Alla maxay u amineen mareykan lubnaan mey arkan siday layeen reer gasa Allow shartooda naga qabo sunnida manta baraq baraq leh maxay u caawin wayeen reer gasa iyo falastiin Yaa Rabbi sunni maahe waa cadawga Islamka wana kuwa laya Muslamiinta wana khawaarij diinta islamka aan heysan oo cadawada u shaqeeya reer galbeed nabadooda waa wadamada Islamka hala qabsado uun muslamiintana hala xasuqo hala laayo Rabbi Yassir😭😭💔🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔💔💔😭😭😭
Asc Nadaara Israel waxa aay wado waa Gardaro garab og si kale wax weey ku weeysay Macalinka weeyn wuu ku Garab galayaa Gardaro waligiis ayuu Israel ku qanac Sanaa dhibka aay Bariga dhexe ka wado lkn soo noqoshada Xisbulaah waxa aay keeni doonaa ooyinta Israel Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin Xisbulaah, Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
sxb nadaara warkaa ay iraan sheegeyso waxba kama jiraan garabkeeda ilahay ka baxay,. mida kle waxay wataan drones oo ay iyagu saneysteen awal ma heysanin drones
suni iyo shiico waa lusku jibinaay si yahuud u nasato illaahow jabiy yahuud mareykan aamiin illaahow guuleey islaamka aamiin
Gabay baa dhahayey» Lafo maroodi iyaga lays ku jebshaa» Muslimiinta iyaga dhexdoodaa lays ku jebinayaa.. yuhuuda iyo gaaladuna sheeday ka daawanayaan…
Ilaahow jabi ruushka iyo raafidada isku baheysatay daadinta dhiiga alhu sunaha 🤲🤲 insha'Allah mar dhow laga tirtiridoonaa dhulka alhu sunaha shiico iyo qurunkeeda
اللهم انصر إخوتنا في سوريا وفي غزة وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين
Isreal wa shar iyo shayadin allow rabiyaw raxmanw raximaw dhul gaariir ku rid yaaaa Allah
Aamiin Yaa rabi 🤲🏻
Ilaahay ha dhameeyo yahuud iyo intii caawisaba aamiin yaa allaah
Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
Yuhuud way jabeen wayna jabayaan insha allaaah
Wcs wrx wariye Nadaara 📺
Ilaahey masiibo haku salido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
scw ❤️
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
yahuud iyo mareykan in la aamino waa xaaraan libulaan waa la khabasday suni gaalo ayaay iisu dhiibtay illaahow jabiy yahuud mareykan aamiin
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في غزة وفي لبنان وفي سوريا
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Guul walalaha suniyinta ee suuriya haka aarsadeen mujrimka calawiga ee asad
Suniyiintu waa sunta reer Falastiin. Cadawga koobaad ee muslimiinta bay mar walba la safan yihiin, Suniyiintu…..
👍 Thanks 🙏 nadaara 👍🙏
Wcs wr wbr wariye sare ustaad nadaara tv
Wcd walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
🥺🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Meesha waxaa kamuuqda in cadowga islaamka uu dhex dhigay UKUN si kii soo baxa ay isugu yimaadaa finalka lkn reer GAZA allaha u gargaaro waa Agoone
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Islaamka aayadihii allaah ayeey indhaha kaqabsadeen allaah wuxuu inabaray gaallo in aanan aaminin oo aay cadaw inoo yihiin hadana gaalo ayeey ujabhadeynayaan waana kaa garar weeynyihiin balse allaah sw cir iyo dhul wax kaqarsan majiraan islaamka dhibaatadaa ayaa haysato
🥺.🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
waan ogaa inuusan heshiis ahay ee uukhiyaano yahay yahuudlama aamino
XisbUllaah duqayntii Yuhuudda ayeey u adkaysan weydey. Qasa Ilaahay Ilaahay ayeey isku hallaynaan!
