Waa gacma ad adagahay caano geel ban gadi jiray kulahaa kakakak Awalkiiba naag kawaanka ka shaqayn jirtay wax kale waaye asagana Ruwayad iga dheh Allah ya cikaz bahda #JokerTv
Naciimo cadi maha masha allh lkn nacimo xogmaal way Ku qaldan ayakaaa ka so hor galiyo saaaa halkaas lagu wada yacaaa kadib bad so galisa qof walba wan firsday inta dhaho ka tagaaaa marka kala so hormar qaali ilhy haku barakeeyo 😘😘😘
Sual abayo nimco.shekadii hore sey u socotay .qebtan qebtii ka horeysay iyo tan ma u maleysa in ay si lahayn bilawigii shekadaaa cml iga dacan nagtan oo ay ninkaga arkay ay ledahay so tu qabay walalked ,ninkana so maha kii bumee gudud asxabta bal ila arka like ii Sara qaladkana ila saxaaa❓
Ma raali galinbaad usocoty kuteh irada iixir🤣🤣🤣🤣 Naaya ninga naagaha qabo maxaa kuu geeyy ahahahaha Biyo haku shubin ha dhinto naqaska inu ku dhago an rabaahe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Sagano baan ku dilny
intaa nimco tageersan like haisartooplz 😍
ASC
Jah waxii war warejinaayo saas hadii loo gali lahaay rera badan ma dumeen like inta ila qabta 😂😂😂
inta jookar taagersan like iisaara 😍😍marbo figrat cusub qeeb isku qasan dadka miyaa inku yar 😁anaga nagusoo daraa yaakhey
Zxpey aniga waba ku wareey🤣
Track kalee buu sarnaa ,nicmo funny walahii😂😂😂😂
Dhaga balaree waligaa biin ima sariin tagero dhig iyo ruxa kuu ahay yaqay 💖💖💖💖
😁
Samiyo C/qadir shekadi pin miya loo badaly like aya ogaa 😜
Kkkkkk haa huno
ruwaydaan sidee isku daba taalo intiii kaheshay like👍
Waar tanaa😂Caano geel baan gadijiray oo waan gacan adagey
She really is a joooooooker😂😂❤😂😂
Queen nacima💯❤
Waxad ka hadasha wx jiroh oo hada taagan iyi wxa dhici rabo🙏🏽🙏🏽runta ayan kugu jeclahy
allah kuma tuso wax ku dhibo insh.allah🤲🤲
😁❤✔surmindi
Jiirigaan naagta gurigeeda dhigto kkk
Jiija Duceysan pictures
alla beerkii ixanuunaye sidaan uqoslaye Nimco jokor❤❤❤ aad ban kutagaara wlshye hore u soco
Kkkkkkkkkkkk caku niciimo iyadoo warsiday meelxun kudhimaneysaa waxay tiri qubiga dheer oo barris sida loowada yaqaan baa niciimo looyaqaan love you sister❤❤❤❤
Alaa Nimca Nagta lugula qawo qurux bathana kulaha caku NimcadydhA 💓💓💓💞💞💞😘😘😘😘💞💞💓🔥
Nimco wa dhablay My love Nimco😂😂🤣🤣🤣😆😆
Waxaad Ku Soo Dhawaataan Chanelka Hindi Af- SOMALI Si aad ula socoto filimada Fadlan ✔Subscrib nosaar mahadsanid.
Masha allah walaalayal. Video fiican.👍💖✅✅✅👍👍💖
Shaahi maku yalaa kulahaa naciimo dofar yar 😂🤣😂🤣🤣😂
Jecliyaaa niciima jokr cadaw unolow alpi adiga iyo dhamn jiliyasha ❤️❤️
Af carabi mel ogaso harty niciimo nf nool
Sister wlhi wa kujclhy hory usco🌷😘
🥔
War somliyeyay like
Hhhhhhhhh naagahan igu sawirta ah kkkkk intaas iga gadatay 🤣🤣😂😂😂
Caac, Yaa igaso horeeye😂😂😂
Isoduceya qalin baan galaya berito subixi
Sarirta isbitalka anigo kufirsanayo baan isku qoslay. Samidey Nacimo ducada igusokab I.a
Aad baan ulasocda malmaha nolasha, Gsa kasosalamayaa😘
Alle hakugu guuleeyo abaayo insha'allah 🤲
UmuAsia Ahmed
Alaha ku fududeeyo walal qaali
Allah haku fududeyo wll qaali
Alla hakuu fududeyo cfmd tam ah
Allah ha kaaga dhigo wax fudud oo wax ba aheyn aamiin yarabi
Hadaan ahay gudoomiyaha
Ururka commanti aqriskA like iisara
Naasir dheere iyo jookara iga qosliya🤣🤣🤣🤣
Cawa waan soo dhaqsaday wuu Nacima qaali
Hadi aatahay laandheere birta calaajiya haila dhaafin liketa iyo my chanal subscurbta thnx😍✌
Malmiihii noloshena sugaysy like ta
rawahu me hhhhhhhhhhh carabi manta kugadlaysa hhhh like isaar
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk maraali galin baad usocoty Alla jookar dhibbadnaa
Alwaax ba la dhihi jiray anaa maryan run u baxshay😂😂😂😂 biinsa hdlka loga so saaraa
Ma anagaa naga dhexbilaaday kkkk waa funny Nacima iyo budladow
😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃 ina qoorey
Hhhhhhhh allaah kaal iyo lab bn uu qoslay😀😀😀😀😀
Waan faro adaghay caano geel baan gadi jirey kulahaa hhhhhhh love you niciimo jokor
Hhhhh cano geela faraha my ad keeyan kkkk
Walaahi waan qosalnay manta dadkn waa dad khader ah manshallah
Hhhhhhh ugu dambeyn wey sodhacde
Jokar gabadha kaliyee IGA qoslisa😂😂😂👑🙌👏💋
Hhhhhhh riwaayad iyo bar Naxiiimo ku taageero sxb
Manshaaalh ilahyow xafido naciimo inshaaaaalh
Hhhhh rufyaaannimo usocotaaa rer nabaded ban ahy kuleh😂😂
Riwayadan wa ku haustaa wlhi wax shidan waye👏
Hhh Allah wn kacmo adagahy caano geel gadi jiray ku la haa 😍😍🤣🤣🤣🤣
War aniga wilkan codkisan jclhy jakad buluuga
Waa gacma ad adagahay caano geel ban gadi jiray kulahaa kakakak
Awalkiiba naag kawaanka ka shaqayn jirtay wax kale waaye asagana
Ruwayad iga dheh Allah ya cikaz bahda #JokerTv
Naciimo cadi maha masha allh lkn nacimo xogmaal way Ku qaldan ayakaaa ka so hor galiyo saaaa halkaas lagu wada yacaaa kadib bad so galisa qof walba wan firsday inta dhaho ka tagaaaa marka kala so hormar qaali ilhy haku barakeeyo 😘😘😘
Yaa iga horeeyo 😂😂😂☝️
Subxana allH wllo ma Malag dadka Isku diraa Jira 👂
waa. qalad kalmadaasi malaa 'igtu waa macsuumiin iyadaa qaldantee haka daba qaldamin
😁😁🤣🤣🤣😂 naciimo qosolkiii naga dhamaa
maalmahii nolosheena ruwaayad aan caadi eheyn nolow sis joker asxbta subacribe isaaara waa ika codsi sis pin ha ika ilaawin
Walhi wa riwayad qrx bdn noso badsha
Waaan sugaayay riwayadan naciimo joker miss u ❤
Niciima jooker talent bay leedahay masha allah 💗💗👏👏
naciimo wlhi waad is hesheen adiga iyo wiilka kula jilaayo kal iyo lab waad naga qoslisan thnkz
Inta jecel miicimo jokar layk igu qabo
Naimo wle roleka shiftanimada xageed kabaratey😉
Toobabka aad sidato waanka heley mashallah waliba kan bleuka☺
