Allah hanaga qabto kuwa cadowga u adeego ee dalka iyo dadka baabinaayo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah ha mideeyo qalnigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walbo ay joogaan hana gararadsiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee magacyadaan aad isu bixiseen inta ka soo hartaan ee dalkaan badbaadiya guushiina waa wadajirkiina iyo midnimadiina ee allah ha idin garadsiiyo aamiin
in qof si fudud u lumiyo rajada Alle oo uu ku biiro koox khawaarij xun oo dad muslim dila waa ceeb. oo uu ku faano, waa in la ciqaabaa sababtoo ah wuxuu saameyn doonaa dhalinyarta. Waxaa jira dad doonaya inaan mar kale duminno dawladeena. kooxahani waxay u adeegaan ajande shisheeye
Dadka waxaan kula talinayaa in ay xarigga Alle ku dhagaan, wanaagga isugu yeeraan, xumaantana iska reebaan. oo samir oo u duceeya in Alle madax wanaagsan noo keeno. haddii aad xaqqa Alle ilaaliso isagaa ku daryeeli doona. waxaa jira siyaabo badan oo lagu keeni karo isbedel wanaagsan, mar walba waxaad ka bilaabi kartaa guriga iyo bulshadaada. reerkaaga iyo deriskaaga anfaca. ku biirista kooxdaas sharka ah, mid ay shisheeyuhu taageeraan marna xal maaha
Alahabaab nageeyow dad keenii Soomaaliyeed ugu yaraan ku maqan 4000 kun oo qof Alahabaab kaalo kuma duusho mana layso dad muwaadinin ah oo dhul koodii ku nool Alahabaab qarxiyaan
Dawlada hadalkisa ha u fiirsadaan meeshuu joogo wuu sheegayaa diyaarad bay i kor maraysuu leeyahay dawlada asaga iyo madaxda alashabaab hala soo qaqabto ilmihiinii inuu argagixisada ka dhigaa loo soo diray ee ilmihiina waxbara iyo islaanimada
Nageeye wax uu u eg yahay nin aragti dheer leh laakiin hada uu fadaroobay mar hadii uu u galay kuwii ilmo xaaraamiga ahaa ee gumaadka UMMADA Soomaaliyeed ee UGUS.
Qob qob waa dhacay dowladeenina Soomali baa iska dumisay iyo tuug baa qabsatay laakin dad keena waddaan keena ku nool ee u dhashay in aynu qarxin no oo dad keena baa bi ino Miyaa xaqqu xaq ma ahan ilaah bad ka fogaateeen gaalada la dagaalama qof Soomaliyeed mid ciidan ah iyo shacab ah ha idin ammaan helaan
Waar ninku aftahan sanaa oo aragti dheeraa. Laakin maxay kuugu turan tahay shabaab buu ka soo dhex sheegay. Haddii uu koox kale ka soo dhex dhihi lahaa oo aan shabaab ahayn oo woqooyiga ka billaabi lahaa wallee Soomaali badan baa raaci lahayd. GAW
Masha'aala Allah haddii uu noolyahay baa wax dhan ah. Alla ha soo hadeeyo.!!!!
Allaahu akbar illaaahow abwaan nageeyoo kale noobadi noona xifdi
Abwaan nageeye guuleyso inader
O Allah, bless Muhammad and the family of Muhammad."
It is a way for Muslims to show love, respect, and seek ...🙏🙏🕋
Vava mudane madaxweyne xasan shiikh maxamud viva mahad salaad ama dowlada hada jiirta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
ARGAGIXISADA WAXAA. LAGA SOO DIIRAA. TULOYINKA HARGASO IYO BURCO WAA IN LASKA CEELIYAA
Qoqob adiga No 1 ka ah abwaan naaraaye naftiisa
Hargeysa Maxu U Qarxinwaayey Oo Xamar U arxinaya Mogdisho Waxa Qarxinaya Wa Isaaq Waar Reer Mogdisho Iidoor Isaaq Iskaso Ceesha
Muqdisho iyo hargeysaba waa dhul somaliyeed cidna lagama xigo ee gaalada iska celiya ha udaba dhaqine…
Weligeen labo jamjuriyadood maanaan noqon ee waxan aheyn labo gobol marna hal gumeydte heystay marna labo gumeyste heysteen hal jamhuriyadna isku noqday
TUUG MUXU HARGEISO MU WAXA UGU SUUBINWAYEY HAMAR MASAKIINTA ILLHEY EY LEEYIHIN
Subxanallah waa arin layaableh
Taas waxey ku cadeyhe dowladi farmaajo iney ahey al.shabab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkk
Waa mujrim wayn oo raba sida godane inuu umada koonfureed laayo khawaarij nin utagey qiima maleh hala toogtoo
Cabtan Caduun Waa Ku Salaamay Inaadeer 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍🥰🥰🥰💐💐💐🌟
Abwaan nageeye waxaa ka muuqda argagax iyo wajigabax waayo qofku markuu wax aan haboonayn ku dhex jiro sikasta OO uu codkar U yahay hadana wuu uun haashkadayn.
