MAAME LAKI XILIYADAN QALBIYADA JABAN OFFICIAL VIDÉO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • ERAYADA ABDIRASHID TIXMAAL
    LAXANKA CIMRAN ZAJI
    MUSIC. ‪@samiirzaam‬
    CAMERA 1 ‪@AmiirAhmed1‬
    CAMERA 2 ABALOW
    CAMERA 3 SHATI
    EDHITING ‪@AmiirAhmed1‬

ความคิดเห็น • 150

  • @XiisMuxumed
    @XiisMuxumed ปีที่แล้ว +27

    Wow 🎉

  • @rahmoroose.
    @rahmoroose. ปีที่แล้ว +17

    Qofki oogu horeeyay oo heestaan daawaday ii diwaan galiya ❤❤

  • @ronyjama3773
    @ronyjama3773 ปีที่แล้ว +23

    Xilyada qalbiyada jabaan
    Xasuus kama soo kabtaan
    Xanuun kama raynayaan
    Xoriyad kuma jiri karaan
    Xali iyo hoy lama siyo sharaf
    Xumahaa laga goobayaa
    Xadgudub weyn qabaan
    Xaqooq dadnimo rabaan😕
    Ee aan xagaga lumin
    Xargaha dookheena jarin
    Xasidka hadalkiisa dhugan
    Xaqiiq ma isku dharanaa😔
    Xiriirada eega jira hayti waxaa ku nacay xaqiiqada
    Taaliyo inaan xushmad la isku hayn
    Xiisaha malmaha socdana
    Adoo ogayn ayuu I xanibay
    Xalna kama waara oo mar
    Buu xadhigii goaaa🥺💔😭

  • @Madridista686
    @Madridista686 ปีที่แล้ว +28

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 ปีที่แล้ว +7

    Hees lee maa la marayaa mise qalbiga ayaa la iska tabanaa ❤❤❤ keep pro mame and all aaxbta kle

  • @NastexoXashi
    @NastexoXashi ปีที่แล้ว +7

    Heesta 😢 anoo qalbi jab ihaye so baxde hees majecli lkn tan saaid ee tabate❤

  • @Faamcozy
    @Faamcozy ปีที่แล้ว +9

    Maame Laki heestan dhiigey dhaqaajineysaa 🔥

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid ปีที่แล้ว +10

    Ku saliya nabigeena muxamed scw❤

    • @hiboaadan7297
      @hiboaadan7297 11 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalim naxriis iyo nawat galyo kurkiisa xa axaato scw 😭😭😭😭😭😭

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +25

    KU salin Nebigeena Muhammad scw 😢❤

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid ปีที่แล้ว +3

    Maame laki illahay codka hakuu barakeeyo ❤❤❤

  • @obsinantube2060
    @obsinantube2060 ปีที่แล้ว +5

    I am from oromo I like somali music

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +18

    Waxan ku rajaynaya nolol qurxon
    Waa kalmadii udanbeyey ay iskusi macasalameyen mucashaqinta wakhtigu ciilay😢

    • @maxamedshire7974
      @maxamedshire7974 ปีที่แล้ว +1

      Opopopop qalbi jab waaye hesetn

    • @khaddarmaxamed808
      @khaddarmaxamed808 10 หลายเดือนก่อน

      😢 waad ku jirta kolay kuwaa
      Wixii badfahansanty

    • @saacidolol7379
      @saacidolol7379 10 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢

  • @m.walimusic
    @m.walimusic ปีที่แล้ว +7

    All the best shardi production

  • @FalisMaxamed-tr3qs
    @FalisMaxamed-tr3qs 11 หลายเดือนก่อน +3

    Xiliyada qalbiyada jabaan xasus kama soo kabtaan😢💔😢

  • @Baabkasool
    @Baabkasool 4 หลายเดือนก่อน +1

    from tiktok❤

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o หลายเดือนก่อน +1

    Oui Oui Oui Oui Oui habibi qali 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alinoormuhamud4392
    @alinoormuhamud4392 ปีที่แล้ว +3

    Wow🎉 another hit 🎯❤

  • @MoHalataa-qe2xf
    @MoHalataa-qe2xf ปีที่แล้ว +1

    Maami laki proHadaaan kahayaa heestii heesaha hore usoco my pro🫡

  • @abdighaniomar4539
    @abdighaniomar4539 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi haleeey liqalbi jiwiyay marwalbo walii qalbi jiwiyaa dacaad nimadaa iwiiqdaay😢

  • @Abdirahmanus
    @Abdirahmanus ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢😢😢😢😢
    Igadaaa xasuusaha
    Qalbiga Ayaan kadulmanahee
    Igadaa xasuusta qalbiga
    Ayaan xabsi ka ahay
    Waligaa qalbiga maxbuus makanoqotay😢😢😢😢😢😢😢

