Dardaarankii Saado Cali Warame Iyo Hodan Nalayeh | Alle Haunaxariisto | Maxaynu Ku Xasuusanaynaa.?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2019
  • #SAADO #Iyo #HODAN (AHN)
    23-07-2014(H) Bil Ramadaan
    21-07-2014 (M) Xamar Waxaa lagu Dilay #SAADO CALI WARSAME* Oo Xiligaaa Ka Tirsanayd Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya, horayna U Ahyd
    Fanaanad Qaran Ooka Tirsanaan jirtay
    Hoobaladii Waabari Ee Soomaaliyeed
    Kana Soo Laabatay xiligaa Dalka U.S.A.
    12-07-2019 Maalin Jimce Kismaayo
    Qarax Hotel Cascasow Kadhacay Waxaa Lagu Dilay Wariye Hodan Naalaye Oo Halkaa Howlo
    Shaqo Ujoogtay Dhowaana Kasoo
    Laabatay Dalka Canada, Ahydna Mulkii
    Laha Tv-ga #Integration TV Oo Ay U ASaastay Is dhexgalka Dhalinyarada Qurbaha Iyo Kuwa Gudaha.
    Saado iyo Hodan Ayaa Ahaa Laba Qof
    oo Bulshada Soomaaliyeed Iyo Guud Ahaan Caalamka Saamayn Kulahaa
    Wxayna Ahaayeen Laba Gabdhood Oo Aad iyo Aad U Dal iyo Dadba Jecel,
    Wadaniyiiin Ah Kuna Faana Dhaqanka,
    Hidaha iyo Midnimada Soomaaliyeed.
    Waana Sababta Ay Uga Soo Laabteen
    Galbeedka Amerika Si Ay Dhibtaada iyo
    wxii Ay tari Karaanba Ula Qaybsadaa
    Umada Soomaaliyeed Ee Dhibaataysan
    Alle. Haunaxariisto Labadoooba Gacan
    Ka xaqdaran Ayaa dishaye #Allah Haurax-Mado Inagana Qalbiyada Haynooo Qaboojiyo. Amiiin Aamiiin...;;
    Inaali Laahi Wa'inaa Ilayhi Raajicuuun.
    _______________________________________
    By Omar Mursal Salah (Omar Sollas)
    In Ankara Turkey. #MAHADSANID✔

ความคิดเห็น • 163

  • @rajowacan4041
    @rajowacan4041 4 ปีที่แล้ว +3

    ALLAAH ha idiin naxariisto jano ayaad kujirtaan geesiyadii janada aduun iyo aakhiroba guuleystey ayaad tihiin janada ALLAAH ha idinku casuumo aaamiin AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN ❤☝️

  • @aziztualhubiderie730
    @aziztualhubiderie730 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha unaxaristo hodan iyo saado waxay aheeyn wadaniyiin wadankooda ushahiiday walhi gabdhahaas taaloyin ha loga dhiso somalia gaar ahaan magaladii aay kasoo jeedeen lascanood

    • @quruxsanmuuse703
      @quruxsanmuuse703 5 ปีที่แล้ว

      WDIE WDIE axsan kalam inshaa allh wallo😭😭😭

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 ปีที่แล้ว +13

    our heroes life will never be the same for Somalis 😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 5 ปีที่แล้ว +1

      Mandeeq Ahmed in shaa Allah we will be same but we shouldn’t be weak walalo we should stand up for our heroes and our country 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔
      Never never ever give up my people somalis trump iyo aduun koodhan way nacayayan intan is cayayno 💔💔

  • @ayanosman4980
    @ayanosman4980 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc, Waxey ku noolyihiin labaduna Gutigii Rasmiha ahaa oo qof walba u socdo.
    Matka ALLAH uga baryaya Naxariis waarta iney ku dhex jiraan & Jannadii ALLAH labadoodaba amen amen amen.
    Tankale Waxa aduunka kalaxeyey Dad ka xaqfaran oo sheydan ka xoog badiyey, ayaguna Waa kadanbeysa xisaab ALLAH runtii🤚🏻.

