"30 sano cidda wax qaban wayday goor ay wax tarayso garan maayo”. Sh. Mustafe X Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ส.ค. 2022

ความคิดเห็น • 184

  • @gulledtalasamelyrics
    @gulledtalasamelyrics ปีที่แล้ว +4

    MNSHA ALLEH SH.KH MUSTAFE HAJI ISMAIL ILAHAY HAKU BARAKEEYO CIMRIGA IYO CAAFIMAADKA IYO CAQLIGABA HAKUDAAYO

  • @sayloncutie2171
    @sayloncutie2171 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh Mustafe iyo Sheekh Dirir, Sheekh C/Rashid Cali Sufi khayr Allah ha siiyo intaan aqaanba iyagaan ka bartay.

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 ปีที่แล้ว +53

    Waa run, maxaase la gudboon ummadda. Waxa ummadda la gudboon inay seddex arimood ku dhaqaaqaan.
    Maadaama ay madaxdii waxba qaban la’yihiin,
    1. Marka hore aan madaxda u ducayno madaxda bal inu Rabbi soo hadeeyo.
    2. Aan ilowno qabiilka, eexda, wakhti lumiska, qaadaa, wahsiga iwm, oo aan garabka isqarabsanno.
    2. Shaqo aan u dhaqaaqno, (wax soo saar) beero, kallumaysi, ceelasho oo la qodo, warshado la aasaaso, dharka oo la samaysto iwm.

    • @MohamedOSMAN-dp2pz
      @MohamedOSMAN-dp2pz ปีที่แล้ว

      Masha allah lakiin ruuxa waxa uu aqonin ma qaban karo askartan wa in layska wareejiyaa oo uu caqligooda noqday mujahidiin ban nahay wadankaa u so halganay. Waa in la hela xirfadyaqan wadanka samata bixin kara

    • @juweyriyaahmed7509
      @juweyriyaahmed7509 ปีที่แล้ว

      Masha allah walal ilaahay aqliga iyo fikirkaba haku barekeyo.

    • @bashe3051
      @bashe3051 ปีที่แล้ว +1

      Ku dar inaan ilawno Somaliland? Yaa! Ilayn waa halka aad usocotid.

    • @abdallahjama9007
      @abdallahjama9007 ปีที่แล้ว +1

      @@bashe3051 umada muslimiinta ah Inta midoobi karta ha sii midowdo intuu ilaahay dawlad islaami ah ina siinayo
      Sax miyaysan ahayn wll
      Somali oo dhan dhibaato way Soo martay wayna wadaagaan

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 ปีที่แล้ว

      4) kudar inad dadkina kasartan cuqdada naceybka cuqdada ad uqabtan umada somaliyed kuna soo birtaan

  • @ikranmohomed9933
    @ikranmohomed9933 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allaah tabarakallaah ilaahay subxana watacala haku xifdiyo Allaahuma amiin yaa rabi ❤️🥀

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah sh.mustafte ilaahey nolosha aduunyo iyo ta aakhiro buu fahansiiyey

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheekh ilahey cimrika haakuu barakeyaw my sheekh , my motivater, my leader

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 ปีที่แล้ว +6

    MaanshaaALLaah Sheekh Mustafe ALLaha kubarakeeyo

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalahu khayr sheekh mustafe

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 ปีที่แล้ว +3

    Shekhaygii alle runtaa adno shegtay ilahay hanagu anfaco janadana alle haynagu kulmiyo dar ilahayban ku jecelaho wllhiye❤❤❤🤲💫

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx ปีที่แล้ว +24

    Cheikh Mustafa , wa scientific , wa run sheg , wa visionary , wa sheikh nadif ah , oo qalbi fican , wa cheikh wax akhriya , wadan dhulki umada ka dhexeyay in yari eey weegaratay . Its finished

    • @abdirahmansuleiman99
      @abdirahmansuleiman99 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah wanjeclahy sheikhan runtii

