1- Qiyaamu layl "Salaatul Layl"~Sh. Xassaan Xuseen 1/2
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- BOOQO #daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
t.me/Daarul_Xadiith
جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب
maasha Allaah rabbi ha xifdiyo sheekheena caalimka ah Allaah na ha sugo
Manshallah sh. Xasan jasaaka allaha khyer jasa.
Jizakallah sheikh Xassaan Xuseen.
جزاك الله خيرا
جزاك الله خير
Mash allh
Masha allah
manshaallah allahanagadigo kuwaqatan eh kucamalfalan
Masha alaha ilahey ajiir haka siiyo
good lecture
mansha allaah
ma sha Allah Allah hakuxifdiyo
mashaallah.
31:00 sheekh Lagama badin karo miyaa ? Sheekhow arintaa ku laabo.
58:00 wu isqilafi sh coz 13 u tiriyi 8+5
24:00
mansha Allah
Cilmi naaficaad noo dhurtaa ood dhaalka noo dariye
Jacayl baan dhabtii kuu qabnaa laabta dhaadhacaye
Dhaba toosan oo xaqa nin kii dhuuxay kaa dheegye
Dhaqan wacan dhankuu salafku mray maadan dhaafayne
Dhabcaalaa kudura iyo waxaan xiranin dhaaraane
Rabigay kudhawryaye xasaan sheikh dhabaad tahaye
Kuma dhawdo doqon aan dhab garan xaqad dhawaaqayso 24:42
Nin xaq doonayaa kuma dafirin kumana diideene
Doodna kama u keeneen minhaaj kii ku daakirine
Daliishiga nusuustiyo waxyiga ruuxi doonaaya
Walaahuna Xasaan kaba dudeen diinka ruux jecele
Rabow darajo iyo khayr aan dhamaan sheekha ugu deeq
3:00
7:40
Listen and 💜it💌💭share with a 👬.
Waxaan la yaabey muxaadarooyinkan cusub ee aanan hore u arkin haddana ay ku qoran tahay 8 years ago. Cajiib, qofkii ugu horeeyay ee comment ka bixiyaana waa 3 years ago, markaa intaasoo dhan cidi ma daawan ama comment kama bixin miyaa mise muxaadarada ayaa la hide-gareeyay.
Hy
26:40 dadka quraanka yaqaano
See lotukada salada laylka
Masha allha
Masha Allah
Masha allah