Suldaanka tv ma weriyad tahay mise shaqsi u adeega mucariidka Suldaanka tv laba kala dooro weriye ama shaqsi u adeega mucariidka waayo matihiid dhaxdhaxad fadlan walaal sidan wax ka badala Soomaalinimadu 🇸🇴ha warto daneysigu ha jabo.
General Odeywaa waa nin gudan kara masuuliyadda loo igmado>>>>> laakiin Xasan Sheikh qof nadiif ah ,waddani ah leh damiir Soomaalinimo ma la shaqeyn karaa? Jawaabtu waa maya waayo dhiiqo - Dhiiqo ku aaddi. Nadiif- Nadiif ku aaddi.
Nin kaas hala bedelo waa nin aan damiir laaway ah,sabab too,ah inta taliyaha itoobiya dhaaranaayo wax jawaaba masiinin sidaas dar teyd halaga qaado amarka xooga dalka mana istaahilo.wiliba hala xiro waxaan aamisahay inoow itoobiya lashaqeeyo.
Suldaanka tv ma weriyad tahay mise shaqsi u adeega mucariidka Suldaanka tv laba kala dooro weriye ama shaqsi u adeega mucariidka waayo matihiid dhaxdhaxad fadlan walaal sidan wax ka badala Soomaalinimadu 🇸🇴ha warto daneysigu ha jabo.
Alaahu akbar Somalia🎉🤝🎉🇸🇴🎉❤️🎉🇹🇷🎉🇸🇴🤝🎉❤️🎉🇹🇷🎉🇸🇴🎉🎉🤝🎉❤️🎉🇹🇷🎉🇸🇴🎉🤝🎉❤️🎉🇹🇷🎉❤️🎉🤝❤️🎉🇹🇷🇸🇴🎉🇹🇷🎉❤️
Maashaalaah ilaaheey ybarakeeyo soomaaliya ha midoowdo🫵🫵🫵🫵💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
WARIYE WARAAQDA AAD AQRIMA6SID MA DANI
IYO AXMED MADOOBE AA DOO QORSY ? KKKKKKKKK❤❤❤❤❤❤
Imaaraati.intuu.joogo wadanka soomaali.dhibata weyn ka firi.hadaan laga qaban imaaraati
Umada somaliyeed guul guul guul
Ninkaasi hday ku celiyaan waa horuu xorayn lahaa soomaalida
Waadib. Udhaca dalka. Soomaaliya
Oday waa waa sargaal aadvidiin anfici doona soomali yeey
GURGUURTE derbi ka baddooy!! Muxuu dib igu guranayaa wixii uu baabiyay
Madaxeeynaha markiisa hore baa isaga xilka qaday odawa waxey qalad inoo xilka u.ka.qaday aqootisa ayuu ku.garay kartida dhalinyaronimo hadana wuu uqalma shaqdasi
Haka yaabim in farmaajo loo magacaabo taliyaha ciidanka waayo odawaaa oo la magacaabo waa farmaajo oo la magacaabo
Talo gudbi hadad haso lagayaba inaygatan nima gade dhalilayso mahadsanod souldan
General Odeywaa waa nin gudan kara masuuliyadda loo igmado>>>>> laakiin Xasan Sheikh qof nadiif ah ,waddani ah leh damiir Soomaalinimo ma la shaqeyn karaa?
Jawaabtu waa maya waayo dhiiqo - Dhiiqo ku aaddi.
Nadiif- Nadiif ku aaddi.
Hadi uu dhis laah ciidan xogaan badan oo awood leh xasan sheq mdmud dowladnimo somaliya wey ka gulsan laheed stat yada somaliya isaga ayaa lugooyay mdweynaha somaliya mar hore inoo ka.fikiro ileen isaga ayaa gacantisa ku dhisay mamulgobleyda somaliya 😂😂😂😢
Nin kaas hala bedelo waa nin aan damiir laaway ah,sabab too,ah inta taliyaha itoobiya dhaaranaayo wax jawaaba masiinin sidaas dar teyd halaga qaado amarka xooga dalka mana istaahilo.wiliba hala xiro waxaan aamisahay inoow itoobiya lashaqeeyo.
Aqoonyahan ma.ahan looma dadwarkooduyahay eehanoolaato waagobe