BIDCADA LOO YAQAAN "MOWLIIDKA" - Sheekh Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2013
  • Sunnaha Rasuulka Raac, Bidcada Mowliidka ka fogoow, Runtii hadaad Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم aad Jeceshahay.
    Sheekh Umal oo sii faahfaahsan uga hadlay bidcada loo yaqaano Mowliidka oo ay Muslimiin badani indho la'aan iyo Cilmi la'aan ku sameeyaan.
    Aaayad quraan oo amrayasa Mowliidka ma jirto, xadiisna ma jiro. Saxaabi iyo Taabici sameeyeyna ma jiro. Sidaa awgeed walaalka Muslinka Soomaaliga ahow ka fogow Bidcada loo yaqaan Mowliidka.

ความคิดเห็น • 161

  • @shuaibqable3645
    @shuaibqable3645 2 ปีที่แล้ว +3

    10 sano ka hor iyo shiiikh Maxamed Cabdi umal alle ha xifdiyo runtiii aad baan u jecalahay shiikha alle ha jeclaadeee

  • @Somalisocialnetwork
    @Somalisocialnetwork 7 ปีที่แล้ว +6

    Hadaad jeceshihii rasuulka scw, qaata sunadiisa wuxuu sameeyana sameeya ee ha la joojiyo bidcada iyo mowliidka

  • @fadumaabdi2561
    @fadumaabdi2561 7 ปีที่แล้ว +7

    masha ALLAH barakallah Shiekh umal xafidullaah my ALLAH blessings of u amiin

  • @user-yf5jo7op2v
    @user-yf5jo7op2v 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah sheekh maxamed umul Aalha noxifdiyo cimrigana Allha ubarakeeyo wlhi sheekh waajibkiisi wu gutay cidii fahamtay aya fahamtay❤❤❤❤❤

  • @daudiali8294
    @daudiali8294 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha ALLAH,,,, RABBI T.W. HAINOKAA XIFDIYO,,, AAMMIINN.

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu yaxfadka sh umal

  • @jamalmohamed3762
    @jamalmohamed3762 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah sheekh mohamed abdi umal allah yacizak intaa ad xaqa fahansin karaty wd fahansisay dacwadu wy dhib badan tahay oo naebigaba scws waa la dhibataynayey culimadina wa la dhibataynayey markaaaz sheekh u samir adiga iyo culimada kale sharecada iyo caqiiqda saalixa dadka fahansinyba alle ha idinka abaal mariyo

  • @abdullahiabdirahman4551
    @abdullahiabdirahman4551 7 ปีที่แล้ว +4

    Mshallah!!!!! I like to listen every minute day ad night

  • @jowqow1961
    @jowqow1961 9 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah sh umal jazakallah

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh maxamed Cabdi umal xafidahulah suufiyada qabriyada wax ka daya ee caabuda laf dhuun gashay ayuu ku noqday.
    Ilaahay sheekha hanoo xifdiyo

  • @user-fc2ib8jj9u
    @user-fc2ib8jj9u 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh umal xifdullah ♥️♥️♥️❤

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jzkhayran.

  • @mahamedmuhumed962
    @mahamedmuhumed962 10 ปีที่แล้ว +2

    mansha,alla ilaahay cimriga hakuu dheereeyo sh maxamed cabdi umal waa culimada uu ilaahay diinta ku xifdiyay allow janada nagu kulmi yaa rabal caalamiin

  • @Cabdisalanmahamudawil-os9nk
    @Cabdisalanmahamudawil-os9nk 5 หลายเดือนก่อน

    sheekh umal xafidulah ❤

  • @hadimahad1646
    @hadimahad1646 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaxfidak sheikh umal radiya kuwa wada ee ku tarax tagay bidcada mowliidka

  • @samaantarehsamatarbasfar7773
    @samaantarehsamatarbasfar7773 8 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalah Sheikh

