HADII BABY GA LA IGA QAADO XITAA ? WAXAA LA IIGU DHIIBAA EHELKEYGA...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 595

  • @samsamabdilaahi8087
    @samsamabdilaahi8087 4 ปีที่แล้ว +31

    Huuno adigaa heynaayo baby ducadaa Alleh ayaa shaqeeneysa inshalaa aamiin💕

    • @deeqacabdalle356
      @deeqacabdalle356 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Amiin yaa Allah

    • @Nimco703
      @Nimco703 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin aamiin yaa rabi

    • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
      @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaahuma Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Iinsha Allaah

    • @fartundhagane1266
      @fartundhagane1266 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin yaa allah

  • @fatumaalifatumaali4343
    @fatumaalifatumaali4343 4 ปีที่แล้ว +10

    Wallaha hestan way natabatay
    Illahayow hoyadan qalibiged u qaboji
    Una soo celi quratul ceykedii
    Amiin amiin

    • @luldaganchannel8632
      @luldaganchannel8632 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Allah Alle ha u celiyo nuurka gurigeeda

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo waxay xaga nooga xaqiijisay, arin ay soomaali badan iska indo tiirto, oo aha qofka oo raajada ugu ficaan dhowraya, hadan waa inay aqliyaan isku diyarisa wax ka adag taa ad rajeenayso. Waxa kasta oo ay noqotaba Allaha samiirkeeda ha ku siiyo, caruurtana Allaha no dhowra.🤲🤲🤲

  • @laylaladanibrahim7150
    @laylaladanibrahim7150 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa war farxad leh ilahey Swt gaalada gacantoda ma galiyo Allahuma Amiin

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 4 ปีที่แล้ว +21

    Fadumooy lagaa qaadi maayo idinka ilaahay waa imtixaan walashey Samir allaha ku siiyo

    • @ayaanhusein7148
      @ayaanhusein7148 4 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin abayo qali alle hakuu hiiliyo Hana idin xafido dhamantiin

    • @saynababdilahi7641
      @saynababdilahi7641 4 ปีที่แล้ว

      Laga qaaday sorry xbbt

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 4 ปีที่แล้ว +6

    asc abaayo waan kuu duceynaa waxna ma arki doontid inshaallah
    markasta ducadan aqri boga 87 huslim Muslim

  • @ayaanjama1840
    @ayaanjama1840 4 ปีที่แล้ว +1

    wllo ilaahay ha ku qabojiyo qalbiga wad heeli beertadi qurxonayd ilaahay qalbiga ha ku adkeeyo guulayso fadumo

  • @najmacadey1994
    @najmacadey1994 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanalaah ilahow adaan yurub igageynin ubadkeyga ilahey owlaadaadana sidag dag ah alaha kuugusooceliyo wlhi waa sabar xanuunbadan

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว

    Walalaha fadumo Hadii Lagar siiyo 100k waxan fila hoyoyin badan ayey wax uqabanesa oo ilmaha laga Qatay .❤

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumooy ilaaheey haku hiiliyo xalay waxaan kuriyooday adoo gabar dhalay lagaana qaadan insha Allah ilaaheey baa kuucabiidin doona gaalada

  • @alaali7891
    @alaali7891 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo adiga xili ilmo ladhalo majogtid yac nii qalad haiifahmin because ilmahadii aamba faro kuhaynin pls uurkale haqadin xitaa hadii ehelkada lodhibayo see iimanka kusinayaa wax oo ba xirinxitaa bil oo seusexanee baby ka la aantiis in sha allah

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว

    Illaah swt kuuma kaso in laagaa qaado babga kuwa kalena alaha kuu soo celiya iyagoo qalbigooda kuu fiyoowyahiin aamiin

  • @luldaganchannel8632
    @luldaganchannel8632 4 ปีที่แล้ว

    Samirkaga ayuu Alle SWT fiirinayaa qeyrka wa ku so dhawyahay Abayo.

