Daawo Raaf xoogan oo ka Socda Boosaaso,Gabadh Caan oo Dhulbahante oo Taageero u Muujisay Daaacish.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 138

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Daacish waa Cadowga umaada soomaaliyeed inlagu taageero Ciidamaada puntland waa xaq ee waxaan lenahay guuleysta 💙💙💙💙💙👍

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Habar fadhido legdin lafudud 😂

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Figradeeda ayey dhiibatay
    Waa qof Dumar ah ma ku dayaneeno ka socoda.
    Caqligeeda ayey natustay.
    Ka soda loo joojinmaayo loo joojinmaayo dagaalka Dacish❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Garaadsan magacii waan kala noqday,waxaan u bixiyey Garaad Yar runtii intaa way igala garaad saraysay lkn hadal fiican kumaynan hadal

  • @siciidocabdi-fm9qh
    @siciidocabdi-fm9qh 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Balaayo haku ruugto ilaahay baan baryaye daacishad daacishad kale la waayey tuugo ilaahay baa kaa galnay😊

  • @alisalad9653
    @alisalad9653 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Gabadha suleekho wax baakakhaldan waxaay simaysaa daacish iyo shabaab iyo Somaali ladiriray oo lahashiindoono halooshego daacish iyo shabaab ajaanabi ama maskaxdooda ummada soomaliyeed kusoodulay

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    naagtan caqli keeda, in taa, ah,,Daacish, waa cadow ga ,soomalia,gaar ahan ,puntlan,,,,ciidan guul puntlan❤❤❤❤

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Naayaa garaad yar naguma matashid waana taagersanahay walaalahayo balo raga kuu kala dhex gashay ee soco gurigaada shaqo ceerigaabo iyo rag isu gurmanayo waxba kaama gelin ee 😂😂😂

    • @maryanhaji1053
      @maryanhaji1053 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Fartun Dirie Caqlibadan ayaatahay Guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ma hubtaa inay tahay reer ssc amay tahay jabhada snm ee cadowga jecel

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Tani waa habar ku walacday mj haiska neefsato yaan loo jawaabin

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daacish waa wax ay siyaasiga dhabaayaco iyo iidoor ay ku tuugsadaan ka garo Puntland PS iyo RRU. Ka garo in ay Puntland iyo iidoorland ka ganacsan jireen wiilasha ogaadeen. Ka garo in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed ee koonfur.

  • @khadarcabdi6826
    @khadarcabdi6826 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Markan tanyar bidhaanow hadalkeedu waxkasoo qaad male, dibloogama laabanayee iyadu haday kamidtahay sooraac kudheh

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bidhan legend ayaatahay ❤❤❤❤

  • @adnaali8112
    @adnaali8112 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War ha daawan qotan reer baadiyaha

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    maraykanka halagu dacweeyo naagtan holiday home security haloo sheego hala inform garareeyo from buuhoodle

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhilow siilkaga urayaa qarso jaahiid baad tahay ee dhidhibso

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daacish waa wax ay siyaasiga dhabaayaco iyo iidoor ay ku tuugsadaan ka garo Puntland PS iyo RRU. Ka garo in ay Puntland iyo iidoorland ka ganacsan jireen wiilasha ogaadeen. Ka garo in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed ee koonfur.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mareykan waxaa ka jira Xoriya qawl ah 1st amendment. Ma Waxaad moodeysaa in aad jaajuusnimo cid wax kaga qaadeyso? Ma Tigrey baad moodeysaa USA eeey eey dhalay. Waxa ay sheegtay waa wax sax ah millions ayaa la qaba.

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaal Allaah Guul guul guul guul VIVA puntland VIVA Puntland Guuuuuuuuuuuuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @marianmohamed2500
    @marianmohamed2500 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    That’s good answer

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tani Nin Daacich baa qabaa, ama Alshabaa. Tani waa Cuqdadadley Dani bay Farqa ku degen tahay oo CBB dii Farmaajo, markii Farmaajo tegey Mushaarkii ay qaadan jirtey CBB nimada baa go'ay.Caqli ku filin ma leh. Cuqdad ha u dhimato.

  • @0markassim21
    @0markassim21 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bidhaanoow waaba inta aad sheegtey oo ina lagu dareeyn

  • @museosman8296
    @museosman8296 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naagtaan iyadaa khawaariij ah hala dacweeyo waa naag jiran

  • @abdia9872
    @abdia9872 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naagta waxay u sheeqaysa Xasan munafiq. Wuxuu Xasan ka xishood buu dhaha i dheh.

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhiilo weentay weeyah Viv Puntland hanalaato ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁🇸🇱

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc naagtaan cudur majeerteen ayaa hayo ee hore uga soco

  • @AbdirizakAdamMohamed
    @AbdirizakAdamMohamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aadbad umahadsamahadsatay ader

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaad yar dhulbahante ayey dhib ku tahay ee dhalinyarada ka wacdi galiya ayey isku dirin ooy dakano idin kala galin puntland waxba kama qaadayso ey ciyey waxba noogama duwana iyada iyo kuwa la midka ah. Khatumadooda siday u dhisan lahaayeen haku mashquulan.

  • @Mideye157
    @Mideye157 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof kasta ra’yigisa ha lagu xaq dhawro waa siday iyada ula muqatay.

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa ka galay puntland iyo ciidamadeeda??

  • @Abisalaamwarsame
    @Abisalaamwarsame 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabadha warsangalı bey sheegataa mana la hubo ıneey tahayy dhulbahanta oo waxbaa sı ka ah naceeyb kalana waa ku jıraa ee hala hubıyo

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Eey eeey dhalay

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nagta cuqdad ayay qabtaa 😊

  • @shukriabdi4808
    @shukriabdi4808 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhilo balo ku ruugtry ruufiyaan ragga ha kala dilin garaad daraney dawoco ragga ka dhexbax dhulbahantana ma tihid wscal yahay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Naagtan maxaa kudhaca, oo ay uga xumaatay ladagaalanka daacish. madaxda taageersanay kamid tahay waaba shoogtaye. Allxamdulilah illaahay ayaa kashifay. Daa xishoon kalkaalihii ayaandaro in aysoobaxayaan kooxdii snm iyo daacish ushaqaynay iney yahiin kuwo toll iskadhiga

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daacish waa wax ay siyaasiga dhabaayaco iyo iidoor ay ku tuugsadaan ka garo Puntland PS iyo RRU. Ka garo in ay Puntland iyo iidoorland ka ganacsan jireen wiilasha ogaadeen. Ka garo in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed ee koonfur.

  • @bby6
    @bby6 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Usheg sowti lascanod lagu mashqul sana brother

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tuugo sida aan jeclahey ha la ii yeelo kulahaa ceerigaabo ii xoree siciid deni argagixisada magalo xafad ey ka dagtaa oga qiimo badan maalin walba isha dhaqaalaha boosaaso deeqo la qarxiyo tani ma ku farxeysaa waa maangaab geedan filtarka hor fadhida ee madaxweyne deni ku waalatey illowsha dhawaa ayada madani waa cadowga putland

  • @ibrahimimamsaleh121
    @ibrahimimamsaleh121 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Melhores coisas tem que mandar base militares europeus americano árabes Magrebes Qatar Arábia saudita França para terminar problemas eles utilizam políticos religião

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️✨️✨️✨️💗🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    20 sano ee laso dhafay waxbo lagama qabanin lakiin manta ayaa dhulka lala jari😊

