Hadiith FADLIGA SALAADUL LEYL Sh Usuuli 05 12 2019

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 49

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 15 วันที่ผ่านมา

    اللهم جعلني منهم عباد الرحمن 🤲🤲🤲🤲

  • @samiiracabdi8807
    @samiiracabdi8807 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazaakallaah qeer walaal sheeikh ilaahay haku xafido insha Allah aamiin yaarabii

  • @phareha1480
    @phareha1480 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ilaahey kheyr badan hasiiya sheekha allhana barakeeya

  • @cabdiwaaxid7415
    @cabdiwaaxid7415 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayaday iga weyn ayaa dhimatay uduceeya🥺😭🤲

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware3761 4 ปีที่แล้ว +7

    Duco Iigu Kalmeeya Inaan Qiyaamu Layl u Kaco

    • @HooyoUroon
      @HooyoUroon 4 ปีที่แล้ว

      Allh.haku.dhib.yareyo.

    • @xalimaqali8565
      @xalimaqali8565 3 ปีที่แล้ว

      rabiyow kadhig ruux ukaco salaatu leylka ane wanwadahe rabiyow iga aqbal oonaga wada aqbal

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah iso duceeya inu raabi i fudeyo salatul layl wan bilabay ee walalyal

    • @HooyoUroon
      @HooyoUroon 4 ปีที่แล้ว

      Allh.hayno.fududeyo.dhmntenten

    • @xalimaqali8565
      @xalimaqali8565 3 ปีที่แล้ว

      ilaahow rabiyow kaadhig ruux wada ilaa tiisa eyka imaaneyso ane sidookale walal wan bilaabay iiducee adine mahadsanid

    • @safiyoxasan9123
      @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

      Alaha kuu fududeeyo anaka dhane ale hanoo zaqiro yaa alh nagu sii wax walboo kheyra salaatu leylka

  • @yasminyusuf1702
    @yasminyusuf1702 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah sheekhow darallha yaan ku jeclhe

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha,allaah sheekh allaha ku xifdiyo ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo

  • @ahmedabdirahman4016
    @ahmedabdirahman4016 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kubarakeyo shiikh usuli xaqiqdii wax dhabaa noo sheegtey allaha kubarakeyo

  • @manzahrasaladyusuf2582
    @manzahrasaladyusuf2582 4 ปีที่แล้ว +2

    rabi jazakumalahu kheyr ya akhii rabi ha kaa abalmaryo

  • @xabiibaqali8564
    @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh ilahow naga aqbal saladaha

  • @filsanabdi2699
    @filsanabdi2699 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ajir hakasiiyo shiikheena

  • @cilmimaxamadcalasoowjimcaa8920
    @cilmimaxamadcalasoowjimcaa8920 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaah hanga aqbalo salaatu leelaka aamin yaa rabi

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh ilahay haw barakeyo aamin❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹❤❤❤

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 15 วันที่ผ่านมา

    Jasakllaah janatul firdaws

  • @habawcadaawe8132
    @habawcadaawe8132 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah tabaaraka llaah

  • @hodanjelle92
    @hodanjelle92 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh allh ku xiifdiiyo shekhow

  • @hawoqueenchannel2116
    @hawoqueenchannel2116 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay haku xifdiyo sheekh

  • @faarahmohamed5637
    @faarahmohamed5637 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @hafsaahmed8686
    @hafsaahmed8686 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh jezaka Allah kheyran

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallahu
    qeyren sheikh ⛤

  • @kingmocishqi9763
    @kingmocishqi9763 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow no fudude👏

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi farxad aya darema subaxi

  • @safiyoxasan9123
    @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

    Wlh hada ka hor sey geyga oo xabsi ku jira ayaan ale ku baryay salaadtu leylka alx isla malinkii wa kasoo baxyay alx

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 4 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah thanks for all

  • @nadifoabdi3151
    @nadifoabdi3151 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashaallah alow janda na geli aamin

  • @AsmaAhmed-ms7cb
    @AsmaAhmed-ms7cb 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @anisamohamed8056
    @anisamohamed8056 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allha

  • @fsom8402
    @fsom8402 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaa sheikh anigu waxan raaciyaa salada cishaayi wadariga sadex ragcadoid ma igaga filantay salaatul leelka

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว

      F Som wad tugan karta cishaha kadhib lakine waxa ka ficaan ina uso toostid

  • @safiyoxasan9123
    @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

    Yaarabi naga aqbal salaatu leylka ilahow rabiyow adaan ku barinay rabow raxmanoow adaa awooodu kuu sugnaatay

  • @yasminyusuf1702
    @yasminyusuf1702 4 ปีที่แล้ว

    Darllha ayaan ku jeclhy

  • @ashaali345
    @ashaali345 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah jiz khayr sh angana kuwii ka faaidaystdo allaha naga dhigo

  • @manzahrasaladyusuf2582
    @manzahrasaladyusuf2582 4 ปีที่แล้ว +1

    sorry qoralka ayaa iga qaldamay

  • @maryanabdulqaadir2140
    @maryanabdulqaadir2140 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah