DEGDEG JABHADA ONLF DHULBAHANTE AMAAN KU ABAAL MARISAY,YAA DHABARJABIYEY HALGANKII OGAADEENIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +10

    VIVA 5 Darood 🦁 GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน +6

    Halkaad inaadeerkay dhiibi lahaa aan la dhinto from khaatumo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +4

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊 haadal badan haan mabusho walalo,maar ayey uu bahnayen garabka hiil walalod in oo boog tas ladhay aya kawanagsan Allaha hamideeyo 5 Darood Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 หลายเดือนก่อน +10

    Butland wayku ceebawday inay niman kablalax ah amxaaro cadow u ahay ladagaalamayaan udhiiban oo ka iibsadaan maamulna iyagaa ahaa
    Hadal badan Haan ma buuxsho wax cudur daara looma hayo ninka daarood ee raga daarood ee jihaadaya xabashida iska dhicinaya xabashidii udhiiba waa daciifnimo

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

      anagu gaalo uma daba dhaqno hadaan dhulbahante nahay sool iyo buuhoodle ayaa saldhig u ahaa adeer harti isma saarna hadaan dhulbahante nahay ceebi nagama raacin meeshaa laascaanood waxaa itoobiya iyo puntiland iyo soomaliand ugu heshiiyeen dhulbahante taasaay ahaayd laakiin hada ceebi namaraaci

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      @@Deeqaadanmaxamed-uh8ek WAA CUQDAD KU JIRTAY LAAKIIN CEEB DAN KAMA LAHA OO JUXAA KII LA ODHANAAYAY WAA KII BUUGA XUN KA QORAY SOMALIALND IYADUNA WAA KUWA KU CAAYA BUUGAAGTA ALSHAHIID SAYID MAXAMED CABDULE XASAN ALLAHA U NAXARIISTEE SOOMAALI BADAN AYAA BAHDILAN ALLE XAQA HA TUSO SOMALINIMADANA HA TUSO SOMALI WAA WALALO LEH DHIIG ISKU MIDA HADANA ONLF WAXAY KA GALEEN GODOB WEYN TAARIIKHDANA WAANU KU QORI DOONAA INSHALAAH, WAAD MAQASHAY DOQONKA HAWIYE SHEEGTA EE XASAN SHEEKH MAXAMUUD WUXUU YIRI HADA KA HOR DHULKU WAA ETHIOPIA ONLF WAA ARAGAXISO INJIR LEH MA WAXAAS AYAA SOMALI ILA SHEEGAN ?

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 2 หลายเดือนก่อน

      Sax sax laakiin shacabka puntland waxbo uma qabno hadaan reer ogadenia nahy siyaasiyiinta uunbaa godob naga galaý

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdimalikAdan-c7w Waa beenta macalaa dhacabkooda ayaa diidanaa oo soo sheegayay jaajuusayay meeshay fadhiidtaanba

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 2 หลายเดือนก่อน

      @@Fowzia69 no no umad dhan oo meel degan oo wada xun majirto shacàbku awoow uma Ethiopia waxan garoowe kùlahayd xafiis wàqtigii faroole Bay ka furatay xiligaas baana onlf itoobiya iyo ciidanka puntland oo wada shaqeynaya soo qab qabanayeen

  • @AxmedCqadir-i7v
    @AxmedCqadir-i7v 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaas garaawlamadhihikaro eeqirta danbigiina

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix brother wa saa sheektay Anoo OG ah Waa sa u balbalaarisay Arinta

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa guul D5 waan guuleysaney waana guuleysaneynaa insha allah I love ❤❤❤❤❤tolkey daarood Ismaaciil jabarti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 หลายเดือนก่อน +4

    🎉🎉🎉🎉

  • @KaderAbdele-i7n
    @KaderAbdele-i7n 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahay caawan ka sheekeenayyy qolda kalu ah eee og amaan iyo wanaag siisay dhul baha te

  • @DeeqoCiise-i6q
    @DeeqoCiise-i6q 2 หลายเดือนก่อน

    HADI..WAXUTAREN..HADHIIBIN

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน +10

    WAR PUNTLAND WAY DHIIBI JIRTAY ONLF BOQOLAAL MUJAAHIDIIN AYAY DHIIBEEN OO LA DILAY MARKAY TIGREE U DHIIBEEN

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

      Somali kuli waa gateen that’s shiem and you

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@Shin-wu4mi war ka bax Meesha been ha Nola imane Somali kuwa dhiibay waa Puntaland iyo somaliland iyo farmaajo/sanbaloolshe oo shakhsi ah oo dhiibay qalbi dhagax mooyee Somalida kale ee aad sheegi yaa waaye ? Orod baro waxa Somalia ay ku samaynayeen ONLF Mida kale ONLFwaxaas waxba kama soo qaado waa dad dhimasho diyaar u ah SOMALI fulay ah maaha waa Rag SHAHIIDAYAY OO dhulkooda difaacda weliba ilaa hada Ethiopia waxaa kaa hor taaagan waa ONLF hadase adigaa soo dhawaysanaayay 🇪🇹ee Ethiopia 1300 oo Sano ayaan la dagaalaynay bay somalina ay dhibaaayeen ee ka fogow 🇪🇹dhulka Somali ha u ogolaan jaale wax maqal

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      @@Shin-wu4mi shut up hurdaaye

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

      ​soomali isma saarna adeer anagu waligayo gaalo uma daba dhaqin hadaan dhulbahante ahay dhulkaayga ayeey qor ku joogeen hubka anaa siiinjiray

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      @@ShaaficiMaxamed-q3w DHULBAHANTE HADAAD TAHAY MAXAAD U SOO QORAYSAY COMMENT AAN ADIGA KU KHUSAYN DHULBAHANTE MA DHIIBIN ONLF WAA MUJAAHIDIINTA SOMALI WAAN WADANAA LAAKIIN PUNTLAND SOMALILAND IYO FARMAAJO IYO SANBALOOLSHE OO IYAGU QABIIL MATALIN AYAAN KA HADLAYAA LA SOCO LA QABSO SSC WAABA GARABKII ONLF EE LA SOCO

  • @BacharMohamed-wi4jv
    @BacharMohamed-wi4jv 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa fiicnayd iniidaan tii fiiga kahadlin waxaan maqli jirey ogaadeen waxa kamaqan yuu gartaaye waxa kumaqan magarto

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax darood ladhaho majiro! Idinkana harti ba tihiin anakana KUUMADE iyo sade oo gooni ah. Maxakiinti oo burburtay 10 sano kohor ayad xabashi wiilal iyo gabdho somaliyaad ka iibsanayseen. Waligeen marna ma ilobeyno. Harti will pay for that shame and crime. OGADEEN WILL NEVER FORGET THOSE CRIMES AGAINST ITS PPL

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc 2 หลายเดือนก่อน +1

      War itoobiyaan qadhmuun baatahaye maxaa kusoo galiyay badaa eey eey dhalay iyo dhashii war way dhamaatay maal mihii aad ku guulaysan jirteen ukala dabqaadka beelaha soomaaliyeed munaafiqiin

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 2 หลายเดือนก่อน

    dhulbahante ahan waxan aminsanahay Dhulki Ogadenia weli ma xoroobin. Lkn xornimada SSC waxay shiidaal siinaysa rajada xoraynta ogadenia iyado xafisyo cusub iyo xeryo tababar onlf ka furan doonto buhodle iyo sool ama sanaag, waana arin waqtigeeda iman doonta. 40 sanno ee soo socda sidan lama sii ahaandoono, ilahay hawnaxaristo shuhadadii onlf rag iyo dumarba.

  • @cabooweahmed3250
    @cabooweahmed3250 2 หลายเดือนก่อน

    Walal hadlak sax maha waxa layidhi gobe maliicdo onlf shacab butland wax mayelin waxana amin sanahay kuwanadan iney kqxumayen lkn xukumada aya sicad oi gabasha laheyn cadowgoda u lug qabatay ee walal xaqiidada ha iska indha tirin wa hadi aad cadalad kahadleyso

  • @ShdjsbDhdjsbeh
    @ShdjsbDhdjsbeh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wale

  • @Salamin77
    @Salamin77 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadnaq muxuu tarayaa ONLF miyey gaartay xornimo ma heshiiska beenta ah baa Guul ah adeer Ethiopia xabbad keliya ahay taqaan.

