAAHSAN U FIIRSO

  • @gedosanofficial282
    @gedosanofficial282 3 ปีที่แล้ว +7

    Sibaan u jeclahay safiyo tusmo farxadeeda hor usoco sister 🥰

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestii ay barigii la qaaday abdi cajuun indho jacayl bay ku eegaysay lkn ninkan ma jecla 120 kii halaad ee geela ahaa ayuunbay ka cunaysay,miskiinbuu u eegyay halka abdi cajuuna nin adag u ekaa, sikastaba allah hau isu barakeeyo qoyska

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa nahaabad is nacday. I arkaay I maqlaay wey waalantahay.

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer sh. Isaaq gabadha ka dhamaada oo u hambalyeeya. Waaxay dee maseyrku? Cabdi Cajuun jokoraa ayuu ahaa. Waxaa iminka yimid nin qurux iyo heybad u qalma😇😇😇

    • @hassanahmed7737
      @hassanahmed7737 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cadeycali6723 tufaax ali wlo samaron iyo isaaq waa dad walaalo ah oo ilaahay meel ku wada beeray, lkn waxaan ka hadlaayay kaliya xaga jacaylka, jacaylka waxaa laga dareemaa daymada indhaha iyo qofka shucuurtiisa, dib u yara daawo heestii ismoodsiis ee ay wada qaadeen safiya iyo ninkeedii hore abdi cajuun

    • @meskeremable
      @meskeremable 19 วันที่ผ่านมา

      She like Anjera

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylka Xanuunkisa Weli Madareentay?😢 Habeeno Badan Mowso Jeeday Oo Hurdo Mow Waydey😢 Makuso Food Sareen Cabsi Wel Wel Qalbigu Maku Huray Sidii In Dab Lagaga Shiday 🥹💔 Ilamo Aan Kala Joogsi Lahayn Oo Webi Ka Xoog Badan Maakaa Qubatay 😭😭😭Qofki Aad Jeclayd Ee Xidhiidhka Dhabta Idinka Dhaxayey Sababli Makaga Tagay💔🥹 Ma Mooday Hadaad Isaga Hadaad Waydo Inaad Dhimayso Oo Nolol Danbe Aanay Jirin🥹 Run Ahaanti Hadaad Inta Soo Martay Nolosha Kaleh Waa Sahlantahy?😢 Majiro Noole Aan Dareemin Xanuunka Jacaylka 😭😭Waa Hadii Uu Sidhaba Wax Ujecladay Wuu Kala Cuslaankara Balse Dareenku Waa Isla Halki🥹 Magaranayo Sbabta Ay Dadkaas U Naxaris Daranyihiin Oo Hadh Iyo Habeen Ay Diyaarka Ugu Yihiin Dadka inay Qalbiyada Ka Jabiyaan 😢 Oo Jacayl Beena Ugu Abuuraan😭 Naxaris Beena Ugu Muujinayaan Iyagoo Ujeedo Gaara Leh😢 Waan Soo Dhadhamiyey Nolosha Hada Lakin Alx Waan Kafadhistay Xidhiidh Runti Halkana Wxan Kasalami Dadka Sidayda Ladhawacay Oo Kafadhistay Xidhiidh Wuxuyahyba 😢💔 Qalbiyada Wada Bukana Illhy Ha Dabiibo Waynu Samri Hdaa Wayney Qofka Aan Dacada Ujclayn Boqorka Wxan Waydisan Beryo Kalo Kuwan dhama aan jacylki badna haysano 😭🥹🥹💔

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashaa Allah dhibta badan farxad badanba kadanbaysa safiya tusmo io cllaahi Aare Hanbalyo Hanbalyo isku waara inbadan 🔥🥰💟💐🌹🥀💯💟💝💖

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 3 ปีที่แล้ว +4

    Waliginba Murtida Isaaqad ku Nikiin Jirteen😂😂👌

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 3 ปีที่แล้ว +1

      Weligaaba waxaadan lahayn libteed raadisay ee orod shaqeyso haddaad magac rabto

    • @amalgarnayl8961
      @amalgarnayl8961 3 ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisay murtidii isaaqa kulahaa

    • @khalidmohamed3154
      @khalidmohamed3154 3 ปีที่แล้ว

      @@amalgarnayl8961 😂😂

  • @ssalad5012
    @ssalad5012 3 ปีที่แล้ว +49

    How romantic wow wow 🤩 Maasha Allah baaraka Allahum Calaykum ❤️. Safiya you deserve this sister love and hugs from London.

