Lahayn reer abtigeey nabad dhex dhigo way I dhibeeysaa xawaadle iyo abgaal is laaynayo aad baan uga xumahay xasan sheekh waa in uu iscasilaa wadanka la badbaadiyo .
Asc ✅✅🌎✅. maa shaa allaah balwaan run badanaa maalintii xasan m qabsaday villa somaliya yaa iigu horeysey ciidankii qaranka loo sameeyey oo beelo lagu kala magacaacey farsama xumada xasan m bey aheyd taasina waa run ✅✅✅✅
Dagaal sokeeye dhan yaaa abaabula waa qooolaysato rabta dano gaara si ay u gaartana waa in ay jabisaaa dhalo vimto si uu abaabulkaaas u tooosa waaa in ay shaqaysaaa lacagta sida lagu garan karo awooda ay leedahay lacagta waa inay siyaadshaan baahida dadka yareeyaanna kuwa lacagta haysta ganacsatada iyo hantida maguurtada.
😮😮😮😂😂😂😂 MUDANE HA HILMAAMIN IN KOOXDA XARAASH QARAN AY KHARASH KU DHIIBTO DAGAAL BEELEEDYADA AYADOO RABTA IN DHULBALAADHSI DAD GAAR AH LOO SAMEEYO, HALKA QAAR LAXOOGI RABO.
Waxan ku xusnaya Alisia baan kadhaystey isagoo les dagaalada wa Sanka ka souda waxan is ognayudsho baa laga karkariyaa ee wa in la iyaa wa xiligiisii gore xasan oo wallah i ahoj a
Mansha Allah wariye xaqiqdaka hadlo Abdullahi balwaan wariye dacad ah aya tahay wlhi runtane cadeyo ilahey haku xafido walalkey qali insha Allah ❤ ❤❤❤❤❤❤
Wacyigalin qiimabadan u adeegaha dalka Cabdullhi Balwaan ❤❤❤.
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waxaad sheegaysid waa runtaa waana xaqiiqda dhabta dadka Soomaaliyeed oo dhan waa ogtahy wna lasocdaan beenta & probogandada Xasan Sheekh & damujadiid waay fashilmeen dhiiqo xun ayay kujiraan wax uharsan Xasan Sheekh & damujadiid majiraan Somalia.
Thank you so much mr Abdullahi balwaan.
Allé ha ku xafdiyo balwaan❤❤
Waxaa hubaal ah in hogaanka Xassan Sh Maxamuud yahay mid wata fidno musuqmaasuq iyo colaad.
Cabdulaahi balwaan aabah baa runta sheegi jirey
xasan shiiq wuxuu rabaa in uu xukunka ku dheereysto.
Asc
Somaali dawlad tan mid dhaanta allah ha sahlo
C.balwaaan.❤ Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤
Allaahu akbar
xamse qofkii marxuun u bixiyay ???? Wale Waa Ruun Tasi😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Lahayn reer abtigeey nabad dhex dhigo way I dhibeeysaa xawaadle iyo abgaal is laaynayo aad baan uga xumahay xasan sheekh waa in uu iscasilaa wadanka la badbaadiyo .
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤
MEESHA MADAXTOOYO MA JIRTEE EE WAXAA KA JIRA HOGAAMIYE & CIYAAL WEERO 😂😂😂
Xasan-baahane iyo kooxda
Ayax-oomman iyagay dagaaladu la kowsadeen,
Iyagaa reeraha hubka u qaybisay,
Iyagaa ciidamadii soomaaliyeed baabi,iyey.
Iyagaa 4ta koone dabka ka shiday.
SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
Asc ✅✅🌎✅. maa shaa allaah balwaan run badanaa maalintii xasan m qabsaday villa somaliya yaa iigu horeysey ciidankii qaranka loo sameeyey oo beelo lagu kala magacaacey farsama xumada xasan m bey aheyd taasina waa run ✅✅✅✅
Gurguurte ba ka dambeeya is dilka qabaailada masiibo wadanka loso diray buu noqday
Dowlad been ayeen meesha kuhayaan ee runta wey kaleexanaya dhicid iyo iskudir khabiil waxan aheyn madaxtoyada laguma hayo
Miidaamo dhegamaleh hadiimalagdhawaaqaayo😂😂😂balwaan suuqaylinaayey waadaalay❤dadkaaga iyo dalkaaga aakujecel❤nooloow❤one nabadķuwaar❤aamiin
Balwanow keep that background in all your shows. 👍
Hassan qabuure faagte wa u fashilmay brother asaga iyo teamkisa runti
Backgroundka showga ❤
Walal na caawi
Illaahow dadka iyo dalkaba noo badbaadi somaaliya meelwalba dagaal baa ka socda 😢
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah guuleyso dhar baxo kul bu ku dhufdey odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho labadoda waxey isku diran qabilada hubka yey isku dhiban qabilada hantidi umada somaliyad booban qaburihi maydki dhintay qufanayan cashuraya isbaro ba u tasho odeyga 80jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho cali gudlabe horgalada shurshurka argixisada madaxtooyada villa damajid wlkn abdulahi balwan wa tuugo is nacay beenlo yala odeyga 80jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho cali gudlabe horgalada argixisada damajid wey fashil man wey jaban
Cabdullaahi balwaan waa run sheeg dad tuugo ah ayaa heshiiyey balse adiga u qaatay bud iyo karbaash xalaal ah
Qabuure faagte Hassan munaafaq iyo teamkisa muqdisho jooga ba kadanbeya xata waxay ka xun yihin hogamiyo kooxedyadi wagi hore talin jiray runti
Dawladu waxay ku fashilantay Maamulkii
Iyo wixii ay umada Soomaaliyeed ka sugaysay
Soomaaliya Allaha badbaadiyo
Anigu waa idiin sheegay Xamze Cabdi Siyaasadda shaqo kuma leh. Waa Kariyaha ama Cook-ga gaarka ah ee Xassan-Xaabsade. Doqonnimo waa dhammeeyey Xamze. Childish person.
Allaah haqaboojiyo dagalka sobadanaya
Asc
Dagaal sokeeye dhan yaaa abaabula waa qooolaysato rabta dano gaara si ay u gaartana waa in ay jabisaaa dhalo vimto si uu abaabulkaaas u tooosa waaa in ay shaqaysaaa lacagta sida lagu garan karo awooda ay leedahay lacagta waa inay siyaadshaan baahida dadka yareeyaanna kuwa lacagta haysta ganacsatada iyo hantida maguurtada.
Ceelbuur mana laga baxayo mana la so galeyo ma jiran walal wan ku baryaye mursade iyo ceyr is dilayan
😮😮😮😂😂😂😂 MUDANE HA HILMAAMIN IN KOOXDA XARAASH QARAN AY KHARASH KU DHIIBTO DAGAAL BEELEEDYADA AYADOO RABTA IN DHULBALAADHSI DAD GAAR AH LOO SAMEEYO, HALKA QAAR LAXOOGI RABO.
Mise ma ogid walal shacabki wey dhamaden war abgal iyo xawadle oo kaliye maha war dadki wey dhamaden
Waxan sabab u ah xasan dahir aweys
91kii ayaa loo noqday !!
Waxan ku xusnaya Alisia baan kadhaystey isagoo les dagaalada wa Sanka ka souda waxan is ognayudsho baa laga karkariyaa ee wa in la iyaa wa xiligiisii gore xasan oo wallah i ahoj a
15:29
Balwaanoow.....Wayl lo aad ninkii.....hadad maqashay waa adiga oo kale
Walal dagaal la qarinayey mursade iyo ceyr wey is dilayan
Walal waxan ku suaala abgal mursade hada ka horvayey is dagalen marka sidas ayadvku qarine