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay kaama qaado lakiin taas iyo cida loo dhibayo allah uun baa og wax walba oo kugu dhacay waxa alle kuu qoray 120 habeen markaad uurka hooyada ku jirtay

  • @Abdirahmanfarhan686
    @Abdirahmanfarhan686 4 ปีที่แล้ว

    Illaahey baby gaaga kaama qaado xabiibtii kuwii kalena Allaha kaaga sooqaado amiin amiin

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay qalbigada haku adkeyo Abayo.waa daremi kara ilma dhashay oo baby yaris ah .ilahay aya jogo.marabo Inan ka xasusiyo .inshalah khyr

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah waxaa ku waydinay in lagu dayo baby gaga, kuwi kalee lagu so celiyo. insha Allah, Amiin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว

    Inshaa allaah alle waxaan kaaga baryaynaa inuu kaaga soo celiyo kuwii hore kana kaaga celiyo aamiin aamiin

  • @shankaroonomar7351
    @shankaroonomar7351 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan la, yaabanagay walaashaan iyada oo gaalo ka cabaneeyso hadane kuwii aan kasoo jeedno oo dis like dhahaayo ma waxeey ku faraxsan yihiiin gabadheena dhibkeeda xaasidiin sidaa jeceshihiin ma dhaceeyso insha Allah Fadumo buraanbur kuma aqaano lkn waxaa tahay walaasheey Somaaliyeed kuma na necbi Ilaaaahey owlaadaada hakaaga sooqaado bi idnillahi tacaalaa keep going abaayo inshallah go,alkaada waa gaaree baby ga gacantaada Ilaaaahey kama bixiyo insha Allah

  • @sahromacalinxayeesi8429
    @sahromacalinxayeesi8429 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah walhi waan kula qironayaa ee ilaahay ha ka so qado ciylka kana haduu dhasho alaha ka badbadiyo allaahuma aaamin

  • @mohamedosman-jp6fg
    @mohamedosman-jp6fg 4 ปีที่แล้ว

    illahay ha ku so ceesho caruurtada baby gana illahay ha ka badbadiiyo walaal sharafeey wa dareen qof kasta o hoyo haa qalbiiga xanuunayo

  • @fartuunxajichanel8419
    @fartuunxajichanel8419 4 ปีที่แล้ว +7

    Abyo mcn alaha darteys ayn ku jeclahay insh alaha adi caruurtada dib aya umidobidoonten waa yihee wacna waa solabadonaa xbbti❤❤

  • @khamarabdullahi9006
    @khamarabdullahi9006 4 ปีที่แล้ว +1

    Anika xitaa mar ayaa sadex cunug leyka qadan rabay. Wixii aan so maray illahay ayaa ogaa walahi walasheey mcn waan ku so ducaaya. Waana kula socda. Xanuun kaada hooyo ayaa ogaankarto. Waxana tahay geesiyad. Adika liibanayo isha Allah

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 4 ปีที่แล้ว +2

    Lagaa qaadi maayo kuwa kalena dag dag wey kusoo noqon doonaan in shaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anigaaniga7960
    @anigaaniga7960 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan Allaah Ka Rajeyheena Inba Laga Qaadin O Kuwa Maqan Gacantada Allaah Kuso Celsho In Sha Allah

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah nice Voice walal waan ilmayay ducada aad qaaday allah ha kuu badbaadiyo baby iyo ilmaha kaleba waxa aan ahay Hooyo qurbaha ilmaho ku dhashay waan dareemikara allah ku kuu soo caliyo ilmahagii oo nabad qabo waa ilmo Islam ka oo dhan ka maqan allah ha kuu xafido aamiin aamiin yaa allah

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 4 ปีที่แล้ว

    Inshaa allaaah lagama qaadayo nuunaha idin ilaahy alle baryeeynaa inuu naga indha saabo

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah boqorada kartida somaliyed xabiibti salaan sare ayaan kuu saaray rabbi ha kula garab galo oo qalbiga ha inoo wada qaboojiyo.