Wuxuuna go"aabsaday inuu umadda koonfureed gumaado OO uu dhiigooda ku faraxssho
Waryaa Somalian iyo abaarso utali somali ma lehid
Cadowga somaliya🇸🇴❤ 1 itoobiya 2 snm been land 3 al shabaab abwan ciilqabe nabad ku ladi meeysid
Diintu Haysta Waa Tee Ileyn Islam Maahe Shabaab Wa Torrorist Umada Masaakiinta Inaad Qarxiso Naarta Adaa Ugu Hormanaya
Dhiig yacab nageeye.
Hargeeysa aad oo qarxi Idoor kuli waa wada Argagixiso lakiin Walaahi ciida Soomaliyeed waa idinka tirtireeyna.
Allah hanaga qabto kuwa cadowga u adeego ee dalka iyo dadka baabinaayo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah ha mideeyo qalnigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walbo ay joogaan hana gararadsiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee magacyadaan aad isu bixiseen inta ka soo hartaan ee dalkaan badbaadiya guushiina waa wadajirkiina iyo midnimadiina ee allah ha idin garadsiiyo aamiin
Waadalim dhiigii somaliyeed qaba
Abaarso baan ka imid buu leeyahay etoobiyaan buu ushaqeeyaa
Dabeeyl xagaay wayo doowlada kusheega somaliya
Dantaada Somalian ma xay u noqonwayday
Subxana Allah
Abwaan nageeye dar allaha ayaan u jiclahay allha ha xafido
Qofkasta oo isaaq ah oo xamar jooga waa argagixiso ama irir samaale beena kusoidhaweey idinkay idintaalaa
Subxaanallah
Ninkan marki ssc la qabtay eey xurowday maxa Alshabab u geeyay darood hurdaada ka kaaca
in qof si fudud u lumiyo rajada Alle oo uu ku biiro koox khawaarij xun oo dad muslim dila waa ceeb. oo uu ku faano, waa in la ciqaabaa sababtoo ah wuxuu saameyn doonaa dhalinyarta. Waxaa jira dad doonaya inaan mar kale duminno dawladeena. kooxahani waxay u adeegaan ajande shisheeye
Dadka waxaan kula talinayaa in ay xarigga Alle ku dhagaan, wanaagga isugu yeeraan, xumaantana iska reebaan. oo samir oo u duceeya in Alle madax wanaagsan noo keeno. haddii aad xaqqa Alle ilaaliso isagaa ku daryeeli doona. waxaa jira siyaabo badan oo lagu keeni karo isbedel wanaagsan, mar walba waxaad ka bilaabi kartaa guriga iyo bulshadaada. reerkaaga iyo deriskaaga anfaca.
ku biirista kooxdaas sharka ah, mid ay shisheeyuhu taageeraan marna xal maaha
Hadda mardhow buu ciyaal ahaaye maxaa saan u galay???
Gurigiina ad waayo inad ka Timado magaladii khaniisyada lagu so dhameyay Iyo Kanis Ada
Laga dhisayo inad qarxiso gobolo kale on waxasi ka jirin
Waa yaab yaa geeyay meel uu aaday miyuu aaday?bal ha ka jawaabo
Nageeye waa attention doon wuxuu eegayaa bal in uu caan noqday iyo in kale.....ma aha ninkani ina cali khaliif galydh waa uun isku magac
lkiin halka aad ka timiy mad shaqada ka fuliso
Alahabaab nageeyow dad keenii Soomaaliyeed ugu yaraan ku maqan
4000 kun oo qof Alahabaab kaalo kuma duusho mana layso dad muwaadinin ah oo dhul koodii ku nool Alahabaab qarxiyaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
adigu magaca iska sax cali khaliif galayr maha
Dawlada hadalkisa ha u fiirsadaan meeshuu joogo wuu sheegayaa diyaarad bay i kor maraysuu leeyahay dawlada asaga iyo madaxda alashabaab hala soo qaqabto ilmihiinii inuu argagixisada ka dhigaa loo soo diray ee ilmihiina waxbara iyo islaanimada
Nageeye wax uu u eg yahay nin aragti dheer leh laakiin hada uu fadaroobay mar hadii uu u galay kuwii ilmo xaaraamiga ahaa ee gumaadka UMMADA Soomaaliyeed ee UGUS.
intad degan nabad ah dab ku qabaneyso
Waryaa Somalian po sk
Tuug tuug kale jirin qayanole
Waar ninka isku xaafado ayaan ahyn
Indho adaka ninku war orad hargeysa qarxi
Wiilkaan darwiish tv ka hadlow adaan kaa shakisanahay adeeer
Buur madow isna mar dhaw wuu ku biiri kooxda alshabaab.