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 2 หลายเดือนก่อน +1

    Been badanaaa galkacyo raashinka onlf looga dhiibi jiray kulahaaa😂

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 2 หลายเดือนก่อน

    War weligood ayay mj dhiibi jirtay onlf before waxan aad sheegaysid ee waxad ka masayr tay dhulbahante keliya aya na badbadin jiray ee jooji inad sheegtid wax aadan ka warhayn

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii qafkii caqli leh yaa loo garaabaa ee qofkii cunto cabaadaa lalama heshiinkaro intaas oo niman ah ogaadeen qabaa waligey ma arag gurmad ogaadeen oo daarood ahaan iyo soomaali u hiilinaaya inuu caydiid ii soo raaca mooyee hadana xasan soo raac hartina

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer ka daa wax aadan ogayn ha gelin. Majeerteen aka Puntland way ku ceebowday dhiibista ONLF. Midda labaad xasan daahir baa ciidan watay iyada waa been ee iska sax. Maxaakimta waxay ahaayeen Soomaali oo dhan ee ummadda waxa midaynaya ama qaddiyadda Khaatumo Republic ka hadal ama Xasan xaraash siduu qarankan ugu khaamaray farta ku fiiq.

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka leh putland yaa boqolaal dhiibtay waa beeloow 2nin oo dadkoo dhan kaxumaaday yaa jirtay Abdullaahi yuusuf waxuu oran jirey dadkaan Aad keen ileedihiin calaamad miyaa kutaal maba kala Aqaan 10nin oo dibdambe loo Arag oo Agaadeen wardheer kaqaateen galaadi kaqaateen oo bookh kaqaateen oomadax weyne yaashii kill five qaateen waxa idinkumaqan iyo waxa idin kamaqan 1000 waxaa badan waxa badan waxaad qabtaan dadkaas waa idinka hurdaane ha iskutoosinina

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 2 หลายเดือนก่อน

    Adeergee dee majeerteen baa soo dhiibayay culaysna idinma saarnayne dabadhilfi itoobiyaan baad ahaydeene naga daa qararacda hada maxaa ku haysta waka danay daba dhuhlaynayee

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😅😅

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah nin walaalkay a h oo soomaali hadana muslim iskunahay maan gaalo idhiibikaraa that is not good calakulixal wixiihore halayska cafiyo hadeer itoobiya waysoodulaysa halayska celiyo

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 2 หลายเดือนก่อน

    Majerten wa cadow ninki ehelmodayo aday kutala

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 หลายเดือนก่อน

    Hartiga ayaa jilicsan oo dhilaba isheeda ayaa lagu dhabaa oo hartiga ayaa cabanaya oo leh; war iska kaaya daaya iidoorow oo war dhiiggii ma rabno iidoorow oo war na daaya oo iudoirow oo war deegaamadyada inaan iska joognaan rabaa ee iidoorow na daa oo hartigu sidaas oo kale ayuu u bacaac leeyahay oo taas ayaa iidoortu hartiga ku barteen oo iidoorta hadda waa eey albaabkuu ilaalinayey intuu cagaha hore soo saartay wah wah wah laynaya oo hartigu wuxuu u muuqdaa sidii bisad baqatay oo miyaaw miyaaw miyaaw oo war dagaal ma rabno iidoorow oo war caruurta ha iska leeynina iidoorow oo war na daaya iidoorow oo war magaalooyinka aynu wada degno dhankiina ka daga iidoorow oo anaguna waxaan rabnaa inaan dhankayaga degno oo ka maamulano iidoorow oo miyaaw miyaaw miyaaw oo war hartiyo muuse biixi cabdi waa qof kaliya oo waayeela oo xitaa codkiisii iyo socodkiisii iyo garashadii iyo fikirkiisii uu sii baaba'ayo oo waa waayeel sii hoobanaya oo waxar aan ceejin karin oo aadamina haba sheegin laakiin waxaa maskaxdiisa ka hadlaya waa cududa iidoor oo badankeedii iyo xooggeediiba ayidsan yahay muuse biixi cabdi oo maskaxda muuse biixi cabdi ku gaartayso si uu u dagaal galiyo oo mukulaashaan harti ee sool iyo sanaag ka miyaaw leh u soo dhaaranaya inay cagta mariyaan iidoortu waayo hartigu iidoor cag ma marin karo waayo horuu cagta u marin lahaa markii ilaa buuloxaar cid ka hor joogtay aysan jirin oo daarood oo dhanna diyaar la ahaa maal iyo murugba ee hartiyow dagaal dhamaystiran ma gasheen oo muuse biixii cabdi iyo elite iidoor gacanta ma ku soo dhigteen oo laascaanood maxkamad ma ku saarteen oo halkaas for good ma uga fara xalateen iidoorv oo war xunow lagu waa iidoor iyo somali kala jariddiisii ma ku aasteen for good oo haddii kale hartiyow talow mataga ceshada iidoor maalintiisa waa haystaaye ilma adeerayaalow ha isku doobiyee u daaya kolay caynabo iyo og dhaafimayee oo gooni goosi markii iidoor ku daalo iyagaa ku kala tahi doonee.

