Part 1: Dagaalka Taariikheed Ee Soomaali-Weyn Iyo Itoobiya | Damaca Tigreega & Amxaarada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #Qaamuus #Soomaalida_Itoobiyaanka
    Part 1: Dagaalka Taariikheed Ee Soomaali-Weyn Iyo Itoobiya | Damaca Xabashida Min Gacanka Cadan Illaa Webiga Taana

ความคิดเห็น • 79

  • @Ahmed-jama
    @Ahmed-jama 3 ปีที่แล้ว +6

    Noosoo badi zxp xog ururis baan ku jiraa inta karaamkaaga ah nala wadaag insha allah buugaag baan ka diyaarin e

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxp qaamus diri dhaba somaligalbed horay uu soco sxp guuuuuuul somaliwayn guuuuuuul somaligalbed

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +24

    #Soomaali dib bay isu celisay
    Waxay awoowayaashayo nooga tageen dhul ay ka ilaasheen nacab kasta oo rabay inuu degaanadayada qaato balse dhashoodii baa noqday dhuuni raac

  • @sadaammaxamed3972
    @sadaammaxamed3972 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll macan waxan manta jeclaystay oo aan kaa codsanaya inad barmamij noga soo diyariso jasiirada socotra ee lasheego iney somaliya iyo yaman kumuran san yihin waxan udortay ayana ah iney tahy meel muhiim ah qofkasto aqonyahan ahan uu kagaran karo meshey kutal IYO sida ay muhimka ugu tahay dunida MAHADSANID WLL MACAN

  • @hassanqoslaaye916
    @hassanqoslaaye916 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid bru

  • @hassanharet5764
    @hassanharet5764 หลายเดือนก่อน

    Thanks my brother Wax badan Bad No Faaideyse❤

  • @Kadare1998
    @Kadare1998 3 ปีที่แล้ว +4

    #walal #maxamed waxaan kaa codsanaa inad u isticmaashid (parta ) qeybta sidaas sababto ah afkena ayaan wax Ku nahay💚 mahadsnid

  • @mohaanmuhanad1482
    @mohaanmuhanad1482 3 ปีที่แล้ว +1

    Inoo soo badi saxiib mahadsanid wan sugnaa qaybaha kale

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 14 วันที่ผ่านมา

    Guleyso walaal wasax warkagu

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaah xamdan kathiiran day Iban mubaarakan fiih

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 2 ปีที่แล้ว

    Adel empire boqortoyadi samaron sicit 😍

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hore u soco

  • @mudanedilaal4058
    @mudanedilaal4058 3 ปีที่แล้ว

    Taariikhdan meesha ugu fiican ee loogu laaban karo noo sheeg mudan.

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo dadaji part 2 wll

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 ปีที่แล้ว +2

    QAMUUS sidaas ayan ka raba ninweyn sootabi soyaalka tariihkeed ee CADAWGEENA, ha ku waxqaato SIYASIGA SOMALIYED EE DHADHAMA RAACA AH,

  • @abdiazizqayaad7379
    @abdiazizqayaad7379 3 ปีที่แล้ว +2

    Goorahanba adban usugayey, adbad umahdsantihiin Qaamuus team.

    • @IbrahimAhmed-eb6pq
      @IbrahimAhmed-eb6pq 3 ปีที่แล้ว

      AMXAAR KAGAMABAAHNA TAARIKH.WAA WUXUSH,UBAAHANKALAY IN DHAQAALO LOO URUURSADO DABADEED,LATUSO WAXEYTAHAY.

    • @abdiazizqayaad7379
      @abdiazizqayaad7379 3 ปีที่แล้ว

      @@IbrahimAhmed-eb6pq Dadka ad marka horre ladagaalamaysid, wa inad taqana tariikhdisa io habdhaqankisa si'ad udabar jarto cilmi ahan io dhaqan ahaanba.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wlllo mcn

  • @salmaanibrahim8052
    @salmaanibrahim8052 2 ปีที่แล้ว

    Somalilan ma dalbaa walal

  • @ahmedcbdicalicali1207
    @ahmedcbdicalicali1207 ปีที่แล้ว +1

    We are Somali we are Muslim our first enemy is Amharo iyo Tigray iyo Oromo our second first enemy is Kenya

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Wll qli wan ku jclhy alle dartiis wlhi alle haku xafido wadna mahadsanthy 👌♥️✍️👌👌🤝🤝👌♥️🤝🤝👌♥️✍️✍️👌👌♥️✍️

  • @saidaabukarosoble1867
    @saidaabukarosoble1867 3 ปีที่แล้ว

    Somalia guul guul guul

  • @cilmimediafilms9580
    @cilmimediafilms9580 3 ปีที่แล้ว +4

    Sow laba reer may baabiin soomaali wayntii la raadinayay
    Hawiye iyo daarood ayaa la daadagay somali wayntii la raadinayay mudada badan