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 5 ปีที่แล้ว +21

    Allah haunaxaristo Hodan iyo Sado Darawish Gabdo ayakadentei iyo somali wain Daman

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Alloow idiin raxmo labo gabdhood oo Qaali ah Wadaniyiin ah ayaa nagabaxay🙏😓🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌹🌹

  • @somalicooking9574
    @somalicooking9574 5 ปีที่แล้ว +25

    Allah hawa naxriissto sado iyo hodan iyo intii dhimatay ee islamah amiin amiin

    • @anigawaaye7052
      @anigawaaye7052 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin amiin

    • @xaliimoabdirisaaq4593
      @xaliimoabdirisaaq4593 5 ปีที่แล้ว +1

      hodan naaleye alle naxariistii jano hakawaraabiyo waxay ahayd wadaniyad soomaliyed oo bulshada qaali ku ah

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay ha unwxariisto marxuumiinta wa gabdho darwiisha 'wa udhslasho wadaninimada ma aha wax la iska keeno 'waxaa naxdina in labadooduba ay ku baxeen gacan dad Somali nala sheeganaya 'taasa murugo ah ee waa lawada dhiman'insha alah taariiqda xusi sida darwiish ta oo kale alow unaxariiso

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 ปีที่แล้ว +2

    Elaahaaw gabdhaheenii Soomaaliyeed oo Geesiyaasha ahaa naxariista badnaa wadaniga ahaa u naxariiso ❤️❤️🇸🇴🙏🏾

  • @drskeyfabdi9285
    @drskeyfabdi9285 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxariisto lbadoodaba Runtii weey kudayasho mudanyihiin allow jannatul firdoowsana ugubishaarey

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaad google aad ku qortaan somaliya haday wax wanaagsan soo baxaan intaa igu xasuusta 😭😭😭😭ilaahey naxariistii jano hakaa waraabiyo aamiin yaa ilaahi

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +5

    Geesiyaal soomaaliyeed ayey ahaayeen allow u naxariiso 💕🇸🇴❤️

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926  5 ปีที่แล้ว +16

    Walal Aan Uducayno Labadan Ruuux oo Soomayn Wayn Qalbiyadeeena Ku reeebay..

    • @user-jy3lg4oc7b
      @user-jy3lg4oc7b 4 ปีที่แล้ว

      Ilaah hawnaxriisto saara cali iyo hodon naaleeye ramin

    • @user-jy3lg4oc7b
      @user-jy3lg4oc7b 4 ปีที่แล้ว

      Iyo shaman intiidhimatay oodhan

  • @ummumusaabummumusaab7600
    @ummumusaabummumusaab7600 5 ปีที่แล้ว +2

    yaa allah😢😢😢😢 hani naxartiisto dhamaan muslimda allahumma amiin yaa rabbi👏👏👏👏👏👏

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 ปีที่แล้ว +11

    Wa 2 qof oo qalbigeena ku yaala Alle haw naxariisto sool na Alle dhibka haka saaro.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay Naxiis Ha Siiyo Hodan Axmed Iyo Saada Cali

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 ปีที่แล้ว

    Allaha idiin naxariisto janatul fardows Allaha Idingeeyo aamiin yaa allaah

  • @idmanidil2778
    @idmanidil2778 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow unaxariiso oo u danbi Dhaf ya Allaha janooyinkada wanagsan kuwi lagu so dhaweyo kayel Aamiin aamiin. Allow xafid gabdhaha muslimiinta meel walbay joogan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.

  • @shukrishuuro6953
    @shukrishuuro6953 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalla maxa dad qiimo leh eebe qaatay wakhtigoodii baa dhamaaday qofna qof ma dilo allah ha u naxariisto waa lagu sababay oo aakhiro loo haystaa kuwii dilay ee ha niyadjabina soomaalaay naftu wakhtigeeday baxaysaa qof kastaa wuxu dalkiisa iyo dadkiisa u qabanayo ha labo jibaaro midnimana ha laogaado insha allah cadawgeena gudo iyo dibadba waynu ka rayn markaas allah soomaali ha u gargaaro meel ay joogaanba aamiin intii dhimatayna allah ha u naxariisto

  • @eastafricanoh9247
    @eastafricanoh9247 4 ปีที่แล้ว +2

    🤨😭😭😭 Honestly Hodan was more than just a Hooyo she was talented she really wanted us dispora to wake up especially 😭 Allahu NAXARIISTO AYEEYO SAADO CALI WARSAME iyo Hodan Naaleye & Her Husband 🤲🏼♥️♥️💯🩸💙 🇸🇴

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ayeeyooyinkay Allah ha u naxaristo

  • @anisaelmi7465
    @anisaelmi7465 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto walaashey qof qaali ayey aheed tusalo feecan ayeey aheed janatul fardowso Allah geeyo aduunayada qof walba Mar ayuu katagaa qofna ma warayo

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha idin naxaristo hablihii sharafta lahaa. Allah dembigina ha dhaafo, oo godka Allah ha idin nuuro.

