Naxdin: Dar daarankii Marxuumad Hodan Naaleeye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @muusekibaar8052
    @muusekibaar8052 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto R.ip

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah qabriga haw nuuro walhi waa qiiro😭😭😭😭

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahy haku naxariisto
    Qof qiimo leh ayay ahyd
    Rabi agtiisa mid lagasoo dhoweyay ayaan ku rajynynaa
    Hodaney waa ku ducaynynaa intaan noolahy

  • @mohamedali-wn2zg
    @mohamedali-wn2zg 2 หลายเดือนก่อน

    Rest in peace walasheyn Hodan

  • @cibaadoaxamed5067
    @cibaadoaxamed5067 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahy ha unaxariisto walaasheen runtii waxay ahayd qof ku dayasho mudan ilaahy janada xisaab la aan ha galiyo

  • @j0urneywithin572
    @j0urneywithin572 4 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful soul rest in peace

  • @xaajimarqaan7054
    @xaajimarqaan7054 5 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA U NAXARIISTO WAXAY AHAYD QOF AAD IYO AAD U WANAAGSAN. OO GEERIDEEDA LAGA NAXO

  • @sultanzakaria8991
    @sultanzakaria8991 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto

  • @alimohamedali4442
    @alimohamedali4442 5 ปีที่แล้ว +2

    Inàa lilaahi wa inaa ilaheey raajicuun allh u naxariisto wllsheyn naley

  • @saciidmaxamuud6408
    @saciidmaxamuud6408 3 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso miskiintaadi waayee

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah u Naxariisto intii ku dhimatay Runti wan ka naxay 😐🇸🇴✋

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 ปีที่แล้ว

    Allow janatul fardowsa kaa waraabi

  • @sahraomar5420
    @sahraomar5420 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofkan leh you tube Kan maxaa hasto ma aqriyo fariimaha maxaa ka qaldan TH-cam kan dacwad ayaan uhastaa hadii aad aragto fariintan email kan igalasoo hadal

  • @baidoatv-6116
    @baidoatv-6116 5 ปีที่แล้ว

    Allah Unaxriisto Walaasheena Hodan

  • @khalidsocioofficial9312
    @khalidsocioofficial9312 5 ปีที่แล้ว

    Allaah naxariistii janoh hakaa waraabiyo

  • @decocogirl
    @decocogirl 5 ปีที่แล้ว

    Kanadha mawariyeey ahayd illhay ha unaxariisto

  • @abdisalaandheereeye148
    @abdisalaandheereeye148 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow unaxriiso walaashey

  • @shukriahmed6548
    @shukriahmed6548 5 ปีที่แล้ว +2

    Apyo adban kaga naxay wlhi Alle janadisa ban kugu duceyay

  • @KaafiKaafi-mk1zm
    @KaafiKaafi-mk1zm 5 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto

  • @hallachannel2387
    @hallachannel2387 5 ปีที่แล้ว

    ilaahow janadaada gee

  • @xamsedheere9829
    @xamsedheere9829 5 ปีที่แล้ว

    Alle. How naxariizto

  • @hindamaxamud3785
    @hindamaxamud3785 5 ปีที่แล้ว

    alle hunaxariisto

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 2 ปีที่แล้ว

    AUN

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ha unaxriista

  • @atika5785
    @atika5785 5 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 5 ปีที่แล้ว +1

    Hodan aad ayaan u daawan jiray xaduuqay badan ayaad jooga tagtay ax