faisal hussein Ali
faisal hussein Ali
  • 20
  • 287 695

วีดีโอ

Ride It Jay Sean stevebasu
มุมมอง 1147 ปีที่แล้ว
Description
Badmaceeye iska qabo Magaalada Hees Cusub 2016 Show
มุมมอง 3K8 ปีที่แล้ว
Description
hani abdi iyo qoomaal hees cusub new love songs YouTube
มุมมอง 58K8 ปีที่แล้ว
Description
Hees Wadani ah Eeboow Mahadaa YouTube
มุมมอง 1.2K8 ปีที่แล้ว
Description
Maa Loo Dhashaa Wadani Mise Waa La Iska Dhigi Karaaa Wadani
มุมมอง 3958 ปีที่แล้ว
Description
King Khalid HADIMO Official Music Video HD YouTube
มุมมอง 2168 ปีที่แล้ว
Description
Yurub Geenyo l Intaan U shub Dhiig Lahaa l Qiso Dhaba l 2014 HD
มุมมอง 1.9K8 ปีที่แล้ว
Description
Tum Hi Ho Aashiqui 2 Full Song With Lyrics Aditya Roy Kapur, Shraddha Kapoor YouTube
มุมมอง 798 ปีที่แล้ว
Description
Maxamed BK Adaan Kula Hayaa HIBO Hees Cusub 2015 YouTube
มุมมอง 8158 ปีที่แล้ว
Description
Hablaha Soomaaliyeed Ali Nour YouTube
มุมมอง 898 ปีที่แล้ว
Description
Ride It Jay Sean stevebasu
มุมมอง 318 ปีที่แล้ว
Ride It Jay Sean stevebasu
faisal hussein ali
มุมมอง 2088 ปีที่แล้ว
faisal hussein ali
Hayaba Saynab Cige iyo Cabdinaasir Aleyle YouTube
มุมมอง 115K8 ปีที่แล้ว
Hayaba Saynab Cige iyo Cabdinaasir Aleyle TH-cam
Somali Lyrics Song Darbi Ka Boodooy By Sulfa
มุมมอง 106K8 ปีที่แล้ว
Somali Lyrics Song Darbi Ka Boodooy By Sulfa
Beauty Of This World, gods creation
มุมมอง 248 ปีที่แล้ว
Beauty Of This World, gods creation

ความคิดเห็น

  • @abdrisakmohamed
    @abdrisakmohamed 4 วันที่ผ่านมา

    Donwload fur zxb 🎉❤

  • @SamatarIsmail-e1o
    @SamatarIsmail-e1o 6 วันที่ผ่านมา

    Ma garqaato cashaqu manalaha garwshiyo nacab bile

  • @SamatarIsmail-e1o
    @SamatarIsmail-e1o 6 วันที่ผ่านมา

    Waayihii dhalinyarnimadaydii

  • @SamatarIsmail-e1o
    @SamatarIsmail-e1o 6 วันที่ผ่านมา

    Waayo waayo heestan I love bari hore

  • @faysalMunir-d2j
    @faysalMunir-d2j หลายเดือนก่อน

    Amizing SonG Wllhi ilaa HaDa DhaGaYsigeeDa Ma DaaYo Runtee Old is Gold ✨❤️😍

  • @AbdirisaqBaysos
    @AbdirisaqBaysos หลายเดือนก่อน

    Heeska markan dhagaysanayo waxan moda inan America joogo marwalbana Wan ku ceshadaa alle Ayan ka baryaya inan Mar uun aado👏🙏❣️♥️

  • @nabiihaalibk2909
    @nabiihaalibk2909 หลายเดือนก่อน

    hada ayuu jaceylkaygu isoo diray alle hay dayee❤️isla hadana jawiga iyo heestu way isku soo baxeen❤️eshcalaa hees❤️

  • @ahmedabdullaahimohamed9281
    @ahmedabdullaahimohamed9281 2 หลายเดือนก่อน

    23/07/2024 04:54am aroornimo ayaa dhagaysanayaa aad baa uga helay kadib maraan kusoo arkey Aaladda TikTok.

    • @haawocabdullahi7748
      @haawocabdullahi7748 หลายเดือนก่อน

      Sideyda oo kle aalada TikTok kuso arkay aadana uga gelay 17/8/2024 00:32

  • @MustafUsmaan
    @MustafUsmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Yasalam

  • @ZaakAbdulkadir
    @ZaakAbdulkadir 3 หลายเดือนก่อน

    Xasuus waaye heeskaan markana iska murugsanahay ayaan dhageestaa wlhi 22 ,,,06,,,2024. Maalin axad roob ayaa da aayaa

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you for the upload.

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 5 หลายเดือนก่อน

    Zulfa ilahay haku xafido simply you are amazing human being ustaad 🙏🙏🙏

  • @ibrahimmohamed6102
    @ibrahimmohamed6102 5 หลายเดือนก่อน

    2024 Baan Port Elizabeth SA ku dhageesan haaya 01;34 habeenimo

    • @dekowabdi2498
      @dekowabdi2498 3 หลายเดือนก่อน

      Meshas masahlana Allah kugu nabadyela

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan mcn o ay qaadayaan salad darbi iyo Zeynab cige alle maxay heeso qurxoon isla qaadeen labadan sida 6666 iyo midan hada ii Shidan Wa Hben Ramadaan 17 Marayo 2024 Muqdisho ❤