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sayid maxamed Abdille xasan waxuu yiri waxmatare ogaadeen mindhaa kuma walaalaysto waddan ummadhintoow meel cidlaa keligi laafyoode waji Aan illaah lagaga biqin weyso ku Abaadshe wax halagu siiyo yuu leeyahaye ee cabsi rabbi maaha ee waa xoolo halagu siiyo intaas sayidka yaa sheegay hartina waxuu yiri sayid maxamed daarood waa wada halyey kalase haybroone harti niman aqoon yaa kudhaha hadalka qaarkiise waa niman halyeeyaa haday rag ishorjoogaane waa niman hantida iyo hubkaba hibaba loosiiyey waxuu kaloo sheegay harti hamayn Aan dhaafinkarin yuu leeyahay yuu yiri daaroodka kale malaha yuu yiri sayid maxamed

    • @abdiahmed9590
      @abdiahmed9590 2 หลายเดือนก่อน

      Inta ogadeenka waa jeebkaaga Hartigan waad kudartay maxaa uga reentry hadal aan wax tarin hoodhay iyo halashi naagood majeerteenba leh

  • @ShdjsbDhdjsbeh
    @ShdjsbDhdjsbeh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waacadow

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu itoobiyaan baatahaye maxaa kaagalay Ku,ekoow taada

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 2 หลายเดือนก่อน +2

    WIXIIDHACAY WUUDHACAY LASOODHAAF HADA DANTA DAAROOD CIDKDSAA HADHAWRTO

    • @InnocentCricketSport-nq9kw
      @InnocentCricketSport-nq9kw 2 หลายเดือนก่อน

      Daarood 😂😂😂markaad maqashan reeraa danleh walee kuma difaaco nacnac og. Turub bayay no more xabad waa markiini.jaale daarood ku bartay

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@InnocentCricketSport-nq9kw iidoor isaga Carar meesha

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninkan yar walahi waa analyst, sii fiican ayuu u macneeyeey waxyaabihii yar yaraa ee Darood kala dhax yaalay.

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer olnf maha gobonimo doon waayo waxay dheheen ogaadeenya waligeed maxoroobayso ilaa Aad soomaali oo dhan magackadhexeeya ilaa lahelo ùmmad kumidaysan magac soomaaliyeed yaa dal xoreyn kara ee qabiil wax maxoreeyo inta nin dhib idiin geysan Aad kudisheen war dheer iyo walwaal Agagaarkaas oo Aan mag iyo aarsi midna Aan la idin weydiin dalka waa lawada degaa ogaadeenya ummada degtaa kugu raaci mayso waa mar markale niyuu boolis miyuu ahaa wixii idin ladiriraayey oo idin jabiyey mise mareexaan iyo majeerteen yey ahaayeen mise Abdi ilay yaa noqday labadaas qolo waa hubaa mareexaan inaan wadadhalanay laakiin ogaadeen shaki yaan kaqabaa ogaadeenow dad islaam ah oo lagubo Adinkaa hureeyey dumarku fool waa iloobaan 180 wada xaajiga ahaa midakale 34 harti ah yaad kismaanyo kudisheen godobta ogaadeen harti kagalay lama gaari karo goorey ahaataba godobtayda waan qaadan waxaad godob qabtaan ma ogidin 34 Waa intii Axmed madoobe joogey kismaanyo maalin yaa jirta Aan xisaabtami doono

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka Oromo tigray iyo xabashi kaso adkado waa balan alle in aan puntland iyo somaliland aan qabsado. Puntland bari weyn iyo iidor af dhogor iga celinkarin

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 2 หลายเดือนก่อน

      Kkk maxaa puntland ka rabtaa?? Doqonimo daawo maleh

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ina cumar jees yuu ahaa ninkii gubay dadkaas wadaxaajiga ahaa 180nin ahaa waxaad kahadlaysaa 7nin faroole soo qabsaday 5shicib ku intuu godooday kadhigay 2labadaasna midbaan Aray yiri wasiir yaan noqday