    • @abdisamadadam1901
      @abdisamadadam1901 ปีที่แล้ว

      Wad noqon kartaa intaba

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx ปีที่แล้ว

      @@abdisamadadam1901 ok sorry , hadi aad cheikh kale aad ledahay ,

    • @abdisamadadam1901
      @abdisamadadam1901 ปีที่แล้ว

      @@SH-bw5fx miya ku iri shekh kle lyhy

  • @osmanhassan8994
    @osmanhassan8994 ปีที่แล้ว +33

    Sheekha Soomaali ka faaideysan weydey! لقد أسمعت لو ناديت حيا. ولكن لا حياة لمن تنادي!

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile ปีที่แล้ว

      Hahah لا حياة لمن تنادي ishad ka Tuurtay wle

  • @shukriali5960
    @shukriali5960 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHAA ALLAHA SHANSHA ALLAHA SHIIKH MUSTAFA ALLAHA HAKUU XAFIIDO AMEEN. FRÅN SWEDEN✨✨✨✨✨✨✨✨

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +3

    Mashallaah 💎💎💎💎💎💎 that's true story ❓😭 jzk kheyr sheikh ❣️❣️❣️❣️🕋🕋🕋🕋 mH

  • @faysalmaxamuud2047
    @faysalmaxamuud2047 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay.caqla.cafaamaadka.cimriga.hakuuudaayo.isha.alaa

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarakallaah shiikh mustafe alle haku xafido 💜

  • @Ahmed40662
    @Ahmed40662 ปีที่แล้ว +2

    shiikh mustafe allaha barakeeyo mar walba runtuu ka hadlaa Allow yaa uurkiisa eega waxuu aaminsanyahay somalinimo iyo midnimo iyo wax wada qabsi laakiin haduu bareero ragii dadka xoraystay ayaa jeelka mandheera u taxaabi Allaha ku xifdiyo shiikheenoow..aamiin..

    • @abdirahmanali297
      @abdirahmanali297 ปีที่แล้ว +2

      War somaali hadey u xuntahay
      Awal 5 ayay ahaydba...
      Hada 10 ayay maray iyo mid walba calan gooni ah wato , reer walba dawlad
      Koonfurta baaa 5 hada laga dhigay,
      Waqooyiga ama somaliland booca ayaa loogu tukubaya
      In la sii kala qaybiyo ayaa la donaya
      Dib danbe aanay iskugu Iman
      Ilaahow burcad qalbiyadeena isku Mari
      🤲🤲🤲🤲

    • @MahdiHagi
      @MahdiHagi ปีที่แล้ว

      Muxaadarada dhegeyso intaad somali iyo siyaasad aan jirin ka hadlayso. Aqoon krodhso adeer.

  • @nassiimotechnical8011
    @nassiimotechnical8011 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku xifdiyo sheiykhunaa mustafe

  • @milanomd989
    @milanomd989 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 ปีที่แล้ว

    Ma sha ALLAH.
    meelaha aankaasugaynay inaad kasohadasho waankaa hayna. Ma sha ALLAH.
    Noam Chomsky hadaadba warkiisa haysid shaikh wax badan ayaad fahansiinkarta dadkan ilbaxnimada sida qaldan ufahmee somalia laharay ee nalagu saliday.
    Jazakallah.
    Wax badan uu'Quraan'ku sheegay scientifically aad kusobandhigtay meesha ardayda way ubaahantahaye fadlan so kordhi in sha ALLAH.

  • @xuseencarab4733
    @xuseencarab4733 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @bashe3051
    @bashe3051 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idin soo hadeyo Sheikh Mustafa iyo dhamaantiin. Kuwa lunsan ee habaabay!