  • @SiciidAwil-q8q
    @SiciidAwil-q8q 7 หลายเดือนก่อน

    Kadaa dacarta

  • @hodomusa2844
    @hodomusa2844 8 หลายเดือนก่อน

    Axyaa hees weeyi

  • @MuslimocaliOte
    @MuslimocaliOte 8 หลายเดือนก่อน

    Axyaa abawN kenacanksaha

  • @Hahisoahmed
    @Hahisoahmed 8 หลายเดือนก่อน

    Hada TikTok kaso maqlay ❤

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 9 หลายเดือนก่อน

    Fanankii qarniga 19th century Sulfa suugan yahan ayuu ahaa. Yaa salaam heeso waa kuwan Khamiis 21 December 2023 6 subaxnimo

  • @SadikOsman-eq6bb
    @SadikOsman-eq6bb 11 หลายเดือนก่อน

    What a song still listening 2023🎉

  • @Abdallaantenna
    @Abdallaantenna 11 หลายเดือนก่อน

    Xalimo cumar magool

  • @Garane2020
    @Garane2020 ปีที่แล้ว

    yaa soo qori karaa heesten midhahedaa oo dhameystiraan yacni lyrics ka.

    • @abdullahiahmed5126
      @abdullahiahmed5126 8 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/ZlGUsPSB4WY/w-d-xo.htmlsi=gRkh0trNfLHUYAKm

  • @asmaabdinazir1135
    @asmaabdinazir1135 ปีที่แล้ว

    Download ka fur wll

  • @awaalemaxamed5248
    @awaalemaxamed5248 ปีที่แล้ว

    Xafarka E Sufa Iska leh Haduu lugu luqynayo

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 ปีที่แล้ว

    Alla caafmaad ha siiyo saynab cige maxamed carraale oo degen imika magaalada hargaysa caasimada J/Somaliland iyo fanaan da, yar cabdinaasir ileeye dhamac waxaana hore ula qaaday salaad maxamed darbi iyadoo heestani ay ka mid ahayd riwaayadii Qabrigii Jacaylka laxankana salaad darbi ayaa saaray iyo curintii alla ha u naxariistee abwaan maxamuud cabdilaahi ciise sangub

  • @faraxfarax5112
    @faraxfarax5112 ปีที่แล้ว

    As xabateyda igusharf zulfa

  • @caraayecali5449
    @caraayecali5449 ปีที่แล้ว

    heestaan iyo waxaan ku soo xasuustaa dagmada ceelbuur ee aan ku dhashay wlhi galiinyo ayaa ugu jajabto markaan maqlo

  • @husseinomar2375
    @husseinomar2375 ปีที่แล้ว

    Afka- yamaa yilqin-gabii

  • @overmali4091
    @overmali4091 ปีที่แล้ว

    naa Kaalay fahmo badmaceeye iyo adi kalama hari jirin miyaa?

  • @feisalsheikhmaxamed55
    @feisalsheikhmaxamed55 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa dhageysan jiray abtigey oo ahaa nin askari ah magalada Garissa anigoo yar oo dugsi dhiganayo ayan ladhageysan jiray 2003 Allaha uraxmado hada waa iga hooseyaa

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว

      Aniga waxaa ku xasuustaa walasheyda 2011 wada dhegesan jirnay 6sano ismanan arag walasheyda wan u xiisay

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 12 วันที่ผ่านมา

      Aamiin

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 ปีที่แล้ว

    Beautiful walaahi 🥰

  • @ilhaancabdi4338
    @ilhaancabdi4338 2 ปีที่แล้ว

    Dooogii cagaarnaay dabaadkushidee aandameyninee dayaxa gacmedkaan kuguduulilahaayee damaciinkaa lahaye adaa daboolee

  • @barooncabdi4265
    @barooncabdi4265 2 ปีที่แล้ว

    Hayaba

  • @FaisalAli-gu7co
    @FaisalAli-gu7co 2 ปีที่แล้ว

    It's best ever

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Ain't this all about nostalgia back to 80s

  • @ahmedisse5068
    @ahmedisse5068 2 ปีที่แล้ว

    Hani Abdi axdi ma aahaaa.💯🔥💯

  • @abdifatahabdifatah1767
    @abdifatahabdifatah1767 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @abdifatahabdifatah1767
    @abdifatahabdifatah1767 3 ปีที่แล้ว

    555

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว

    Mirihii iyo laxankii c.qaadir nuurani codkii c.laahi zulfa

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 ปีที่แล้ว

      Miraha dr raafi

  • @ahmedwalidahir3713
    @ahmedwalidahir3713 4 ปีที่แล้ว

    xasuus waxa dhaahesonoyaa10/10 2020 /

  • @axmedxuseen5174
    @axmedxuseen5174 4 ปีที่แล้ว

    Hayabaa hooyabow yaahee hooyaba

  • @fuaadmaxamed8726
    @fuaadmaxamed8726 5 ปีที่แล้ว

    wooow esh calaa dance

  • @abdiazizissak9700
    @abdiazizissak9700 6 ปีที่แล้ว

    Aamin

  • @Jabir12hassan
    @Jabir12hassan 6 ปีที่แล้ว

    Hestan wa hees an ad u jeclahy wadanka side uu aha Allah kusoceliyo inshlah wa so labandonna

  • @berberatown5689
    @berberatown5689 7 ปีที่แล้ว

    one of somali hits

  • @berberatown5689
    @berberatown5689 7 ปีที่แล้ว

    very nice song ever

  • @faisalhusseinali7470
    @faisalhusseinali7470 8 ปีที่แล้ว

    one of Somali hit of all times sulfa