Madaxwayne Mustafe oo waraysi dheer kaga Hadley xaalada deegaanka Somalida iyo guud ahaanba Ethiopi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @akeelahmed8833
    @akeelahmed8833 2 หลายเดือนก่อน +15

    MashaAllah Great information All somali people Through in world Abdi salaam Herari best Journalist i i proudly And i salaut you From REER somalilander family in HYDERABAD

  • @MaxamedCabdi-gs1jr
    @MaxamedCabdi-gs1jr 2 หลายเดือนก่อน +6

    The best journalist Abdi Salam herari I proudly the work you have

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 หลายเดือนก่อน +14

    Madaxwaynaha ugu wngsn madaxda soomaalida madaxwayne mustafe Omar

  • @hassanalimadnur2579
    @hassanalimadnur2579 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah suaalo muhiima iyo jawaabo biseyl iyo confidence kamuuqdo labadiinuba Laba somalida dhexdeeda kusharfan baad tihiin.

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkaan nin lamid ah taariikhda kumaan arag habka maamulka iyo shaqaalaha horumarka deegaanka uu u dhisay

  • @ZuhaipApdi-lj4sq
    @ZuhaipApdi-lj4sq 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wan idin salamayaa reer jigjiga from GABILEY somaliland ❤

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Waanu kaa qadney wll😊

    • @cbdifataxcbdifatax3312
      @cbdifataxcbdifatax3312 2 หลายเดือนก่อน

      Waka qadnay wllkay 🎉

  • @AbdiZaxan
    @AbdiZaxan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan dareemaynaa in waxkastaaba sida ugu fiican isku badaleen waxaaba ku cadaynaysa xorida saxaafada ❤❤❤❤❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mncha Allah 👍 great
    Weriye Sare A Slaan Hereri iyo Mdaxweyne Mustafe

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa m/wayne wanaagsan aqoon iyo khibradna udheertahay

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 2 หลายเดือนก่อน +20

    Subax wanaagsan from Hargeysa, Soomaalilaan. Anoo laxoox hadhuudh ka sameysan oo lagu darey saliid macsar ku quraacanaya ayaan muuqaalkan daawanayaa.
    Qofkii 5aad ee faallo ka dhiibta 06:23 am. Isniin 5th August 2024.

    • @fawsigaraad4237
      @fawsigaraad4237 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdihakimmmohamud7230keegaa dhac 😂😂😂😂

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdihakimmmohamud7230hhhhhhhhhh muqmada soo daa wadaayoow

    • @IlyaasismailNur-rl3nr
      @IlyaasismailNur-rl3nr 2 หลายเดือนก่อน +1

      laxoox macsaro leh wax ka macaan majirto

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 หลายเดือนก่อน

      Saaxiib laxoox kumaan soo dhawaan,

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maaanshaaaa Allah Harar Media iyo Hogaanka Kacaanka Somali Galbeed Alle Ha idin Xiftyo Madexweynaha DDS waaa AQoonyahan siyaasada Geska Africa iyo Ta dalka Gudaha dalka Ethiopia 🇪🇹 AQoon badan uleh.
    Wariye Abdisalan Herari Waxaan Rabnaa Xogo iyo siyaasad wareysi Gobonimo leh inaaad naga soo siii Mahadsanidiiiin🎉❤

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah mw Allah ku barakeyo 👍

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman 2 หลายเดือนก่อน +8

    waa madaxwayne wanaagsan haddiiba uu waraysanayo nin shacab ah

  • @RUNSHEGMEDIAPRO
    @RUNSHEGMEDIAPRO 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ina cagjar wa madaxweyne qunyar socod ah oo waxyaabo badan qabtay wxna ka gaabiyey sida laydhka magaloyinka waaweyn oo caasimadu ugu horeyso jigjiga

    • @AbdullahiOmar-f3l
      @AbdullahiOmar-f3l 2 หลายเดือนก่อน

      waa Madaxweyne aad u deggan oo aan degdegin.

  • @hulughotv4073
    @hulughotv4073 2 หลายเดือนก่อน +2

    This man he has my full support

  • @OzAA-y6l
    @OzAA-y6l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sound quality is poor. But it is a great interview and a good leader for DDS

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha Allah madaxweynaha mustafe cag jar
    Hanblayo
    Hore usoco
    Madax weyha dadkiisa iyo dalkiisaba amaaankoda ka ka shaqeeysy

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madaxwayne waxaan idinka soo salaamayaa Adiga Weriyahaba Bariga Gobolka saaxil.