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War naagtaanwaxaa Ku jira
    Nacayb puntland
    Ceergaabo firdhiye iyo xasan sheakh ayaa shirkad Ku ahaa
    Waxay ka hortagayeen
    Dagaalka buuraha Kooxdii firdhiye iyo xasan way Ku ka been shirqoolkii puntland
    Loo dhigayey
    Kooxdan oo ay lamid tahay khayaali iyo been ayay Ku noolyihiin puntland way isku filantahay ceergaabo iyadaa
    Qaban kartaa hadday Runta
    Iyo Xaqiiqda fahmaan😊

  • @mohamedahmedhasan2626
    @mohamedahmedhasan2626 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bidhaanoow iga gudoon salaan sare ka waran hadii la raadiyo midnimo soomaali weeyn Lana dhiso ciidan wada jir ah iyo siyaasad mid ah kadibna kadibna cadawga la wada wajaho mahadsanid

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hal Daacish ah bey isku qaboojisey in laga diley ka baqaysaa America waa loo gudbinayaa sheekadaada😢😢😢😮

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War naga aamuus doqon yahow

  • @AbdirizakAdamMohamed
    @AbdirizakAdamMohamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runbashegtay ader butu waxaweyan square 1500 kilomitir

  • @AhmedMaday
    @AhmedMaday 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    gabar maaha waabalaayo ee iskaqabta

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    PUNTLAND WAAN KU TAAGEERSANAHAY DAGAALKA AY KULA JIRTO KOOXDA DAACISH

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    taasi waa munaafaqad

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    gabadhan wax run ahay kahadashay ee daacish may taageerin midakale puntland ciidan kufilan way haysata oo inyar ba dagaalka gashay intakale wa kayd

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayadaaog meeshay kasoogalaan

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waryaa ka xishoo hablaha Dhulbahante eey yahoow eeygu dhalay. Harti ayaad u kala hiilinaysaa. Maxaa kugu dhacay??????????????????????????????

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabsada dee waxa caqliga xun

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ahmedmusa8929,
      Naag Naag dhalay. iidoor xunoo aan ciil baday iyo kuwii magaca argagixisada wax ku qaadan jiray baad tahay. Darwiishad weeye inaga ayeey inoo hadleysaa. Caqli iyo garasho hadii aad leedahay waxa ay sheegeyso ayaad miisaami laheydoo wax ka odhan laheyd. Wallee isku halleyn ayeey u tidhi. Maanta waxaa fiicneyd inaad horteyda aad sidaa ku odhan laheyd bal inaad carrab iyo laba daan is mariso hala arkee.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa. daacish naagtan iyafaa is cadaysay

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa naag ciyaal suuq ah waxaana soo diray kuwa dhulbahsnte ku matala dowlada Federaalka Soomaaliya sida timacsde qowdhan bidhaan warka waa la hayaa

  • @aminamuseahmed6430
    @aminamuseahmed6430 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland Iyagaa taladooda iska leh qofna uma. hoos fadhiyaan. Ciidankedana amarka Madaxweynaha leh shacabkuna waa taagersan yihiin. Yaan laysku qaldin . Yaa weeye qofka jecel inuu dhinto ehelkiisa. Puntland waa hal.. guul Deni

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meelfiicanbaad katustay Lakin qof meeli ucadahay meelikamadow !!

  • @ahmedmohamuudkhaliif4050
    @ahmedmohamuudkhaliif4050 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naagtaan aya argagixisada la shaqeysee hala soo qabto

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daacish waa wax ay siyaasiga dhabaayaco iyo iidoor ay ku tuugsadaan ka garo Puntland PS iyo RRU. Ka garo in ay Puntland iyo iidoorland ka ganacsan jireen wiilasha ogaadeen. Ka garo in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed ee koonfur.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daacish waa wax ay siyaasiga dhabaayaco iyo iidoor ay ku tuugsadaan ka garo Puntland PS iyo RRU. Ka garo in ay Puntland iyo iidoorland ka ganacsan jireen wiilasha ogaadeen. Ka garo in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed ee koonfur.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhaas wey saxan tahey

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtani Dhulbahante ma’aha waa sheegato, adeer Daacish iyo Soomaaliland waa isku mid labadaba waa lala dagaalamayaa.
    Orod taageer adigu Daacish iyo xulufadooda.