  • @ahmedabdiaidid7052
    @ahmedabdiaidid7052 ปีที่แล้ว +10

    Alla cimriga iyo caqliga ha kuu barakeeyo

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 ปีที่แล้ว

    Sheikh mustafa waa caalim khabiir dawada dalka iyo dadkaba yaqaano
    Wuxuna cuskanayaa jirid adag oo ah manhajka munazalka🌹🌹🌹

  • @jaamacsaleban8412
    @jaamacsaleban8412 ปีที่แล้ว

    Mshllh sheikh mustafe

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha barakeeyo sh mustafe yaa waxku qaadanaya waa umad qabyaaladi dhago tirtaye

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 ปีที่แล้ว +1

    sheekh mustafe alle cimriga iyo caqligaba hakuubarakeeyo.

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 ปีที่แล้ว +5

    Waan ka xumahay sh.mustafaw inaad la hadasho umad aan istaahilin in lala hadlo

    • @ju5661
      @ju5661 ปีที่แล้ว

      😂

  • @user-ut2ux4xm2q
    @user-ut2ux4xm2q ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @XamseMaxamed-cf1fz
    @XamseMaxamed-cf1fz ปีที่แล้ว +1

    Waa run walaahi

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran ปีที่แล้ว

    Allah barakeeyo sheekha waa runtii

  • @daauud77
    @daauud77 ปีที่แล้ว

    Mufakir sh mustafe Ilaahay ha xafido

  • @maxamedyonis8476
    @maxamedyonis8476 ปีที่แล้ว +1

    Jisakallahu khyr sheekh

  • @jamanuux5171
    @jamanuux5171 ปีที่แล้ว

    masha alah

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 ปีที่แล้ว

    maashallah sh Mustafa

  • @maxamedcabdi4209
    @maxamedcabdi4209 ปีที่แล้ว

    Maash Allaah

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikha waa qof cilmi dherada leh allaha barakeyo sheikhan ayey ubahantahy dadka iyo dalku

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 ปีที่แล้ว

    Mashaalah sheikha mustafa xikmadiisa Somali hadaan nahay goormaan ka faaideysan doonaa waa yaabe. JZK sheikhuna caziz

  • @suadkassim5102
    @suadkassim5102 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaa cisak sheekhuna muxuu run sheegay allow adaa noo maqan

  • @mohamedibrahim8894
    @mohamedibrahim8894 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha kuxafido

  • @ilameerayso9160
    @ilameerayso9160 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh mustafe Mufakir kii telesomta hagaajin jiray markay khalkhasho .

  • @khadarapdirhman
    @khadarapdirhman ปีที่แล้ว

    Wlhi that is a question 🥺💯💯

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa runta sheek

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 ปีที่แล้ว +1

    Love him

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekh ilahay dhuulka u Somali siiyay Dadka kale mi siin ya Alla

  • @kawsarcabdilaahi31
    @kawsarcabdilaahi31 ปีที่แล้ว

    الله يحفظك

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 ปีที่แล้ว +2

    Sheekheena alle ha barakeeyo si toosa ayuu ulahadlay haday wx fahmayan

  • @asadyusuufcaliasadyusuufca1635
    @asadyusuufcaliasadyusuufca1635 ปีที่แล้ว

    Ilaahay wax xun kumatuso ayaan daro adagio haysana around yahankaa weyn ayeeynu kafaaidaysan weyney hadaan ahaan lahaa hogamiyaha dalkeyga s/land waxaan kadhigilahaa lataliyaha qaranka dhinac walba ilaahay kudaa sh. Mustafa

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 ปีที่แล้ว

    اوافق الرأي

  • @luqmanmahamed3281
    @luqmanmahamed3281 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allaha barakeeyo sheekha

  • @jamanuux5171
    @jamanuux5171 ปีที่แล้ว

    Anagoo dhalin yaro badana waxan in badan idinka sugayney inaad muxadaradii sh dr cabdibasit noo soo gudbisaan.