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Mareykn,yuhuud iyo dawladda fadhiidka ah e lubnan wey khayaameynayan xisbullah, xabad joojin maaha e wa sidi lo qabsan laha lubnan
Mahadsanid Nadaara
Bravo 👏
Machaallah
Allahu akbar alla haguuleeyo islaamka
Allha joro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu
Asc nadaara tv habeen wanaagsan
Alla maxay u amineen mareykan lubnaan mey arkan siday layeen reer gasa Allow shartooda naga qabo sunnida manta baraq baraq leh maxay u caawin wayeen reer gasa iyo falastiin Yaa Rabbi sunni maahe waa cadawga Islamka wana kuwa laya Muslamiinta wana khawaarij diinta islamka aan heysan oo cadawada u shaqeeya reer galbeed nabadooda waa wadamada Islamka hala qabsado uun muslamiintana hala xasuqo hala laayo Rabbi Yassir😭😭💔🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔💔💔😭😭😭
Suniga anigu waxay yihiin waan ognahay waana fidmada islamka lagu kala jabiyo cid hadey wax tarayaan reer falastiin ayeey tari lahaayeen
Allaha guuleso falasatina
Waa la maaweelinaa waana loogu talagaley…
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Yaa aaminaa waa labo duug
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Carab wa fulayaal,Wallee wa mucjiso in Wadamo bdn sidaas loo gumeeysto,Subxanallaah.Wan yaabanahay
Wcs wrxm nadaara tv
walalkey mcn adigo rali ah xayeeysiinta naga yareey
Warar khyr badan sheeg Mr Nadaara.
Asc bro.Nadaara Aqbaarta qaybi.
Kaliya bariga dhexe dhagtu nooguma taagna
Xaaladaha ku dar Ukraine +ruusiya.
Mahadsanid.
Waawareer
Bad news😢😢😢😢😢😢😢😢
Ustad nadaara wax ka badal adeegsiga erayga mucaarad , wxa dagaalamaya waa sunniyiin xaqiida dhacsanaya
Nadaara arimaha somalia inooga waran🇸🇴
Somalia wa,ayo😮
Somalia maxaa ku dhacay walal
Wcs Nadara 📺
Kemikol Roopah Ayaerka Logusodadiyay
ASC. Mareykan meel uu odey ka yahay balo aya odey ka ah.
Shiico kheyr ma leh xamas io mucaradka suuriya alle ha guuleyo
Kitabka quranku iyo sunshine nabigu ma laguna sheegey suni iyo Chico
Aaska amaa ayagane lagu taraa 😂😂😂
Sunigu waxaa uu dhabar jabiyaa Dufaanul aqsa.
Maanta guud ahaan waxaa waajib ku ah wax ka qabashada qaza.
Ee maaha maalintii ay kala aarsan lahayeen
Sheekh nadarow
Shiica run kama aha tagerida dufata al aqsa
Ee allaha u gar garo muslimka 😢
😢
comments ayaa liga xiray dhowr bilod ayaan wax soo qori wayay balse manta waa liga furay
Wcs maanta maxa ka cusub beeriga dheexe
Muslimkaan shiico iyo suni waxa jiray ma aha sababtoo ah yuhuuda oo hadal gacan ku gabad ahayd sunigaan jid ayuu u furay ee yayna na daalin
walal fah fahinta naga yarey please
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
WCs Eng Nadara warka keen
Xisbigu siiriya ayay u gurmadeen
Mucaaradka ayaaba isreal ah 😂😂😂
Asc
Yuhuudi haday godkoodi biyo ugu galeen waxa lagu laynayo falastiin sow suni maaha
Waxa la taagerayana sow suni maaha
Waxad arki doonta suuriya oo suni qabsatay turki oo awood leh khadkaas oo soo xirmay laakiin eerana garab balaaran ka heleysa
Ayaa xornimo weyn ay helayaan falastiina way xorobeysa iyo bayruud insha allah
Yuhuud hada way ku farax sanyihiin sunida suuriya garabka ay siinayan
Laakiin ma oga inay walaalahood hurdo iyo hoyaad u diideen
Waxaan la yaaban ahay mareeykanka oo kaliya in uu wado heshiis kasto oo yuhuuda wado aaway wadamadii kale mise mareeykanka wuxuu wadaa hosaasin uu hosaasinaayo wadan kasta ee weerar ku aado
Asc Nadaara Israel waxa aay wado waa Gardaro garab og si kale wax weey ku weeysay Macalinka weeyn wuu ku Garab galayaa Gardaro waligiis ayuu Israel ku qanac Sanaa dhibka aay Bariga dhexe ka wado lkn soo noqoshada Xisbulaah waxa aay keeni doonaa ooyinta Israel Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin Xisbulaah, Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Mahad sanid macalin nadaara hore u soco sxb
Mucaaradaka waa yuhuud is dabooshay
XISBULLAH WEY IS DHIIBTAY HADA KOOXO AYAA SYRIA LOGA KICIYAY WAALA GODOOMINAA
Isra,iil balaayo walba waa dhex fadhisaa yaab
Waxaa Aad ii walbahaariyey islaam ( suni) op maanta taageerYa yahuuda taaso baajineysa burburkii Iyo guuldaradii yahuuda ku socday
sxb nadaara warkaa ay iraan sheegeyso waxba kama jiraan garabkeeda ilahay ka baxay,. mida kle waxay wataan drones oo ay iyagu saneysteen awal ma heysanin drones
Mucaaradka Syria ma yuhuuud oo ah cadowga islaamka baad u adeegeysaa. Wax dhintey baad tihiin
Yuhuuda maa niman xarfaan ah saas mey xarfaan ku yihiin fulaynimada maa xarfaan noqotay😅😅😅😅😅
Mareykanka waa ogyahay iney israail gasho Gudaaha lubnaan
waxaasi waa doqon nimada musliminta intay yuhuuda iska celinlahaayen bay ayagu isku soo jeesten
Asc
Caqligiin ur Diintooda haday aaminaan waxana Kuma dhaceen
Xisbulaahi waa u dhamaatay ninkana waa basaas
Waxad wada sheekadii shiicada
Dabinbaa lala maaganyahay
Maraykanku wuxuu raba muqawamada duqaynasay basaskiisa inay iska fogayso
Wcm
Cadowgaaga cadowgiisu waa saaxibkaa
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Yaa asasay mucaradka markii hore Maraykan iyo Israel yaa samaysay weliba dhawacaooda qaadijiray.
Xageey ku aasayaan madaxdood ma lubnaan dhexdeedaa mise waa meelkabaxsan
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
Dagaalka xisbullaahi waxa loojoojiyey qiyaanadaa ayaa ku jirtay in suuriya lagu rafto
Medial I tadı wariye horta adigu
Ws badaara waa kaaqadnay
Xaarsaclaw yuhuuda intee isku tirsataan
Shekada. Suriya waxakatanbeyo. Tagalka. Suniyinta. Dagalka. Hada aysoqaden. Israil. Iyo. America. Iyo. Ingariska. Iyo. Saudia. Iyo. Imaratka
Dadka dagaalamaaya ee muslimiinta ah madaxa looga jiraa markey aaminaayan yuhuud ayaaba arkay in madaxa dab ey ka rabaan carabta oo dhan yuhudka aaminsan iyo mareykan iyo gaal oo dhan maba la aamino yuhud iyo waxii halmaalo howshii iney sii wadaan ayaa fiicneed nagta ka sii giliyaan hada yaa ka saaraayo duqeyna wey wadaa dadkii shacabkii wey u diideyn deegaanadoodii wey dhagar badan yihiin gaalada weyna ogyihiin carabta laakin cabsi ayaa u geyneyso iney qaataan amarka cadowga ugu weyn aduunka ee mareykan ah