Afhayeenak Beesha Gabooye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale 13 ปีที่แล้ว

    bless these north-Somalian Somali-Gaboye peoples

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 4 ปีที่แล้ว +1

    Ader Suldan Kamal salad xasan 🙏🙏

  • @ayaanle33
    @ayaanle33 12 ปีที่แล้ว

    That's fantastic. 2 midgan subaxi 2 midgan galabkii 2 midgan habeenkii caafimadka ku jira. Lol. Hey we are all one big Somali family. I love you somalia

  • @abdikafiismail3373
    @abdikafiismail3373 5 ปีที่แล้ว

    Mansh alaah suldan kamal ilaah ha ku xafido suldan

  • @MrCosmali
    @MrCosmali 14 ปีที่แล้ว +2

    afhayeenak beesha gabooye elaahey haa ku dayoo walaal oo cadugagaa oo nuluuw

  • @yussefsamriye2417
    @yussefsamriye2417 11 ปีที่แล้ว

    sxb maashaa alaah afhayeenka beesha gabooye waxaan kaa sugeeynaa kaniinigii aad noo balan qaaday ama xitaa aad soo saarto gabo madhiban aay ku qorantahay iyo baabuur tumaal ku qorantahay iyo dhar aay yaxar ku qorantahay

  • @kingking2074
    @kingking2074 ปีที่แล้ว

    QABEEL LAYIRAHDO GABOOYE MA JEROO somaaliya uu dhan GABOOYE waa uror

  • @bulcad444
    @bulcad444 12 ปีที่แล้ว

    WALAAHY WA LA DHIBAY DADKAN GABOOYAHA TOLOW SOOMAALIDU JANO MA GALAYSAA MISE WAA MAYA .. WAR UMA HAYNOO ILAAHOW SIDII ROON

  • @garaaraxmed1101
    @garaaraxmed1101 6 ปีที่แล้ว +1

    War ninkaan soow kamaal maahan mase waa nin kale waxaan ogaa asagoo shiikh ah waliba reer gaalkacyaa mudana sucuudiga joogi jirey mase abooyaalow waa nin kale haduu kamaal yahay waa nin mujtamaca wax u tari kara weliba somaalidoo dhan waa nin sare waa garaar

  • @NuuneYare
    @NuuneYare 8 ปีที่แล้ว

    hanooladan gabooye

  • @doly1236
    @doly1236 11 ปีที่แล้ว +1

    walaahi waa hadalmacaan maansha alaah

  • @gulaidabdi4470
    @gulaidabdi4470 7 ปีที่แล้ว

    War ololaha jòogiye

  • @gabooye2012
    @gabooye2012 13 ปีที่แล้ว

    good brother

  • @dansho111
    @dansho111 12 ปีที่แล้ว

    salaaan dhamaan dhab ahaan adoonsi iyo is sayid waa wax soo jireen ahaa oo laga dhax arko umad jaahiliin ah ama aqoon yar is sayid waa isliid nimo oo aan qof insaan ah loola dhaqmo laga yaabaa qo kaas inuu wax walba kaag sanyahay somaliland waa meel ay ka buuxdo jahli cunsuriyad xumaan iyo fusuq rabiga hasoo hadeeyo indhahana ha u ufuro aniga wax gabooye la dhaho qabiil ahaan baan u aminsanhay inoo igawanaagsanan karo iga cilmi badnan karo lakin yasin waa wax akhlaaq xumo ah

  • @shamsadiin3
    @shamsadiin3 13 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 5 ปีที่แล้ว

    Noolaada

  • @bulcad444
    @bulcad444 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iska hadlaysaa walahy car ka gursoo midgaha hadaad daaca DTAHAY ..BEEN BAA ISKU SHEEGEYSAA ,,