Sheekh Nuur Cali jaamac oo si kulul ugu cambaareeyay Argagixisada Al-shabaab ficilladooda gurracan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 31

  • @cafiifomoha6049
    @cafiifomoha6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh sheekh alaah kubarakeeyo

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a Shekeyga allaha ku xifdiyo

  • @mohamedosman2106
    @mohamedosman2106 3 ปีที่แล้ว

    sh.nuur cali jaamac alah kubarakeeyo

  • @Masjid1
    @Masjid1 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @cabdicasismuxudiin6045
    @cabdicasismuxudiin6045 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallaha

  • @mohamedosman2106
    @mohamedosman2106 3 ปีที่แล้ว

    sh.nuur alaha xifdiyo

  • @abdirashidrashkaahmed8922
    @abdirashidrashkaahmed8922 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh sheikh nuur cali jaammc alha dhwro

  • @cabdikarindahirxashi2956
    @cabdikarindahirxashi2956 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alaha kuxif diyo

  • @shukrimahamed3882
    @shukrimahamed3882 4 ปีที่แล้ว

    M a sheq ale haku xifdiyo

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว

    Hadalka sheekha waxa uu ku socdaa kuwa dhiiga Muslim ka ah sida xaqdarrada ah ku daadiya ha ahaado shabaab ama kuwa dowladda oo maandooiyaha inta iska badiya shacabka shilimaad u dilaya .

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar9726 2 ปีที่แล้ว

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @fuaadcabdi8824
    @fuaadcabdi8824 4 ปีที่แล้ว

    Runtaa waye. Sheikh

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว

    Sheekha dadka dhiigooda in la daadiyo uu kasoo horjeedo kuma jiraan kuwa sheegta sharcidajiyayaasha , maxaa yeelay gaalo ayuu ka aaminsantahay .

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 4 ปีที่แล้ว

    Haka waan toobaan kuwa baneystey daadinta dhiiga dadka muslimiinta ah allah ha u towbad keenaan intey goori goor tahay

  • @MohamedAli-xq9jo
    @MohamedAli-xq9jo 4 ปีที่แล้ว

    Shiiqaa Nuuroow. Maad ka hadashid kuwa nool oo aad ogtahay oo la shaqeeya Cadawga Alshabaab diinta waxay qabto. In lagu jihaado kuwa nool. Ee la shaqeysta cadawga. Sida shiikh shariif waa Alshabaab. Asagaana noo sheegay inuu yahay.. kama hadlaysid. Ma isku qabiil baad tihiin. Kuligiin daacad ma tihid..

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว

      nacasow sheekha ha ku xadgudbin qabiil qabiil ma yaqaano diin ayuu yaqaanaa

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว +1

      wuxuu ka hadlaya sheekha inta dhiiga daadineyso wuxuu raba ha ahaado inta ku fal leh qaraxyada umadaan muslimiinta ah masaakiminta ah dhiigoda jagada lagu raadinooyo iyo mid diin ugu soo gambaday gabigooda ayay ku socotaa

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 ปีที่แล้ว

    Ma ogi qof ka wahaabisan ninkan muxuu ka rabaa shabaab oo ka run sheegay caqiidada saciimul badiye ina cabdiwahaab. Mise waa la jiifiyaana banaan.

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 ปีที่แล้ว

      Sheekh maxed cabdul wahaab baad kuwareerteen mushrikiintu majecla sheekha lkn sheekhu dhiigyacab maahayn ee wuxuu ahaa ahlu tawxiid

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimsiciid7269
      Waxaan ka hadleynaa waa xaqiiqo jaceyl iyo naceyb midna maaha nimanka shabaab la yiraahdo waxey ku camal faleen jidkii sheekhooda marka nin aaminsan figrigii naftiisii inuu yiraahdo wey qaldanyihiin soo cayaar maahan .aqri kitaabka laga qorey ee ay sheekh maxaned cabdi wahaab atbaacdiisu qoreen ee kala ah taariikhu najdi li xuseen inbnu gannaam iyo cinwaanul majdi li ibnu bishri waxaad arki doontaa in saciimul baadiye dadka raacay ay yihiin shabaab.

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif5053 4 ปีที่แล้ว

    Wana isku caqiido

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk Caku Soomaali Waxay garanayso maleh Nimankii Caqiidadan iyo Isqarxintaan Aabaha u ahaa inay maanta kadhageysanayaan diin iyo noo sheeg shiiqow diinta Waxay kaqabto Isqarxinta kkkkkkkkkkkkkk
    "Ilameereyso Soomaali kabixi meyso"

    • @footballhighlights720phd3
      @footballhighlights720phd3 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr.Gutale Almuqdishawi dr gutale almuqdishawi beenta daa shiiqa dadka ma qarxiyee

    • @islam-up1ew
      @islam-up1ew 4 ปีที่แล้ว

      Garaadkaga gaban baad ka hadashay
      Ee allah ka baq
      Culumadana ha ja'ifeysan

    • @badrudinofficial1826
      @badrudinofficial1826 4 ปีที่แล้ว +1

      من عادالي وليا فقد اذنته بالحرب

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว +1

      waryaa sheeqa barashaa kaaga harsan mana taqaani jaahil oo culumada iska mucaarada tahay noocaa camal oo jaahil ah ayaa umada dhiigoda ku dhiirta alah ha ku toosiyo culumada rabaaniyiinta faraha ka qaad

    • @dr.gutalealmuqdishawi9575
      @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว

      @@badrudinofficial1826 kkkkkkkkkkk

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif5053 4 ปีที่แล้ว

    Been tiis waye wana is leeyihiin

  • @serrobo
    @serrobo 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah