Subac Soon Juska 1aad Bisha Ramadaan | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 เม.ย. 2020
  • Astaan Hidaaya HD
    2020.

ความคิดเห็น • 540

  • @abshirali8002
    @abshirali8002 ปีที่แล้ว +5

    Amin Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @fatimayusuf4999
    @fatimayusuf4999 2 ปีที่แล้ว +20

    رب يسر لساننا في تلاوة القرآن العظيم فإنه كلام الرحمن في تارين ءامنين
    اللهم سهل لنا بما نريد ونحنا بما نخاف بفضلك يا لطيف ياذاالجلال والإكرام ارحمنا برحمتك يا أرحم الراحمين
    اللهم إنا نقراء كتابك الكريم لرضاء ربنا ولنور القلوب والقضاء الحاجات ولنيل الدرجات العلى والاستغفار الذنوب ولطرد الشيطان الرجيم

  • @mohamedabdullahi9362
    @mohamedabdullahi9362 3 ปีที่แล้ว +37

    Dadkeena ogaada inta kiliya ee dhulkaan aan ku joogno gaalada nooga guuleysan waayeen waa quraanka astaanta noo ah hala adkeeyo

    • @ramziyare1747
      @ramziyare1747 3 ปีที่แล้ว +3

      waa runtaa wallaahi waa in aan adkeynaa mideeda kale aan idiin xusuusiyo macalimiinta subaca qaadaya waa soomaalida asalka ah wey wada mad madowyihiin intii ila aragtay ilana fahantay wey salaaman yihin

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih ปีที่แล้ว +11

    Ilaahey dartiisa ayeey isku jeclaadeen m.a ilaahow danbigooda dhaaf yaa rabbi❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmednoor1387
    @ahmednoor1387 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha'Allah cashirada Hala soobadiyo bahada media hada fariinteyda aragtaan Qur'aanka ❤❤❤❤

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +5

    Cadaabtha idin maargtho😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤ Masha allah

  • @user-qm8fm6gw4c
    @user-qm8fm6gw4c 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh❤❤❤❤❤

  • @rashkaomar6656
    @rashkaomar6656 3 ปีที่แล้ว +13

    Inta kheer raadiska ah ee dawaneysa
    Ramalaan 2021 Like isara

  • @sadiyasheikh6117
    @sadiyasheikh6117 4 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah Qalbiga ayaad noo NUURISEEN ee Qalbiga Allaha idiin NUURIYO Jizadiinana Aduuna Finnicma Aakhirana fil Janno Allaha Kadhigo wax idin dhibana Alle idinma tuso kulligeen Aamiin Aamiin. Aad ayaan ujeclahay Subac Raxanweyn Masha Allah

  • @mariamruun4274
    @mariamruun4274 3 ปีที่แล้ว +12

    Maxaa ka macaan Hadalka ilaahay masha Allah Tabarakallab Alxmdulilah❤❤❤❤

  • @abdikadirahamed8573
    @abdikadirahamed8573 3 ปีที่แล้ว +11

    ماشاء الله سبع جميل جدا ونذكر منه رواية الدوري عن ابي عمرو البصري وأنا احب جدا جزاكم الله خيرا إخواني ان شا ء الله استمرو عليها

  • @nimohasan294
    @nimohasan294 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah allow ii fududeeyo barashada quraanka ♡♡♡♥︎♥︎♥︎

    • @abdikheirnoor7169
      @abdikheirnoor7169 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @aaminozahraa8463
      @aaminozahraa8463 ปีที่แล้ว

      امين يارب

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 3 หลายเดือนก่อน

      aamiin aamiin aamiin yaa rabbi Alahuma sali calaa sayidinaa muxamad w aalihi wasaxbihi wasalim alxamdu lilaah

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 5 หลายเดือนก่อน +2

    ManshaAllah codka mcn oo sheqda quranka kuaqrinayan ay igusababtay inan marki 4 kusolabto 2024