  • @xidigaisliinairobi8121
    @xidigaisliinairobi8121 7 ปีที่แล้ว +4

    maan sha Allah sheikh umal
    jir oo joog sheikh umal maan sha Allah

  • @ruweydaabdi8737
    @ruweydaabdi8737 7 ปีที่แล้ว +1

    allow xifdi Sheikh maxamad cabdi umul iyo inta kheyrka naso garsiyay rabiyo u danbi dhaf

  • @abdullahiabdirahman4551
    @abdullahiabdirahman4551 7 ปีที่แล้ว +2

    Mshallah great lecture may Allah reward u shekh umal

  • @afyaqaan2558
    @afyaqaan2558 8 ปีที่แล้ว +1

    لقد اسمعت ادنا ديت حيا ولكن لا حياة لمن تنا دي

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazak aallah kheyr shekh umal aaallah ku barakeeyo

  • @mohameddeck4793
    @mohameddeck4793 9 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazaka allah kheral jaza shekhuna.

  • @abdullahiwarsame118
    @abdullahiwarsame118 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr shiikh umal

  • @hanadyare9882
    @hanadyare9882 ปีที่แล้ว +2

    𝗦𝗸𝗲𝗲𝗵 𝘂𝗺𝗮𝗹 🥰🥰🥰❤️

  • @fadumaabdi2561
    @fadumaabdi2561 7 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh saalax Illahay hakuxitiyo amiin lakiin dhalinyarada culumada jaaifeesaneeso halajoojiyo subaxaanalaah

  • @abdullahiahmed9203
    @abdullahiahmed9203 10 หลายเดือนก่อน

    MaashaaAllah alle habarakeeyo sheekeena alle haxifdiyo. Wallee suufiyada waakala jaray❤️

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 7 หลายเดือนก่อน +1

    قال الامام مالک رحمه الله : ( من ابتدع في الاسلام بدعة يراها انها حسنة فقد زعم ان محمدا خان الرسالة)
    وقال ايضا : ( فما لم يکن يومٸد دينا فلن يکون اليوم دينا)

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 วันที่ผ่านมา

    Nabi maxamed waxuuna sameenin waaa qalad in lasameyo sunadisa aya la racaa

  • @abdifatahmuh8243
    @abdifatahmuh8243 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha KU sooo hanuuniyo shiekh

  • @abdullahisadiq1345
    @abdullahisadiq1345 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah haday wax fahmayaan wakaas

  • @adnansharif6804
    @adnansharif6804 8 ปีที่แล้ว +1

    masha.allah.sh.umal.ur.the.best.dont scare.anybody.to.tell.the.xaq.allana.waxaan
    kaaga.baryayaa.in.uu.jnnatul.firdowsal.aclaa.

  • @ahzaabali4489
    @ahzaabali4489 9 ปีที่แล้ว +2

    Jasaka allah dheeq umul

  • @dahirmusa7995
    @dahirmusa7995 9 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha inagu toosiyo waddada hagaagsan

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan2825 7 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah sheekh ilaahay janadasiisa firdowsa hakuugu bishaareeyo

  • @liibaanmohamed4852
    @liibaanmohamed4852 8 ปีที่แล้ว +1

    allaha ku xifdiyo shekhow

  • @nuurisxaaq1761
    @nuurisxaaq1761 7 ปีที่แล้ว +1

    war ilaahey kabaqa sheekhana yaan loogafin

  • @daudxanjoalselefiii8115
    @daudxanjoalselefiii8115 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah shiikh alle haku xafido

  • @ahmeddeak5467
    @ahmeddeak5467 8 ปีที่แล้ว

    jasakaLlah shekh umal

  • @mohamedhassan-em7nl
    @mohamedhassan-em7nl 8 ปีที่แล้ว +1

    ninkii nabiga ku sheegay injir ninkaasi ma ahan sheekh ee waa ridoobay hatooba keeno