  • @kowsarkeyaden833
    @kowsarkeyaden833 4 ปีที่แล้ว

    Insha-Allaah farxad ba ku dhanbani doonto wayo adunka waa murugo ku so horayso iyo farxad ku dhanbeyso midaas waa xaqiqq hooyo qaali ba tahay Alle haku sharfo iyo inta hooyo adunka ku nool love Love habo mcne

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว

    Faadumo qaali illaah qadartiisa waadba ku sabarsanahaye illaah swt ajarkiisa ha ku siiyo aamiin

  • @umumohamed8094
    @umumohamed8094 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo Insha allaah illaaheey ayaan baryeenaa habeen iyo maalin in babyga aad adiga heeysid oo naaska siid caruurtii kalane gurigooda nabad ugu soo celi wlhi waan kula ooynaa in illaaheey sharta gaalada naga qabto

  • @zeynabisaak5203
    @zeynabisaak5203 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo ducada muslimiinta mar unbey soo bixi caruurtada oo caafimad qabto Inshaa alaah ilaahey baa ku saqiri

  • @nadiaahmed3178
    @nadiaahmed3178 4 ปีที่แล้ว

    Illahay caruurtada deg deg ha kugu soo celiyo inshaAllah🤲🤲🤲🤲

  • @Maryamdiamond2004
    @Maryamdiamond2004 4 ปีที่แล้ว

    Insha allah ilahey ayaa kaxijabayo shartoda adiga aya dhabtada sarandone insha allah yaa rabi ilahey dhamantod uso celi yaa rabi rasuunkena scw scw ayaa nooshagay mesha ku dhibtodo wa laga hajiraa sax

  • @idilnur2211
    @idilnur2211 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo dhaqso waad hellaysaa ilmahaaga insha allah ilaahay idinkiis mudo kooban ayad kuheli ilmahas waana ku soo ducaynaya

  • @fadumohusseinhassan4217
    @fadumohusseinhassan4217 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Rabbi abaayo illah marqaati iga ah sidey caloosha ii hureyso abaayo Illaahey kaama qaado Allah adoonadiisa ayaa nahay baryadeynane ma dayacay inaa dhabta saarato nuunaha oo gacantaada wax ku siisato ayaan rabbi weydiisaneynaa insha allah nasri eebe ayaa ku danbeeyn nuunadane Nasteexo allaaha ka dhigo

  • @jawairmohamed8058
    @jawairmohamed8058 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waxaan kaaga baryaayaa in uu kaa indha saabo cadawga doonaaya in uu kaala boxo beerka caruurta naga maqana alah noo soo badbaadsho ale idankiii🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤

  • @ashanur2895
    @ashanur2895 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc waxaan illaahay kaaga rajaynayaa inaan lagaa qaada caruurtii kalana alla kuu soo celiyo inshaa allah ❤❤

    • @ashanur2895
      @ashanur2895 4 ปีที่แล้ว

      Allaahu ma aaaaaamiiin yaa rabil caalamiin walaashay qaali

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 ปีที่แล้ว

    Amiin Abaye Allaaha kaaga soo qaado Ilmahaaga sidaadd jeceshahayy Allaaha kuu yeelo oo Qeeyr ah. Xasil Xasill abaye uur baad leedahayy. Wallwalka iska illaalii please and please Alle udaaa. Hawshaada. ✌🏻✌🏻❤️❤️❤️ be strong

  • @ayanali9436
    @ayanali9436 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay cunugta ha ka dhigo ti adiga iyo caruurtada mideya Allaha ka dhigo.

  • @sahansomalichannel5319
    @sahansomalichannel5319 4 ปีที่แล้ว

    Ilahaya waxan kaga baryey inu ku soo nabad celiyo caruurtada dhan insha allah anagana illahay hanugu xafido meel kastay joogan abyo

  • @hayatibrahim9530
    @hayatibrahim9530 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay amarkiisa lagaa qaadi maayo hbo wuxuu noqon donaa kii sabab unoqda kusoo celiye sabatiiaa insha allah

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah 4 ปีที่แล้ว

    Sidaas u atkeyso abaayo albaab haduu xirmo midkale ayaa alle furaaye wan kuu soo duceyneynaa inshaa Allah

  • @asmaali6399
    @asmaali6399 4 ปีที่แล้ว

    Habo waxaa tahay hooyo qiimoleh Allhaa ayaan kaga baryayaa guul guul waarta abid adi iyo ubadkaaga Allaha samirka kuu adkeeyo awladadii oodhana Allaha kuu soo nabad celiyo