  • @yacquubhassan6649
    @yacquubhassan6649 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha kaa abaal mariyo anagana Allah ha nagu anfaco

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah
    Was kulan Loo bahnaa

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 ปีที่แล้ว +7

    waa ayaandaro inagoo 31 sano nabad haysanay inaynu qarnigii 21'aad aynu ku dul socono ciid iyo dhagax, khayraadkii dhulkeenana aynu ka faa'idaysanwayno. waxaas oodhan waxa inoogu wacan juhalaaga inoo taliya ee aynu qabiilka ku doorano.

  • @muse-deeqwarsame917
    @muse-deeqwarsame917 ปีที่แล้ว +1

    Waa su,aasha aan is waydiiyo ,xataa al aan cid iga qancisa maan arag goorta aynu qaangaadh noqonayno ?

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 ปีที่แล้ว +2

    We need to change muse bihi abdi

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdu tabty sheekh Mustapha alle haka abaalmariyo aynu isku tashano .

  • @user-bv8vc7sd6l
    @user-bv8vc7sd6l 8 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @siciid9618
    @siciid9618 ปีที่แล้ว

    Haa waa sidaas

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 ปีที่แล้ว

    Alleh ha ku dhwro inzhlah sheekh muztafe x izmaail haaruun

  • @khaliddayib1609
    @khaliddayib1609 ปีที่แล้ว

    Wuxu Ka Aqoon Badan YahaY Badi Kuwan ina HogaamiYa Ee MadaxtinamDa Ku Looltamaya😇

  • @Alhijrquranonline2742
    @Alhijrquranonline2742 ปีที่แล้ว +1

    Ma jeceshay Barashada Qur’anka Karimka hab online ah nagala so Xidhiidh TH-camkan Shamsul culuum online

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว +2

    SH.ADIGU maxad 30 ka sano uga qayb qadan weyday waxa aad isleday waa la hareer maray weli hlkaa wax ka bedela matidhi☝️☝️

    • @mohamednimco7314
      @mohamednimco7314 ปีที่แล้ว +3

      Waar waruntii dee maxaa 30.ka sano inoo qabsoomay waar sheekha afka ka dhig 30 sano wacdi iyo diin buu waday dee.

    • @SportsYYT
      @SportsYYT ปีที่แล้ว

      30 sano wuxuu ilaahay u abuuray ka muu gaabin aakhiro & aduunba wax ka baylahay miyaad aragtay nala wadaag bal adaan aragtay ma qabo haday jiraan

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว

      @@mohamednimco7314
      Ina Nimco somaliland 30 ka sano wixi u kordhay nin ragunba og Sh.mustafana allh hadhowree aflagado uma quudhne

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 ปีที่แล้ว

      @@puresomalilander6951 wixii qabsoomay noo sheeg raganimo iyo dumarnimo laga ma hadlinee

    • @user-un1gx1xs2f
      @user-un1gx1xs2f ปีที่แล้ว

      @@moderninformation7931 Wixi ka horeeyey ee qabsoomay noo sheeg?

  • @jamanuux5171
    @jamanuux5171 ปีที่แล้ว

    waxan idinka codsanynaa inaad noo soo gudbisaan muxadarii sh. cabdibasit

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Mustafe wad mahadsanaty lakin 30 sanadood siyasyin iyo kaabo qabiilo yanu guryo, ganacsi iyo hanti siday uu heli lahayeen uu xiiqnay.