  • @fatimaadam3312
    @fatimaadam3312 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    المشكله. بعد ان ادمرت الصومال بحروب الاهليه صارت الصحافه بلا اهليه ولا

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khabiirad kkkkkk war dhulmahante rag iyo dumarba way waasheen.

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wey khaldantahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalidu ajnebi jecelaa ajnebiguna iyaga udaranaa!

  • @MohamedJama-c2t
    @MohamedJama-c2t 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    naagtan waxaan filayaa daacish bay lashaqaysaa waana cadawga dadka ku dhexjira

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    siil qurmay baad ka sheekaynaysaan oo argagixisadu shahwada isaga badasho

  • @OsmanBordey-wp8jb
    @OsmanBordey-wp8jb 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyada hasoqabta ,wax badaan ayay urka kuhysaa

  • @AadanMaxamd-u3o
    @AadanMaxamd-u3o 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceergaabo isaaq wadwsdaleedihiin wana soomaali lakiin kuwani ma ahan soomaali

  • @abobasement346
    @abobasement346 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu xagad kah hadlaysah cidamadan Aad shegaysoh xagey so maren markih horeh tah is weydih plz

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daacishadeey xagee sharciga ka geli doonataa?

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa qabxo foolxun oo sanuud la soo siiyey oo siilka ka dhuusdhuusaysa

  • @mrali3601
    @mrali3601 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag America joogta ba sas tiri inaka daaya camping lagu cirib tirayo argagixiso sidi loogu talo galay Ku socda

  • @AliMANur-iw5kr
    @AliMANur-iw5kr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawshaashu dhulmahante uma taalo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhu waxay ka xanaaqday ceerigabo oo furin ka furantaahy in dagaal kale la galo ssc bay xukum u raadinaysaa ee puntland dan kama laha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FIKIRKA AY KA HADLAYSO CIDNA KUMA METASHO EE IYADA AYUU GAAR U YAHAY GABADHAAS

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ciidankeed ha dhiistan Khatuma ee maxa ka galay ciidanka MJ.

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runtii weligeed wanaag kama talin gabadhaasi mar walba waa mucaarad madaxweyne Deni iyo Puntland hadan waa uu mucaarad qaldan ee ha iska aamusto.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GABADHU AQOON UMA LAHA GOBOLKA BARI SOOMAALIYA IYO BAAXADIISA, BUURIHIISA IYO SIDA DAACISH UGU ILMO DHASHAY, WAXAANA CAD XATAA TIRADA DAACISH INAYSAN OGEYN.WAA FIKIR IYO ARAGTIYO IYADA U GAAR

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garadyar dadba u adegaysaa

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqii baa dilacay daaishna darood baynoqotay

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NAAG WAALAN JIRAN NAAG CUQDAD KU DISHAY!!!

  • @RaqiyoMohamud
    @RaqiyoMohamud 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa iskahadasho dhul waynaday oo an isudhawayn weye lkn waxan umalaynaya walasodirsaday lkn waxba kaqadimayso dadkii kacansana bala arag wala wa ayado an waxba lajogin putland guul nagxun nac nac ded lomajedo wabadanyihin inta ushaqaysa lkn cid aywax kaqadayan majirto

  • @AbdirizakAdamMohamed
    @AbdirizakAdamMohamed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhu warmuhayso

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa ! Aamus Xikmad kuma hadlaysid!!

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadlan hoos wax ku qoraya waxba ma miisaamaan miyaa? Wax fahma oo waxa ay tidhi soo baadha yaan Gabadha Darwiishadda ah la idinku dirin. Waxani waad dhashii iidoor iyo urur samaale.

