NUURDIIN KL ARINTA FAMILKEYGA DAD AYAA TIKTOK LIVE U SOO GALEY BALSE WAXA IGU BALAN AH………!!😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 หลายเดือนก่อน +57

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 8 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @Iimaan-jx1jq
      @Iimaan-jx1jq 7 หลายเดือนก่อน

      Sallahu cayalhi wasalm ❤❤

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 8 หลายเดือนก่อน +21

    Labadii aan jecla haday kala fog yihiin rabi ha isku celiyo atarisho iyo nuradiin lamano aan tageero insha allah inaad ubadkiina wada jir u wada korisan baan idin rajaynaya 🥺🤲

  • @fatimaosman2948
    @fatimaosman2948 8 หลายเดือนก่อน +21

    Waraa imaan wxn ma suaala pointiyda loo baahna ma waydiin ee prank naga soo gabagabeeya Nuradiin wa ognhy in uu ilmihisa iyo xaskiisa ka tageene

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going dadka kaftan ka bathan

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Nuurdiin hoyoo Adiga iyo xaskada Allah ku soo ceeliyo wayo waxah tiihin Adiga iyo family quruxd badan wan idiin jacelen wayo waxah eht lamanaa qurxu badan waxan jeeclah ee Allah in xafido inshallah

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 8 หลายเดือนก่อน +9

    Inshaa Allah Nuuradiin Wiil Aan Jeclahay waaye oo baari ah ilmaha dhamaan Saas hanooga dhigo 🤲 waliba Anoo og inay ilmo joogaan meesha hadana il Aa jirto dadka Maanta jirana Ma yaqaanaan Maashaa Allah,so Nuuradiin hooyo Mcn illaahay Subxaana watacaalaa isku xira
    Waxa la sheegaayo Haday Run tahay bil shacbaan Aa lagu jiraa
    Illaahay isku xira dulqaaf yeeshta barkee illaahay masuiliyada uu ku saaray Anoo og inay kugu Adagtahay hadana ilmahaaga dartood u samir 🙏❤

  • @ekramosman6012
    @ekramosman6012 8 หลายเดือนก่อน +14

    Amiin reerkaas iskuceli haday kala fogyihiin ama aykalamaqanyihiin saan ceebwaaye iskuceli illmo aajiogaan

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin muxuu isku celinayaa asigaaba ruufiyaan eheh ma aragtid miyaa sida oow su,aalaha u weeydiinaayo.

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aan kusalino nabigeena scw ❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @MunaAjakis
    @MunaAjakis 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wixi dhexdina ka dhacay allahu aclam lkn xaaskaga gar iyo gar daro u adkeyso marnaba Ha u ogolanin ine noloshina bur burto family qurux bdn ahed plz sheydanka iska naara tan hada tagan ma nigula baran farxad iyo jaceyl nigula barty taas ina ku wartin jeclhy ila abid 😢

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 8 หลายเดือนก่อน +5

    Alle ha dhowro waa famil quurx badan

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 8 หลายเดือนก่อน +7

    Nuuradiin mxamaa meeesha ku dhigay orod xaaskaaga sasabo ciyaalka waw yaryar yhiiin kaalmo bay rabaan🤔🤔

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 หลายเดือนก่อน +5

    NUURADIN. ATARIISHA. CARUURTA. MEYL. KUSHEEG❤❤❤

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 8 หลายเดือนก่อน

    Niradin plz hakal dheeranina adiga iyo atirsho xili ay aad unugushahay o umul waliba mataano waliba lagu qalay wa xili ayn emotional tahay 😭😭👏👏

  • @HappyDheman-k6b
    @HappyDheman-k6b 8 หลายเดือนก่อน

    Nuradin kl wll adiga io familkaga ha kuu barakeeyo oo alle nacabka haniga qabto

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 8 หลายเดือนก่อน +2

    Fatmina ilaali wll ilaahey haidin barakeeyo

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 8 หลายเดือนก่อน +4

    Nurdin ilmaha ulabo family an islajeclaa tihiin

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nuridin iyo atirisho labo qofo aad isu jecel ayay ahaayen mana ila aha inay dayacayan ilmahoda waliba wakhtigan ay gabadhu umusha qalan tahy inu katagayo ilama aha inta aan ka arkay nuridin waa dadka ilmaha jecel isago dhalin yara ahna aad iguso baxayay masuliyadi sarayd marka naga nafa prnkiga dadkas bir waye makala tagayan ilahyna makala geeeye

  • @mechagaming448
    @mechagaming448 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nurdiin waa nin siiriyoos ah kaftan kaftan iyo isyeelyeel wuu jafogyagay

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 8 หลายเดือนก่อน

    Wxa maqalay hade run tahay alle ha isku so celiyo nurdin io atariiso dhalinyaro allah isku keen barakeyo😢😢

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 8 หลายเดือนก่อน +14

    Masha allah👨‍👩‍👦‍👦🤲🏽🤲🏽👨‍👩‍👧‍👦🤲🏽🤲🏽🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽he is a good farther i hope he returns safely inshallah ❤❤️❤️❤️🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 8 หลายเดือนก่อน

      اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام❤

  • @NajmaNada-en2ek
    @NajmaNada-en2ek 8 หลายเดือนก่อน +2

    my brother big legend imaan amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoHappy-co7rf
    @FaadumoHappy-co7rf 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi farxadina waa farxadeyda💯💯💯💯

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 8 หลายเดือนก่อน +3

    I aamin nacabkey kasi waloyiin nuurdiin iyo atarisho waa dad isfahansan mna kla tagayan xoog miyaa😅

  • @kowsarmohamed4312
    @kowsarmohamed4312 8 หลายเดือนก่อน

    Iman Amin plz adiga iyo Cimran so same video.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน +3

    VIEWS😂VIEWS 😂BEEN AYAA BARIIS😂XAARAAN😂LAGU RADIYAA😂?? IMINKA FURITAAN AYA VIEWS LAGA RADIYEY! BISINKA!!

  • @jamaldindin5353
    @jamaldindin5353 8 หลายเดือนก่อน

    my fv nuradii kl come back

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 หลายเดือนก่อน +5

    Nuuradiin waaba Funyy 😂😂😂

  • @ShamsoshicaliCusman
    @ShamsoshicaliCusman 8 หลายเดือนก่อน

    Nuudin now walalkeyga macn saawar le o samirka baadi ada arijalu qawamun cala nisa ahee ilahoow waxan la sheegayo oo idil been ka dhiig raboow reerkan raxmad dhaxdoda dhiig😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NuurtoAbdullahi-l8h
    @NuurtoAbdullahi-l8h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaa runtiis naceebka cudur waah❤❤😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan iman ladhaho atariisho ayuu war kasoo qaadaa nuurdiine war ayuu kasooqaadaa hala haas waxluu kuradsana yaab

  • @zihaamqaalichanell
    @zihaamqaalichanell 8 หลายเดือนก่อน +1

    War mxa kudiden ina iso boqatan xasidiin 😢

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 8 หลายเดือนก่อน

    I can't believe inay nuradin iyo atriisho kla fogadeen 😢

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allha ❤❤

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 8 หลายเดือนก่อน

    Walalow adi iyo nuradine walalo matihin

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 หลายเดือนก่อน +7

    Inta og in leysku kala kacsanoyan 😂

    • @yasminamin1615
      @yasminamin1615 8 หลายเดือนก่อน

      Abeera cadee laftigaga baranki nagu sameynoya ee sowada bax 😂😂😂😂

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน

      Views 😂xaaraan😂furitaan😂views😂lagu radinayo maslmaha BARAKEYSAN!!

  • @Ina-dhubad
    @Ina-dhubad 8 หลายเดือนก่อน +1

    NURADIIN RERKII AWAY😮😮😮😮😮😮

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nuradiin ilmahaga iyo xaskaga hadayacin ee u laabo sheydanka iska naaara

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 8 หลายเดือนก่อน +1

    WAR NAAGTII MIYAA SURWAL KA GASHATAY

  • @Ruuneey15
    @Ruuneey15 8 หลายเดือนก่อน +1

    Family cayaar ma galo waa hadii ay cayaar tahay warkaa maqlayno ceeb caleek TH-cam ley iyo reer tiktok isku xishooda

  • @aliishamikram4945
    @aliishamikram4945 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yawaxa kudirsaday anaga waxa kasugenay mawedisid atarisho nuurdin na isfuren nososheg😅

  • @Shugricumaraahmed7293
    @Shugricumaraahmed7293 8 หลายเดือนก่อน

    Wara gabdha waa umul la qalay buuqba ku furmay xata maalin dhexsaas ah wajiga qaybta daanka aad ugaduudna ma dishay unaxariiso gabdha

  • @BIDIXO24
    @BIDIXO24 8 หลายเดือนก่อน +2

    Iboqo zhp qli bidixo official 😢😢😢

  • @dekaanab
    @dekaanab 8 หลายเดือนก่อน +1

    walaalayaalow dadka hada ma waxaa i odhanssaan wa soomaali inooma eke ma carab soomaali barataaa

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 8 หลายเดือนก่อน

    Warheedhe shekada maxaa waaye

  • @dahaboabdirahman-m8z
    @dahaboabdirahman-m8z 8 หลายเดือนก่อน

    oh, are you guys divorse i feel bad about that?

  • @FartunHassan-mu5qk
    @FartunHassan-mu5qk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nurdiin carurtisa iyo rerkisa udir niyow waxas kadhaafe

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 8 หลายเดือนก่อน

    Mawduucyadii ayaa dhamaaday markaa inuu kusoo caan baxo reerkiisii inay kala tageen ayuu kumatali

  • @NaftaUroon-ui1if
    @NaftaUroon-ui1if 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isoboqo wll ado mahsn😊

  • @Nimco.27
    @Nimco.27 8 หลายเดือนก่อน +1

    Imaan funaanadan mala bedelyo miyaa

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 8 หลายเดือนก่อน

      Adi miya u gade mise u dhaqe 😂😂😂😂😂hada ka naxde uso gad mid u is kaga badalo 😂😂😂

    • @Nimco.27
      @Nimco.27 8 หลายเดือนก่อน

      @@filsanmohamed4670 funaanadan ayaanita mrkii labuun buunenayi lawadan jiray

  • @foos81
    @foos81 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cida ala hishiisiyo 🤐

  • @hindadahir4412
    @hindadahir4412 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii 2 ahu😂😂😂

  • @HaliimoAbdi-e4i
    @HaliimoAbdi-e4i 8 หลายเดือนก่อน +1

    Family fican m,a

  • @SomaliToronto
    @SomaliToronto 8 หลายเดือนก่อน

    jow kow now jaahilitan wan ku qosla walahi social media bay nolol mooden jow kow now hadana bow

  • @AfnaanIbrahim-oe1od
    @AfnaanIbrahim-oe1od 8 หลายเดือนก่อน +2

    Video kan wadika dubaye xafadiisiii uudir yarow 😅❤

  • @AmiinZaki-wo2rx
    @AmiinZaki-wo2rx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hye 😮

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 8 หลายเดือนก่อน

    Nin iyo nag dhib bey isku qabaan mar walbo

  • @Aishadiriye-u7f
    @Aishadiriye-u7f 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimamohamud6208
    @naimamohamud6208 8 หลายเดือนก่อน +1

    First

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf 8 หลายเดือนก่อน

    father😂❤❤😂😂😂

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 8 หลายเดือนก่อน

    Abowa nurdin kuwas beynta kasheganayo oo TikTok kuqonsanayo walahi umadena mahan ayaka iyo ala bey utala wilka maskinka iyo familkisa kadhaxbaxo walahi nurdin maskin wayo

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 8 หลายเดือนก่อน +1

    Been cad

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @MaryanCabdi-r5s
    @MaryanCabdi-r5s 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