Fartaag waa horgal cadow ku ah jubaland una shaqeynaya xasan sheikh marka warkisa waxba kama jiraan ee waxaa xaq u hadlaya afhayenka isagaana amaanka jubaland kamidnah
Wariye abwan kabayare Soda maxad heysa??? Kismayo wa nabad koxda damal jadiid walaga adkan insha allaha Rer Juba land guul Ayan urajeyn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Waa qalad in labada aqal ay shir wada qabtaan. Adan madoobe waa gudoomiyihii ugu khaa,inimo badan ebed ee hogaamiye baarlamaanka waa nin wax iimaan ah habayaraatee aan lahayn.
Xasan Shiikh markii la doortay ayaan iri wuxuu dhahayaa oo u dhaqmayaa si inuu yahay nin loo xiisay sidaa awgeedna wuxuu doono ayuu samaynayaa, marka cidii dooratay ee cadowga ummadda Soomaaliyeed ah ayaa mas'uul ka ah waxkasta oo dhaca..
Waxaan rabaa in aan cambaareeyo waa shaqsi dowlad magaceeda kuma aadan hadlin waxaad sheegeeysid iyo dowlada dhabta ee jubaland ay sheegtay baa rumeeysaneeysa hal qof oo careeysan wadan afkiisa kuma Haçlı karo sidaas darteed warkaada waxbo Kama jiraan.
Sharciga u meel mariya asagana wuu fulinayaa wuxuu ku fulinayaa dagaal uu ka oogo gobolada assga diidan ma rabo soomaali diidka wadanka Kala gooyay in uu ku meel mariyo sharciga uu wato oo keligii taliye xasan sheekh.
Golaha sharciga ariga kalfadhigiisa sharciyeeyay keligii taliye xasan sheekh waa sharci daro doorashooyin aan meesha ka dhicin soo doonin waa tuugo meel isugu timid paarlamaan ma aha
D5 marku dage allahe dago mar labaad kudage adigaa isdagay, ciidan haloo diro Ahmed Madoobe reer khaatumo iyo Puntland walaalaheen ha la difaaco kabta iyo laxda gobolka difaaca
Aduunka Wuu Ogyahay Hasan Munaafaq inuu Yahay Argagixisada Geeska Africa Waxaa laga yaaba Hasan Munaafaq Inuu Abaabulo Dagaal Sogeeye Sababtoo Ah Waa Nin Ay Been U Sheegay Odeyga Tuuga Ismael Geele & Mooryanta Kursiga Ku Matalaya Beelaha HG Sacad & Saleeban
marka waxaan u maleynayaa horta ninku cuqdo ayuu ku soo gorey waxuu naftiisa tusayaa inuu qofwalba lacag ku adoonsan karo tan labaad ilaahey wuu ku shugrin waayey oo wuu aargoosanayaa inuu ku socdo dariiqadii reer bani israaiil oo subaxii meehey kabaxaan habeenkii ku soo noqdaan hada wxuu rabaa inuu soo noqdo
Albert Einstein wuxuu waalida ku qeexay ficil aad ku khasaartay ku cel celintii adigoo isbadal ka sugayo Munaafaqu kuma waayo arkin firig firigtii Raqiiska ahayd ee uu la doontay Dalka Puntland
xasan lacagitii hore uu u qaatey tookadiisii hore ayuu si fiican u qaatey maxaa yeeley gabre uma ogley duulidaan oo waa yareyd cagacagaftaan uu wato uma ogoley canshuurahaan badan iyo dadka xamar ku nool iney rabsho sameeyaan uma ogleyn xarigii ayuu goostey lacagtii uu soo qaaataba waxey ilmihiisa iyo naagihiisa kala caracaan ma ahee rasho ayuu ku bixinayaa waxaan rabo degdeg waa iney iigu fulaan
Hassan iyo madoobo kooxdiisa wadanka allaha ka soo gaaro .xildhiibaano yar oo caado qaatayaal baa fadhiya meesha
VIVA Reer Jubaland Madaxweene Ahmed Madoobe 5 D From SSC KH Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
xasan naarta hadii lacag lugushegu waa tagayaa
🤣🤣🤣
Aad iyo aad😂😂😂😂😂
Kkkkkk shalay Madaxwaynaha Xassan sheekh Wuu taageeray doorashaddii 2019 maantayna ha taageero
Banaadir ayuu m/wayne kayahaye ha utashado banaadir
Kkk Waa ansax xildhibaanada maxaan cunaa sharaf malaha waa shaqaalaha xassan
Fartaag waa caada qaate aan waligii runsheegin, shalay Axmed buu u guulwanayn jiray Axmed madoobe.
Waaxaa,loo doortay Kalataga,somaliya qofkii,caqlilehna wuu,ugyahay
Ciidanka dalka markey dhintaan uma tacsiyeeyaan Xassan sheikh iyo fartaag meshin dhicisowe Kismayo lala😂damacsanaa 💪💯
Fartaag waa horgal cadow ku ah jubaland una shaqeynaya xasan sheikh marka warkisa waxba kama jiraan ee waxaa xaq u hadlaya afhayenka isagaana amaanka jubaland kamidnah
Mashaa Allah walaahi magaca waad la heshay.
