- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509 Also Available in Djibouti +25377120650 - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
ManshaAllah Tabarakalah Habo qali I hope inaan sidado kale an ahan laha bargi an caruuta ay igu yarayen hada Aidan caruurta iyo xajiga in an udaba cararayay ayan hudo laan Thiorot ayan igu dhacay 38 ayan jira waxaan leyahay 7 caruura ManshaAllah waxa igu weyn 21 years old waxa igu yar 8yer old marka habo hore u soco Alla ha ku xifdiyo adiga iyo Family kaga
Manchallh allahuma barek merci beaucoup Naz sister such a relief to wath you doin all that self care and motivates to me to take of myself. Somalidu horay u tiri "isku roon ma gabowdo" marka xbbti good for you.❤❤...
Mashallaah xbbti nastexo walhi videos kaaga more positive energy bay igaliyaan waxan ahay hooyo cusub waliba laba babay oo isku nuuga haysta qurbe dagan daalan lkn kalmada maanta video ygaaga ka maqlay walhi shidalaabay ii noqotay in daalkan iyo ciyaalka oohintooda kadaba cararkooda dhamaanayso korayaan just wakhtigu u soconayo kaliya naftayda aanan ilaabin aan daryeelo nasiyi maskaxda buuq iskaga furin thank u wllo nosoo badiya videos noocanoo kala walhi inksatoo aniga videoyow kasta ood soo dhigtaa i dhaafin wan jeclay wayao markasta hadalo dhiirigalinaan kaa helaa thank you so much ❤
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family. I’m so happy that you choose of a party yourself to take care of yourself. That’s the most important thing when when we have a baby we always forget about ourselves. We always focus home family but really you did good focus on your first, then everything else will come❤💝💝💝🌷🌷🌷🫶🫶🫶🎉🎉🎉🎊🎊🎊 I’m congratulation for your baby girl
4sacadood Ayaan Ku Dhex Jiray Dawashada you tube ka Nasteexo Wlhy Waxaan Dareemay Farxad Dhiiri Galin Kalsooni Fadhigaan Ka Kacay Naftaydaan Ka Bilaabay Ducooyin Ban Akhristay kitaab ay igu Danbaysay Sanad Ka Hor Ayaan Soo Qatay Oo aan Akhriyay Biri Qoshayaal Ayaan Samaystay 4sacadod Ka Hor Man Garanayn Waxaan Biri Qaban Doono Lkn Hada Wan Garanayah Mnzha Alllh iiso Duceeya in Alle Jadwalka ii Saxo Caawa Sidaa Aan Ahay in Alle iigu wado 9/ 9/ 2024 wixii ka Danbeeyah Wan idiinsoo Sheegi
Kkkk markaagii horaad malaa iska soxotayba qof ka marka hore gacan ta isku haya wuu isku hayn hadana dadka ma sina xaga ciidan ka iyo caawimaada alle hakuu fududeeyo hadaa ciidan daro ku hayse hadii kale se naso oo boodhka iska jaf oo naftaada daryeel hooyo iyada uun baa daalaysa mar walba take care ur self xbti🎉🎉
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
Also Available in Djibouti +25377120650
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
ManshaAllah Tabarakalah Habo qali I hope inaan sidado kale an ahan laha bargi an caruuta ay igu yarayen hada Aidan caruurta iyo xajiga in an udaba cararayay ayan hudo laan Thiorot ayan igu dhacay 38 ayan jira waxaan leyahay 7 caruura ManshaAllah waxa igu weyn 21 years old waxa igu yar 8yer old marka habo hore u soco Alla ha ku xifdiyo adiga iyo Family kaga
Masha Allah nastexo qurux bdan ❤ afartan bax wanaagsan baan kuu rajaynayaa inshaa allh
Jazakallahu kheir barakallahufiik Merci beaucoup ❤que Allah te protège contre les mauvaises oeil
Masha allaah hooyo fcn heysats allahuma barik
Alaahuma baarik wax kasta wey ku dhaafayaan caruurta oo weynaada ayaad arki doontaa oo aad uxiistid waqtiga yaraantood ku raaxeyso caruurnimadooda 🎉🎉🎉🎉🎉
Muqalkan aad ayan uga helay thanks for your time sister i appreciate
Manshallah afartan bax wanaagsan ❤self care ku wuu feecanyahay
🎉 mashallh tabarkalha allha kubarkeyo
Nasteho cadey❤Masha allah isu roonidaa iyo daryeelkaa naftaa ino balan ah
Afartanbax wanagsan xbbti nasteha cadey I liked how aad naftaada u take care garayso marwalba siiba after umul
Umushayda anigu ooyin ban ku dhamaystay sababo jira dhanka wiilkayga aabihii oo igu af xuma 😢😢😢😢
Take sometimes,time for yourself🎉🎉🎉🎉
Maashaalaah aftan bax wanaagsan baa kuu dhacay alaah ha ku barakeeyo ,ilmahana ha kuu barakeeyo habo.