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah hawnaxariisto eedoyinkay😭

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaahay labadiinaba haydiin naxariisto mamo saado cali warsame iyo inaader qli hodan naallaye😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa gabdho dhulbahante ka dhashay lkn waa maaha ee waa gabdho soomaaliyeed sidaas ayaanu weligayo wadankayaga ugu shaqaynanaa dhamaan dhalinyarada reer. SSC🙌

  • @AwedJR
    @AwedJR 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha unaxaristo labada marxuum qabriyadodana ha uwasiciyo

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaah ha u naxariisto labadan muwaadiniinta ah ee Alaah ha ku daro intu jecel yahay. Amiin Amiin Amiin

  • @mohameddheereofficial5483
    @mohameddheereofficial5483 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha naxariisto janatul firdowsana haka waraabiyo dhammantod😱😱😱😱😱😱

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxariisto muwadinta somaliyed saado cali iyo hodan naaleeye alle janada ha geeeyo aaamiin yaarabii

  • @bilaaltaaticoofficiall2757
    @bilaaltaaticoofficiall2757 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla___ Ha__ unaxariisto___ saado____ &____ hodan____ 🤲🤲

  • @hodanabdi3828
    @hodanabdi3828 5 ปีที่แล้ว +1

    Crying renumbering those two great Ladies my you RIP

  • @iqraaynab3986
    @iqraaynab3986 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi been ma ahan ilahy ha uwada naxariisto dhamaan😥😥😥😥😥😥😥

  • @brightfuture3760
    @brightfuture3760 5 ปีที่แล้ว +1

    Am watching today it's Eida adxa day May you rest Paradise I.a

  • @alinamuktar3519
    @alinamuktar3519 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ILAAHAYOW KHAYUMAD KHAYR NAGU KHAYIN AAMIIIN 😭😭😭😭

  • @ahmedhamud3025
    @ahmedhamud3025 ปีที่แล้ว

    Saado & Hodon:
    Two Supper Sisters who Paid their Life for the Revival & rekindling of the Somali Spirit of Unity. My they rest in Peace; in Jannah! Aamiin!

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow idiin naxariisto 😭😭😭😭

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaan Allah unaxariisto 😭😭🤲🤲

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 ปีที่แล้ว

    Ala u naxariisto nabigooda alaha ku ba shiro inteey sheegeen alaha ugu danbi dhaafo

  • @halimamohamed5110
    @halimamohamed5110 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaahuma Aamiin♥️♥️♥️

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhulbantoow Wax La Xumaado Gabadha Waar Mee Darwaashh Illaahay Ha Gumeyn Waxaan Dhan Rida Sassaaata Waa Intaasood Dhimanba waydaane

  • @duniyabeautysalon751
    @duniyabeautysalon751 5 ปีที่แล้ว +5

    Insha allaah all musliimiita iyo anigaba ankuwada kulano janatal fardus

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayi how naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saadaali932
    @saadaali932 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay janad idinsii

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 4 ปีที่แล้ว +1

    May Allah great them janna Amiin

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يرحمهم جميعا يارب ويغفرلهم

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 4 ปีที่แล้ว

    Allah hanaxaristo amiin amiin amiin

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 5 ปีที่แล้ว

    ILaahay naxariis Ha siiyo

  • @maankaal1268
    @maankaal1268 4 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxariisto hodan saado almaas eng yariisow wllhi dhimashadooda weyna taabatay hadaa nahay shacabka soomaliyeed janadada alle guri ha uga dhiso😥😥😥😥😥😥😥

  • @user-ln6kj9rt4m
    @user-ln6kj9rt4m 5 หลายเดือนก่อน

    Ale ha unaxaristo

  • @MahadMohamud-me3kp
    @MahadMohamud-me3kp 11 หลายเดือนก่อน

    Allah kunaxriso amin

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 5 ปีที่แล้ว

    Allaah illheey ha unaxariisto

  • @adennahar7835
    @adennahar7835 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto labadoodaba Allow maxaan ka naxay gerida gabdhahan

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 5 ปีที่แล้ว +2

    الله يرحمكم جميعا اللهم آمين يارب العالمين و يا أرحم الراحمين

  • @sumayocusmaan198
    @sumayocusmaan198 4 ปีที่แล้ว +1

    allh unaxristo amiin amiin 😢😢

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 5 ปีที่แล้ว

    Allah Janatul Firdowsa ha idin geeyo Sado Ali iyo Hodan Naaleye Waxay ahaayeen laba gabdhood oo Somaliyeed oo Qaali ah xusuusta Somalida na way ku qornaan doonaan abid

  • @xaniifoxaajicali2375
    @xaniifoxaajicali2375 5 ปีที่แล้ว +1

    SubxanaAllah allow unxriso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

    Goormaa wax rag sheeganaya artillery dumar ku garaaci jireen si qasdi ah? Waa sheeko ugub ku ah dhaqanka Somaliyeed