  • @maryanabdulahi5405
    @maryanabdulahi5405 4 ปีที่แล้ว

    abaayo qalbiga nadiifaakatahay ilaaheey Samira kumaseejihaayo maalmodhaw waadwadaceeshidoontaan familkiibuuxay inshaalaah ducada waalaaqbalaa salaadwalbo aandukado waakuuduceeyaa ilaaheeydartiis aankuujaclahay

  • @idilnur2211
    @idilnur2211 4 ปีที่แล้ว

    Insha allah baybga markad dhasho haday ka qadan ilamaha dhan way kuu soo celinayan ilahow iga aqbal amiin walashay wan la murugoday

  • @munomank2795
    @munomank2795 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash allh abayo mcnt waa malinti igu horesay oo qof iga horeeso lahenin ee allh ikaa xafido wax walibo waa imtixaan aduuno ee allh kul garab galo

  • @naimaorodo4160
    @naimaorodo4160 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey kuma tuso mcnto kan Alla ha kaga soo qaado oohin bee igu dishay gabadhan

  • @fadumodiiriye4424
    @fadumodiiriye4424 4 ปีที่แล้ว

    Ale ha kuu soo celiyo dhamaan caruurta kan yarna waxan ale kuu weydinaa inuu dhabtada ku koro isha allh

  • @ayansharafchannel2914
    @ayansharafchannel2914 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey subhanahu watacaala abshirta haku waafajiyo. Hana kaaga soo qaado caruurtaada gaalada. Amiin

  • @saraali8581
    @saraali8581 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha qalbiga kuu sugo abaay.
    Laakiinse kalmada ah naga dhaaf hooyada ilamidka ah ayaa dareemi karto dhibkeyga. Annaga dhan waan dareemeynaa walaahi dhibkaada abaay jirka ayaa i dubaaxiyo markaan arko hooya caruur laga qaatay.
    Walogeyga kuma arkin kulamane hadlin.
    Hadane si qalbi ah ayaan ugu duceeyaa caruurtaada iyo adigaba iyo intii ilma laga heysto.

    • @hibomohamed8857
      @hibomohamed8857 4 ปีที่แล้ว

      Abayo hooyada ilamidka ah waxeey kawadaa abaayo, hooyada caruurta lagaqaatay ee iyada cmlka ah beey olajeeda ee sikale ma ahan

  • @labdulqadir3336
    @labdulqadir3336 4 ปีที่แล้ว

    hooyo macaan waa taas yaa rabi awlada meeley ka filan uga sahal oo dhib dambe u marin yaa raabi yaa raxman amin amin

  • @dualehouse1877
    @dualehouse1877 4 ปีที่แล้ว

    Insha Allah abaayo rabi kuma dayacaayo samirkaagana waad kuguulaeysan ilahey waxaan kaaga baryaayaa inuu rabi kuu cabiidiyo gaalada insha Allah nuunaha iyo kuwa kalaba gacantaadey soogalin

  • @hamdiabdulle2746
    @hamdiabdulle2746 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo samirku sokor weye dhadhankiso waasibir saadirbaan kubaryee sabiyadadi waadhelee siktin allow kahaay iyo mesha leskusiro midka adsiyo fosha rabigey hakuusaqiro allahuma amin

  • @samaaraqueen2146
    @samaaraqueen2146 4 ปีที่แล้ว

    abayo Aduunka WA imtixaan Samiirka badan Allah ku so Celiyo caruurta dhan wax Alle ka bayaa in gurigaada kugu soceeliyo

  • @halimasacdiya6440
    @halimasacdiya6440 4 ปีที่แล้ว

    Inshaa allaah qali adiga ayaa gacantaada ku barbaarin doona kuwa maqana way kuu soo laaban e qali ducada badi anagana duco ayaan kula garab taahanahay

  • @deqaahmed8813
    @deqaahmed8813 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey babyga yar gacantada ha ku xasiliyo walaalahisna nabad iyo salaamo hakugu soo celiyo