Manchallh allahuma barek merci beaucoup Naz sister such a relief to wath you doin all that self care and motivates to me to take of myself.
Somalidu horay u tiri "isku roon ma gabowdo" marka xbbti good for you.❤❤...
Afartan bax wacan oo wanagsan habo cimridheer iyo cibado suban wllo ilahay wax ha idinka dheefsho insha'allH❤❤🎉🎉
ManshaAllah Allahuma baarik, wlhi there is a big difference muqaalkaga iyo energy gaagaba before and after your self care 😳
Inshallah Quran isiser abyo hurdada ku imanesa inshallah ❤🎉
Hurda la’anta wa ilmahaga seexanayeen wllo
Umul udgon oo cafimad gabta installation xabibti gaali ❤❤❤
Afartanbax wngsn malin ayan wada dhalnay ana mnta igu buxday
Alhamdoullillah barakallah fikh. Umul udgon
Masha allah 🎉
Yes ❤❤❤❤
Masha allah ❤
MshaAllah 🎉
Alx masha allag❤❤
Abaayo nasteexo nuunaha yar magacee ubixisay❤️❤️
Mashaa Allah naz wllo vlogs inooso badi waayo muuqaladada dhaadher waan jecelahay kuwa kale aad bay u gaagaban yihiin
Nastexo dar ilaahay ayaan kuu jeclahay farxad ayaan kuu rajeynayaa marwalba
Mashallaah xbbti nastexo walhi videos kaaga more positive energy bay igaliyaan waxan ahay hooyo cusub waliba laba babay oo isku nuuga haysta qurbe dagan daalan lkn kalmada maanta video ygaaga ka maqlay walhi shidalaabay ii noqotay in daalkan iyo ciyaalka oohintooda kadaba cararkooda dhamaanayso korayaan just wakhtigu u soconayo kaliya naftayda aanan ilaabin aan daryeelo nasiyi maskaxda buuq iskaga furin thank u wllo nosoo badiya videos noocanoo kala walhi inksatoo aniga videoyow kasta ood soo dhigtaa i dhaafin wan jeclay wayao markasta hadalo dhiirigalinaan kaa helaa thank you so much ❤
Jazakallahu kheiran commentka qurux badan aad II soo dhigtey habibty! Marxaba walaashey ❤️❤️ waan soo badini doona muqaaladan nuucan 😘😘
Maansha allah illahy ha ku siyadiyo farxada aad haysato
Woow mancha allah waxaad ii xasuusisay eedoyinkan markay afartan baxaan afartan bax wacaan hbbti🎉🎉🎉🎉🎉❤
Mesha allah illah haku xafido abaayo wan iska ka jeclahay illah haku barakeyo
Allaahuma baarik ❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah waanka faa,iidaysanay mahadsanid ❤
Naag nool maasha allah alle hakuu siyaadsho 🎉🎉🎉🎉❤❤
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family. I’m so happy that you choose of a party yourself to take care of yourself. That’s the most important thing when when we have a baby we always forget about ourselves. We always focus home family but really you did good focus on your first, then everything else will come❤💝💝💝🌷🌷🌷🫶🫶🫶🎉🎉🎉🎊🎊🎊 I’m congratulation for your baby girl
Afartabax wacaan oo wanagsan 🎉🎉🎉
Manshaallah afar tan bax wanagsan ❤❤
Mashalaah canbabur cafimad kucuna huno
It's so nice to take care of yourself ❤ Aftartan Bax Wanaagsan wll Nasteho 🎉
Maasha allh hanbalyo🎉🎉 baby inaa dhashay maogeen
MashaAllah 🎉🎉🎉❤❤❤❤
Masha Allah
Manshallah happy to umal baah my Allah give good healthy you and baby girl ❤
Mnsha Allah ❤🎉
Mnshallh alahuma barik❤
Nas Ahmed ❤❤
Masha Allah tabaragalah walaal ❤❤❤
Hooyana gift u samee
Msha allah xbbti
Manshlaah good job
Masha Allah time go quick
Nashaa Allaah ilaahy haku Haku caafiyo Xabbty.❤
Msha alh ❤
Mash allah abayo iso boqo xbbti ❤❤😢😢
Maansha Allh❤
Mansha Allah 👍 👍 👍 tabarikalah 👍 🙏 💖 ❤ ♥ 💕 👍 🙏 💖 ❤ ♥ 💕 👍 🙏 💖
Mashaa allaah❤
Mashallah abaayo hormar wacan 💜
C'est disponible à Djibouti ?
Happy birthday sis❤🎉🎉
Mach'Allah que te préserve le mauvaise œil
Masha allh walalo aniga aya marba finan aya iga sobaxa walalo maxa kakexeyay iso sheg adomajadsan
Asc ma ❤
🇸🇴🇸🇴
HAPPY BIRTHDAY TO YOU
I m the first person and I support yu huno macan nasteho je te salue tw et ta famille ❤❤🎉🎉
Asc huno waxan raba Arman nabarkeyga plz merci
Dhalmadydiii kowad marayaaa walina ma dhalin iso duceya somaliyey😢
Alle haku fududeeyo wll
Alle hakuu fududeeyo walad saalix ah na hakaagabdhigo intaan haysana alle haku arsaaqo awlaad deg deg ah oo wanaagsan aamiin 🎉🎉🎉
Dit merci à tata maman. Ce grâce à elle.
Mashallah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️👨👩👧👦❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤❤
4sacadood Ayaan Ku Dhex Jiray Dawashada you tube ka Nasteexo Wlhy Waxaan Dareemay Farxad Dhiiri Galin Kalsooni Fadhigaan Ka Kacay Naftaydaan Ka Bilaabay Ducooyin Ban Akhristay kitaab ay igu Danbaysay Sanad Ka Hor Ayaan Soo Qatay Oo aan Akhriyay Biri Qoshayaal Ayaan Samaystay 4sacadod Ka Hor Man Garanayn Waxaan Biri Qaban Doono Lkn Hada Wan Garanayah Mnzha Alllh iiso Duceeya in Alle Jadwalka ii Saxo Caawa Sidaa Aan Ahay in Alle iigu wado 9/ 9/ 2024 wixii ka Danbeeyah Wan idiinsoo Sheegi
مَا شاء الله 😍😍😍😍 Allahuma barik habibty! Ilaahey xooga aa ku adkeeyo! Waxkastey add rabtid waad sameenkarta 💪🏽💪🏽💪🏽
Mashallh guleyso hbbt markastana is dhirigali is jcloow Allah u dhow wx wlba way ku hagagayan inshallh
@@nimcocabdifitah5571 Shugran mcnto❤️
🎉
Naaz Please walaca kaso hadal
CAMBAABUDH REER XAMARKA AAD BUU U MACAANYAHY
Sinon joyeux quarantaine
Asc Naz walaal Su aal waxaan ahay Hooyo xaamilo like 8 m lugaha ayaa aad ii bararay ee maxaa Icaawinkara maad ii sheegi kartaa please 🙏
Wlll milix iyo dhanaan o dhan joji socona biyo badan cab hurdo kugu filana seo
WALALO..WAXAN..RABAa..KUSHA..YER.YER..WAXAN..JOGAA..TORONTO..LACGT..E.SHAGA..IYO..MASHAN..KU..SO..DERO
wllo whatsapp ila soo xirir : +1438-495-2509
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Naa walaley aniga iyo adiga isku dada nahay uurkina waan kula socday waana isla dhalne lkn wllhi shaqa nafta iga qaatay tabcaana ahay 40 ba matirsan waan iska socday
Kkkk markaagii horaad malaa iska soxotayba qof ka marka hore gacan ta isku haya wuu isku hayn hadana dadka ma sina xaga ciidan ka iyo caawimaada alle hakuu fududeeyo hadaa ciidan daro ku hayse hadii kale se naso oo boodhka iska jaf oo naftaada daryeel hooyo iyada uun baa daalaysa mar walba take care ur self xbti🎉🎉
Wllo, shaqo guri ma dhamaato, see lakin adigu waad dhamaan… markaas break naftaada u qaado oo u naxarisso walaashey
Sida loo samayeo soo geli
Masha allah❤️
Mashallah ❤❤❤
❤❤