Viva Sayid Axmed Maxamed islan 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
asc habo illaahay duumo dugaag wadanka hakaqabto aamiin🤲🤲🤲🤲
Waa nin siyaasad yaqaan oo soo jabhadeeyey caqlina illaahay siiyey la isma xadee xasan oo soo bood ah bililiqana wadaa yaa aaminaya oo 2 sano ugu darayaa laadarka
Doorasho qof iyo cod ah waa fiican tahay laakiin waqtigaan suurto gal maaha ee diwlada yay waqtiga iska dhumin.
Dabcan cali gaafe ayuu madaxweyne unoqonayaa
Xasan dhiiqo halka uu la marayo soomaaliya wa kaas ayagaa lacag ku bixinayah qas iyo isdilka
Ilaa goormey ushaqeyneysaa munaafiqnimadaa firi shekadan xamar madhafeyso waxaana muuqata waa uu un ceebenaya aadan madoobe xasan sheekadii ahayd irir ayaa socota waxay cadeynesaa inmuqdisho aysan ahayn meel u dhaxeysa somaali xasana waxuu cadeystey inmukalal minankeeda joogta miciyo libaax ayayleedahay
Wariye abwan kabayare Soda maxad heysa???
Kismayo wa nabad koxda damal jadiid walaga adkan insha allaha
Rer Juba land guul Ayan urajeyn
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Guul xasan shiikh ❤
ASC wll waku salaamey. 😂😂😂😂😂😂😂Adan Madowe subxanallah
Fartaag . Naag , foqol naag . Axmed waa kii aad u gurguranjirtay . Caadaqaate .
Mar walbo sharciga cidii ku taagan ayaan taageereynaa iyo wixii la qortay oo hishiis ah.
Waa qalad in labada aqal ay shir wada qabtaan. Adan madoobe waa gudoomiyihii ugu khaa,inimo badan ebed ee hogaamiye baarlamaanka waa nin wax iimaan ah habayaraatee aan lahayn.
Caruur Iskooleey
xildhibaanadu waa kuwii uu ogaa oo rashwadii wey rabaan hadad wax ka dalbatid wasiiradu waa kuwii wey rabaan shacabku waa kuwii aad baahida ku dishey wey rabaan culimada kaaba qabiilada kuli wey rabaan maantoo dhan ma madaxnomo ayaad heyneysaa xaaraan ta ku soo galeysa maad heysatid oo nasatid 70jir 80 deetankii ku socda ma lacagtii xaaraanta ahey ayaad rasho ku bixineysaa waa 2 dambi wanad dhimaneysaa
waa shaydaan aden madoobe sheikh ma ahaan waa tuug Hassan dhiiqo gadal ayuu uu socda. waa Emarati agency.
Nin wax garto alaah wax nugu daro aya lagu duceyesta ee duqan aan soconkarin oo rullstol 👨🦽👨🦽 u bahan cidi noo keentay aya ka lidato
Xasan maaha hada madaxweyne qaran ee waxaan aniga u arkaa ma gafe
Geraad jaamac Kismanyo tag oo dheh Gala dagaalka tuftaada waa mid iska baraykaysane,Harti khaatumo iyo Puntland kaliya maahee maatadeena jubaland hala difaaco walaalaheen dowlada soomaliya laynaysa
Shaydaan aadan madoobe markaan fiirinay daddka aad leedahay waa..172 aadan waxaa jooga 5o.madha tirada noomuuQatay waa50 ilaah hakaaQabto dalka❤
GOOD JOB
Bal waan arkaynaa halka uu ay kala
Soo dhacdo gurguurte😅😅😅😅
Gudoomiyuhu waa qain wadan
Xasan Shiikh markii la doortay ayaan iri wuxuu dhahayaa oo u dhaqmayaa si inuu yahay nin loo xiisay sidaa awgeedna wuxuu doono ayuu samaynayaa, marka cidii dooratay ee cadowga ummadda Soomaaliyeed ah ayaa mas'uul ka ah waxkasta oo dhaca..
Wamaya wall xayaewankas foshaxun nacladas tukgas elayagas kujihada nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas foshaxun
Waxaan rabaa in aan cambaareeyo waa shaqsi dowlad magaceeda kuma aadan hadlin waxaad sheegeeysid iyo dowlada dhabta ee jubaland ay sheegtay baa rumeeysaneeysa hal qof oo careeysan wadan afkiisa kuma Haçlı karo sidaas darteed warkaada waxbo Kama jiraan.
Waa nin iyo harkii ayay labadu bay isku yihiin
Xasan madexweyna maaha waayo sharcigii lagu doortey wuu tuurey
JOJIYA ISKUDIRKA UMADA SOMALIYED CADAABTA KU WAAREE MA DALKAAGA HADAD UGU BAAQDO ISDIL AYAAD DHEEF KU HELEYSAA WARYAA RUFIYAANYAHOW
Sharciga u meel mariya asagana wuu fulinayaa wuxuu ku fulinayaa dagaal uu ka oogo gobolada assga diidan ma rabo soomaali diidka wadanka Kala gooyay in uu ku meel mariyo sharciga uu wato oo keligii taliye xasan sheekh.