  • @abshir2010
    @abshir2010 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad edeb darantahay oo weliba wasaq liito ayaa tahay Garaad Jaamac Garaad Cali GARAADKEENA GUUD afkaaga nijaasada ah ka leexi kun iyo koow mar nacaladi kugu dhacday, GARAADKEENA GUUD ragaa lahaa gala dagaalka waa Dhulbahante wuuna isku hubay dadkiisa kor iyo hoos Dhulbahante mid weligii lagama guleeysan Dacayda weeyn ee dameerka u eg haku taagin GARAADKEENA GUUD nijaaasyahoow nijaaska dhalay.

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa garaad xun waan qof bugta
    Ee ha u boxin was la soo dhex maray

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Islantan xita halganki bilowgisi ,mj ayey aflagadeyn jidhay cidanka!,hada wakas cadowgi tagereysa ,mw dani benka shegeysa!wa horgalad!#

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway amisom mavey u joogan

  • @ibrahimimamsaleh121
    @ibrahimimamsaleh121 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eu só muslim alhamdullah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyada yaa utiriyay nimankadaa cish yaa uxisaabiay hadaydanlashaqaynen

  • @amrano1302
    @amrano1302 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    islaantaan naceen Mj ba ka buuxa horey dagaladi Goojacade kaso hor jeeday wa qof xun o naceen Mj ka buuxo waxey la jirtaa dacish naceen Mj bey u ledahay saas iyagaba masruufa kalebada

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War dhilada Garaadsan media argixisada dacish waya ka sara mesha

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ceeb Dumarka lama caayo Mida kale wa Inadeerta ka xishod - Qofku rayi dadka ka duwan wa yeelan Kara. Ceeragabo wa loso Jensan

  • @Hooyomacan93
    @Hooyomacan93 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad ku sugtay jawaab ❤

  • @bby6
    @bby6 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nagtan dhulbahante ma aha a reer abti bay uyihi wa horgalad xata dagalki sool garaadada bay wax ka shegi jirtay marka qof nadif ah ma aha brother

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadha yar aaaa waa 60 jir filterku yuu ku sirin waa habar

  • @adnaali8112
    @adnaali8112 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In laydihastan ku fiicnaysen isaq idin dhabo saa war naagtan warkeda naga daa nahay daacish

  • @AbdimahadHassan-n6b
    @AbdimahadHassan-n6b 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtan wax halgama tahay male waligeedba ila 2020 ayay arkayey adoo rer puntland iyo shacabka dacayad iyo cay isku dir faafinaysa ayado iska dhigaysa inay farmaajo tagerayso wa naag xanuunsan waliba waxan udhawdahay inayba lashaqayso argagixisa

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa qabilaysato waynatay oo ur bidix ah

  • @casanova11ize
    @casanova11ize 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa. Garaadka gala dagaalka markuu yiri oo dir wsqooyi oo dhan ku soo duushey majeerteen dagaalka yaga mmaha beey lahaayeen 3 bilood. Sabaayad beey keeni jireen

  • @maxamedsiciid2815
    @maxamedsiciid2815 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanna ma hartigay kamid ahayd waabe

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla maxaa malcuun malcuun dhalay ee iidoor iyo nacas hoos ku ooyaya. Garaadsan waxaa wata oo madaxa ay u saaran tahay Daraawiishtii asalka aheyd. Carrr yaaa ka dhabeyn kara hadalada beenta ah.

  • @Hooyomacan93
    @Hooyomacan93 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb waa Dumar ka gudub

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    me to kuma racsaani rayiigeda.

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shinbir baacodkeed cidayoo gedna caÿnkimirabixi cashaquna bad ilajiir gabadhan waligey sher alow siinjitey maxaakasppueray tansyaw fadhiyèy samit iyo iimàn

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uma muujin Danish taageero balse waxa u muuqdo dagaal dagaal lagu baabi'inayo

  • @adnaali8112
    @adnaali8112 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In laydihastan ku fiicnaysen isaq idin dhabo saa war naagtan warkeda naga daa