CUN RAASHINKAAN HADII AAD RABTO INUU JIRKAAGA IS BADALO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2021
  • #moryoleymuscle #fulldayofeating
    Mahadsanid daawashada aad daawatay videoga. Hadii aad rabtid inaan waxvideo ka suubiyo komentiga hoose iigu soo qor.
    Halkan iga soo xariir :
    Facebook: / abdinassir
    Instagram : maryoley_mu...
    Snap chat; Nazzii6
    Tiktok: maryoley-muscle
    Online coaching: nazzii6@live.com

ความคิดเห็น • 148

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 3 ปีที่แล้ว +17

    Qualified coach with great personality + admirable cooking

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walal ❤️❤️🙏🏿

  • @sadaqdahir8796
    @sadaqdahir8796 3 ปีที่แล้ว +6

    Weynu ku qasban nhy ina kuu sacabtumno ileen wlkeina talent leh baa thy👏👍
    Horay usoco Wlkei👏👍🇸🇴

  • @abdirahmanhussein3555
    @abdirahmanhussein3555 3 ปีที่แล้ว +6

    Thks bro. Codsi ayan qaba waxaa vidow kasoo sameysaa ramadanka cuntada ugu wanagsan oo lacuni karo waayo dad badan ramadanka qalad ayey sameeyaan cunto aan fiicnayn ayey cunan kadibna waaku cayilaan🙏

  • @BulshoSomali
    @BulshoSomali 3 ปีที่แล้ว +12

    Ma ihi ajaanib ee waxaan ahay dhiigiina 🇸🇴Waxaa idinkaga bahanahay Tagero walalaheyga ❤️Si aan ugaaro Hadafkeyga sare❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love ❣️Waa halmar oo AAd tabato lakiin Aniga wax weyn Ayee itahy ❤️🙏

  • @Abshirfitness
    @Abshirfitness 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bro. Very informative video.

  • @hellobrother360
    @hellobrother360 3 ปีที่แล้ว +10

    Best coach wish you long life and happiness for ever

  • @maxamedali9670
    @maxamedali9670 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh alaah ustaad maryole

  • @abdisalam9852
    @abdisalam9852 3 ปีที่แล้ว

    I like how u operate MashaAllah

  • @xasanraage4418
    @xasanraage4418 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllky c/naasir kuuu daydaa wllky

  • @lio_official1
    @lio_official1 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah my pro saad noogu faaideyo allaha kaa abaal mariyo 🤴🇹🇷🙏

  • @abdirizakambasha9254
    @abdirizakambasha9254 3 ปีที่แล้ว +1

    Taagerahaga ayan ahay your number one fan.keep going.

  • @yahyeabdullahi6636
    @yahyeabdullahi6636 3 ปีที่แล้ว +4

    Zxp Hore usoco wllkia👍

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walal ❤️💪🏿 Adigana sido kale walal 🤲🏿

  • @abdinasirshukri4652
    @abdinasirshukri4652 3 ปีที่แล้ว +3

    Prof abdinasir good job

  • @jamaalcilmi9529
    @jamaalcilmi9529 3 ปีที่แล้ว +3

    Su aal macalin clnaasir ramadaanka markee ugu fiican jiimaka inan aado ma afurta kadib mise salaada cishe kadib👍💪💪💪

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Afurka ka dib hadii macquul tahay

  • @abdiwaahidiidowshariif1638
    @abdiwaahidiidowshariif1638 3 ปีที่แล้ว +1

    Very useful this video pro anga cayilnan ayn rpaa see ku cayilaa

  • @xamza9279
    @xamza9279 3 ปีที่แล้ว

    Walaal hore u soco

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hore u soco 👌

  • @MusabTx
    @MusabTx 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank u teacher 🔥

  • @mohamudabdullahi5742
    @mohamudabdullahi5742 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha bro keep going never tried

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 ปีที่แล้ว

    Thnks bro waad noo faaidaysay 🙏🏾

  • @xamza9279
    @xamza9279 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @KINGCABAAZ
    @KINGCABAAZ 3 ปีที่แล้ว +5

    LEGEND MARYOLEY KEEP GOING MY BROTHER
    😍😍😍😍😍😍🤩⚘⚘

  • @Abdirahman979
    @Abdirahman979 3 ปีที่แล้ว +1

    Maryoley zxb video ku saabsan deit plan sonka ah ono sameey pls

  • @yaasiindaahir7672
    @yaasiindaahir7672 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka kaliya Ee Waxbadan Noo Faa iideyyay ❤💯