Hhh Doorasho Maxaya Ma.tii.Teendhada Afisyoni Mise Mid Xabaalaha iskol Police Laysu Dirayo iyo mayd Ka Umada Somaliyad iyo Dhiiga islam.ka Lagu Daadinayo Alle Haynoo Sahlo Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Barlamanka ugu badnaan 35 Dumar ah iyo 25 rag kusheeg ah total 🟰 65 Beerka Xaar Sheydaan madoobe inuu been shegayo fiiri suu geesaha u fiirfiirinaayo
SU QABYADA U DHAMEYSTIRO MUNAFAQ GARGURTE UUUUUUFFFF
Golaha sharciga ariga kalfadhigiisa sharciyeeyay keligii taliye xasan sheekh waa sharci daro doorashooyin aan meesha ka dhicin soo doonin waa tuugo meel isugu timid paarlamaan ma aha
Waxaa meesha ka muuqda kama badna 70 qof sidaasna waa khalad
Xasan culusaw marku gidarka so tabto
Waxan leyahay wa ino tendhada afisyoni
Kkkkkkk
😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Kabayaroow dawladee waxay noqotay dawlad erera oo es kaashatay esucodaynaysa esugujeelenaysa gardarada balsa dawlad erera haday shaqaynayso loo joogaa imay ka dhacdaa duqee doona ducana ugu dara haweyoow ama ereroow bahasha waa lafahmaa naga barxa waan soo jaadnaa erer samaaloow
D5 marku dage allahe dago mar labaad kudage adigaa isdagay, ciidan haloo diro Ahmed Madoobe reer khaatumo iyo Puntland walaalaheen ha la difaaco kabta iyo laxda gobolka difaaca
Wax kasta waa ansax😂😂😂
Golaha sacabka
Runtii waa eray kuhaboon
Aduunka Wuu Ogyahay Hasan Munaafaq inuu Yahay Argagixisada Geeska Africa Waxaa laga yaaba Hasan Munaafaq Inuu Abaabulo Dagaal Sogeeye Sababtoo Ah Waa Nin Ay Been U Sheegay Odeyga Tuuga Ismael Geele & Mooryanta Kursiga Ku Matalaya Beelaha HG Sacad & Saleeban
marka waxaan u maleynayaa horta ninku cuqdo ayuu ku soo gorey waxuu naftiisa tusayaa inuu qofwalba lacag ku adoonsan karo tan labaad ilaahey wuu ku shugrin waayey oo wuu aargoosanayaa inuu ku socdo dariiqadii reer bani israaiil oo subaxii meehey kabaxaan habeenkii ku soo noqdaan hada wxuu rabaa inuu soo noqdo
85 beentoow ah oo faasiq ah
Albert Einstein wuxuu waalida ku qeexay ficil aad ku khasaartay ku cel celintii adigoo isbadal ka sugayo
Munaafaqu kuma waayo arkin firig firigtii Raqiiska ahayd ee uu la doontay Dalka Puntland
VILLADA U KU QABSANA
The first to comment!
Dagaal haduu kismaanyo dagaal ka qarxo xamarna wuu ka qarxiyo
Mp $$$$ ka fiican qaranmida ku shubo 😂😂😂
Jashilkaa madoobe ciduu u yahay gudoomiye baarlamaan baa ba,ayduli fooqa duli aan caqli lahayn dad aalleucadhooday i aad tihiin waaidin tusaya sufahadii baa talinaysaa allow noo naxariiso munaafaq xasa iyo jaahil madoobe allow naga dulqaad duliyiintaan aan dhargayn dadkii soomaaliyeed maxaa ku habsaday oo aamusiyey dadkii ma irbadii suuxintaa lagu duray
fartaag waa iska daba qoodhi miya marwalbo. ahmed madoobe waa munaafaq 10 wajiile.
xasan lacagitii hore uu u qaatey tookadiisii hore ayuu si fiican u qaatey maxaa yeeley gabre uma ogley duulidaan oo waa yareyd cagacagaftaan uu wato uma ogoley canshuurahaan badan iyo dadka xamar ku nool iney rabsho sameeyaan uma ogleyn xarigii ayuu goostey lacagtii uu soo qaaataba waxey ilmihiisa iyo naagihiisa kala caracaan ma ahee rasho ayuu ku bixinayaa waxaan rabo degdeg waa iney iigu fulaan
ALLAH BEENBADANA QOFKU
Gudimiyahaan markasta ma wuxuu leyahay gaxanta hala taago
Xasan intii isla joogtay buu kalatuuray muxuu midnimo ka’ogyahay? Xasan waa balaayo soomali loosoo diray.
Siilanyo tuug Ma aheyn Sida xassan diirato Afkaaga caano lagu Qabey
Yaa baasoo loo ansixinayaa oo doorasho qabanaayaa malaha raxanweyn iyo galmudug iyo jowhar baa loo qabanayaa cid kale ma heynee odaygu ma waalnan yahay maxa qaldan eeyaahee