  • @axmedadam6563
    @axmedadam6563 ปีที่แล้ว

    Jazza kala khyr allow dadka noogahaaji

  • @haykalmustafe6878
    @haykalmustafe6878 ปีที่แล้ว +5

    Really alluhu akbar

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 ปีที่แล้ว

    Maasha allh sheekh alle haku barakeeyo

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว +1

    Waa fashiliin 30 sano biyo la aana

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +5

    32 sano kadib hargeisa biyo maleh oo light dowlada bixiso majiro schoolada caruuraha waalidiinta bixiya muuse dowladi bariga jirtey ayaa free wakubartey waliba America scholarship udirtey Ciro free buu waxkubartey ambassador buu ahaa feysal waalamid dowladii sidaa aheyd qabiil baa laguridey lacagtii umadana waalaboobey waana sidaa sababta loosocdey

    • @jimcaleyare5135
      @jimcaleyare5135 ปีที่แล้ว +1

      Dawladaasi khayr ma lahayn shacab dhisan Oo is ogol oo aan la hubin in dib loo heli doono ayay heshay markasay dumiyeen guryo la dhiso waxba maha lkn dad dhisan oo isku qadiyada oo is ogol sida lagu hela adag

    • @user-un1gx1xs2f
      @user-un1gx1xs2f ปีที่แล้ว

      Hooya da was.

    • @Yonis5
      @Yonis5 ปีที่แล้ว

      Beenaale!

  • @Innamadar
    @Innamadar ปีที่แล้ว +1

    Shekh musta ilahay ha ku xafido. Runta ayaad u sheegtay dadka meesha 30 sano ayaanu dawolad tahy ka bixi waayay. Walahi markasto oo Hargeisa tago niyad jab ayaan kala so noqoda. Dadkii duruf adagy ayay ku jiraan

  • @saidisse3087
    @saidisse3087 ปีที่แล้ว

    Anigu Sh. Mustafa waan dhageestaa,waana xushmeeya balse waxaan waayey meel u ku sheegay inaan Wadanka la kala jirin
    oo fikar kaa qaldan yahay
    Ama Isxaaq dowlad ha noqdo
    Sidee sh.Siiro AUN
    Fadlan iso qora haddi u arintaan Ka Hadley

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 ปีที่แล้ว

      Sheekh arintaa wuu ka gaabsaday sababtoo ah may bislaan arintaasi in la midoobo waxa badan baa ka horeeya in ummadu u bislaato tusaale 5 sano ka hor in la kala go'o baan aaminsanaa haddana midnimo . Waxa kale oo mihiim ah in koonfur alshabaab iska xoreyso

    • @muhyadinomer1919
      @muhyadinomer1919 ปีที่แล้ว

      Sh mustafe wuxuu kuu jiray qoladdi lagu xidhay isirkiisa berigii midnimadii khiyaanada kuu dhisnayd ,somalia waa dawlad qudhan ah oo khiyaano iyo cadalaad darro kaa jirto

    • @Mohamed-ip1vq
      @Mohamed-ip1vq ปีที่แล้ว

      Wu ka hadlay e anigaan maqlin dheh

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว

      Shiikhu waa ka hadlay marar badan.Qasab maahan inuu afka ku dhufto Somaliland ama Soomaaliya ama cali kaleeto.Lkn wuxuu muxaadarooyin badan uga hadlay in midnimadu fiican tahay; adigoo heli kara weel weyn aanay waxba kuu tareyn kuwo aad afar kala.tirsataan inaad keliya ku qanacdid.
      Sh.Mustafe wuxuu marar badan ka hadlay in Soomaaliyi qabyaaladda ka korto; maxaa yeelay waa dad yar oo ku dhex nool qoomiyado aad uga badan.
      Marka hadaad ka dhex raadineysay shiikha fikirka Somaloland waa qaldan yahay aniguna ma raacsaniye ha laga laabto taas heli maysid.
      Ogow; shiikhu waa nin weyn ma.jecla wax si gaar ah loogu dhibsanayo inuu afka.ku ballaarsho. Lkn shiikhu sheeg in midnimo wax lagu gaaro; tafaraaruq iyo kala tag aayado quraan ahi ka hadleen oo ay ummadda u horseedo fashil iyo guuldarro.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

      Islaamku midnimada ayuu xoojiyaa iyo wada jirka Sheekhuna siyaasi ma aha ee waa nin diin ka hadlaaya markaa marnaba ma dhiiri gelin karo kala tag. Hadda la kala tegye maxaa la faaiidey after 30 years

  • @laraahmed6592
    @laraahmed6592 ปีที่แล้ว

    ٣٢ saano

  • @barkhad100
    @barkhad100 ปีที่แล้ว

    Isbadalka shkhu sheegay muxaadiro kuma iman karo e nolosha dadka hakala qayb qataan ama ha iska hadlaan uun waligood khamiisyo cadcad intay soo xidhaan.