  • @juweriamahamed1133
    @juweriamahamed1133 3 ปีที่แล้ว +12

    The queen is back 🤍👑👑 keep your head up always mom

  • @khadramohamed8670
    @khadramohamed8670 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo walaashay safiya tusmo kamaydho wixii ku soomaray hore u soco

  • @anigaaniga4592
    @anigaaniga4592 3 ปีที่แล้ว +51

    I watched more than 10 times love is every thing ❤

    • @kiikaleto
      @kiikaleto 3 ปีที่แล้ว

      congratulations . as if it is an achievement.

    • @kaalochanaal244
      @kaalochanaal244 3 ปีที่แล้ว +3

      Don't ya have anything else to do in life than watching this more than 10x

    • @khadijadheeg8694
      @khadijadheeg8694 3 ปีที่แล้ว +3

      So you love the Pope dressing watching 10 times 😂

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 3 ปีที่แล้ว

      🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪁🪁☂️☂️☂️☂️☂️☂️💚💚💚💚💚☂️🧡✅✅💜💜💜💜💋💋💋💋💋💋💋💋🏆🏆🏆🏆🏆🌼🌼♥️♥️♥️🍎🍎💛💛💛🪁🪁💗😁😁😁🍎♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋🏆💋

    • @muxubobarqalee7276
      @muxubobarqalee7276 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa alh edo mcn

  • @safiyacambashesafiya6131
    @safiyacambashesafiya6131 2 ปีที่แล้ว +2

    100%baan uhayaa

  • @popkick5509
    @popkick5509 3 ปีที่แล้ว +3

    Viva Samaroon Cabdily Makahil going strong 💪 💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 ปีที่แล้ว +3

    Safiya bunka duriyada ayaad is leedahay ximi heesa hoodi baad qaadeysaa dhal iyo dhiiqtoona kuguma hadhin waayeelka jaqafsada huuno waad fududaatay miskiina caruurtaada

    • @faarush8
      @faarush8 3 ปีที่แล้ว

      Naa isku xishood balayo kuduriyad sataye safiyo reero qabiil maaha wanaageeda iyo somali jacaylkeda bay dadku kujecladeen alx
      inaa adoo nag sheganaya naag kale hormarkeda kaxumato hambalyo hadana uquurin iska amus

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      @@faarush8 naayaa faaruq dhaga hadalka waa ayo afsoomaaligaanad aqoone kan ay soo kiraysatay waa miskiinkii odayadii samaroon ee ay cumaamada ka riday daba cararayay. Bunka xin isaaq bay is leedahay lacag ku samee waa matalaad cid ka qabyaalad xumi ma jirto ma isaaq baa cajuun u dhoof oo ubadkayagii u dayac yidhi

    • @faarush8
      @faarush8 3 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 naa anigu isaaq iyo samaroon midna ma ihi somalidaskalaa kamid ahay lkn waxan idiin sheegaya iska masayra naagtani tagtay waxaad kaqadaysana maleh cuqdad iyo ciil udhinta yaahuuuuu

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta aad ayaa ugu ciyaartay laxanka macala music iyo codkaba waa zero codki magool inad isku daydi mahen

  • @baaarduraan1946
    @baaarduraan1946 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah Safiyo I LOVE YOU❤❤❤💯💯💯

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk, May ahayn inay arooskeeda ka heesto.
    in loo heeso ayey ahayd.

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 2 ปีที่แล้ว

    Laandheere laandheere dhalay oo is helay ilaahay Isha cadawga idinma tuso

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah hambalyo Safiyo tusmo iyo saygeeda Abdulahi isku waara oo ubad Khayr leh kala hela Aamin ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muktasimjimale5959
    @muktasimjimale5959 3 ปีที่แล้ว +2

    Kii Labaad ee Ku dhex ninkindoona Safiya Tusmo Way soo socta mar dhaw Safiyay mel ba ku shidaysa indr ee Inoo astur cawrada....😒
    Talaw Yaranteedii mayna soo Ciyaarin ciyaarihii caruurnimadkii la ciyaari jiray.☺️

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah hambalyo hambalyo Safiya tusmo qaali dumar farxad waarta kunolow abid 💖💐❤️🌹😍🌺🥰😍

  • @sharmaakeshiine775
    @sharmaakeshiine775 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashalaah farxad kuwaara tusmo waa gabar khalbiwanaagsan

  • @buuxjama3153
    @buuxjama3153 3 ปีที่แล้ว +4

    Real somali queen safiya.