  • @jawharmacalin6147
    @jawharmacalin6147 7 ปีที่แล้ว +1

    mnsh alh shekh Umal alah yacizak

  • @yassincumar1259
    @yassincumar1259 11 หลายเดือนก่อน

    Ahlu naar weyan umal

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 ปีที่แล้ว

    Elhy cimrigaada haku barakeeyo wa jclhy shikhan wlhi cilmi ka buuxa

  • @oskasomali4695
    @oskasomali4695 8 ปีที่แล้ว

    subxaanalaah nabi maxamed SCW kadaashiis ninka wax jideeyey indha adkaa

  • @khaled__k2
    @khaled__k2 7 ปีที่แล้ว +3

    waxaan rabaa mowliidka mesha Ay kaga so arortay Dinta Ama xadiis Saxiix ah dadka dodaya...

  • @Social-Stanzaa
    @Social-Stanzaa 8 ปีที่แล้ว

    masha alah sh umal xafidahullah

  • @farxanabdi5941
    @farxanabdi5941 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha alh yaa sheq

  • @batulomahamed6309
    @batulomahamed6309 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah sh umal

  • @Cabdisalanmahamudawil-os9nk
    @Cabdisalanmahamudawil-os9nk 5 หลายเดือนก่อน

    war iska ilali bidco wll ❤

  • @deeqsalad8961
    @deeqsalad8961 7 ปีที่แล้ว

    masha allah allow adiga karanaye wixi xaqa ku jira ee allow umatada tus xaqa

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh umal 🥰❤

  • @AFROMEDIA1
    @AFROMEDIA1 8 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah ha barakeeyo sh. maxamed cabdi umal

    • @theallahsslave8011
      @theallahsslave8011 8 ปีที่แล้ว +1

      Beenloow wuxuu maantay fadwooday berri inkiro waa adiga nabigana caayey csw dhallinyaradiina halligay umadda aad sirtay allaha kaa qabto.
      waan ammaanayna nabiga scw aad ayan u jeclnahay adna waliga nacnaceey karaamo xumo adaa la kulmayo ayado mar hore kuu billaabatay

    • @cabduallah9703
      @cabduallah9703 8 ปีที่แล้ว

      +mursal sujuud ilaahi kacabso oo xaqa haiska inda tirin

    • @theallahsslave8011
      @theallahsslave8011 8 ปีที่แล้ว

      +Hakim Osman qofka xaqa iska indha tiriya aakhiro ayaa la arki doonaa lknse la soco wanaag kuma gaarsiin Karo ninkani ilaahey agtiisa cilmina kama kororsanyo alle ayaana kamagan galiyey gafka uu xabiibkenna ugaystay صلي الله عليه وسلم
      ayaa ah mid qof nabiga scw jecel uusan u dul qaadan karin ee dhammanten allaha natoosiyo wll culimo aad diinta ka baratana allaha kuu sahlo

  • @axmadxashi3982
    @axmadxashi3982 11 ปีที่แล้ว

    Jazaka allaah khay

    • @abdurahmanhassan6248
      @abdurahmanhassan6248 7 ปีที่แล้ว +1

      Axmad Xashi umolow hadaad doneysoo in aad ogaato mowliidi waxaad u taktaa ibnu temiya asaga ogolaadey kitabkiisa magaratey jaaxilyow jaaxilka

  • @najiibabdishakuur1432
    @najiibabdishakuur1432 7 ปีที่แล้ว

    allow xifdi shekh umal

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin7372 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @afyaqaan2558
    @afyaqaan2558 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @qarsoodmedia4833
    @qarsoodmedia4833 4 ปีที่แล้ว +1

    Cidii dhahda mawlidka ayaa bidco ah iyaga ayaa bidco ah

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 ปีที่แล้ว

    Sharwadaha Somalia

    • @ilwaadquruxey4093
      @ilwaadquruxey4093 7 ปีที่แล้ว

      Hassaan Abiib yaakula jedaa haday tahay sheikh waat ugaftee tobat keen

  • @saamiyaxasan9379
    @saamiyaxasan9379 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaryaaa bidci hus