Sual abayo nimco.shekadii hore sey u socotay .qebtan qebtii ka horeysay iyo tan ma u maleysa in ay si lahayn bilawigii shekadaaa cml iga dacan nagtan oo ay ninkaga arkay ay ledahay so tu qabay walalked ,ninkana so maha kii bumee gudud asxabta bal ila arka like ii Sara qaladkana ila saxaaa❓
kawaran maanta inti qoraalkayga aragto hadeey Subscribe ii saaran meeqa Boqol ayay noqonayaan hadaba walaal ha ila dhaafin SUBSCRIBE Waa dhiira galinteeyda
Asc wllyaal nabiga ku saliya
صلي آلله عليه وسلم
track ma sarano track kale ayu saranyahay kula ah 😂🤣😂😂😂 Namiico joker naag nool 😂
ninkaan maa qaby mise kii waynaa baa qabay naagta ila wareertay like ha isaaarto pal🤣🙄🤔
Kkkkkkk waan gacmo adkahay caano geel baan gadi jiray😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Nimco jookar 😂
Hhhhhhhh alwaaxaa la dhihi jiray kuteh😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😄😄
Rawaaahu me 😅😅😅
Waaw cawa anigaa uhoreeyo 😀
Nimco jokar wlhi wa actarada in lgu dayasho mudan thy horey u soco apyo🙏🙏🙏🙏❤❤❤👍
Taraaga ayaaba naaag ah Ku lahaa niciimo reerka ha dumin xuuse 😂😂😂😂😂😂😂
Alla sidan usugaye lee alx😘
Masha allaah☺☺☺☺
Si bay oo suuxsantahay😂😂😂😂😂
Nimco jokar hore usoco wankujeclhy
Garka yaaa kaaso jaray xilo jano 🤣🤣🤣🤣🤣
Dhag balaar i love you
Waaw qofki 3 aad ban ahay
Niciima jokar love you abaayo hore u soco
Kkkk ra ayta nacam😂😂😂
Laa kiyaakar yaa uqtii 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣alla jookarey adiga
🤣😂🤣😂😂🤣😂😂waxbaa kadhacay bisinka
Hhhhhh
Nimco wlhi gacan ayaan
Kuutagay ✋
Jokarey Xogmaal aya kaso hor dhiga ruwada asaga loo wada ordaa ee adi soo hor dhig
Kkkkkk 26 bari dagaal magalin😂
Kkkkkkk waan gacmo adkahay caano geel ayaan gadi jiray kulahaa niciimaa kkkkk
😂😂😂 ninki dariska
Kkk albaabka iisoo xira ku teh nimco naag nool
Hhhhhh wlley ma cayayaan baad ledahy gurigaaga ku lhaa🤣🤣🤣🤣 naciimo jookar jiroojoog
Nin bey usuuxday halow ma is maqalnaaaa😂😂😂😂😂😂
Alla intaasan kahelaaa🤣🤣🤣🤣
xaliyo jano 😂kula ah Hassan naag badana😂🤣😂
Shiidii waydhamatay
Video ga waa igu dheerady madaawan
Inta ila midka ah like sara bal aan arkeee
Wa gcmaha adagahe ma ogtahe cano gel ban gadi jiree
Rawaahu me ra,eytu nacam 😂😂😂
Sallaan. Sare. ASxaabta. Jilayasha. Thanks brothers. and. SiSters. 🌺🌺🌹🌹💋💋💋💋💋💋💋💋👍👍👋👋👋👋🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😀😀😀😀😀
Jokar 👍
Aniga waayaabay goormaa la iga soo hormay
Hore u socda nimco qurux iyo team keeda salan gacaltooyo
nimco hassan tan wa sheeko cusub tan tu horey isku mid ma ahan tan wexee ka shegenesa nagaha isku dira qoska dhisan
Waaa la ika sohoreyay miyaaaa
Ma raali galinbaad usocoty kuteh irada iixir🤣🤣🤣🤣 Naaya ninga naagaha qabo maxaa kuu geeyy ahahahaha Biyo haku shubin ha dhinto naqaska inu ku dhago an rabaahe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Sagano baan ku dilny
Hhhh Allow amuraha sahal
Anigay Igu Dhago Hadlaysaa Nimco Jooker naa waalagu yaqaana
Naciima qalanjo aad ayaan uga helay Ruwaydan mahad sanid qali
😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Naima walashey waxa tahay qaf hebed u leh jiliinka lkn pls riwayada ka dhaf dadka ad bosaska u kala badaleso wa lagu warera
Ha iska walaaqato waaba kuwareerne gaarigaan afarta steering leh😂😂
Naagtan ninkyga da haysa wan nacay waa nagaha ragga kunaxsan balaayo kuqaday hehehehehehe
😂😂😂😂waa gacno adadkahy caano geela gadi jiray kulahaa nimco caadi mhn😂😂😂😂qosol iguma harin