  • @bisharowehliye9649
    @bisharowehliye9649 4 ปีที่แล้ว

    Abayo allaha ku saqiro imtiixanka kugu dhacay waad ka baxee inshalah lakin qurbo imaatankedi dhibatooyin badanaaa laga dhaxlay ilahayow wadankena nabad noga dhiig aaamin qurbahana intaaan joogno shartisa naga qabo aaamin

  • @hoyoadag9945
    @hoyoadag9945 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi wan ilmeeyay way xanun badantahay in ilmahaaga lagaa qaato ilaahow gabadhaas walashen ah ilmeheeda usoo celi

  • @nimcoisman8563
    @nimcoisman8563 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey ha ku garagaaro waan kuso doceye markasta runtii qalbigeega kama bacadii walala 😍😍😍😍😍

  • @cabdiraxmanmahad9812
    @cabdiraxmanmahad9812 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hakaa qabto abaayo dadka an ku dhibaayo älä hakaa qabto aamiinimaanka aad leedahay älä hakuu kordhiyo

  • @fadumasallah1398
    @fadumasallah1398 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey ha kuu sahlo muraatkaga faraj alaha ku furo mar walba waan kuu duceeyaa alaha kuu aqbala

  • @zamzamarab4409
    @zamzamarab4409 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahay waxkasta waa awood yaa in isbuucan dhax diisa ubadkaada lugu siiyo ilaahoow farxaadaada kuu soo celi rabiyoow

  • @hafsaali3229
    @hafsaali3229 4 ปีที่แล้ว

    Insha allaaaha abaayo waxan allaaaha kaga barya allaaaha subxana watacala inu sabarkaga kusiyadiyo hooyo Sharaf Iyo qurux leh aya tahay insha allaaaha abaayo adiga gacantada allaaaha Kugu koriyo abaayo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 ปีที่แล้ว

    Insha allaah abaayo waxan iallahay ka baryaa in ilmaha gaa lugu daayo kuwa kale na luguso cesho dhaman farxaad aad kunolatan

  • @munaosman7915
    @munaosman7915 4 ปีที่แล้ว

    Alle ayan kaga baryeyna inan laga qadan oo kuwi hore ku so celiyo ducadena alle haku aqbalo alle si nawad ah hakugu kala keno cfmd ayan ku rajeynaya iyo farxad tan ka weyn insha alah

  • @aslimahammed5911
    @aslimahammed5911 4 ปีที่แล้ว

    Ascot faduma fiyooro wan kula farxaaya. Walahi markan ku daawajiire lug ta inuuxnuusan jirte ama caloosha alle hakaa farxiyo ma dhaceyso in cid kale loo dhiibayo adaa haysanesid in shalah

    • @aslimahammed5911
      @aslimahammed5911 4 ปีที่แล้ว

      Ku wii kalana waa imandoonan inshalah macanto

  • @iqraiqralla136
    @iqraiqralla136 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow adaa awood lehee faadumo ilmaheeda isoo celi ayugoo nabad qabo in sha alaah beybigane adaa kunineeysi abaayo mcnto waad dareemaa hooyo ayaan ahay yaarabi abaayo saacid adaa awood lehee

  • @istaahilhassan3064
    @istaahilhassan3064 4 ปีที่แล้ว

    Abayo Insha allah adiga ayaa heysanaayo nunaha kuwa kale na wey kuu imanayaan insha allah qeer abaayo

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow u sahal ubadkeda wayo hooyo waa hooyo lama huran alaha ku xifdiyo allow u soo sahal waa la xanunsada walasheey hooyo qofkii ah aa dareemi kara

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah 😢😭 Wllo Allah Kaama Qaado. Duceyso Habeenkii Saama Leylka Tuko oo ku Duceyso In Aan Lagaa Qaadin. Insha Allah Dhabtaada Hasaaro. Walaahi Cilipkan ma dhegeysan karo Naxdin aegis Qalbiga I Ooyaaya. 🤲🤲🤲😢

  • @soomaalaaymidnimo6667
    @soomaalaaymidnimo6667 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaahay. Gacantaada kama saaaro baby ga xbbti haday dhacdana waa farxad waalidkaa. Hadii loo dhiibo lkn idanka ilaahay gacantaada kama baxaayo baby ga

  • @yurubomerhussein9191
    @yurubomerhussein9191 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaashey
    Allaha qalbiga kuu qaboojiyo
    Anigaba dhibkaada oo kale ayaa ihaysto hal imo ayaa iga maqan ilaa 2 bil hadda waxay igu heestaana aanjirin ilaahay haynaga qabto
    Aad ayaan unaxsanaa laakin markaan kudaawado dhiranan ayaan kaqaadaa ila soo xidhiidh walaashey
    Balan ayaan la leeyahay inaan iswaraysano ayaan ubaahnaa
    Ilaahay ciilka hanagasaaro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farduusabdillahi1333
    @farduusabdillahi1333 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi noo gargaar illaahay waxaan ka baryaynaa inuu kuu soo celiyo inshaa samir walaal khayr bay noqonaysaaye.

  • @successadam8701
    @successadam8701 4 ปีที่แล้ว

    Abayo awooda Allah ayaa shaqeyneysa dhaman carurta allaha kusocelsho. Amiin yarabi

  • @niemamohamud8961
    @niemamohamud8961 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay idamkiisa lagaaqaadan maayo wllo rabi samirkaaga kuguqadinmaayo waad kaguulaysandoontaa gaaladaa inshallah

  • @fardowsaosman2253
    @fardowsaosman2253 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey ha ku fududeeyo Amurahaada InshaAllah

  • @ubahabdullahi6211
    @ubahabdullahi6211 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay hooyo madayacayo ilaa iskaa xaqeeda sheegay allah haka quusan rabiyow cawi hooyoyinka oo dhan

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 4 ปีที่แล้ว

    Walhy waan dareemayaa xanuunkaga 'Allhayoow kucaawi ciriiriga kaaadulqaad culayska fudeed kuugu badal. Farax nolosha Allha kuugu badalo 8 caruura Allha soocelinyoo gacantada.

  • @shamso6156
    @shamso6156 4 ปีที่แล้ว

    Asc wr wbr abaayo illaahey waxba kuma cusla ee ilmaha aad dhalaysid haku sugo dhabtaada kuwii horana hakusoo celiyo duceyso adigoo sujuudsan bi idni raxmaan waad liibaaneysaa 👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️

  • @hassanmahamed564
    @hassanmahamed564 4 ปีที่แล้ว

    illaaheyoow mar kale kula midee ilmahaaagi oo samirkana ku siyaadi wlshey aamiin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 4 ปีที่แล้ว

    Illahay nabad hakugu kala keeno kuwii horena Allaha soo nabad celsho

  • @safiaabdi8328
    @safiaabdi8328 4 ปีที่แล้ว +1

    Inshaallah rabi ha isku kiin daayo inshaallah rajada rabi MA Ka quusanayno abaaayo Kheyr aaaamiin

  • @nuuraduale2133
    @nuuraduale2133 4 ปีที่แล้ว

    Abyo allaha kaagaga soo celiyo owaladada ayagoo nabad qaba baby yar na allaha kaagaga xijaabo Abyo qalbi xanuun baa yaala qurbah ilaahayow owalada nooga xifdi cadowgaas aan ku dhax nool nahay anaga iyo intii islaam ah inta ay ka haystan oo ay ku jirto walaasheen Faadumo ilaahayow u soo celi ubadkeeda yaa Allah yaa raxman yaa raxiim yaa quduus aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @kowsarkeyaden833
    @kowsarkeyaden833 4 ปีที่แล้ว

    Insha-Allaah Alle samirka haku ziyado Alle haku fududayo waxn waa adun HOOYO qaali ba tahay carurtad Alle haku so caliyo wlhi wan ka xumahay HOOYO qaali ba tahay OO carurtad laga heysto sorry

  • @ashaahmed684
    @ashaahmed684 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey waxankaga baryaa in canuga caloosha kujira iyo kuwakalena alle hakaga sooqaadoo

  • @ayaanali9696
    @ayaanali9696 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow aan lagaa qaadin kuwii horana kusoo celi abaayo insha allaah waad liibaani

  • @anasabdulahi8265
    @anasabdulahi8265 4 ปีที่แล้ว

    Asc qaali abaayo wuu dhowyahay nasriga ilaahay sabirkii nabi ayuub csm ilaahay hakugu irsaaqo mcn badaneey aniga hooyo ayaan ahay waan dareemi karaa Xanuunkaaga farxad aan dhamaan caafimaad aan naaqus lehen baan rabi kaaga baryay 🤲

  • @sacdiyohassan6463
    @sacdiyohassan6463 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo nabad (Allaha) kugu kala keno baby gana Allaha farxad badan ha kugu siiyo o ilmaha dhaman (Rabi) haku soo cesho insha alh.

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaanto ilaahey ayaan har iyo habeen kuu baryanaa samirkaaga alaha kugu guuleeyo heestaada qalbigay taabanaysaaaa
    Samirkiyo dulqaadkuba waa sad lagu ducaysto ruuxuu aabe siiyana cidi kama sarayso taas ogow abaayo

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 ปีที่แล้ว

    Sidi niyadada jeceel allah ku kaso yarabi 🤲 baby adiga ay henesa

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 4 ปีที่แล้ว +1

    faadumoy adigo babyga heysta kuwi kalana ku so noqdeen allaha indhaheena ha ku basharo farxadaada ayan qaali sugeynaa insha allaah

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 4 ปีที่แล้ว

    Abayoy faadumoy hooyan ahay 3caruura heysata wallhi qalbiga ihuraya kawada iyo kuweyga waa isku mid illaahey waxan kaga baryay in uu ilmahaga bisalama kugu soo celiyo mcnto🙏
    Lkn midkan calosha kujiro hada guurtay xita meleysku daba socda bismillaahiye waa qaracan wallhi wax loola dhigo jirin😭😭💔👈
    Samirka iyo salaada abaayo kaasho mar walpana haka seexan raadinta ubadkaga xaqada masakintana somaliya joogtana mar walpa wax udir waad heleysa jawab fican idim alla ugu dambeyn abayo marwalpoo waqti heshid waxaad afka ku heysa
    Xabsiya allaahu wa nimcal wakiil
    Iyo istiqfarata😭🙏🙏👈

    • @hibomohamed8857
      @hibomohamed8857 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo hooyada ilamidka ah waxeey kawadaa ,hooyada ilmaha lagaqaatay oo sideeda oo kale udhiban bey olajeedaa ee sikale hamoodin

    • @hibomohamed8857
      @hibomohamed8857 4 ปีที่แล้ว

      Raali noqo wll qoraalka qofkalaan uwaday

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah faadumo cadey Allag amuuraha kuusahlo,codkaaga Rabi hakuu deysto

  • @farhiaali8457
    @farhiaali8457 4 ปีที่แล้ว

    Abayo iska samir ilaahey talo saaro rabi allowdadii dhamantot gacantada hakausocelsho oo galaada hainoga sooceliyo 😭😭😭😭😭😭

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 ปีที่แล้ว

    Erayadaada gabay ah qalbiga ayaa ila huray . abaayo Allah ha kaa soocesho ilmahaaga baby na Inshallah dhabta ayaad saari doontaa aamiin yaa Rabi

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaam Fadumo kdb In sha Allahu Babyga halkas aya ka arki dona Idinko Faraxsan! 🌹❤️🌹 Fadumo Noso sheek In ilmihi kale System koda laso warejin Casimada iyo inkale Mida kale Ilahay waxan karajayna In Allah Sharkoda idinka duwo melwalbo aynu jogno! In sha Allahu

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah abayo qof walpo oo Muslim ah ayaa kuso duceeyo illahay haka farxiyo

  • @amiiranuurofficial1223
    @amiiranuurofficial1223 4 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn alle awladada cadowga ha kaaga so celiyo kan yarna alle cadow gacanta uma galiyo insha all

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 ปีที่แล้ว

    Insha allah walal illahay ha kaaga soo qaado alla adaaba gaalada kan caloosha kugu jiraa rabi gacantooda ma galiyo