  • @alimao1132
    @alimao1132 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sh,umal jizaaka laah kheyran

  • @faadumomohumed1119
    @faadumomohumed1119 7 ปีที่แล้ว

    adaa bidciyaa malidkana aad baan ujecelhay Naga aamuus illhay haku hanuuniyee bidcida waa adiga illhay ha inibabiyo

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Hadaad mawliidka jeceshay hawadaada ayaad jeclaatay

  • @user-pv8ke2rs8n
    @user-pv8ke2rs8n 10 หลายเดือนก่อน

    Sheydaan

  • @hillowleabdirahman9857
    @hillowleabdirahman9857 7 ปีที่แล้ว

    Msha Allah

  • @cabdiqanigeele8085
    @cabdiqanigeele8085 2 ปีที่แล้ว

    Ale maakacabsatid adigu umulow
    Wadiga rasulka caayaye subxaanalaah
    Cidbuu waxkasheegayaa iloohow mesha
    Umal lagu xisaabinayo hanajoojin

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 10 หลายเดือนก่อน +2

      Adigaa indhahaada ku arki dontaa waxwalbo iska sug waa lagaari aakhiro bal in Umal lacadaabo iyo in suufidan warersan ee quranka benta kasheegaayo lacadaabo

  • @HassanAli-it5gz
    @HassanAli-it5gz 8 ปีที่แล้ว +1

    yahuuda xataa saas uma cayso rasuulkeena slcwslm

  • @user-cf8dl1ls7b
    @user-cf8dl1ls7b ปีที่แล้ว

    M.a

  • @adnansharif6804
    @adnansharif6804 8 ปีที่แล้ว +3

    shekha.wuu.dadaalay.xaq.ayuuna.kahadlay.hadii.aad.caqli.leedahay.nabigana.jeceshahay.nabiga.wuu.soomay.asagoo.weeyneynayo.dhalashadiisa.adiga.waxbaad.cuneysaa.maqilaaftay.mise.waaraacday.yaa.majnuun.ilaah.haku.cafiyo.shekhana.inaad.gaartid.iska.daayee.meel.uu.habeen.maray.mAmlin
    cad.ma.marikartid.ilaah.ayaana.cilmiga.siiyay.ee.kafaaideyso.dhaan.dhaan.nimada.intaad.iska.deysit

  • @farxiyoascali5521
    @farxiyoascali5521 8 ปีที่แล้ว

    gaalnimo ma dheldhelba xuur muslim ah oo ladhaho xukunbey ladahay ee ogada somaliyey

  • @abdifatahmuh8243
    @abdifatahmuh8243 7 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh injirta yaaaaa ka keentay

  • @saamiyaxasan9379
    @saamiyaxasan9379 7 ปีที่แล้ว +1

    mxaad la qsli dqnygoooow

  • @abuxaniifaxaniifa1149
    @abuxaniifaxaniifa1149 7 ปีที่แล้ว +1

    50 Towxiid ee baajuriga kuyala yaa Kenay!!!

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 7 ปีที่แล้ว

      JAAHIL BAAJURI WAA KITAAB FIQI AH TOWXIIDBA KAMA FADLO 50 TOWXIIDNA MA QORO HADAAD BEENLOW AHEYN CAR SOO QOR 50 TOWXIID MEESHU KU QORAY

  • @amranhussein9382
    @amranhussein9382 8 ปีที่แล้ว

    umul nacalad Alle ayaa ku dhacda subax walba. waxaad arkee sida uu uga gubanayo saliga. waan ognahay cidda uu shaqeeyo. acuuda bilaahi minal umul rajiim

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay kuwa qabriyada caabuda ee shiicada la fikirka ah ilaahay calaamo degdeg ah haka muujiyo.