  • @tayosiirahmed381
    @tayosiirahmed381 5 ปีที่แล้ว

    ilaahow u naxariiso aamiin

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

    Allah how naxariisto

  • @seynabmaxamuud7330
    @seynabmaxamuud7330 2 ปีที่แล้ว

    Aamin

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 5 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO SAADO IYO HODON DALKA IYO DADKA IYO DIINTABA WAXBAY UGA TAGEEN

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u wada naxariisto

  • @alimohamed2491
    @alimohamed2491 5 ปีที่แล้ว +8

    2 beautiful strong women wuz taken from us wtf i’m heartbroken

    • @shukrimaxamed4054
      @shukrimaxamed4054 5 ปีที่แล้ว

      Allah ha unaxaristo xaqdaro aya lagu dilaye

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 5 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar kabiira wallahi it’s so sad 😭 allow unaxariiso 😭😭😭😭😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔

  • @user-bs9vv6to3y
    @user-bs9vv6to3y 5 ปีที่แล้ว +1

    الله يرحمهم جميعًا،😧😧😧😧😧😧😧😧😧😧😧😧😧

  • @shamsohassan5405
    @shamsohassan5405 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😢😢😭 allah hau naxariisto aaamiin yaarabi

  • @xaawoxuseen863
    @xaawoxuseen863 4 ปีที่แล้ว

    Hadan iyo said. Ilahay HaIdin Naxarizto Mamo yaala

  • @iqraaynab3986
    @iqraaynab3986 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭ilahy ha u naxaristo

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 ปีที่แล้ว

    Allha u naxristo hodan naalaye iyo Sado cali

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 5 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi u naxariiso walalaheen

  • @umuanfal4960
    @umuanfal4960 4 ปีที่แล้ว

    Allaahaaaaaaa unaxariistooo

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo waa haldoorkii umada somaliyeed

  • @maxedjaamac7513
    @maxedjaamac7513 5 ปีที่แล้ว

    illahay ha unaxariisto labadoodaba

  • @faraxmahamed5772
    @faraxmahamed5772 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay janadii ha geeyo

  • @warsame9203
    @warsame9203 5 ปีที่แล้ว

    Alahayoow unaxariiso oo janadaada kudeeq waasacna ugadhig.

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 5 ปีที่แล้ว

    Illaaheey dabiigooda haa caafiiyo illaaheey haa uu na ariisto

  • @faadumosiciid2323
    @faadumosiciid2323 4 ปีที่แล้ว

    Allaah ha unaxariisto intii dhimatee muslim ah

  • @abdirahmanadan788
    @abdirahmanadan788 5 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😥😥

  • @amuuniita1431
    @amuuniita1431 5 ปีที่แล้ว

    Ilahy hydiin naxriisto labadiina

  • @kaltmsajid7254
    @kaltmsajid7254 5 ปีที่แล้ว

    allah ha u naxariisto dhaantood

  • @nastexacali969
    @nastexacali969 5 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢

  • @xaawoxuseen863
    @xaawoxuseen863 4 ปีที่แล้ว

    Walaahay waan ni jeclahaY

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u naxariisto labadan gabdhood

  • @nasrasiciid557
    @nasrasiciid557 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @taraxmaxed4135
    @taraxmaxed4135 5 ปีที่แล้ว

    Allow idin naxariso

  • @muxsinxuseen
    @muxsinxuseen 4 ปีที่แล้ว +1

    AUN labo qofoo qaliya aya naga baxday 😭😭

  • @warsame9203
    @warsame9203 5 ปีที่แล้ว

    Allahu Abkar

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +1

    War la qabaa xiiso.ma leh intey ku hadaaqdeyba horaa loo sheegey oo diinteen aqaniga ah baa inoo sheegtey culimada mooyee cid kale sheegod kale ugama baahnin somaliland guul cadowgeedana guul daro rabaani ah insha allah

  • @ninayee1869
    @ninayee1869 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaah ha idiin naxariisto waxay ahaayeen hablo wadaniyiina 😭😭😭

  • @alinamuktar3519
    @alinamuktar3519 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭ILAAHAYOW Xaqa Nagu Sug Aamiiiin

  • @xafsailyaas1463
    @xafsailyaas1463 5 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariis to labaduba

  • @hafsaahmed9984
    @hafsaahmed9984 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว

    Aaax allaa yaaraxma

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 5 ปีที่แล้ว +1

    Warda Korontooo Alle ka baqa adba wad tagi maxad u sheegan manta qabiil maaha e waa marxuumiin Allaha umaxriisto

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmaabdi2183
    @rahmaabdi2183 5 ปีที่แล้ว

    Àĺlah hadiin naxariisto

  • @maxamuudismaaciil1821
    @maxamuudismaaciil1821 5 ปีที่แล้ว

    Allow idin naxriis

  • @somaligreat3145
    @somaligreat3145 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