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi shacabka Somali dalkoda waxay kadhigen inaysan lahen dalkoda waa daadka adunka ugu liito markas ayay iska dhigen siiyasin Somali matalayan

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 ปีที่แล้ว

    Muse son of hell fire 🔥

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 ปีที่แล้ว +1

    Waa waxa nagu haysta hargeisa 31sano biyo la aan caafimaad la aan waxbarsho la aan cadaalad la aan hadana dawlad sheeganaynaa waxa 31sano la qabanwaayay ma aakhiraa la qabanayaa

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 ปีที่แล้ว

    Walhi waa runtii sheeikha anaa akaryy yadoo sharkado Badani gubayaan wxay soo saren oo kabatay wxay rabeen iny soo saran

  • @moh4127
    @moh4127 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad
    100% waa hadal xaqiiq ah laziness iyo doqoniino weyn
    Wadaadan kala gafuurka xun iyo siyaasiintuba waa ka mid dadka dalka dib u riday.

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว

    Ibnu khalduun ii macneeya. ..

  • @muhyadinomer1919
    @muhyadinomer1919 ปีที่แล้ว

    Sh mustafe haarun xaqiiqdu kaa hadlay

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 ปีที่แล้ว +1

    Umadan qabyaalad iyo jahli baa isgu darsamay oo xal. Ma hayaan ilaa ay siyaasi danaysta ah ka xoroobayaan sidaasuun bay ahaanayaa

  • @user-lc1pe2ey4p
    @user-lc1pe2ey4p ปีที่แล้ว +1

    Kitaabka alle iyo sunnadiisa waa in lagu noqdo oo la ogaado waxaan dimuuqraadiyada la yidhahdo miyay banantahay

  • @Bn99757
    @Bn99757 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah ilahay khayr ha siiyo wadada ama sheekhyada somaliyeed… lkn Waxan fahmi wayay umada loo khudbadeynayo ma English iyo Arabic ayay Ku hadasha mise somali…. Inta somali erey laga yidhi iyo English/Arabic waxa yar somaliga.. marka sheekhyadu iyagaba qayb ka ah in afsomaligu buro… subxan..

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 ปีที่แล้ว +1

      Dadka loo qudbenayaa somaliga suuqa ayey hayaan

  • @abdikadiromar5467
    @abdikadiromar5467 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhu waa sheeko fiican yahay, wax badanna waa ka sheekaynayaa, se ma inoo sheegi karaa waddada aynu 1000 dhalinyaro shaqo ugu samayn kari karno, sheeko ma doonaynee

    • @90films69
      @90films69 ปีที่แล้ว +1

      Horta adigu diyaar matahay baa ka horysa

    • @abdirahmanadenhassan9665
      @abdirahmanadenhassan9665 ปีที่แล้ว +2

      Wall sheeku wuxuu ka hadalyaa waa mabaadii guud ee maaha arrin farsamo, si ku dhalin yaro ah loo shaqaaleeyana waa wax fudud. Haddii ta hore kuu saxanto.