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 2 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah wa laga reystay dhibkii ❤🎉

  • @Bakaroow11
    @Bakaroow11 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi salaan
    Wllo waan ku salaami
    Eee salaan ta islaam ka
    Asc ka dib
    Eee madaxweynaha
    Allah ha uga baqa uma uu hogaamiya
    Gaar ahaan
    Dadka reer liibaan
    Gaar ahaan addo
    Allah ayaaana kala xisaabtami Doona
    Gobolka ugu
    Gibirka badan waa waana kan ugu wadoohin xun

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 หลายเดือนก่อน +6

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik Hereri iyo Madaxwayne Mustafe.🎉🎉🎉🎉

  • @ABUKE8
    @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mashalah deganku hada waa deganka ugu amniga badan ethopia oo dhan ❤

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul ayaan kuu rajeynayaa mustaqbal siyaasadeed oo heerkan kasii ballaaran

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 หลายเดือนก่อน +1

    A hareeri aad ba u mahadsantahy wararkaada hufan

  • @sahidAbdihakimAhmed
    @sahidAbdihakimAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalah mustafe waa madax weyn wanaagsan

  • @Ahmedibrahim-ep7jq
    @Ahmedibrahim-ep7jq 2 หลายเดือนก่อน

    Guulayso mudane madaxwayne mr peace❤❤❤

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 หลายเดือนก่อน

    waa sidaa warkuu iskudirka dacaayadaha shacabka waa in laga ilaaliya idaacadaha aan daacad ka ahayn wararka ay siidaayan mustafe cagjar si wanaagsan baad uhadashay ogadenia hore usoco

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 2 หลายเดือนก่อน +6

    Great prasident thanks rugcada wariye C/hareri

  • @syptv9665
    @syptv9665 2 หลายเดือนก่อน +10

    madaxweyne mustafe waa ninka aan is odhan karo waa madaxweynaha ugu aqoonta iyo kartida badan inta somali madax u ah dhamaan waanan ku bogaadaniya hawsha uu umada u hayo from hargeisa

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah waan salaamay madaxwaynahayga! Laakiin burbuka dhaqaalaha asagaa watay absolutely! From jigjiga,
    Live in Virginia USA

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 หลายเดือนก่อน

      Waxyaabaha xaga dhaqaalaha ka khaldamay maxaa ka mid ah maadaama aad reer jigjiga tahay

    • @basrahassan5116
      @basrahassan5116 2 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedxuseen4516 hadaad I waydiisay, dhibaatada xaga
      dhaqaalaha, mida ani iyo dad kale oo badan, ay xog ogaal u yihiin waxa ugu wayn, in aan ganacsatada waawayn, ama dadka muceeshada quutal daduuruga ah liisamada u haysta, aanay dawlada contaroolin haba yaraatee.
      Taasna ay bulshada dan yarta ah noloshooda qof og ama dhex gala uun u ogaan karo. Hadana loogu daray hooyada buskut yar iyo wax yaabo aad yaabayso inta ay leeg yihiin oy naf ka dayaysay xabashi jidka u fadhiyo,
      Duleedka igjigana laguna dhaco.
      Rutii dadka madaaxda,mucaarada ma ihi.
      Laakiin waxan hubaa in wakhtigii cabdi cumar aan muceeshada la dhici jirin.
      electronic iyo wixii la mid ah ay kotaraban ahaayeen.
      Dhaqaalaha dabaqada sare iyo tan dowliga ah hadii la galo waa sheeko kale.
      Waxana ka kow ah musuqa oo 6 daa sano samada isku shareeray.
      Waxan joogaa jigjiga sanad kasta 2 ilaa 5 bilood inta u dhexaysa 12 kii sano ee u dambaysay.

    • @warfa4628
      @warfa4628 2 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedxuseen4516 musuqa, macishada o kor ukacda idaba marin shayga manta kun waxa dhici karta dhawr bari kadib in lagu dhoho wa 2 kun o dollarki ba kacay wa suuq aan fadhinin qifka jigjiga jooga unba garan kara.