  • @iidhassannuur
    @iidhassannuur 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah queen safiya tusmo and king abdilahi aare hanballyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲

  • @soomaalimanintheworl2330
    @soomaalimanintheworl2330 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhuhu mar waa Nolosheena oo waa xaasaskeena marna waa waalidkeen sidaa Awgeed Aan Dhowrno Sharafta Hablaha masha Allaah Alle Haynoo Daayee💝🙏🧕🧕🧕

    • @faarush8
      @faarush8 3 ปีที่แล้ว +2

      Kuwo waa wayn oo intaa garanayn baa jira xaqiiq tx bwe❤❤❤

  • @xhakadaacad2036
    @xhakadaacad2036 3 ปีที่แล้ว +12

    Sharaftii oo qof ah masha Allah qali dumar ❤️😘💖💯

    • @mukhtarabdi5831
      @mukhtarabdi5831 3 ปีที่แล้ว +2

      manshalh hanabayo safiy cajuun

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว

      Dhaqan xumadii oo habara

  • @newage1393
    @newage1393 3 ปีที่แล้ว

    Inta u xiistay cabdi ciise cajuun bal ismuujiya kaas baa jaceyl yaqaanay kan waa malxiis 😫😉

  • @abdullahiibrahimabdi1395
    @abdullahiibrahimabdi1395 2 ปีที่แล้ว

    Halkan dad wada waalan ka kulmay soomaliya yaabaa aragnay

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestii ay abdi cajuun wada qaadeen safiya bal dib u daawo waxaad dareemaysaa in faqri wayn u dhaxeeyo markaa iyo hada, markaa hore nin adagbaa hawsha la waday oo la heesayay, hada lkn kaligeedbaa gaadhiga isu wada,ninkana miskiinbuu u eegyay

  • @maxamedamiindeeqsi3824
    @maxamedamiindeeqsi3824 2 ปีที่แล้ว

    Doqontii ismodee arooskedka hestee ban maqli jiraY

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 3 ปีที่แล้ว +1

    habartan ilmihii ya u haya idho adeygii oo qofa

  • @qanniya7744
    @qanniya7744 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah congratulations 👏

  • @hanedhiat8224
    @hanedhiat8224 3 ปีที่แล้ว +1

    Kharkan waa kuwii kirstaanka ee kiniisada loo gashan jiray

  • @abdulabdulahi8499
    @abdulabdulahi8499 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay. Ha. Isku barakeeeyo Ala. Rer Sh. Godorbiiirsa. Xinn. Badanaaa. Ficil. Badanaaaa. Alaw Isku. Barakeeee

  • @munaahmedwabari8661
    @munaahmedwabari8661 ปีที่แล้ว

    Hora makiristanbaa hawka xidhan tihiin dharkii qayska kiristanka

  • @fadumoaxmed1984
    @fadumoaxmed1984 3 ปีที่แล้ว +2

    Guri macaasi lagu dhisay allah haw sahlo allah wuxuu karaali yahay baa wax lagu dhistaaa intay isleedahay cadaw iska dhici jahanama madaxa hala galin

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว

      Afkaaga caano lagu qabay. Kooca weeye habartan akhaaqda xun

  • @abdulahimohamed4977
    @abdulahimohamed4977 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaxan suu utaagnaa makadaatay dheehii dadku ma iska dhaafeen dhagax maumaleeyeen. Mashaallah eraydu qadha waynaa abwaan Hadraawi.

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h ปีที่แล้ว

    Ilen badi anad magaloku dhalan wasidan dharkii kiristan ka kulabiso

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 ปีที่แล้ว +2

    Me too Muqdishaan idinka hanbalyeeyneynaa maansha allah
    Il xuni idinma aragto

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 3 ปีที่แล้ว +4

    I’m cry for happy wallahi I love you my queen 👑❤️❤️

  • @cashodeer6232
    @cashodeer6232 6 หลายเดือนก่อน +1

    He is every womans dream mashaAllah i like the way he loves her

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 2 ปีที่แล้ว

    Boqortooyo alla codmacaanid yaa tusmo

  • @imans3899
    @imans3899 ปีที่แล้ว

    I wish her happiness, habluhu waa lafdhabartii bulshada waa in sida ubaxa loo dhawro

  • @haybeyare
    @haybeyare ปีที่แล้ว +2

    Poor guy is struggling to keep her focused on him.