  • @Amko-ul9xb
    @Amko-ul9xb ปีที่แล้ว +2

    Mansha'allah ilahow qur'aan nagu noole naguna dil

  • @muktargudow6583
    @muktargudow6583 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashaalah.....am listening day 1 ramadhan 2021

  • @hafidhaabdi8985
    @hafidhaabdi8985 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah May Almighty Allah Grant you Jannah

  • @mohamedseraar3064
    @mohamedseraar3064 4 ปีที่แล้ว +15

    aad ayaan uqiiroodaa waana astaanta umadeena ilaahay qalbiga ha idiinnuuriyo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว +12

    Allow saan Quraanka u jecelnahay iskaaya jeclaysii oo na garansii kuwa dantooda iyo dalkooda wax u tara.

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว +11

    Asc culimadaena maasha alah ilaahey ha ha idiin xifdiyo 🤲💕🙋‍♀️

  • @Nurkey254
    @Nurkey254 3 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAALLAH Allah haidhinkaajar siyo❤❤❤

  • @farahaden3015
    @farahaden3015 2 ปีที่แล้ว +18

    M,a may Allah reward them for the good recitations that they have❣️❣️

  • @abd4105
    @abd4105 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaallah, ducaa lugu billaabayaa ducana waa lugu soo xiraa. Waxaan xasuusanayaa caruurnimadi markaan arday quraan ka kariimka ahaa oo aan xaadiri jirnay subaca kasocda masjidka.

  • @mo.salahofficialpage.6370
    @mo.salahofficialpage.6370 4 ปีที่แล้ว +36

    Masha Allah aqrinta qur'anka karimka waa wax wngsn, astaan adinkana ilahey ajar io xasnad ha idinka siiyo.

  • @jamalmuhumud7579
    @jamalmuhumud7579 4 ปีที่แล้ว +18

    Mnshllh am watching the second day 19th may 2020 ..... Its very enjoyable
    May Allah bless our culimaas nd reward us for watching nd listening the Wholly Quran

  • @qorgaabchannel6746
    @qorgaabchannel6746 4 ปีที่แล้ว +38

    MashAlh ❤️💯
    Si fican ayaa loofahmayaa
    Si dagan ayaana loo aqrinayaa
    جزاكم الله خيرا العظيم 🤲⁦🇸🇴⁩🤲

  • @maxamedaadan3587
    @maxamedaadan3587 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله ، اللهم أجعلني منهم يا رب العالمين ، إنك ولي ذالك وقادر عليه

  • @aslirooble1380
    @aslirooble1380 4 ปีที่แล้ว +13

    Maashماشاء الله اللهم اجعلنا اهل قران

  • @abdullahifarah4753
    @abdullahifarah4753 4 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar Mashaa alah wlhi xaada ikacday subac uxiisay wlhi 😭😭😭😭😭

  • @abdirashidaden2369
    @abdirashidaden2369 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilahey ha idin xafido

  • @abdihakimissackomar7640
    @abdihakimissackomar7640 3 ปีที่แล้ว +20

    Ma shaa Allah listening to this always take me back to early days of my childhood ❤

    • @calixasan6763
      @calixasan6763 2 ปีที่แล้ว

      0000000000000000000000000000000

    • @biftujiru
      @biftujiru 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢❤ very powerful Quran

  • @Zizey
    @Zizey 3 ปีที่แล้ว +11

    Great Job MashaAllah!! Sas kuwadha culuma Alle 💕

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +7

    My young years ,unforgretable momeries, ❤❤❤

  • @telmemorenow4002
    @telmemorenow4002 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh Subaca wa jeclhay waa qaabka ugu fudud aad quranak ku xifdin karto quranka allah No fududeyo ayagana ajirkeeda aalaha kasiiyo aqira iyo aduun amiiin❤