  • @issarashid9676
    @issarashid9676 2 หลายเดือนก่อน

    masha Allah mr president well done job

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madaxweyme mustafe runtii wax qabadkiisu waxa uu ka muuqdaa magaalada jigjiga iyo guud ahaan deegaanka somalida rthoipia.

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mw mustafe waa maxadwaynaha kaliya ee madaxda somali dhamaanteed ugu kartida baden waxaana garan kara qofki arkay degaanka 6 sano ee uu joogay cabdisalaanow madaxda kale somalida iyagana sidanoo kale usoo qabo haday kaa aqbalaan waraysiga from jigjiga

  • @saidbaxar8513
    @saidbaxar8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hareri heer caalami

  • @iftinabdi3529
    @iftinabdi3529 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wareysi gaaban

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw 2 หลายเดือนก่อน

    Waa laga raystay xasuuqii cabdi iley maansha allaah

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 2 หลายเดือนก่อน

      Kasi ey ey dhalu ha

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 2 หลายเดือนก่อน

      Kasi ay ay dhalu ha

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ thanks 🙏

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah God please you ❤❤💎💎💎💎💎💎💎❤️❤️❤️❤️❤️🌴❤️🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🕋🕋🕋🕋🕋🕋🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋🌺🌺🌺🌺🌺

  • @n.h6221
    @n.h6221 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah deeganka si nabad wanagsan ayuu usocda lkn musuq badan zaa’id ah aya deganka ka jira isla xisaabtan in lala iman doono rajenyneyna insha Allah.

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 2 หลายเดือนก่อน +1

    Firts salaaama reer hereri

  • @kadarahmedyusuf
    @kadarahmedyusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Guul mudane mustafe muxumed cumar

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sababtoo waxaa ka jiray qish badan.

  • @adanhaska4612
    @adanhaska4612 2 หลายเดือนก่อน

    Long life mudane president

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 หลายเดือนก่อน

    Hello president moustapha agjar iyo my doumachi Abdisalam Hereri well done both of you keep going forward 🤍💚❤️🤍💚❤️🌸💕💜😍🇧🇴🇧🇴🇧🇴

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah, brilliant interview. Madaxweyne aqoonyahan ah oo waxqabad la taaban karo gaadhsiiyay DDS.

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 2 หลายเดือนก่อน

    Classic interview

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 หลายเดือนก่อน +2

    Intii mustafe joogay waa billaa dhib billaa xasuuq billaa cabudhis

  • @MustafeClqani-j4i
    @MustafeClqani-j4i 2 หลายเดือนก่อน

    Clsalaan hereri ruug caddaa waydiimaha waraysiga si fudud u heli kara.

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 หลายเดือนก่อน

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @mohamedbulhan2767
    @mohamedbulhan2767 2 หลายเดือนก่อน

    Long live president

  • @MohamedOsman-s7i
    @MohamedOsman-s7i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mweyne Mustafe runtii wax badan ayuu ka bedalay deegaanka Soomaalida.horay usoco mudane Mweyne. Wariye Herari mhdsanid.

  • @absithech329
    @absithech329 2 หลายเดือนก่อน

    Si Karmo leh ayuu uhadlay Madx wayen Wax barty 🎉

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 2 หลายเดือนก่อน +1

    No problem 😊

  • @MohumedIssak
    @MohumedIssak 2 หลายเดือนก่อน +2

    madaxweynaha miyirka qawo. madaxweynaha wajigiisa kaaqriso wanaaga kujiro

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 2 หลายเดือนก่อน

    Abdisalan hereri ninka kaliya ee ka madaxbanaan cudurka somalida ku dhacay
    Maalin dhaweyd markaan maqlay in lagu weeraray hargeysa aad ayaan u naxay sxb waa ku salaamaya

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa yaaka weerarey inuu udhashey ayanba umaleyn hargeyse

  • @chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325
    @chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah ilaahayow barakee madaxweynaha DDS
    Mustafa muxamed cumar

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 2 หลายเดือนก่อน

    Ani ahaan madhaheen dalka itoobiya

  • @QadarKadaree-vv3zr
    @QadarKadaree-vv3zr 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye RUUG CADAA Abdisalam herari iyo Madax Wayne Mustafa cumar WAA waraysi loo Baahna

  • @PATIENT_KING
    @PATIENT_KING 2 หลายเดือนก่อน

    👌🏽

  • @khaatumo636
    @khaatumo636 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ogadenia president😢

    • @n.h6221
      @n.h6221 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa aragty ka ilmeysiye

    • @khaatumo636
      @khaatumo636 2 หลายเดือนก่อน

      @@n.h6221ogadenia president😭

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@n.h6221 Waa reer khaatumihii caloosha xumaaa😂😂😂😂😂

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@HassanBasri725War ma anagaa calol xun 😂😂

    • @khaatumo636
      @khaatumo636 2 หลายเดือนก่อน

      @@HassanBasri725 alla waa reer muusa judaankii ciilka qabey😂😂😂

  • @akramwarsame
    @akramwarsame 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe Cagjar waxa ka muuqata aqoon wanaagsan iyo nin dabacsan oo siyaasadda u yaqaana danta umaddiisa.❤

  • @Awarre24
    @Awarre24 2 หลายเดือนก่อน

    Deganka Somalida ayaa sax ah ee magaca ethiopia kareeba
    Somali state lkn somalida Ethiopia kadaya ha ugu yeedhina

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa dhacey somali fara bdn baa jirta sii looga sooco waa ina somalida ethopia la dhaha

    • @seedcumar5384
      @seedcumar5384 2 หลายเดือนก่อน

      @@ABUKE8Soomali Galbeed

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@seedcumar5384 waa isku mid

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 หลายเดือนก่อน

    Heririyoow yaan sidii cawke lagu sumayn

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 2 หลายเดือนก่อน

    Jaantaa-rogan

  • @DucaysaneAhmed
    @DucaysaneAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan aftahan ah waaye mustafe omer

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน

    Waraysi waxtarleh

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 2 หลายเดือนก่อน +1

    OGAADEEN IN LA XOREEYO WEEYAAN WAA HOSTAGE ETHIOPIA 🇪🇹 GUUMAYSI DHANKASTA KU HAYSA MUSTAFE HADALKIISA CABSI KA MUUQATA 😮

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ogaadeen kaliya ma dagaan ee darood, hawiye, iyo dir aya somali galbeed aya dagaa kuli na in la xoreeyo ama ah is xoreeyaan ayeey u baahan yihiin

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kaa galey !! Camal laan baa ku haysa ayar iska fadhi balayo kuma hayse

    • @warfa4628
      @warfa4628 2 หลายเดือนก่อน +1

      waxan ku huba deganka in u mesha aad kaso jeedo ka hub iyo cidan badan yahay 130 kun o liyuu bolis baanu hesana idinka moryan macawisley ah ba idin maamusha. farqiqa ayaa ka ah walalka hadada hormarkisa ku farxi karin ka amus.

    • @rabiicabdi3058
      @rabiicabdi3058 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa nalaga xorayn anagaa is maamulna gumaysina cidi naguma hayso Ethiopia na nidaam ahaan baanu u hoos tagnaa
      Waxaa xaqiiqo ah in somali galbeed ka xornimo iyo horumar badantahay Somalia. Walaal idinku horta is xoreeya alshabaab iyo ciidamada afrikaanka ee gabdhihiina maalin kasta kufsanaysa iska xoreeya

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@rabiicabdi3058 waa sax deganku isaga ismaamula ciidan gaar ah iyo calan iyo nidamkisa khaska ah ayuu leyahey ethopiana haduu hoostago ceeb maaha ilen oromadu amxaradu canfart iyo dhaman qomiyaduhu soo ethopia ma hoostagan iyagana maa la gumesyta marka

  • @BaashirxuseenMaxamud-mt5sv
    @BaashirxuseenMaxamud-mt5sv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka libintisa wa lo qira ninkan dal burburay ayu uu yimid mantana hormar iyo nabada ayay Rer jigjiga ku talabsaden ninkan wa nin aqon badan runti xta magaci somali galbeed ayu soceliyay gulyso mar walba anagu hadanahay shacabka Re Djibouti Wan ku tagersanahay ❤

    • @warfa4628
      @warfa4628 2 หลายเดือนก่อน

      haa walal dawlada o isbadashay iyo onlf o xabad jojisay lkn isaga musuq iyo xatiyo ayna abid arkin bay xukumadisa wadata kuwi hore lacagta ay dhacan guryo hotelo deganka ayay dib ugalin jireen kuwan dollar ba lobadalaya dibada ayaa lagi shubanaya lk wax badan bu qabtay.