    • @InnocentCricketSport-nq9kw
      @InnocentCricketSport-nq9kw 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka danbeeya faroole iyo dan waa kuwii jijiga gaardiya uu lahaa cabdi cumar ee futada kaga racrac siinaya ee chanteys u lahaa uff ma kuwii baa hadali,
      Miskiinkan biijada leh taariiqda taariiqa la mariyay iyo Galaydhii ciilka u dhinta ha soo barto kuwaas ma difaaceeneh

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    putilan way ku ceboben in tolkodah u dhiban Tplf waxan xasustah faroleh in u shaqayn jiray idor iyo Tplf

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hakaa cafiyo ONLF waligood urur wahaabiyo xidhidhii lama yeelan kuwa aad leedahay xidhiidh bey lalahaayeey dhaawacyadii jwxo ayeey kuwada laayeen oo ay kuwada dhaawac tireen min loobleey ilaa iyo gaalkacayo inta udhaxeysa danbigaa maxaa kugeliyay barigaasi ilmo yar oo qaawan ayaabad ahayde 2002-ilaahay ha unaxariiste.e mudane cabdullaahi yuusuf axmad ayaa onlf meel mudug kamid ahi shir kula galay itoobiya ayaa dabadeed uyeedhay godey ayuu ugu tagey maxaad argagixisada ula shirtay ayeey kutiri wuxuu ugu jawaabay anigu nimankani argagixiso uma aqaan dhalasho & deegaan iyo derisnimo ayaa nagala dhaxaysa itobiyana anagu cadaw kuma nihin cadawna usoo raaci mayno cidii ay dano iyo isir lagala dhaxeeyaan in aanu danahaayaga kawada hadalno idiinka fasax qaadan mayno malizanaawi ayaa dabadeed waydiiyay waxa ay kawada hadleen onlf iyo c/yusuf axmd wuxuu ugu jawabay in aan isnabad gelino oo aaney dhexdaayada iyo xunduudahaayaga wax dhibaato iyo isku dhac ahi kasameynin oo amaanka la iska kaashado amaan xumidana isku si looga soowada horjeesto cadde muuse & faroole = c/wali gaas iyo siyaasiyiinta majerten iskusi ayeey noogadan jiren galgalasho gaf aad geysatay kaama dhaqdo cid iminka idin haysataba majirto balse khaladaadkii naloo gaystay iyo godobihii nalaga galay yaan digasho & wiirsi iyo inkirmaad beenihi naloogu darin

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn WALAAL DANBIYADOODA WAX WALBA HADAY SAMEEYAAN LAGAMA CAFINAYO OO ALLE AYAA SHEEGAY IN AAN DHIIG ISLAAM WIFKAAD KA GASHAY KALIYA KAA CAFIN KARO WAXAY DHIIBREN BOQOLAAL MUJAAHIDIIN WAYNA IS OG YOHIIN CUNUGAAN BIOJADA XUN WAXBA HA DHAGAYSAN

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeerkaa faroole ayaa dakas dhiibey merki aad maxkamad soo taagtan oo aad ku oktaan ayaa la idin rumeysanayaa waligiinba waxaad ka hormarisaan dantiina qaaska idin ah danta guud ee darood waxba ha is bihinbihina mj wala idin yaqaana, ragi uu ismaciil iyo isaaq dhiibeen ayagu waa cadow ee adiga mj adi is xukun maanta haku daaranin fuudka dhulbahante wax badan ayaa kaga lumey weyse ka soo kamsanyaan marka deynuuney oo ku taalo beydhabo aad xoreyneyseen oo aad oog ka shishe aad ka bexeyseen soo shirqool ma aheyn maxaad galkacyo oga bixi weyseen waa qayaano kale uu tolkaa sameeyey umada ka garbaxa ama iska aamusa

  • @InnocentCricketSport-nq9kw
    @InnocentCricketSport-nq9kw 2 หลายเดือนก่อน

    Wow Somali waataas,hadafirin naftood hurayaashi intaad xidhxidhan Axmaarada laga iibsan jiray waa taariiq qoran oo Baal madow idiinku taal idinka iyo Iidoorba beenta ummada haka iibin 😂😂dhulbahante damiir laawe ma ku waas yaad difacaysa
    Beenta jooji waxay adiga kugu dhigeen iyo daaroodba dhabarkay ka wada toogtee intay aagoogi ka carareen goormay dagaalameen beenaale