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 3 หลายเดือนก่อน

      aamiin aamiin aamiin yaa rabbi Alahuma sali calaa sayidinaa muxamad w aalihi wasaxbihi wasalim alxamdu lilaah from somalia

  • @habibaadenibrahim5158
    @habibaadenibrahim5158 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah jaaazaka'Allah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤cadaabtha idin ma araaktho

  • @hassanshimaly9878
    @hassanshimaly9878 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah, back in the days😍

  • @abdirahmanadan5874
    @abdirahmanadan5874 3 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah may Allah reward them for the good recitation of the holy Quran

  • @fatmaabdikadir942
    @fatmaabdikadir942 4 ปีที่แล้ว +15

    Illah haidin xifdiyo wadna qabojiseene illah haidin qabojiyo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 ปีที่แล้ว +4

    Allow Jannatul Fardowza ku wada kulmi. Aamiin yaa Allah.

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 3 หลายเดือนก่อน

      kuligeen

  • @ramamohamed4401
    @ramamohamed4401 3 ปีที่แล้ว +19

    May Allah bless them and I cried when they efficiently subes surah al baqarah. Prof A.A

    • @biftujiru
      @biftujiru 8 หลายเดือนก่อน +1

      Mashallah 😢❤

  • @Fayipdow
    @Fayipdow 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wax ka fiican oo dhegeysan laha ma jiro, ajir Allaha ka siiyo dadka wanaaga ku mashquula

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. 4 ปีที่แล้ว +3

    Shuyukhda iso ducaya In ilahay Quran kiis ibaro oo an janadisa ku galo. Idinkah ilahay Janadiisa ha idingeyo Ameen Ameen yaa allah

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 3 หลายเดือนก่อน

      alaha ku baro ducada aad ku ducaysatay alaha kuu aqbalo anaguna aan kulajirno insha Allah Alahuma sali calaa sayidinaa muxamad w aalihi wasaxbihi wasalim alxamdu lilaah from somalia

  • @firdawsserene8889
    @firdawsserene8889 4 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah, Qurux badan...so beautiful and heart soothing...may Allah bless them all

  • @jamalmuhumud7579
    @jamalmuhumud7579 4 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah! Alooow culimadheena noo barakeey. Waxkasta fasiiix wayee.... Alloow naga ajiir siii

  • @hibaaqmywife
    @hibaaqmywife 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha'Allah! Illaahay ha idin nuuro. Waddanka Allah ha inoo hagaajo ❤❤❤

  • @zumalife7681
    @zumalife7681 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha aallah❤️😇 from🔵8 ........!!!!!

  • @samirhurre4834
    @samirhurre4834 4 ปีที่แล้ว +9

    masha allh macalin gaab masha allh ilahi haku barakeyo inkasto ana gararanyn magacada ad ayan kuku xiranahy 🙏🏻❤️

  • @nasr22
    @nasr22 3 หลายเดือนก่อน +1

    Who is watching in ramadan?

  • @qorgaabchannel6746
    @qorgaabchannel6746 4 ปีที่แล้ว +28

    Waxaan rajeynayaa inaad nosii wadaan subaca si taxano ah
    Qeyr Allha idin siiyo mucalimiimtena

  • @nafaxatugabaliyahcafifa82
    @nafaxatugabaliyahcafifa82 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah ilahayow carabkoda cadabtaa kadowr ma kakazangu

  • @abdirahmaanali6732
    @abdirahmaanali6732 4 ปีที่แล้ว +10

    Msha allh maxan mar badan sidan u safty

    • @Masago2025
      @Masago2025 4 ปีที่แล้ว

      hilib dheexaa maku jiiday allaha kuu daa weeyee

  • @rumanadow7128
    @rumanadow7128 3 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah 🥰❤️❤️

  • @KokoflaIsack
    @KokoflaIsack หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @yahyowadan4881
    @yahyowadan4881 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah with good melodious voice

  • @xalimaabdulahimohamud7362
    @xalimaabdulahimohamud7362 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allow cadabtada ka kori masha Allah

  • @zahradirir564
    @zahradirir564 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah kuli Waa wada xaafidiiyn ,Caalamka sida dadkeenu quraanka ubartaan Caalamka kale lagama helo

  • @dalmardaacad5375
    @dalmardaacad5375 4 ปีที่แล้ว +7

    Culimadaan wadankee waaaye somaali miyaa mise meel kale masha allah I like

    • @zumramanish7696
      @zumramanish7696 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer Muqdisho iyo reer qoryooleey waaye saxib macalin gabow ma taqaanid miyaa

    • @zumramanish7696
      @zumramanish7696 4 ปีที่แล้ว

      Sxb subac waxaa kaliya laga yaqaan Somaliya muqdisho beeydhabo qoryooleey johar

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 4 ปีที่แล้ว

      somalia

    • @naimadiycrafts8058
      @naimadiycrafts8058 4 ปีที่แล้ว +1

      somali waaye bro masha allah ilaha wadankee nabad nooga dhigo

    • @cismancali2246
      @cismancali2246 4 ปีที่แล้ว

      Cajiib. Waa subac fiican.
      Cabaar bay igu qaadatay inaan fahmo inay Somali yihiin. Mali iyo Chat baan umaleeyey markii hore.

  • @ayanyussuf2628
    @ayanyussuf2628 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah illahay hanexifdhiyo

  • @ibrahimowsewen1032
    @ibrahimowsewen1032 4 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah

  • @mursalabdikadir7851
    @mursalabdikadir7851 4 ปีที่แล้ว +7

    Maasha alaah ilaah idin barakeyyo hana idin hifdiyo insha alaah janadiisa ilaah idin ku awaal mariyo

  • @ahmeddayibjama3396
    @ahmeddayibjama3396 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah tabrakalah qof kibtaab heysto malahan kuligoda waa xafidiin 😇🙏 allah yabarag fiikum ilahay ha idin xafido aamiin

  • @abdimahadabdullahi2224
    @abdimahadabdullahi2224 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ramadan waa 1 manta tariikhdu waa 02 april 2022 allaha xifdiyo culimadena

  • @mohamedhusein9741
    @mohamedhusein9741 4 ปีที่แล้ว +6

    Jazakulaha khyr

  • @apdalebihi7199
    @apdalebihi7199 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Waan kufiicnaaday quraanka Alx 🙏

  • @caanamaalachannel5005
    @caanamaalachannel5005 4 ปีที่แล้ว +8

    جزاكم الله خيرا

  • @qamarqurux2172
    @qamarqurux2172 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wlhi waan ku farxasanaahy ilahay ha idiin barakeeyo

  • @issebiz
    @issebiz ปีที่แล้ว

    MashAllah TabarakAllah. Waxaa aad u wanaagsanaa inay qiraa'ada saxaan oo ay Abi Camar saxaan ama ay xafsada laazimaan inta Abi Camarta ay iska saxayaan.
    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد.

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 3 หลายเดือนก่อน

      m.a waxaan leenahay qiraa o
      waana abi camar waan baranaynaa xafsa iyo camar duuri insha Allah labadaba waan baranaynaa

  • @sirmohaa7445
    @sirmohaa7445 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaaAllah so beautiful ❤️❤️❤️❤️

  • @sagalmaxamed6409
    @sagalmaxamed6409 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaaraka Allah ❤🎉

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa Allahu quraanka nagu irzaaq

  • @halimahashi7248
    @halimahashi7248 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ilaahay ha in barakeeyo sida aad isula hoorinaysaan waa cajiib

  • @cabdulqaadiraxmed2042
    @cabdulqaadiraxmed2042 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah masha aalh ala idin xifdiyo