  • @abshirhasan4
    @abshirhasan4 3 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii abwaan hadraawi
    Ilaahay cafimad sii

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma aroos amhara,waxan ay xidheen waa Maxay???!!!!!

  • @suwaysjama9155
    @suwaysjama9155 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah 💋🌹❤️❤️👍😭😭😭❤️❤️❤️💋🌹❤️❤️😭😭😭😍😍😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭❤️❤️💋🌹✅❤️❤️🇸🇴💪❤️❤️💋🌹🇸🇴💪💋🌹❤️❤️❤️Hambalyo ❤️💙💚❤️💋🌹❤️❤️❤️😘😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘guul safiya tusma ❤️❤️❤️💋🌹😍❤️💋🌹❤️❤️waad kaa guuleesedey caadoow keep going sister 💋🌹masha allaah 😍😍😍❤️💋🌹🇸🇴💪💋❤️❤️💚💙❤️❤️😍😍😘🇸🇴💪❤️💋🌹

  • @hoodosaid5014
    @hoodosaid5014 3 ปีที่แล้ว

    Islaantu Wali cajuun banay ka quusan waataa weerka madaw xidhatay isagay Wali ka fakartaa

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    Indha adeeg argos keeda ka dheeshaa . Keep up your moral safiyaay .

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 ปีที่แล้ว

    Kan nacaska safiyo tusmoo kusoo caan baxay waxa magacii

  • @saadamohamedhassan1515
    @saadamohamedhassan1515 3 ปีที่แล้ว +4

    Macha'Allah Alf Moubarak qu'Allah vous protège Amine ❤🌹🌹🌹

  • @abdullahiibrahimabdi1395
    @abdullahiibrahimabdi1395 ปีที่แล้ว

    Soomali sn mey u danbaysay edeb daradan Maxa waaye

  • @asmaaibraahim7735
    @asmaaibraahim7735 3 ปีที่แล้ว +5

    Safiyo tusmo waa gabadh qaali nagu ah xafidullaah wllshy iyo saygeda gobanimo❤️❤️❤️❤️💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo arroska

  • @mohamedmuha2052
    @mohamedmuha2052 3 ปีที่แล้ว +6

    ان الله لايحب المسرفين ؟؟ war israafka daaya meqa qof oo gaajeysan oo qarash itaas dhan ku ciyaareysan

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว +1

      Rabi acuudu bika anuukana Minal musrifiin. Aamiin

  • @updirahmancaydiid6517
    @updirahmancaydiid6517 ปีที่แล้ว +1

    26 / 5 / 2023 Frideyyy

  • @nashaadshamsudiin9312
    @nashaadshamsudiin9312 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh nacabku darbiyada hajiro 🤩🤩

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน

    Heesta iyo laxankeedaba 👍🏾…. balse waa maxay jacaylka dadqalka ah - kaftan…
    ❤️ ❤️ ❤️

  • @braawaaqomohamad795
    @braawaaqomohamad795 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow Masha Allah The king 👑 and queen 👑 😍😍😍👌👏💃💃

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว +5

    Safiya Ma Qaysad Bay Noqtay😂😂 Waaxay Dharkani

    • @naciimaziad6415
      @naciimaziad6415 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂 somalidu waxkaste xidhaan

  • @mutalibdahirabdi8305
    @mutalibdahirabdi8305 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Sofiyo. U have a very beautiful voice macanto. U have both beauty n a very nice voice masha Allah. U n ur husband make a beautiful couple ma sister Masha Allah.

  • @josh4424
    @josh4424 3 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo mashalaah stylka 👌

  • @abdisamedkulajecli3413
    @abdisamedkulajecli3413 3 ปีที่แล้ว +2

    Taariikh jacayl qarniga reer awdal baa u horeeya

    • @nour3257
      @nour3257 3 ปีที่แล้ว

      Waar waa ruwaayad iyo dad Iska dhicis ee khuraafaadka Nala dhaafa. Kooca aflaamteedi

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว +1

    Style cusub iga dheh, Tusmo somali way ka horaysa