Ninkaan shabaab wuxuu u qaatay aftahanimada
Waa xaqiq dad keenu qob qobka waaka bixi doonaa laakin munaasab ah Soomali in ay isku dhimato soo fadhiista wada hadla
irir samaleh wakah kuwih lef lefayay shalay xasan dhiqoh iyo villa family iyo kuwan waa isku mid
Ummad uu gumeysi dilooday in hijrooda soo kuma haboona..
horay bah lo shegay in hagaysah lagah so diroh Argagixisadah/32 sanoh waa kuwih somaliyah burburiyay waxan waa mafiyoh iyo moryan u shaqeyah wadamoh Shi sheyah wuxuu yirih muslin Qaran iyo dilkan aad kah wadan konfurtah waa shaqoh laydin so dhibay
Dad keenu dhinac ha isku raaco mid xun ma ahan laakin waa xun dhex diina haddan is haysan in shacab ka Soomaaliyeed dhexdina ku baa bao waa arin xun
Cala nka Somalian ma leenin
Nageeye waan tageeri lahaa haddaanu ururkaas ibliiskaa aanu ku biirin
Qob qob waa dhacay dowladeenina
Soomali baa iska dumisay iyo tuug baa qabsatay laakin dad keena waddaan keena ku nool ee u dhashay in aynu qarxin no oo dad keena baa bi ino
Miyaa xaqqu xaq ma ahan ilaah bad ka fogaateeen gaalada la dagaalama qof Soomaliyeed mid ciidan ah iyo shacab ah ha idin ammaan helaan
Xasbiyah wa nimcal wakiil
Maanta ka hor been baan u haystay nageeye inuu halka tagay
Waryaahe cunto kuma siiyaan miyaa waad dhamaatee
Iska sax, Negeeye Cali Khaliif weeye, Galayr kuma jiro.
Isaqaa jogahaa xamaar waa wadah argagaxiso
Caac nagala taga qof kaliya oo uraaya anaga hanoo qabanine
Calikhaliif galai madhulbahantaa waar ninka saylac aad dheh hadii dagaal kaadhabyahay gaalkii waabareeray wanadulaan ka hortaga
Waa nin caraysam tabarna lahayn waxna qaban karin marka wuu isku buuqsanyahay
Qoqobka adigaa bilaabay 1960 kii illaa hadana Wado XAMAR waxaad U timid inlagu waydiiyo maba banaano waayo Cidkasta waa og tahay waxaad U timid waad kugulaysatay Xamar waxaa U timid inaad Shacabka xasuuqdo waadna samaysay
Shacab iyo cukuumadba inaad dhahdaan
Farmaaje waa shabaab hadana
Bari amaad doorataan oo isagoo madax weyne idiin ah la arkaa mida kle xasan sheekh
Muxuu qadar uu ookula kulmay farnaajo oo shabaab ah
Hhhhhh
Waar ninku aftahan sanaa oo aragti dheeraa. Laakin maxay kuugu turan tahay shabaab buu ka soo dhex sheegay. Haddii uu koox kale ka soo dhex dhihi lahaa oo aan shabaab ahayn oo woqooyiga ka billaabi lahaa wallee Soomaali badan baa raaci lahayd. GAW
Asc wlal
Negeeye wixii kexeeyey baa jira, waa xaqiiq, waddanku gumeysi ayuu ku jiraa,
Ragga haystaana sidaas ayay raalki ka yihiin,
Lacag urursi iyo (NGO) weeye,
Dal iyo dadna dan kama leh,
* markaad eegankariweydo,
Meel aanad aaddeen ayaad aadi !
Darwiish
Beenloow fulay ah baad tahay ilaheey haka qabto ummada soomaaliyeed iyo wixii dabandaabyo ah la aad la damacsan tahay ilmo shaydaan.
Ninkaan iyo shabaaba wan wata iniga waayo wada jirban raba dhulkeyga in aan ethiopian oga difaacdo
Kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂
Huuuuro huuuuuro
🥱🥱🥱🥺🥺🥺