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 ปีที่แล้ว

    Thanks macalimuuu

  • @Zacaria2000
    @Zacaria2000 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll sare wax badan ayaan kaa siyaadsaday wll

  • @xanafi406
    @xanafi406 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you coach 🇸🇴

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my coach

  • @laaluusiyad7225
    @laaluusiyad7225 3 ปีที่แล้ว

    Wanshaqaar ayuu iisoo xasuusiye kan bay iyo bakool midkood ayuu ka yimid maasha alah

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan kugu cusubahay hore u soco 👏

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allH MacalIn abdinasir

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walalkey 🙏🏿❤️

  • @azanbahati1173
    @azanbahati1173 3 ปีที่แล้ว +1

    well done couch

  • @Abdirahman123i
    @Abdirahman123i 3 ปีที่แล้ว +3

    mashallah keep going bro 💯💯💯

  • @warsameosman2851
    @warsameosman2851 3 ปีที่แล้ว +3

    Inaba Caadi Maaha Well Done Couch...Waalo Baahna MAHADSANID......Gays Share The Video Plzz.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walalkey warsame 🙏🏿❤️

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 3 ปีที่แล้ว +1

    WhaY buratin nocee igu fiican iyo qaabke igu wanagsan o loo isticmala sharaxad noga so biixi sxb

  • @dacwadaislaamka4873
    @dacwadaislaamka4873 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll maryoley aad ban kugu xiranahy keep going bro

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walalkey ❤️❤️🙏🏿

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh isoo boqo walal qali👈💞💝

  • @ashkar1460
    @ashkar1460 3 ปีที่แล้ว +4

    Maryole ❤️🥰

  • @guredheere5777
    @guredheere5777 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdinaasir bro keep going

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahahsanid walalkey ❤️🙏🏿

    • @guredheere5777
      @guredheere5777 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MaryoleyMuscle m.a bro walhi vido hagi maidhafaan bro ramadan karim

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 3 ปีที่แล้ว

    Best ever dietician

  • @maxamedsaadiq3211
    @maxamedsaadiq3211 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @ruuuxi5325
    @ruuuxi5325 3 ปีที่แล้ว +5

    Aadaa u mahadsan thy coach ramadaanka 10 ilaa 15 kg macquul ma thy in la iska rido haa hadeey tahay sidee ku suurto gali kartaa shukran✊🙏

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว +1

      Walal rashin saxan, jimicsi iyo cardio

    • @ruuuxi5325
      @ruuuxi5325 3 ปีที่แล้ว

      @@MaryoleyMuscle 🤝🙏aad baad u mahadsan thy walaal

    • @abdirahmaanalimaamaan3286
      @abdirahmaanalimaamaan3286 2 ปีที่แล้ว

      @@MaryoleyMuscle sxb sare wan ku slamay talkaga ma heli kara walal uk joga ina gym bila raba talo ayan ka raba ado mhdsn

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 ปีที่แล้ว

    Masha alllaah

  • @ridwanhussein1715
    @ridwanhussein1715 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllkay sida fcn ee aad noola socodsiiso waxyaabaha jidh dhiska
    👏🏽👏🏽

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walalkey ❤️🙏🏿

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan walalkey 🙏🏿❤️

  • @shiineestachannel4927
    @shiineestachannel4927 3 ปีที่แล้ว

    Caawinaad ayaan rabaa xagee kaala so xiriiraa

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 3 ปีที่แล้ว +3

    Maryoley sxb vedio ku saabsan deit ka ramadanka noo so diyari

  • @allgoobjoognews4608
    @allgoobjoognews4608 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadanka Saxuurta qodka soogada cuni karin maxaa u wanaagsan macalin mahadsanid

  • @cabdixakiin7303
    @cabdixakiin7303 3 ปีที่แล้ว

    Greatine malagu caatoba macalin

  • @abdikafielmiabdishakur2923
    @abdikafielmiabdishakur2923 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi so samee cunta lacuno afur iyo saxir marka is cateen rabtid ramdanka

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 3 ปีที่แล้ว +2

    coach waxaan ubaahahahy sida aad full trainingka usamayso iyo sida maalmaha aad aala miitayso iyo maalmaha aad nasato

  • @careoutlookhillingdon8722
    @careoutlookhillingdon8722 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah cunto fiican lakiin inaad camarada u dhoweeysaa fiican sidii loo arko

  • @khadramohamed6688
    @khadramohamed6688 2 ปีที่แล้ว

    Walal ino so badi jadwaladaan adigoo mahadsan waa kugu xiranahay mit kale subaxdii markan quraacdo ayaa samryaa socod iyo jimicsi marka inata la curacanin miyaa fiican no so jawab

  • @cumarsadiq5980
    @cumarsadiq5980 3 ปีที่แล้ว +1

    The king 👑...go head iron man

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin abdinasir sxp waxan aad ku miisaamayso cuntada magaciisa iisheeg pls?

  • @zahrabintcali
    @zahrabintcali 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka faaiidnay huno horumar wacan

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walal 🙏🏿❤️

    • @zahrabintcali
      @zahrabintcali 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MaryoleyMuscle waan ku soo booqday waana kula socdaa wall qaali ah wax wanagsan ayad inoo soo bandhigta Alf jazaak aquuya

    • @zahrabintcali
      @zahrabintcali 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MaryoleyMuscle suaalo aan raba inan ka weydiiyo cuntooyinka la isku caateyo sida ramadanka Pls raqamkaga noo soo dhig Youtobe ka

  • @hennahquinwrldboss2871
    @hennahquinwrldboss2871 3 ปีที่แล้ว

    Wll wxn ku weydina kaniniga leanmode la dhaho oo laisku cateeyo wax effect eh maleyahay ina isticmala rabaye

  • @Wacyigaculimada-somaliyed
    @Wacyigaculimada-somaliyed 3 ปีที่แล้ว +1

    ukunta tan organiga ah iyo tan aan organiga ahyn te wangsan

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 2 ปีที่แล้ว

    Macalin hadaa 200 protein kabadan cuno cholesterol badonoo leeyahay maxaa sameeyaa please

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 3 ปีที่แล้ว

    in aan cayilo ayaan rabaa baastadane is da maroodiga ayaan u tuurtay waane la agay

  • @hashimabdirashiid3303
    @hashimabdirashiid3303 3 ปีที่แล้ว +1

    Coach ani 70 kg ahay 83 ka imaday marka waxa raba in murqo yaryar lee yeesho raba in weynado ma rabo kos ani aya ah nin murqo weyn

  • @abdirizakcobra5706
    @abdirizakcobra5706 3 ปีที่แล้ว

    maryooleey gymka xiliga calosha ku jari karo soo uma wngsana ramadanki bisha ramadaan

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going huuno horay u soco lkn wadanked jogtaa Reply isoo thnks 🏋️‍♀️🏋️‍♀️🏋️‍♀️🏋️‍♀️🏋️‍♀️🏋️‍♀️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hereiam2823
    @hereiam2823 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waa kugu xiranahay

  • @biglion4610
    @biglion4610 3 ปีที่แล้ว

    Maclimow maryooley wxan ku weydiina ramadaanka
    gym ka ma aadi karaa
    Waqtigeese ku haboon in la aado gym ?

  • @daadachannel6952
    @daadachannel6952 3 ปีที่แล้ว

    Macalinow cuntada aad iskudardareeso magacyadooda ubahanhy qaar wn fahmay qaarna ma fahmin

  • @smile3738
    @smile3738 3 ปีที่แล้ว +1

    Nooloow bro💎

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Mahahsanid walal 🙏🏿 Sidoo kale adigana

  • @abdirizakcobra5706
    @abdirizakcobra5706 3 ปีที่แล้ว +1

    no food no mucle If you want yeah body eat perfet food💪💪💪💪💪

  • @maxamuudaxmed6022
    @maxamuudaxmed6022 3 ปีที่แล้ว

    C,naasir sxb waxaad iga caawisaa qaabka muruqaha aan u dhisi laaha

  • @fartonali9495
    @fartonali9495 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal sonka ka so hadal cuntada la cuno e lesku cateyo

  • @suadsharif3730
    @suadsharif3730 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa lagu cayilaa caato an ahay noso diyari barnamij kamid ah hada an arkay

  • @fuadyusuf571
    @fuadyusuf571 3 ปีที่แล้ว

    Kow kow love iisaara

  • @deeqgogoye8843
    @deeqgogoye8843 2 ปีที่แล้ว

    M.a ninka geliya an tagero macalin degan mar walbo wa na cawisaa mhadsanid malimuu

  • @abdikanimohamed5754
    @abdikanimohamed5754 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin cuntooyinka dalkeena laga helo ku salee plz

  • @asturaayewiilsomaliyed1606
    @asturaayewiilsomaliyed1606 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cuntada sidee ku ogaanaa kcals

  • @moabdulahi8418
    @moabdulahi8418 3 ปีที่แล้ว

    bro hilibka lo'da wax saliid ah maku darin miyaa ?