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe"wadamada Somalida ee aanu jaarka nahay sida Somaliland,Puntlan iyo Somalia"bal macneeya!?..

    • @keykey2594
      @keykey2594 2 หลายเดือนก่อน

      Dalkii la odhan Somalia, wuxu ukala baxay wixii ka dambeyay 1991dii 3 dal oo kala ah Boqortoyada Puntland, Somaliland iyo koonfurta somaliya. Marka madaxwaynuhu waa saxanyahay.

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 2 หลายเดือนก่อน

    There is sabotage in sound quality.

  • @colorblind487
    @colorblind487 2 หลายเดือนก่อน +4

    Appka @11:07 waan so dejesin laha laakin map ka ay isticmaalen dartis uma soo dajisanayo 🇸🇴

    • @colorblind487
      @colorblind487 2 หลายเดือนก่อน

      Iyo Meel guri noocas lasoo dhigayoqofka jooga, cawaan cawaan dhalay qofka somee yay xayaasiskas

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban 2 หลายเดือนก่อน

      Lacag aad ku dirsato maba haysatide allaha ha ku siiyo 😂​@@colorblind487

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqooyinka xagiisa hadii dad xaga buuraha kasocda ay lawareegayaan
    sidee loo shaqo geynkara dadkena shaqo raadinaya xaga suuqa privet sector ?

  • @AdenMahad-s3x
    @AdenMahad-s3x 2 หลายเดือนก่อน

    2

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 หลายเดือนก่อน

    Madax wayne weli xal lagama gaarin ta u dhaxasa Somalia Xabashida waayo weli Somalia aamisantahay tahayna in dhul Ethiopia ka haysato iyo kenya
    Hamigaasi weligii dhiman maayo ilaa iyo inta saacadu dhacayso(qiyaamaha).

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 2 หลายเดือนก่อน

    Haday aamuseen maxaad noogu soo aakhiro toosinaysaa 😂

  • @xaatifpoi748
    @xaatifpoi748 2 หลายเดือนก่อน +1

    Degankaas waa dhul.somaliyeed ma aha dhul itoobiya

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Ethopia iyo somali kala saar deganku waa dhul somaliyed lkn hoos taga federalka ethopia sida oromada amxarada iyaguba dhulkoda iyaga leh waana degank oromo iyo amxaro hadan ethopia ayey hoos wada tagan waa sida puntland jubbaland ay somalia uwada yihin

    • @xaatifpoi748
      @xaatifpoi748 2 หลายเดือนก่อน

      @@ABUKE8 hoos tagis wax nama galin waxa aanka dhimaheyno waa erayga dhulka itoobiya si kasto uu hoos tagaaan markasto waa dhul somaliyeed axmaar iyo oromo ha i kala qaadin waa isku itobiyaan puntland iyo somaliland waa dhul somaliyeed

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@xaatifpoi748 bal kaaley intaad timaado saa ka dhex dheh sheekad haysaye khiyali socda tahey

    • @rabiicabdi3058
      @rabiicabdi3058 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaatifpoi748 anagaa sidaas ka raali ah kawaran anagoo guumaysigaa ku jirna ayaan somaliada kale ka horumar iyo nolol fiicanahay😂

    • @seedcumar5384
      @seedcumar5384 2 หลายเดือนก่อน

      @@rabiicabdi3058😂😂😂😂 finaas ma ka nooshihiin

  • @NourSheikhusein
    @NourSheikhusein 2 หลายเดือนก่อน

    arinta waxbarashada maxad wax oga waydiin wayday

  • @cabdirahmancabdulahi
    @cabdirahmancabdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    HAREERI DALKA ETHOPIA HA DHIHIN

  • @saedtheoo9205
    @saedtheoo9205 2 หลายเดือนก่อน

    1

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Mustafa waa nin. Madaxda kale somalida ka duwan nin fur, furan oo bulshaawi ah nin deeganka si nabadgelyo ah u maamulay intii uu xukunka joogay ,

  • @abdirazakmohamedibrahim2281
    @abdirazakmohamedibrahim2281 2 หลายเดือนก่อน

    OMG! 3% ardayda ufadhiisata intixaanka ayaa baastay in the whole of Ethiopia. runtii waa caqabad taagan.

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Waliba degankuna wuu sii hooseya wuu ka daran yahey

  • @caydaruusxasan2419
    @caydaruusxasan2419 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqsiyad aqoon karti iyo fahan oole wuxuu ka hadlayo madaxwayne mustaf runti waa hogaamiye

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek 2 หลายเดือนก่อน

    Hereriyaw ma adaa marti ah mise kaad ugu tagtay xafiiskisa
    Canfarna anaga naqaanee isma qabato ma xishooto runa haba sugin
    wayse cabsataaye ogaada

  • @yassinyonis327
    @yassinyonis327 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Mustafe wa ku jooga si fasiiixana was uga jawaabey sualaha. Allah ha garab Galo. Hambalyo

  • @thaabitnadiim8375
    @thaabitnadiim8375 2 หลายเดือนก่อน

    11:7 map somalia ?

  • @MuhumedSiradibraahin
    @MuhumedSiradibraahin 2 หลายเดือนก่อน

    Madxwyn waad salmnthy & hariiri

  • @MahamudNur-g2v
    @MahamudNur-g2v 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkiisa iyo ficilkiisa isma taagerayaan!

  • @aminCiidle
    @aminCiidle 2 หลายเดือนก่อน

    nio cagjar timaaba usoobaxaye wayahan maba aragee muubeertay😂😂
    C salanoow adna kursigaa madkuyara fadhiisani 6sano timo hakuusoobaxanee🤣🤣

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida gabi ahaan dad jiro manihin xabashida dhulkas ayee naga heysta mantane badii ayee nagu heysta Ala Maxaa nahay dad baabay oo aan jirin oo aan siyasad laheed somalida kale inta soo hartay oo jahilinimo heysto somalida kale cawaan socoto ayaa nahay wlh itobiya marksta waa in dagaal lagula jiraa ayaa aniga muhimadeyda tahay laga horta dhulkan waa in dib losoceliyo ayaa muhim ah

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 หลายเดือนก่อน

    Gobalka somalida ninki xabashi iyo oromo u gacan galiyay waa cagjar

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kaa galey adiga deganka somalida ma xabashi iyo oromaa maamusha oo ka talisa

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasiyiinta somalidu wa Saqidiin siyasadeed iyo niman
    Lagu yaqaano inay dantooda
    Ka horaysiyaan danta umada
    Ay masuulka u yihiin ????

  • @MahamudNur-g2v
    @MahamudNur-g2v 2 หลายเดือนก่อน

    Hareri waxaad umada usoo gudbisay madwaxynaha afkiisa un!
    One sided info!

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oromia dhulkavdegaankavSomaali ayey ku fidayaan.

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Waxey ay ku fidayso maleh waa wada jaariyado iyo niman shaqeysta

  • @mahamoudhussein903
    @mahamoudhussein903 2 หลายเดือนก่อน

    Dagaalka Canfarta wey muujisay midnimo waana wax wanaagsan. Magacaabista DDS ma aha dowlad loo dhan yahay (inclusive),si loo helo dareen wada lahaansho ,waa in Mustafe ka shaqeeyaa arrinkaas.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน

    Mustafe degaanku waligi gumaysi ayuu ku jiraa xoriya qowl ka hadlays muxu yahay.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soo kan xoreyey gobolka sitti libinta qofka lama xaqiro

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Adoo ayo ah mida kale gobolka situ yaa haystay dhowr dagmo unba laisku ahyste

  • @mohamedbulhan2767
    @mohamedbulhan2767 2 หลายเดือนก่อน

    He is great president kilil has ever.thanks

  • @MahdiFarah-o8v
    @MahdiFarah-o8v 2 หลายเดือนก่อน

    Waagiisi kani mala ha wuxuu ahaa onalif

  • @crizakmuktar3478
    @crizakmuktar3478 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa madaxwayne , ku dhisan Aqoon iyo aragti dheer 🎉