  • @najaxbare3753
    @najaxbare3753 2 ปีที่แล้ว

    Runta kugu jeclhy sheekh umalow

  • @sacdiyayuusuf8474
    @sacdiyayuusuf8474 6 ปีที่แล้ว

    mawlidka wasah sheikmahakabta

  • @faysalhanad402
    @faysalhanad402 8 ปีที่แล้ว +1

    soo, adba maadan dhihin sedexda towxiid is iqraar ayaan ku keeney

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Dhalasha nabiga scw in la xusaa waa bidco.
      Tawxiidkuna waa in ilaahay xuquuqdiisa loo gaar yeelo

  • @muscabkamaal4296
    @muscabkamaal4296 8 ปีที่แล้ว

    انا لله waayaab mawliidka laga hadlay oo xaqa laga sheegay inuusan kasog naanin lasheegay maa waxaasoo danbi idingaliya alle xaqa ha idin garadsiiyo waxaa nawiga jideenin qofkii jideeya diin cosob ayoo layimid wll mawliidka sanadlaha aad shiicada kakeenteen alle kagabaqa ee iskadaaya shiico wax lago daysto ma ahan waa layaqaanaa dadka bilaabay

  • @abdullahisadiq1345
    @abdullahisadiq1345 ปีที่แล้ว

    Kuwaan wa صم بكم عمي فهم لايرجعون

  • @fartunomar7655
    @fartunomar7655 7 ปีที่แล้ว

    shaydaan umul ganaweyne masiibo kugu dhacday

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Naclad rabbi kugu dhacday suufi ayaa dhagaha kaa kiraystay

  • @maryanali1678
    @maryanali1678 7 ปีที่แล้ว

    umashaan ha iska cido sidii aygii xaquna waa soconayaa yaa kuu joojinaya nin wax naftiisa hadii lagu sheego caroon lahaa nabiga ku yiri iska daba socda barina meeshii ilaahay geeyo alaha idnla geeyo

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Xishood nabiga scw sheekh umal kama taqaanide suufi qubuuriya ayaa wax kugu soo akhriyee

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 ปีที่แล้ว +1

    3 Toowxiid yaa keenay? Kitaabkeese dhigay a?

  • @yastoofficiall
    @yastoofficiall 3 ปีที่แล้ว

    diinta gafka kada

  • @xuseenxaaji901
    @xuseenxaaji901 2 ปีที่แล้ว

    Vx

  • @deeqsalad8961
    @deeqsalad8961 7 ปีที่แล้ว +2

    daauud143

  • @samaalegrouptv5310
    @samaalegrouptv5310 10 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah shiiiq Umal lkn markuu waraabaha xalaaleeyay ayaaan shiiqa ka shakiyay.

    • @sharifonuur9725
      @sharifonuur9725 9 ปีที่แล้ว +2

      Ma aaminsani waxa uu sheegahayo sheekhan mowliidka waan aa minsanahay anigu sheekhan alle hakaa cafiyo waxaad sheegeysid illaah danbi dhaaf waydiiso dadka beenta kadaa illaah kabaq waxaad tahay ninkii yiri waraabuhu waa xallaal nabigana scw wax kasheegay dadka ku taageer sana been baad kadhar jisay

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว

      Sharifo Nuur dadka uu Sheekhu kahadlayo baad tahay

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sharifonuur9725War waraabaha duurka lagama wado Xitaa magaciisa lama yaqano shekha asaga umbaa warawa iskadhae moye waana xalal Libaaxa iyo Shabelka ayaa ugarsadaan oo waa sida eelaada okale

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sharifonuur9725mowlidka hadaa aaminsantahay maxumee wll waxaan kuweydini waxwalboo Oo cibaada ah oo sameyso yaa kaga dayaneysaa?