  • @aminahujale9782
    @aminahujale9782 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadhanki 2020 ayan dhageysanaye hadanaa Radhaman 2021 alxmdullahi midkan midkisakale illahayow nwd nagu garsiii amiin yarabi

  • @caanamaalachannel5005
    @caanamaalachannel5005 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay ha idin barakeeyo

  • @qalanjodhereey9057
    @qalanjodhereey9057 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah xafidul quraaan

  • @cousinkamildaily6076
    @cousinkamildaily6076 ปีที่แล้ว

    Wxaan sooxasusty 2007/08. Mclinkeygi kowaad wuxuu aha maay. I love subicii horee

  • @katagmesha666
    @katagmesha666 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah tabaara kallaah

  • @macalinshiine968
    @macalinshiine968 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah maasha allaah

  • @xalimoaadan5142
    @xalimoaadan5142 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @iqrohared2675
    @iqrohared2675 4 ปีที่แล้ว +7

    Manshalllah tabarakalllah

  • @peaceisourfriend.1474
    @peaceisourfriend.1474 3 ปีที่แล้ว

    Subax mAcaan.... Kheyr hella

  • @maryamaissack6931
    @maryamaissack6931 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarakallah

  • @aminaabdi5790
    @aminaabdi5790 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah baaraka llaahu fiika

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 ปีที่แล้ว +7

    MASHA ALLAH; WAA CULUMADII AWOOWA YAASHODA DIINTA SOMALIA KU FAAFIYAY SI AY U NOQDAAN SHACABKA SOMALI AYAGOON QOFNA DIINTA LAGU QASBIN SIDA HADDA DAROODKA LACAGTA KA SOO QAARAY SACUDIGA AY DADKA GOOW- RACAYAAN; JANNADA FIRDOWSE ALLE HA IDINKU BISHAAREYO. AMIIN YAA RABBI

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Amazing subac❤❤❤❤❤

  • @Crimson21223
    @Crimson21223 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wallalalyaal

  • @DahirBarre2013
    @DahirBarre2013 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ❤ dhagaha u roonaa dhagaysiga Qawlka ilaaahey

  • @ibrahimadan5886
    @ibrahimadan5886 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah may Almighty Allah grant them jannatul firdosa and forgive their sin🤲🤲🤲❣❣🙏

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 2 ปีที่แล้ว

    m.a dadkeygiii raxaweyn. ilaaheeygii dad Ahludiin iga dhaliyaa ku mahdinaa

  • @m0maali488
    @m0maali488 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa'a Allaah. Ilaahay ha idin Raalli noqdo idinka iyo Waalidiintiinba. Jazaakumu Allaahu khayran

  • @omarfarukahmedadan2128
    @omarfarukahmedadan2128 4 ปีที่แล้ว +14

    Xerta Dagmada Dharkeynley,

  • @abdullahisaid6078
    @abdullahisaid6078 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah Allah ha idin ka ajir siiyo

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah 👍🏼👍🏼👍🏼😊😊😊

  • @astronautabdillahi8849
    @astronautabdillahi8849 3 ปีที่แล้ว +11

    اللهم اجعلنا اهلك اهل القرآن ءامين

    • @abdullahinuh3470
      @abdullahinuh3470 3 ปีที่แล้ว

      مانشاءالله تبارك الله 🙋🙋

  • @c.qaadirxasan6294
    @c.qaadirxasan6294 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah adin barakeyo diinteena kor allah ka dhigo

  • @ahmedmohamud659
    @ahmedmohamud659 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah Codmacan Allow carabkiina Cadhabta ka ilaali

  • @munira005
    @munira005 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus Barisamaadkii Iyo Dubacsoon 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedomar4391
    @ahmedomar4391 5 หลายเดือนก่อน

    ❤masha allaah Ahlu quran wa ahlu jannah

  • @abdinor8028
    @abdinor8028 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Allaha idin barakeeyo raxan wayn qabiil sharaf leh