    • @sacdiyaomar7613
      @sacdiyaomar7613 ปีที่แล้ว

      Ma

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 ปีที่แล้ว

    Aqoontu ciyaar maaha.
    Mustafa iyo Dr Samatar waan dhegaystaa runtooda.
    Waa mujaahid iyo snm waaa taariikh..laakiin maanta waa in la shaqeeyaa.
    Ma soconayso in la yidhaa waa Nin Reer Hebel ah.
    18 may iyo Riwaayadbaa lagu jiray 31 sano oo bilaa school ah.
    Bilaa biyo ah,bilaa dariiq ah.
    Gaajo iyo caafimaaddaro

  • @ckhaliqapdilahi7048
    @ckhaliqapdilahi7048 ปีที่แล้ว +1

    This is fact lakin Adero Mustapha kaliya kawacyagali in dalka lagu dhaqo Diinta islamka

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu laftiisa ayaa appdate u Baahan sheekh mustafaw faylasuufka yuhuudiga ah warkiisa Inaga daayoo adigu dalka beero ma Ka samaysay khayraadka bada se ma Ka faaiidaysay

  • @Somaliland_News
    @Somaliland_News ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu buugagpu qorilaha si uu dhaxal uga tago ummada

  • @sakiyadeganhenna2320
    @sakiyadeganhenna2320 ปีที่แล้ว +1

    Dad Han wayn isla wayn baryo badan somali iskugu cadhooda hebel waxba ima siin yaab
    INTA SHEEKHA AFKA KU TAAGYSAA WAA INTA WAALIDKOOD SUBAX WALBA AFkA KU TAAGTA

  • @hamsehussen5179
    @hamsehussen5179 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq walhi sheek ruuntu tabte inuunbaa cunaysa wixi wax qaban laha

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 ปีที่แล้ว

    Sheekh bal weydiii 30 sano.ka dib waxa ay qabanayaaa. Fayaal iyo ciro iyo muuse shiini iyo inta bada raacda

  • @axmedsiciid4721
    @axmedsiciid4721 ปีที่แล้ว

    Asc sh mustafe waa run lkn bal horta culimadu ma saxan yihiin caamada iskaba dhaafoo gabaygii seyidka waxa uu ahaa culimada sidii baaniyaal beledka gaal joogta baabkii allaa laga akhriyey iney beloobeene iney belelka naareed ku dhici ba a ye yaa u sheega

    • @samsammaxed4545
      @samsammaxed4545 ปีที่แล้ว

      Wllo soomaliya markay dawladeedii dhacday ee dadkii kala carary waxa kadabo tagay waa culimo waxa wadamo gaalo masaajid ka dhisty waa culimo maaha maamul usku sheegyada reerahooda ushaqeeya dalkana waxa maxado madaaris jaamacado masaajid dhisay waa culimo illhy soomali intaa ay haysato culimo ayuu ugu soo dhiibay oo garansiiyey
      Markaa waxaan kuu sheegayaa markaad qoraal qorayso waa laga fiirsadaa

    • @axmedsiciid4721
      @axmedsiciid4721 ปีที่แล้ว

      Hhh wlo waa run lkn anigu waxaan u soo qoray gabay uu tiriyey seyid m cabdule culimana waxa laga rabaa iney horta iyagu midoobaan

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 ปีที่แล้ว

    Kuwan sheekha Ka laad laadow idinku Maxaad tartan carabkiini ayaa laga Aman layahy Alle ha xifdiyo sheekha

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade ปีที่แล้ว +8

    Dajinta manhaj waxbarasho oo ku salaysan khayraad-ka wadankeeeena waa laga maarmaaan.
    Barashada dhaqida Xoolaha, Beeraha iyo kaluuumaysiga.
    Schools-kiina waaxa la isu xambaaariya buugaag qasaara ah oo tahriiibkay dhalaaan.

    • @MohamedOSMAN-dp2pz
      @MohamedOSMAN-dp2pz ปีที่แล้ว +1

      Mashaa allah dhibta wadanka waa waxbarashada iyo askartan ku hayso mujaahidiin ayan nahay oo aan wax xirfada laheyn.