  • @mystic9806
    @mystic9806 8 ปีที่แล้ว +5

    hooyadaa kaa gablantee afkAaga kaxir mowdliidka nabiga
    Mucjisayahaw

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 หลายเดือนก่อน

    Kan maxaa wallahi naar
    Sugaysa qalladi ku dhacdy

  • @batulomahamed6309
    @batulomahamed6309 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cabdiCarab-bv1en
    @cabdiCarab-bv1en 9 หลายเดือนก่อน

    Hf

  • @fartamacalin5337
    @fartamacalin5337 8 ปีที่แล้ว

    +Qaranside qaransite waa runta walal wixi umul raac san asago muslim ka gaalo ku til ma mayo asage u tala

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 7 ปีที่แล้ว +4

    3 TOWXIID XAGEE KA KEENTAY UMALOOW DHURWAA LA CUNNO XAGEE KA KEENTAY NABIGA SCW AYAA INJIR LAHAA XAGEE KA KEENTAY ALLAH HA KU SOO HANUUNIYO

  • @maryanali1678
    @maryanali1678 7 ปีที่แล้ว

    umal anjasul insaan calaa dahril ardhi

  • @muhudinhassan4249
    @muhudinhassan4249 7 ปีที่แล้ว

    Haajara haji????????
    SH:UMAL ASIGA WAXBA MA KEENO LAKIIN QURAANKA IYO SUNADA AYAA WAXKEENTA SIDAA LASOCO

  • @MohamedMohamed-rw9mt
    @MohamedMohamed-rw9mt 7 ปีที่แล้ว

    war kitabka iyo sunadu handay inideqi wayday mabid cada inideqi war cilmiga barta

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว

    Suufiyo waxyii kaso qadatah mawuliidk baybalk masiixiig

  • @diinkamohamed5011
    @diinkamohamed5011 7 ปีที่แล้ว +1

    nabiga scw wuxu yiri qof suna fiican jideeyo wuxu leeyahay ajirkeeda iyo inta kucamal fasho ajirkooda cml ayaga waxba laga dhimeenin culimada wexe xadiiska kufasiren wax walba oo wanagsan an quranka kahor imaneenin. marka illah idinku dharshe in leesku yimado nabiga la amano siiradiisa laga shekeyo miya wax xun ah ama kahor imanayo quran wa hadi Allah kacabsi lo hadlaaayo

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 10 หลายเดือนก่อน +2

      koley xadithkaas sificaan umaadan aqrinin,
      Nabiga scw muu dhihin qofwalboo sunna fican jideeyo ee Nabiga Scw wuxuu yiri Qofkii Sunadeyda qaato oo kudhaqma oo (dijeeya micnaha Dadka oogu yeera ) ajirkeeda leeyahay
      Rabbi wuxuu yiri لقدكان في رسول الله أسوة حسنة Nabiga ayaa kudayasha mudan
      Bal intee ku qorontahay Hala isku yimaado xolo halaxuno hala isruxo caawa odhan

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 10 หลายเดือนก่อน

      Sunnaha rasuulka qofki soo nooleya aya lola jeeda
      Mawliidku dinta asal kuma lahan halkee ka keenteen wa suaal
      Ta labaad siiro nabiga SCW in sanadkii maalin la akhriyo waliba maalinta waxa Yalo kale oo shirkiyad ah ay raacsan yihin dinta kamid maha

  • @calibare8485
    @calibare8485 7 ปีที่แล้ว

    umul xitaa muslim lamadhihikaro

  • @cabdallacali9546
    @cabdallacali9546 8 ปีที่แล้ว

    ma u diidantihiin maqaamka nabi muxammed csw ?

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty 10 หลายเดือนก่อน

    Wiskhani sheikh ma aha waa wahaabiyiinta aabahoood...

  • @mustafaabdulle5271
    @mustafaabdulle5271 8 ปีที่แล้ว +6

    yaa hee suufiyaal iyo asxaabul bidac wax usheegi kara...war kitaabka iyo sunadu ha,idin deeqdo....baaybalkana kasoo noqda

  • @calibare8485
    @calibare8485 7 ปีที่แล้ว

    afku labo taako kunoqay balwuxuu kuhadlayo

  • @farxiyoascali5521
    @farxiyoascali5521 8 ปีที่แล้ว

    kuwAn caatamaayoow culuma kaleexda hadana kalexey bidcada idinko kusugan ALLAh heynku dilo