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 ปีที่แล้ว

    asalaamu caleykum walalkey Qamus waxaan kugu hambalyeynayaa shaqada aad u hayso umada somaliyeed guud ahaan inta ku hadasha afkaan waxaan ahay dadka sida dhaw ula socda hambalyo markale

  • @garaadofficial8992
    @garaadofficial8992 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allah ha kugu casumo 🤲SUBSCRIBE 2k 👈igu cawiya cudsi 🤲waye wallalayaal cudsi waye 🙏🙏

    • @MoH-yu2iz
      @MoH-yu2iz 3 ปีที่แล้ว

      Balaayo haku caawiso subscribe adoo radinayo dhimo

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 ปีที่แล้ว +1

      @@MoH-yu2iz wll mcn maxaa kudaaray sxb sare 😭😭😭

  • @bishargellowmahad1074
    @bishargellowmahad1074 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawiye and darood finished Somali dignity

    • @mubeoffline
      @mubeoffline 3 ปีที่แล้ว

      wll dadka ha kala qayb qaybinin. Hana u dhaqmin sidii awowaysheeno kale sabato ah waata maanta xagaas na dhigtay. xusuusnow xadiis nabiga scw ee ahaa ama khayr ku hadal ama iska aamus, khalad ha u fahmin hadalkayga. mahadsanid .

    • @spotluxe1885
      @spotluxe1885 3 ปีที่แล้ว

      But the ones responsible were only 4 man. Army generals Aldid and Mehdi are examples. Siad Barre was even even hiring his prisoners as army generals and advisors. His biggest mistakes along Hergisa and Boroma building. He did order stop the boming but his army generals and the prime minister advised to not to. Is crazy that those ones were from Somaliland Isaac clans to bom SNM rebels in Hergisa and Boroma.

    • @bishargellowmahad1074
      @bishargellowmahad1074 3 ปีที่แล้ว

      @@spotluxe1885 stop blame game.let us accept our mistake and move on..accepting our past mistake is never a sign of weakness but rather zeal and resilience to attain peace and stability

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @magandayan5388
    @magandayan5388 16 วันที่ผ่านมา

    Tariiqta Samaale waad sii lumini haysa ee dib usax arinka aad kasoo bilawday 1300 ee kadig 100 - 200 ACE. Boqortooyo asal ee Itiyobiya xukumaysay waxaay eheed boqortooyo Samaale waxaana la riday qarnigii koowaad waqtigii Christianka yimaaday.

  • @bonybonylove6194
    @bonybonylove6194 3 ปีที่แล้ว

    Taariikhda soobadi lake subisiskarab waan saaree

  • @abdifitaahmohamed5870
    @abdifitaahmohamed5870 3 ปีที่แล้ว +1

    waxan ubahanahay bookas wll ma igu cawi arta mesha aan ka helaa asoo bdf ah

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Amxaaro iyo tikray waa cadowga soomaliyed

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ninyahow muusiga kadaa barnaamijka aad kubilaabayso

  • @Khaalidmaxamed-ok1bj
    @Khaalidmaxamed-ok1bj 3 ปีที่แล้ว +1

    Waee

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

    Waddidaan la cunaa walaalahayo

  • @MbksheikhHssn
    @MbksheikhHssn หลายเดือนก่อน

    Quranka somaliland eku yaala bariga africa 🌍

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidu wax Dhul balaarsi ah ma ayzan sameen Dhulka Allaa ku beeray wxaaz gaalo ayaa wada Barnaamij Ay gaalo wadato Dhulka soomali dagto soomali ayaa lahaan jirtay hadana wey leeyihiin wayna la haandoonaan

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 ปีที่แล้ว

    zxp dunida magacbaan kulahayn

  • @mohaanmuhanad1482
    @mohaanmuhanad1482 3 ปีที่แล้ว +1

    Macnaha erayga somali muxu yahay sxp cwo dhan ban raadinayey isheeg adoo raaliya wxn suga sxp jawabta wx badan bn ka faidayey kuwa kale na wan rajaynayaa inaan ka faidi doono hadu alle yirahado

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal waan soo baadhaynaa.

    • @user-ip6bf4dd4s
      @user-ip6bf4dd4s 3 ปีที่แล้ว

      Asc sxb waxaan umalaynayaa inay tahay iisoo maal xoolaha kadibna lasoo gaabiyay oo layidhi soomaal kadibna somali. Allah aclam. ILAAHAY BAA OOG.

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 ปีที่แล้ว

    Way taag nan toontaa Ethiopia nah wanka ray doonaa kenyana wax uma aragno lkn kuwo reergalbeed la dhaho OO cadow ah baa markiiba hiil u soo fidinaya anagu malihin dad anagu hayb ah OO noo hiiliya lkn anaguna Alle ayaan hiil ka helnaa wana kii badiya

    • @user-xw9hr6kh3c
      @user-xw9hr6kh3c 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah ku dhowro sxb runtii xaqiiq ka hadashay

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 10 หลายเดือนก่อน

    “Somaliawheen” never existed, don’t exist and never will!!

