ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DEGDEG CIIDANKII ITOOBIYA CANFARTA LASAFTAY,SARAAKIIL CAAN AH MAXAABIISTOODA LAQABTAY,GUUSHA LIYUUGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • DEGDEG CIIDANKII ITOOBIYA CANFARTA LASAFTAY,SARAAKIIL CAAN AH MAXAABIISTOODA LAQABTAY,GUUSHA LIYUUGA

ความคิดเห็น • 45

  • @DhararAdan-cr8nc
    @DhararAdan-cr8nc หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah guul guul insha

  • @doroogo6811
    @doroogo6811 หลายเดือนก่อน +1

    Guul
    Somali Galbeed
    💪🏾💪🏾💪🏾🔥🔥🔥

  • @AïchaMed-b7p
    @AïchaMed-b7p หลายเดือนก่อน +1

    GUUL GUUL INCH ALLAh❤❤❤

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuul somali

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 หลายเดือนก่อน +1

    Hagaag gesada somalida wa kuwa geisha dhulka somalida😊

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 หลายเดือนก่อน +1

    Guul

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Darwiish.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +4

    soomaalida degaanka wa in loo gurmado ileen ciidanka itoobiya kujira dagaalke ee soomaaliweyn hiilka bilaaba inshaa allaah

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb หลายเดือนก่อน +1

    Guuuu

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +3

    Darwiish Welkom 🤗 Guul iyo Gobonimo Somali Galbeed

  • @Neima-d9x
    @Neima-d9x หลายเดือนก่อน +1

    Waa gesiyasha ninkan

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg หลายเดือนก่อน +1

    Waa in layska celiyo candho iyo ethiopia oo garb siinaya

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi somali

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 หลายเดือนก่อน +1

    Somali mara wa mid

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍💪

  • @abdinasiryusuf59
    @abdinasiryusuf59 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @AxmedRiiraash-ek5rp
    @AxmedRiiraash-ek5rp หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤soomaaliysittiguul

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +3

    WAR DHIIG ISU YEELA OO MAGAALADA JIGJIGA KA SAARA XABASHIDA IYO OROMADA OO WELIBA LAAJAYA ISKA DIRA IYAGA

  • @Hersi-wrs
    @Hersi-wrs หลายเดือนก่อน +1

    Guul mes frères issas pas de vengeance dieux et avec vous faut pas tué les femmes et enfants comme eux les lâches

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyow umadada ugargar

  • @user-oj5ry8dt7k
    @user-oj5ry8dt7k หลายเดือนก่อน +1

    nacebaka.somalid.lokhabo.wawax.hore.sojirey.wayo.moyale
    nugu.khasatey.hal.barugo.somaliyey

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 หลายเดือนก่อน +1

    Hagaag rali noqda geesiyadu waa kuwa halgamaye ciidhf yada dhulka somalida dagan

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waa in cidamada sifiican loo hubeeyaa oo la iska dhiciiyaa kuwan soo duulay

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน +1

    War hala laayo gabigood.

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb หลายเดือนก่อน +1

    Guuulll somali galbeedka siti

  • @FadxiyamohamedAbdillah
    @FadxiyamohamedAbdillah หลายเดือนก่อน +2

    Itoobiya nacayib somali ba haya marka bay somalina cadalad ka sugi wr fadhiga halaga kaco itoobiyana Han iska celino o halaiska dayo barada

  • @SanYare-hp5np
    @SanYare-hp5np หลายเดือนก่อน +1

    Idinku matching itoobiyaan ee waxaad tihiin somaali adeer iska Celina itoobiyaanka

  • @AïchaMed-b7p
    @AïchaMed-b7p หลายเดือนก่อน +1

    Guul guul inch allah❤❤❤❤

    • @FadumoAli-mg9te
      @FadumoAli-mg9te 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤😅😅😅

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g หลายเดือนก่อน +1

    Kii codka islaanta lahaa

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน +1

    Waa ogaden, ciise, gerikoombe iyo garre. Kuwa ugu geesinimo badan oo itoobiya iska celiya. Inta kale way leefleef xabashi

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      @@Sumadeena Gare intee soo gaaaraa Mida kale anagu ciidamo ayaan ka hadalay laba qof ama Sade’s qof kama hadlin Garri iyagaaba toodii xamalibla ee meesha wa Ogaden iyo Ciise wiil kale ooma dhaxeeyo horay ayaa taas loo yiri Aniga ma oran oo markay garab heleen soo wada baxay yar iyo weyn caruur iyo ciroole waana inta oogu badan

    • @Sumadeena
      @Sumadeena หลายเดือนก่อน

      @@Fowzia69
      Garre koonfurta soomaali galbeed ayuu oromo kula dagaalamaya iyo Mooyaale. Geri koombe wuxu oromo kula dagaalay tuliguuled. Sidaa u fahan. Uma jeedo gobolka siti

    • @Sumadeena
      @Sumadeena หลายเดือนก่อน

      @@Fowzia69
      Walaal waxaan ka hadlaya qabiilada dhulkooda lagu haysto ee dagaalka kula jira qoomiyadaha kale.

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka sol duulay aan u wada jesano

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g หลายเดือนก่อน +2

    Garba ciise wali ma canfar ba joogta ,
    Fadhiga ka kaca somalay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +1

      Maya waa laga saaray waxaa lagu hor joogaa ciidanka somalida samaara agteeda xaduudihii wa aka dhaafay oo waxa lagu jiraa dhulkii Canfarta

    • @user-wg4tz6cd1g
      @user-wg4tz6cd1g หลายเดือนก่อน

      @@Fowzia69 ma iga hubtaa warkaas wale cawa wa inan dhanto tunta

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      @@user-wg4tz6cd1g CIISE IYO OGADEEN WAXAY GAADHEEN SAMAARA WAXAANA IS HOR TAAGAY CIIDAMADII OROMADA EE FEDERALKA AMXAARO WAY DIIDAY IN AY SOO GASHO DAGAAL MARKA WAA SIDAAS XAALKY CUNDHUFTO WEEK HORE IYAA LAGA GUDBAY EE XADUUDA CANFARTA AYAA LAGU CELIYAY CIIDIMADII DDS KILALKA OO ETHIOPIA KALE AYAA DADKA LAYNAYSA SHACABKA IYO CIIDAMADEENU WAY ISLA SOCDAAN MEEL BAY KU WADA DHIMAN

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 หลายเดือนก่อน +2

    Guul ciidamada somali galbed guulaysta

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      SOMALI DAGAALAMAYSA XAGEE KU ARAGTAY? Meesha OGADEN IYO CIISE KALIYA WEEYE MIDH KALE LAMA SOCDO EE JOOJIYA MAGACA SOMALI AAN JIRIN

    • @user-ih4nk6zk6z
      @user-ih4nk6zk6z หลายเดือนก่อน

      ⁠2 daasba waa somali

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      @@user-ih4nk6zk6z magac aan lagu wada gabado wan nacay Somali somali ilaa dadka sheeganayaa in ay degaan regional ay dagaalamaanemagaca Somali ma shaqaynaayo ee lagu fiirsanaayo in ay dhamaadaan