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade ปีที่แล้ว

      @@MohamedOSMAN-dp2pz Walaalo Gumaysi xagga fikirka ah ayaa jira oo Reer Europe inagu hayaan. Bilowgii hore ee dhismaha dalka waxaa Manhajkeena Waxbarasho gacanta ku dhigay. Waxay inoo dajiyeeen Manhaj Jiho-wareejin oo ah in Caruueteeena lagu tarbiyeeeyo ama labaro wax aaan faa'iddo lahay oo soo saaraya dhalinyaro tahriiibta.
      Masuuliyadda waxa leh Bulshada, culumada, aqoonyahan maaadiga iyo Siyaaasiyin.
      Dareeeenku wuxuu kayimaaada bulshada, waxaa gudbiya culumada iyo aqooonyahanka, Waxaaa fuliya oo hirgaliya Siyaaaasiga.
      Ilaa hadda anigu ma arko dareeen xoogan oo bulsho.

    • @MohamedOSMAN-dp2pz
      @MohamedOSMAN-dp2pz ปีที่แล้ว

      Waasa waxan weyanahay professor nacnac caruurta noogu sameya caruurtii ariga noo raci jirayna waxey leyhn waxban baraynaa

  • @allamanaredhere2685
    @allamanaredhere2685 ปีที่แล้ว

    Shiikhu wuxuu ka hadlay cilmi adilada iyo nasuusta ku cad tajrubada bini adaamkuna xaqiijisay ee falsafad maaha . Falsafad waxaa la yiraahdaa aragti aan xaqiiq cilmi iyo caqli fayoow midna cuskanayn ee malo iyo ismoodsiis ku dhisan . Shiikha ilaahay ha xifdiyo

  • @Mmy713
    @Mmy713 ปีที่แล้ว

    SHEEKH WAA LAGA WANAAGSANYAHAY IN AAD FAYLASOOFADA YUHUUDA IYO KUWA GAALADA EE AAD MAR KASTA TUSAALE U SOO QAADATO ADIGOO HAYSTA QURAAN IYO XADIIS IYO AQWAALU ALCULAMAA.

    • @abdirizakhassan1073
      @abdirizakhassan1073 ปีที่แล้ว +1

      Asc.
      Waxa uu ayad iyo xadiis akhriyayo dhagahaagu ma maqlaan miyaa

    • @Mmy713
      @Mmy713 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakhassan1073 sheekhu faylasuuf inuu soo hadal qaado waa laga wanagsanyahay intaas weeyi macnuhu

    • @crisaqgoole8217
      @crisaqgoole8217 ปีที่แล้ว

      Aqoontaa ma leedahay adigu waadigan culimada waaweyn af ka ku taagayee ilahay ka xishood waryaa

    • @Mmy713
      @Mmy713 ปีที่แล้ว +1

      @@crisaqgoole8217 waar niyow wax khaldan ma odhan kaliya waxan idhi waa laga wanagsanyahay faylasuuf warkiisa.

    • @crisaqgoole8217
      @crisaqgoole8217 ปีที่แล้ว +1

      OK kkkkkk waad sax santhy sorry yuhuuda markan arkay ayan booday.thankss

  • @invisiblehand.5125
    @invisiblehand.5125 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu si wayn ayuu u hadlay hase ahaate dadka cuqdada qaba il fayaw waxba kuma arkaan .

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 ปีที่แล้ว

    Shikh runtaanku jeclahay kaliya diinta kamahadlo ee xataa danta dadka ayuu jahadlaa

  • @maxamedxuseen784
    @maxamedxuseen784 ปีที่แล้ว

    BASAL IY0 TAMANDHO AYAYNU BEERRAN KARI WEYNEY OO DEBEDA KA IMANAYSA WAA WAXA UGU FUDUD EE LA BEERO WAXAANA SOO DHOW XILI WAX LA OONTO LA WAAYIDOONO KUTALAGAL LAMA SAMAYSAN DAWLAD LA AAN DAD LA AAN IGA DHEH SHEEKH MUSTAFA ALLE HA KU XAFIDO