  • @adenarabmuhumad779
    @adenarabmuhumad779 3 ปีที่แล้ว

    Wakhtigii abraham amxaradu ama xabashidu waxay daganayeen dalka yamen kasib beey soo qexeen somalidu qax kuma iman waxan ahayn afrikantii loogu yimid africa

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    Masawir somali miyaad WEYDEY?

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 3 ปีที่แล้ว

    waxa ceeb kugu ah inaad nala wadaagto buug ninkii qoray la garanayo oo ujeedadii uu doonayay ku saleeyay, kuna macmalayo boqortooyo ama saldanat been abuur ah oo beeshoodu aysan lahaan jirin , kolkaa buugan waa la yaqaan wax kaa soconaya nala wadaag please

  • @daaruliqramedia8512
    @daaruliqramedia8512 3 ปีที่แล้ว

    SOMALIDA WAXBA MAFAHMAAN MAANTE

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🫡☝🏽🦁❤️💪💎

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 ปีที่แล้ว

    Waan kula socdaa garo

  • @m.a.d5400
    @m.a.d5400 3 ปีที่แล้ว

    Itoobiya waa cadawga kowaad ,ee soomalida , wax kale ha maqlina

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว

      OGI OGI SOOMAALIDU INTAY IYAGU CADAW ISU YIHIIN ITOOBIYA INAY CADAW SOOMAALI NOQOTO KA DEER OO FOG

    • @m.a.d5400
      @m.a.d5400 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanfarah8417 shacabka somaliyeed meel ay jooganba waa malaalo, siyaasiyiinta somaliyeed ayaa qalalaasaha wada, iskuna diraya, itoobiya cadaawadeedu waa mid kusalaysan cadawad dhuled, dadeed iyo diimeed, sidaa u kala garo, oo doqoni meel la isku laayay in lagu kala guuray ayay moodaaye, dadka soomliyeed xitaa haday islaayeen iyaga uun baa walaalo isku ah, waana la heli doonaa waqti ay midoobaan imikase maha, salaad walba xiligeeda ayaa la tukadaa.

    • @user-xw9hr6kh3c
      @user-xw9hr6kh3c 3 ปีที่แล้ว

      ماشاء الله saas waa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว

    Brother madaxda soomaalida waxay ku mashquulsan yihiin hunguri iyo jagodoon

  • @abdirahmanali5605
    @abdirahmanali5605 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligen waxkas too dhaca Ethiopiankan ma ibolayno burbur ayay ku danbay donan

  • @IbrahimAhmed-eb6pq
    @IbrahimAhmed-eb6pq 3 ปีที่แล้ว

    ETHIOPIA AYAA AH KUWA WAX BOPAYA.

  • @IbrahimAhmed-eb6pq
    @IbrahimAhmed-eb6pq 3 ปีที่แล้ว

    HADAAD OGAANLAHAYD,SIDAY UDOORSOMAAN MARKUU KASOHORBAXO NIN AMXAAR AMA TEGREE, QOF SOMALI AH,MAAD DHAHDEEN TARIIKHDA ETHIOPIA,WAXATAAS ,KUTUSUNEYSYSAA, INAYNAAN KALAGARANEYN WAXA CADOW LAYIRAAHDO.
    SO WE DON,T NEED THE HISTORY OF HABASH.THE WAY THEY DON,T LIKE YOUR EXSISTANCE.WABILAHI TOWFIQ.

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaamuus waa meel Taariikh Somalyeed oo loo bogay .. Laakin waxan ka codsan lahayn Buuga Futuh al Habasha .. The Conquest of Abyssinia oo uu qoray Qoraa Yemeni ah Sheekh Sihab, oo Jihaadkii Axmed Gurey Somali ku taageertay la socday .. Bal buugaas in ay noo soo dayaan ..Jihaadkaas Somali xabashi badan ku muslimisay .. Nasiib daro Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader oo la socday dagaaladaas wuxu qoray laba buug .. laakin hal buug uun baa la hayaa .. Buugaas oo ku tusaya Geesinimada Somalida

    • @Ahmed-jama
      @Ahmed-jama 3 ปีที่แล้ว

      Xagee laga helayaa zxp buugtaas

  • @sadaammaxamed3972
    @sadaammaxamed3972 3 ปีที่แล้ว

    Wll macan waxan manta jeclaystay oo aan kaa codsanaya inad barmamij noga soo diyariso jasiirada socotra ee lasheego iney somaliya iyo yaman kumuran san yihin waxan udortay ayana ah iney tahy meel muhiim ah qofkasto aqonyahan ahan uu kagaran karo meshey kutal IYO sida ay muhimka ugu tahay dunida MAHADSANID WLL MACAN