  • @indhouuronmaxamed2294
    @indhouuronmaxamed2294 ปีที่แล้ว

    pls isoo jawab waxa raway in an iscateyo ee coach ii noqo pls ok

  • @smile3738
    @smile3738 3 ปีที่แล้ว +4

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ilyasmohamed8010
    @ilyasmohamed8010 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalif flower mafahmin walal maxa kawada asalaato miya

  • @libanali8938
    @libanali8938 3 ปีที่แล้ว

    mininka mininkiina waaye maxaad kawadaa eebow?

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 2 ปีที่แล้ว

    SUAAL ..ANIGA MARWALBO OO AAN RABO CUNTADA INAA ISKA BADALO..MACAAN SAAID AH AYAAN CUNSYAA...

  • @cabaasomar5273
    @cabaasomar5273 3 ปีที่แล้ว +3

    Intee lagaa soxariraa sxb

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Videoga hoostiisa waxaa yaalo linkkiyo socail media deeda ah

  • @mohammadmohammadmohammed3958
    @mohammadmohammadmohammed3958 3 ปีที่แล้ว +1

    Gym maqa malin aya ka aada soonka maqa maalin aya Canasata weegi? Rashinka ugu ficn in aad cunto oo na lago cayilaanina

  • @haboonmohmed09
    @haboonmohmed09 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo sidee qaarka sare lays kaga ridaa plz wllo intaa noo soo suubi

  • @hafsohalane7033
    @hafsohalane7033 3 ปีที่แล้ว

    Dikir tored miya tiri maxa la dha haaa talow 🤔 plz iso sheka

  • @abdifatahali7766
    @abdifatahali7766 3 ปีที่แล้ว

    Bro hadii carbs u yahay 50g protein kane u yahay 53 fatkane u yahay 27 waa maxay hee 700 kcals ma rootiga

  • @abdirahman6004
    @abdirahman6004 3 ปีที่แล้ว

    Money = protein

  • @suxeyfacaddeahmed8999
    @suxeyfacaddeahmed8999 3 ปีที่แล้ว

    Our coach number what's app aan kala soo xariiro rabaa please arin muhiim aan kaa rabaa

  • @alhaajifitt4419
    @alhaajifitt4419 3 ปีที่แล้ว +1

    💪💪💪🙏

  • @muniraabdi1851
    @muniraabdi1851 3 ปีที่แล้ว

    Kabash dheh somaliga ku dadal dadka qar fahmi mayan wanad mahadsantay cuntada fiicn lala wadagtay wll

  • @farxiyocisman2674
    @farxiyocisman2674 3 ปีที่แล้ว

    Aniga 100 kilaa an ahaay sideekudhimikaraamisaankeygaa

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Way casayd wankuu cadeeyey

  • @khalifjayte9219
    @khalifjayte9219 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh waali waad iga qoslisay ”baastada hadii aad sidii marodigii u cuntid dabada iyo calosha ku weynanaa” ku lahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @Munich_vlog
    @Munich_vlog 3 ปีที่แล้ว +1

    Video kao samey coach side dadka uqade iyo lacagta bisha leska rabo inta lesku diwan galina ?

  • @yahyeabdullahi6636
    @yahyeabdullahi6636 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxp Tunta waan necbhy ma iska denkaraa isheeg?

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 2 ปีที่แล้ว

    Maraqdigaaga walagadayriye because of sodium glutamine

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 ปีที่แล้ว

    Cunitan badana ninku shalayne wuxu laha yaan rashinka leska badin inten uracna marka

  • @walaljorginhonmbr5734
    @walaljorginhonmbr5734 3 ปีที่แล้ว

    Africa ayan jooga cuntada aad mesha kuhayso maarki mxaa talo sxip

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +4

    Cuntada aad karineyso isoo caraftey🤧😅🤣🤣🤣

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 3 ปีที่แล้ว

    Ragina kushinki ayay galen dumarkina xagi shaqoyinka wala is dama marayaa

  • @abdirahmanmohamed8422
    @abdirahmanmohamed8422 3 ปีที่แล้ว

    Meeqa KCalorie ayaan u baahanahay inaan cuno maalintii si aan miisaanka u ilaaliyo?

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  3 ปีที่แล้ว

      Video ayaa ka suubiyay sida loo xisaabo. Fiirso videogas