ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SUPRISE || SUIT AYAN XIRTAY AYADA DARTEED ..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2020
  • #Nuurdiinkl #Atarisho_badiyo #suprise

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @aziizinour5713
    @aziizinour5713 4 ปีที่แล้ว +425

    nio hab baa nafta nagaga qadeene inta sidano kale ah like isaara😂😂🖐🏿

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh labdeena🤣

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 4 ปีที่แล้ว +10

      Hhhhh kuwaan waa sunta iskaabulada ka ilmaysiisa🤣

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว +4

      @@dhamaystiran8342
      Hhhj muqaalkoda kore waan aragna guddahoda hoose yaa og hee Views raadis lee u arkay aniga in laysla shaqesto

    • @sagalmabdule8432
      @sagalmabdule8432 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo habtoda ma dhmto kuwn but i love them wlhi 🤣🥰

    • @zuhuuradem3392
      @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว +2

      Markad aragto in laysku soo socdo
      Barkintaada soo dhawayso hab sii dhib miyaa jirta single-ka ilaahayba u roon

  • @hamdaahmed5969
    @hamdaahmed5969 4 ปีที่แล้ว +18

    Markay xishonayso fadumina aad ayay u qurux badantay inta Ila aragtay 🙋 love you guys illhy farxada ha idinku wado 💗💗💗💗

  • @mohamedhindi5039
    @mohamedhindi5039 4 ปีที่แล้ว +31

    Waligey hal like mahimelin 😭😭😭😭 Blz igu tura

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 ปีที่แล้ว +413

    HADAD ADOO DAAWANAYA HDANA AKHRINAYSO COMANT LIKE👍🏻

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 4 ปีที่แล้ว +3

      Kula mid ahy Walahi hhhhh mawo jogi karo video wlbo markn firsanayo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll qali isoboqo fadlan🙏🙏👍🏾👍🏾

    • @haniqaali640
      @haniqaali640 4 ปีที่แล้ว +2

  • @hamzex_m_x7556
    @hamzex_m_x7556 4 ปีที่แล้ว +186

    Inta ilahaY jecel nuradin kl i0 fadumiinana jecel like ii zara❤

  • @habibtiabdihassan2962
    @habibtiabdihassan2962 4 ปีที่แล้ว +43

    Mash allah Nuurdiin kl quruxloowa ayaadkutahay suudka mash allah nurdin kl😘

  • @Shuudeytha
    @Shuudeytha 4 ปีที่แล้ว +910

    Musasalkan ima dhafo 😁🙄 ya ilamida 🥺❤️ marka arko laba rux oo wada faraxsan anigana bila sbb ayan ufarxa mashllh 🥀😱

    • @aaaminacabdi8891
      @aaaminacabdi8891 4 ปีที่แล้ว +4

      Ani

    • @queenmuniramanka9334
      @queenmuniramanka9334 4 ปีที่แล้ว +4

      YAH MASHAA ALLAH...I ALSO FEEL HAPPY TO SEE TWO BEAUTIFUL COUPLES TOGETHER😘😘❤❤

    • @amalali-vs7mh
      @amalali-vs7mh 4 ปีที่แล้ว +5

      Waw you are so looking beautyfull

    • @prettyinacumar3894
      @prettyinacumar3894 4 ปีที่แล้ว +4

      Kula mid ahe

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhh bilaaaa sabab😂😂🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @monanikashmir31
    @monanikashmir31 4 ปีที่แล้ว +7

    I'm from bakistan my name is monani i don't understand this language but i reallyyy like this couple😍

  • @mohann1421
    @mohann1421 4 ปีที่แล้ว +343

    Inta ila aragtay in u suudka ku Qurux badan yahay like isaara 💜💙

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll qaali isoboqo fadlan🙏👍🏾

  • @kiinkaisking8245
    @kiinkaisking8245 4 ปีที่แล้ว +403

    Maanta waan ooynaayaa sababtoo ah anaa ugu dambeeyo pls haigu qoslimaa 😢😢😢🤣🤣😘😎

    • @ramlakiin9480
      @ramlakiin9480 4 ปีที่แล้ว +4

      Kiinka Is king 🤣😂Anaa hada imid oo kaadanbeeya

    • @ibtiizamamiin6086
      @ibtiizamamiin6086 4 ปีที่แล้ว +3

      Ana ka danbeyo

    • @naazlineon2692
      @naazlineon2692 4 ปีที่แล้ว +3

      Anaa idinka wada dambeeyo😭😭😭😭😭

    • @zalmoupdi6477
      @zalmoupdi6477 4 ปีที่แล้ว +3

      anaa ka danbeya 😂😂😂

    • @bashirmahatmahat6756
      @bashirmahatmahat6756 4 ปีที่แล้ว +3

      Ani aya inigadambeya bo😅😅😅😅haoyin kingi

  • @princessluula2684
    @princessluula2684 4 ปีที่แล้ว +85

    Waligey hal like ma helin😭😭😭

  • @najmocabdiwalu5981
    @najmocabdiwalu5981 4 ปีที่แล้ว +39

    Kah ma iska ooyaaa habtaan wa iga gdantahy ani wba ku heesta❤❤❤❤❤❤ isku waara

  • @zalmaanmhamed3001
    @zalmaanmhamed3001 4 ปีที่แล้ว +41

    Sxp nuurdiin kl faadumiina ha dhihin qoftayda ee dheh xaas keyga sidaasaa quruxbadan plz like

  • @maryanmohammed286
    @maryanmohammed286 4 ปีที่แล้ว +449

    Walige hal like mahelin😭😭

    • @hooydasomaligahalaamurmino8790
      @hooydasomaligahalaamurmino8790 4 ปีที่แล้ว +4

      52 ayn kaga dhigay yarsey

    • @Real_00533
      @Real_00533 4 ปีที่แล้ว +2

      WaliGaa ha helin balaaYo been badane

    • @najmaabdinasir
      @najmaabdinasir 4 ปีที่แล้ว

      Hada hel

    • @missilhaan8455
      @missilhaan8455 4 ปีที่แล้ว

      Waxan peen bdn hal like mahelin kulah

    • @Real_00533
      @Real_00533 4 ปีที่แล้ว

      @@missilhaan8455 vlog nooso duub waa ku xiranaHaye maaL maHan wxba masoo dhigtide

  • @zakiclahicadde1252
    @zakiclahicadde1252 4 ปีที่แล้ว +18

    Wxad Tihiiin lamano kudayasho mudan Run Ahantin Ilhy Haidin Xifdiyo Ilhy Haidin siiyo Awlad Baari Ah 😍😍

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 ปีที่แล้ว +43

    Hda iLa aragtaY lamanaha eneY Yihiin
    Romantic like Isar wa Codsi🙏♥️

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว +64

    MAASHA ALAAH ILAAHAYOW ISKUDAA LAMAANAHAN AAD AYAAN IDIIN TAAGEERAA ONE LOVE MY FAMILY INTA ILA MID AH LIKE SAAR

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 4 ปีที่แล้ว +90

    Soo carara musalsalki ayaa soo galy😍😍
    7:34 wlhi intaas jawi dagan oo jaceyl wlhi allah isku kin barakeyo

    • @fmehek3204
      @fmehek3204 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkk zuzu waad iga qosashiise

    • @fmehek3204
      @fmehek3204 4 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆😆

    • @rashiiddahir7100
      @rashiiddahir7100 4 ปีที่แล้ว +2

      😄😄😄 wlh wad iga qoslisey mahadsanid aad u qoslay wanku hestaa musalsalkan ilahay ha iskubarakeyo

    • @queenmuniramanka9334
      @queenmuniramanka9334 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk😂😂😂😂....May Allah bless Nuurdin Kl iyo Atrisho with happiness and joy...My favourite couples Nuurdin Kl iyo Atrisho Badiyo😘😘😘❤❤❤

    • @tuluxjr8037
      @tuluxjr8037 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlahi waa daacad qoslay

  • @NNN915
    @NNN915 4 ปีที่แล้ว +10

    Hab sida ay u siisay 😭😭😭 wlhi naxariis dareamay mansha alllah jacaylku ha waaro ❤️🙏

  • @suldaamadaisteylka7125
    @suldaamadaisteylka7125 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxasa kaa is tel ah waadba kuqurux badanthye waan jclhy wadajirkina nuuurdin iyo atarisho baadiyo

  • @faraxsaninajama11
    @faraxsaninajama11 4 ปีที่แล้ว +166

    Walikeyga hal like ma nan helin 😭😭🙏🙏

  • @gabalfilms973
    @gabalfilms973 4 ปีที่แล้ว +174

    Masha Allah qof somaliya oo faraxsan markaan arko runtii wan farxaa farxadiinu waa tena

    • @jaamacnuur1411
      @jaamacnuur1411 4 ปีที่แล้ว +1

      Mnshlllh wlky iyo wlshy ii farxsandah♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Rahm00
    @Rahm00 4 ปีที่แล้ว +22

    7:36 say hab usisay kanaxay wllhy dumar agtoda naxaris lagama wayo alle ha isu kindayo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰😰😰😰

    • @ayaanayaan5885
      @ayaanayaan5885 3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @maliamustapha5818
    @maliamustapha5818 4 ปีที่แล้ว +1

    Nurdin kl iyo atarisho oo mataano ku curtay haben dhawayd ku riyooday ano daawanaya video ay habenka so galiyeen wlh atarishada riyo ku arkay 👸🤴♥️boqorka iyo boqorada isgu barakoba♥️👏

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 4 ปีที่แล้ว +141

    SUIT inu Ku so baxa inta igu racsan like ii Saar 🤣😂

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wll qali isoboqo fadlan🙏👍🏾

  • @ayaanosmaan1097
    @ayaanosmaan1097 4 ปีที่แล้ว +36

    Lamanahaga sanadka m.a ano horeyo mnta like isaara

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaan single nimada kabaxo lee lamanahaan ku soo labanaaa by by qaraabo kistoo wnba ma seeray markle sanaaa markaan single kabaxo lee inta ku soo labanaa balan wye👍👍👍i.a

  • @ninasaed2025
    @ninasaed2025 4 ปีที่แล้ว +3

    Imika isku meel aydba joogtan maxd aroos ku falaysaan wd is xalaashateen khalaas wey dhamaaty mrkaa anigu wxn idin kula talin laha lacagta aad arooska ku dhiganeysaan masaakiinta ku caawiya ajar iyo xasanaadba wad ka helaysn aduun iyo aakhrio ah walaalahyga aan jecelahy intaasina waa iga codsi wll ilhy khyr ha idin siiyo inzha Allah
    Intii igu raacsan like saar

  • @mohamuttabdulkadir1969
    @mohamuttabdulkadir1969 4 ปีที่แล้ว +213

    iNta aroozka Zugi La' LiKe👈🥰

    • @samiraabdi8255
      @samiraabdi8255 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😴😴😴😱

    • @neyruuzfx2261
      @neyruuzfx2261 4 ปีที่แล้ว

      Aroske dee dadka wada nola oo dhaqma😂😂

    • @mohamuttabdulkadir1969
      @mohamuttabdulkadir1969 4 ปีที่แล้ว

      @@neyruuzfx2261 Wax Arooz aH Ma Jiraan After CroNa La is ArosiN Ee YusaN MuzlzlKu Ku DhaFiN🤣🤣🤣

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 4 ปีที่แล้ว +191

    Video gaan hadii aad dawaneysid adigo comment aqrinayao like dhac ku siiya

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 4 ปีที่แล้ว +2

      Qof walbo oo subscribe ii saaro wan u saraa insha allh gays

    • @fardowsashariif2480
      @fardowsashariif2480 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah Nuurdiin guul wacan my baro

  • @husnofficail5150
    @husnofficail5150 4 ปีที่แล้ว +39

    7:34 sidee ugu soo boday ayaaba jacayl igalay wwwww

  • @daanadaahir5261
    @daanadaahir5261 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah usku waaro ibidkiin ❤️❤️❤️🙏🙏❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @queentanasteho3238
    @queentanasteho3238 4 ปีที่แล้ว +30

    mosalsalkan waxaan ugu magac daray) dhuubo dharerkeda halaygu dhaqo❤️❤️❤️

  • @ayaanleali3687
    @ayaanleali3687 4 ปีที่แล้ว +177

    Qof rajeynaYo inuu nolshan cml helo like isku mujiya 😅

    • @munobashiir6768
      @munobashiir6768 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxaakaogtahy noloshooda dhabtaa

    • @nasraa.mohamed8689
      @nasraa.mohamed8689 4 ปีที่แล้ว

      Malahelayo saan😢😢😢

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wll qali isoboqo fadlan🙏👍🏾

    • @ayaanleali3687
      @ayaanleali3687 4 ปีที่แล้ว

      @@munobashiir6768 wax iga gly nolshoda dhbta mid an arkya ka hdlaya kliya

    • @ayaanleali3687
      @ayaanleali3687 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasraa.mohamed8689 wala helaya abyo wax wlbo nasipkga ma weynesid ku duceyso nolal qrux bdn inu alle ku siyo kliya🤲😥

  • @akramamoreentertainment905
    @akramamoreentertainment905 4 ปีที่แล้ว

    Farxad ayaa idinka muuqata baarakalaah hab marka Isa siisaan naxariis aya ka muuqata Atariisho Baadiye waa raaliyo qalanjo waxay dhahday "inaan meel kugu qarsado waaye" Allah ya cizak be👑Mashah ilahay ha isku kii daysto

  • @suhuur1911
    @suhuur1911 4 ปีที่แล้ว +4

    Great Nuurdin and faadumiina😍😍😍😍 that's really true farxada lama iibsan karo noolaada weligiin love u guys 🎈💝💝💝

  • @gargaarahassan
    @gargaarahassan 4 ปีที่แล้ว +241

    Musalsalki xalqad mcn ayaa soo dhacdey😂💖

    • @sacadamaxamuud3984
      @sacadamaxamuud3984 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaaa😂😂😂

    • @bazmaziyaaj308
      @bazmaziyaaj308 4 ปีที่แล้ว +3

      😂muzal zal kaan dha dhan uu leyahay

    • @aaminaahmed5697
      @aaminaahmed5697 4 ปีที่แล้ว

      Walee ben maaha musalsal ayuu ino noqdyba

    • @hafsamohamed9590
      @hafsamohamed9590 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa ila argty wlhii😂👊

    • @asadibrahim4452
      @asadibrahim4452 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminaahmed5697 muzalzalkaan goormuu dhamaanaa

  • @secondanazito2558
    @secondanazito2558 4 ปีที่แล้ว +60

    War makasai mesha cimmentiga lagabixiyo hda manta so saxay like issar ama inta mahan

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlahi wad iga qoslisey 😂😂😂😂😂😂👍👍👍

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll qaali isoboqo fadlan🙏👍🏾

    • @ibtisaamxasan6152
      @ibtisaamxasan6152 4 ปีที่แล้ว

      Daaacad uqoslay

    • @abdiaziizosmaan1217
      @abdiaziizosmaan1217 4 ปีที่แล้ว

      Wad ika qos lisay wayanaa maqal danid

  • @feisalsomfitness447
    @feisalsomfitness447 4 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi mahan wlhi atarisho badiyo ninkii helaa gabar qurux iyo qaayo leh ayuu helahay ♥️🇸🇴✌🏿

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi romaaticiina aad bn utaageeraa guulaysta wiil iyo caano gabar iyo caaano bn alle idin waydiiyay musal salkiina na halkaas kawada

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 4 ปีที่แล้ว +41

    Masha allah musalsalka xalqadii ugu macaanayd weyi team atariisho baadiyo iyo nuurdin is muujiya❣❣❣

  • @ahmedyassinchannel
    @ahmedyassinchannel 4 ปีที่แล้ว +32

    mnzha Allah inata markay aragto lamane sidan ookale ufaraxsan jecelna lamanayasha like

  • @nikkihassan347
    @nikkihassan347 4 ปีที่แล้ว +1

    Nurdin ayanta romantic inuu Iska dhigooyo inta ila aragtay like me

  • @amiiroquruxcali7994
    @amiiroquruxcali7994 4 ปีที่แล้ว +1

    Habta waa iigu badbadatey😆 maseera iigu dishen inta ila mid ah Like saar

  • @fatmayuusuf5036
    @fatmayuusuf5036 4 ปีที่แล้ว +31

    somaliyeey maasha allah dhaha idina adkaar soo akhrista heerkaw iskaabulooy tashada mugoo Xabadkaygii waan haystaye idinkay idiin tala alle habarakeeyo family quruxda badan maasha allah❤❤

    • @Zaam495
      @Zaam495 4 ปีที่แล้ว

      mashAllah Allah isku kiin barakeeyo

    • @mohamedmuse2751
      @mohamedmuse2751 4 ปีที่แล้ว

      mrka wanagu digane miya wllshey hada xabadkada heysato 🤣🤣 allh haku barakeyo

    • @emmatoca7503
      @emmatoca7503 4 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @nasrahagi3390
      @nasrahagi3390 4 ปีที่แล้ว

      Mugoo ani xitaa wuu hosjifaa 😃😃😀

  • @ikramfarah8821
    @ikramfarah8821 4 ปีที่แล้ว +45

    War musalsalkan mid ka mcn walige ma dawan mashallah 😂❤😘😘

    • @safiyosalmoon2766
      @safiyosalmoon2766 4 ปีที่แล้ว

      😂😅😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂

    • @apudykareim5444
      @apudykareim5444 4 ปีที่แล้ว +1

      2 qof noloshoooda musalsal ha ku tilmaamin plz

    • @ikramfarah8821
      @ikramfarah8821 4 ปีที่แล้ว

      Hahaha hye wll lkn micnaha musalsal waa wax aan dhaman oo kle sow cadi😂😂

  • @hhh-pd4ie
    @hhh-pd4ie 4 ปีที่แล้ว

    Nkl Sharaf iyo milgaba moowlaa baxsheee magacaad haniday lama masxikareee yaan laguugu noqon mashuul Mi hero❤️❤️❤️👑🙏🙏

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 4 ปีที่แล้ว

    Biis waaye iska bulanimadaan waa Nacay waayo Maseer iidiilay saan ufiirsanaaye wixii lamaano💯💯 ah waxaa niileyhy allh nima kal geye 💖💖💖💖💖💖💖Hanbalyo 💖💖💖💖

  • @shushu7219
    @shushu7219 4 ปีที่แล้ว +18

    Inta sidayda comment akhris dhafin like isaar 😂

  • @naimamohamed5034
    @naimamohamed5034 4 ปีที่แล้ว +119

    Haabtas wey iga gadnthy oo 90k leys sinayo😂😂❤️

    • @anisoqueen3935
      @anisoqueen3935 4 ปีที่แล้ว +10

      kuwaan wa sunta iskaabulada ka ilmeysiiao 😂🤣

    • @faizaluzah4148
      @faizaluzah4148 4 ปีที่แล้ว +2

      Mzhqulka daaya waraa iskaabulo ducada ubadiya hhhhhhhh

    • @Liinacadey
      @Liinacadey 4 ปีที่แล้ว +2

      Iska bulo hda iska yaca😂😂😂

    • @wonderfulsacdaa7446
      @wonderfulsacdaa7446 4 ปีที่แล้ว

      Iskaabulo dhibaato wye wlh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @luulhassan5177
    @luulhassan5177 4 ปีที่แล้ว +1

    All waa dumar waxa ka baxsha comment kuligoodana waxey u qoreen keep going iyo maasnhanallah iyo wax lamida halka raga u qoreen ..... kudarso😂😂

  • @my_queen_muna_qaali716
    @my_queen_muna_qaali716 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah jecliyaa lamaanahan farxadooda Allow isku kiin daa❤❤

  • @fartuunisse9186
    @fartuunisse9186 4 ปีที่แล้ว +22

    musasalku wa nagu socda hormar wacan lamanaha qarniga👸🤴♥️

  • @user-ph2io2ij5j
    @user-ph2io2ij5j 4 ปีที่แล้ว +73

    Arooskayga coming soon waaye like ta dhac kusiiya❤

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wll qali isobiqo fadlan🙏👍🏾

    • @Carfoon
      @Carfoon 4 ปีที่แล้ว

      Hamblyo

  • @ghdtggfhfg8398
    @ghdtggfhfg8398 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh wallo faraxad allh haidan siyadasho cadawagin allh haqabato wan idin habalyeh habalayo mashallh

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allllh Lamane ku dayasho mudan ooon jclhey waan idin tageera madaxiiina maleysiya u imana waa nilakulmaya insha Allllh

  • @farduzismail6611
    @farduzismail6611 4 ปีที่แล้ว +105

    Ohhh shut cawa waan ka Soo daahay musasalkii xiisaha badnaa
    caawiyo halqad mcn byba so gasheen lkn iskaabulada Uma roono musaslkani🤣🤣🤣🤣

    • @ayaanmohamed6883
      @ayaanmohamed6883 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhh wlhi wan sooo dahay anigaba hhhhhh

    • @fardowsakhadar6983
      @fardowsakhadar6983 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 4 ปีที่แล้ว +1

      Musalsalka laadarintoda waaye iskaabulada 🤣🤣🤣

    • @ifraaxcismaan261
      @ifraaxcismaan261 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh inaba caadi mahaa ani xataa wan sodahay wallahi

    • @ikranahmed9310
      @ikranahmed9310 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣 yqy waqtiga lasodigaye habeen bey noahed wajiifne cml🤣🤣🤣🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @que3nalmaz869
    @que3nalmaz869 4 ปีที่แล้ว +83

    Iskabuloy iridaA ku oooy😫Ilahow iskabulinimadan naga bixi Aamin dhaha 🤲🥰🥰💖💖💖

    • @kowsaromar860
      @kowsaromar860 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabi

    • @safiasheikh597
      @safiasheikh597 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamin ya rabbi
      mid khyr qabo

    • @caishayuusufmahamed2003
      @caishayuusufmahamed2003 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭🛌🏾🛌🏾🛌🏾🛌🏾🛌🏾 kalikey an sarirsaranhy isoduceyo ino ilah ino ika bixiyo

    • @safiasheikh597
      @safiasheikh597 4 ปีที่แล้ว

      @@caishayuusufmahamed2003 😂😂😂😂😂kal io laap iga qoslisey tlhi

    • @que3nalmaz869
      @que3nalmaz869 4 ปีที่แล้ว +1

      Yan leys ilawin guys aan isku wada duceyno❤❤

  • @haawoluulabdiqadir7704
    @haawoluulabdiqadir7704 4 ปีที่แล้ว

    Mashah Allah noladah in tey nolaljirtoh lamanah jicelkah Allah ha idin xifdiyo adon iyo aqiroh

  • @akramamoreentertainment905
    @akramamoreentertainment905 4 ปีที่แล้ว

    My best Somali TH-camrs lamaanaha qaranka 😍👑☺️

  • @jawahirhussein1694
    @jawahirhussein1694 4 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah wan idinku faraxsanahay wadajira waligiin...❤❤❤❤

  • @fardowsoabubakar3818
    @fardowsoabubakar3818 4 ปีที่แล้ว +85

    Aryah adiga qoralkeyga aqrinayoh injoog iga dhig kegta isar

    • @samiraabdi8255
      @samiraabdi8255 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa ya hay waa sidaa arinka🥰🥰🇸🇴🇸🇴

    • @samiraabdi8255
      @samiraabdi8255 4 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴fardowsa 🥰😁😁

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll qaali isoboqo fadlan🙏👍🏾

    • @samiraabdi8255
      @samiraabdi8255 4 ปีที่แล้ว +1

      @@itzzarashow1996 🤔🤔🤔🤔

    • @samiraabdi8255
      @samiraabdi8255 4 ปีที่แล้ว

      😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😉

  • @naimohajjiapdi7363
    @naimohajjiapdi7363 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a lmano aad uquxbadan aya taheen wxaan iidn rajynaa walign inaan kala fugaan isha cadowgana allah ha idnka haayo dhabtee aad baan iidn tageraa hormar wcn kagaara nolosha❣❣❣❣💋💋❤❤❤🥰😘👫👫👫👫👫

  • @ikraniitoaxmedxasanlucky9794
    @ikraniitoaxmedxasanlucky9794 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha waligin san iskugu faraxsanata allaha idin xafido atarishada iyo atoreheeda

  • @farxiyokaftan9466
    @farxiyokaftan9466 4 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah musalsalka maanta wuu shidan aad ayuu ushidan yahay so orda somaliye like tana ha iga ilaawin🙏

  • @falesmaxamed2634
    @falesmaxamed2634 4 ปีที่แล้ว +26

    They literally told me your single but I'm happy for them masha allah

    • @Bilyaan
      @Bilyaan 4 ปีที่แล้ว

      Same 😢😢😢😢

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 4 ปีที่แล้ว

    Nuradiin reer Malaysia wxd ugu fiicantahay dance iyo hees the best ah oo soo xuladidi

  • @sucdiabdirahmanmohamed8409
    @sucdiabdirahmanmohamed8409 4 ปีที่แล้ว +7

    Beautiful family alle haiskukiindayo ❤❤❤😇❤

  • @nimcocuuke7822
    @nimcocuuke7822 4 ปีที่แล้ว +30

    mansha allah sas ugu farxi xaaskaga wllkay nurka hanoqon dadka jacaylkodu malmo iyo bilo bes yahay ee noqda kuwi kun sano isku gaara

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 4 ปีที่แล้ว +67

    Hhhhhh inta Jacaylka musalalka ah la socodta like ha illa dhaafina😁😁😁

  • @dacadyarre5053
    @dacadyarre5053 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlllhi markii 4aad firsanoyaa keep going fmliyo ku dayasho mudan idin tageera every time nkl iyo atarisho baadiyo🙏🙏🙏🙏

  • @salmooosalmooo1535
    @salmooosalmooo1535 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah runtii jecelka jilkisa waad damesey

  • @naftahaji7912
    @naftahaji7912 4 ปีที่แล้ว +31

    Mash Allah My sister and MY brother s hormar wcn insha Allah

  • @ednamohamettaani6708
    @ednamohamettaani6708 4 ปีที่แล้ว +49

    XalQadii ugu xisaha badnayd musasalka😂😂

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 4 ปีที่แล้ว +3

      Midbo midka kle wake qurxbdnyahy

    • @ednamohamettaani6708
      @ednamohamettaani6708 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hiboosman8607 soomaha😂😂😂

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ednamohamettaani6708 ani wba kasoo dahay 6hour i dhaafty anoo xly sexdaa lasoo dhigy from somlia

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ednamohamettaani6708Wlhi benta mhn xppti xalqadi ugu xiso bdbed 🤣🤣🤣

    • @ednamohamettaani6708
      @ednamohamettaani6708 4 ปีที่แล้ว

      @@quenalbrko3545 imaba dhaafo😂

  • @fadumocabdukadir1740
    @fadumocabdukadir1740 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah aad auey ugu faraxday ilaahay inama kala kaxeeyo💕💕💕🤲🤲🤲

  • @raqiyocumar1696
    @raqiyocumar1696 4 ปีที่แล้ว

    M.A ilxun idin ma argto Aaamin farxda Allh ha idin ziyaadiyo Aaamiin kuwii isku duqoba Allh ha idin kadhigo Aaamiin Yaaa Rabi

  • @sucdiishabdirashiid5059
    @sucdiishabdirashiid5059 4 ปีที่แล้ว +36

    Musalka caawa labo xalaqo weeye m.a nooso badsha 😂😂🤣 like iisar hada xalaqoyinki hore soo daawaty

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll qaali isoboqo fadlan🙏👍🏾

  • @hajara289
    @hajara289 4 ปีที่แล้ว +16

    Abid wada jira lamanaheygi😍😍kuwa dhahayan musalsal ishooda alle haidinka xijaabo ayaga iskabulo eh mashquulka yareya🤣🤣🤣🤣🤣

  • @susanahmed9834
    @susanahmed9834 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalaha Ayeeyo iyo awoowe alle ha idin ka dhigo insha Allah aamiin

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxad ku wara🤲
    Atarisho badiyo io nuradin Kl❤🥰

  • @muscabmmd4790
    @muscabmmd4790 4 ปีที่แล้ว +9

    7 Minutes 4k Views ANOTHER LEVEL KEEP IT UP
    TEAM KALA KICIS 💯

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +16

    OMG
    the guy he is so Romantic😩❤🙏iskuwaara

  • @ubahyusuf6104
    @ubahyusuf6104 4 ปีที่แล้ว

    Ma jirto farxd ama nasiib ka wngsn qofka ku jcl ama aad jceshy oo wax walba oo farxadad ah kuu samynyaa runti atariishi way nasib wacnthy waxaany heshy halyy garanaaya qimaha xaaskii❤badhaadhe ku waara lamaanahygii❤

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein4039 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah dadkygee aan ilhy dartiiis ku jeclaaa allaw isha cadawga idnka qabo aamiin yrbii hure usocoda gadaal ha eegina labdinuba frm hrgysa cadeeey

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 ปีที่แล้ว +10

    MashAllah your making your wife happy 🤲🤲🤲

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 4 ปีที่แล้ว +17

    Dadka
    koonfur ka yimada waa romantic 🤣🤣🤣 mansha allaah

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 4 ปีที่แล้ว

    Heesaha reer xmar aanba najeclsiinoysaabee😘😘😘
    Full respect my lamanaheyga alle awlaad baariya haidnku deeqo

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah illaahay farxad aan dhamaan insha allaahu ku nolaada amiin yaarabi

  • @caaqilabdishakur5621
    @caaqilabdishakur5621 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wada noloda horumar fican gara keep going ilahay ha idin barakeyo bowe iyo baaye

  • @iftinnuura3206
    @iftinnuura3206 4 ปีที่แล้ว +21

    Ozzy TH-cam haloo fura asagana waaba maskiin

  • @bilanabdi8008
    @bilanabdi8008 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha wlhi wanu farax sanhy wada jira waligiin lamahan qarniga ❤❤♥️♥️♥️🥰🥰🤴👸❤♥️🥰

  • @abdirahmanali3078
    @abdirahmanali3078 4 ปีที่แล้ว +1

    inta argty in atariisho kayara wynthy like dhac

  • @farxiyodhowrsan7842
    @farxiyodhowrsan7842 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah waligiin sidan Lee iskufaraxsanaada wll lahey an jeclhy

  • @queensumaisiman358
    @queensumaisiman358 4 ปีที่แล้ว +24

    Lamaanaha ugu qurxda bdn aduunka atriishadeena iyo nuuradin kl♥️♥️alla yacsakumaaa ill xumi ilaaahey haydinka ilaaliyo💋💋

  • @rahmoahmedmohumed3565
    @rahmoahmedmohumed3565 4 ปีที่แล้ว

    Maseer igu disheyn ma idin dhahaa atariisho iyo nuurdiin hhhhhh farxadeena waa teyda alle ha idin barakeeya xabibiyaal❤❤❤🌍

  • @yaasamaxamed7333
    @yaasamaxamed7333 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah my sister and brother nolol intey jirto noolaada

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 ปีที่แล้ว +13

    Muzalzalkeeeniiii waasoo dhacay ❤❤atariisho badiyoooy soo aarso nh ❤❤

  • @muniishkhaliif7022
    @muniishkhaliif7022 4 ปีที่แล้ว +28

    Kan kii ka horeeyay aniga uhoreeyay kana anna uhoreeya 😉 see kugu tahay hee 🤗

    • @manalcadey6407
      @manalcadey6407 4 ปีที่แล้ว

      Munish waxa ino cadesy sxby ina musasalka kuxiranthy kkkkk maxa igusoshegi wesy geel besho😂😂😂😂😂lamanahan wana wareriyeen wlee

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wll qali isoboqo fadlan🙏👍🏾

  • @safiyosharaf822
    @safiyosharaf822 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll suudka waad kuso baxesa cml wlhi waxd tihin lamaane qurux bdn ilahey haisku kiina daayo dhamnti m.a wll waa idin tageero asxpteda aan ku faano ayaa tihiin cml guul wcn

  • @hamdaahmed7222
    @hamdaahmed7222 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi qurux bad tihin masha allh wil reer xamar cadey baan rabaaa nio 🤥 alle isha bini adamka haa iniga qaabto👸🤴🏾💋