    • @ziham_ayanle
      @ziham_ayanle ปีที่แล้ว

      🥺

    • @Abdirahmanus
      @Abdirahmanus ปีที่แล้ว

      @@ziham_ayanle Wali dunida waxba kama arag ayaa umaleyaa

    • @shakirahhassan2525
      @shakirahhassan2525 ปีที่แล้ว

      Xanunka aan lagula fahmeyn aba taas ah si kasto xanunkada ushegtid ama u qarisid waa isla Halkin maxbuus cashaq

    • @Abdirahmanus
      @Abdirahmanus ปีที่แล้ว

      Hada ani miyaa iijeedaa dunida waxba ka aragon

    • @Abdirahmanus
      @Abdirahmanus ปีที่แล้ว

      @@shakirahhassan2525 thank you very much
      Aqliga alle hakubarakeyo

  • @yasiinnaymar7495
    @yasiinnaymar7495 6 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan 5 million by u qalanta

  • @FatimaAhmed-mx5zu
    @FatimaAhmed-mx5zu 11 หลายเดือนก่อน +1

    16/11/2023 baN mntaH dhaGesaN allaH xanunoww💔😭

  • @faysalyare1574
    @faysalyare1574 ปีที่แล้ว

    Xiriirada eega jira
    Xayaati waxan ku nacay
    Xaqiiqada taalo iyo inan xushmad lagu suhayn
    Xiisaha maalmaha socdana adoo ii xaniban
    Xadnaba kama waaro oo marbuu xarigii go aa.
    Wow!!!
    Hees walbo ma dhageysto. Tano kale waa hees iyo badh.

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 ปีที่แล้ว +3

    Horta suaal somalida galada miya ku soo badatey sbbto meel music laga dhageysan mx igu soo hdl qadi ilhy io nabi wr ilhy ka cabsada pls dadka like saro la yabey anigo

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 ปีที่แล้ว +2

    2:32 walee 2:42

  • @MaskaAbdi-hq8zg
    @MaskaAbdi-hq8zg 3 หลายเดือนก่อน

    Abowe runtii ani qalbi jab Aya ihayo💔💔💔wan waye wilkan jeceela safari Jira waliba school

  • @najaxlove4647
    @najaxlove4647 ปีที่แล้ว +1

    Xiliyan qalbiyada jaba xasuus kma so kbtan😢❤

  • @Hodan-sl8hc
    @Hodan-sl8hc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jacaylka 2024 wa kumeel gaadh💔💔😭

  • @dhuuxmaxamed4123
    @dhuuxmaxamed4123 ปีที่แล้ว +2

    Xiliyada Qalbiyada Jabaan Xasuskama so kabtaan Xanun Kama raynayaan💔😒 Marka Qof Ku ogayn Jeceshahy

  • @HadimoJaceyl-ip7iv
    @HadimoJaceyl-ip7iv ปีที่แล้ว

    Kep going bro

  • @asmcadey2759
    @asmcadey2759 5 หลายเดือนก่อน +3

    16/5/2024🥺💔

  • @mohamudhasan2676
    @mohamudhasan2676 ปีที่แล้ว

    Sxbky qaliya Maame laki horey u soco sxb

  • @khadramohetabdikhadramohet9226
    @khadramohetabdikhadramohet9226 ปีที่แล้ว +1

    Wllky mame ❤

  • @Faatush19
    @Faatush19 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Abdirizak Arab ku ficnaa 😊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    Mama laki big legend

  • @DahiroMohamed
    @DahiroMohamed 10 หลายเดือนก่อน

    Xeleyda qalbega jabaab😢😢💔💔

  • @XariirMubarig
    @XariirMubarig 8 หลายเดือนก่อน

    Xiliyada qalbiyada jabaan xasuus kama so kamtaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @afnaanqurux4086
    @afnaanqurux4086 11 หลายเดือนก่อน

    Xiliyada qalbiga jawan xasus kama sokabtan mante I hesata💔😫😭🥺

  • @OdiKaarto-f6e
    @OdiKaarto-f6e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee ii Qiyaantay 😢

    • @Mohamedzitaar
      @Mohamedzitaar 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk😂 waad iga qoslisay runti😂

  • @smiler42
    @smiler42 ปีที่แล้ว +4

    Perfect voice ❤

  • @Hodan-sl8hc
    @Hodan-sl8hc 5 หลายเดือนก่อน

    Wallhi qofna jacayl han gu aamin 💔💔💔😭😭😭

  • @abdiadam296
    @abdiadam296 ปีที่แล้ว +1

    Horta jacaylka yaan ugu dacwonaa 😢

  • @samaandhalad55
    @samaandhalad55 ปีที่แล้ว +2

    13/9/2023 waqti aan waligey hilmaami donin bey hestana sobaxday😢

  • @maxamedjokar1357
    @maxamedjokar1357 ปีที่แล้ว +1

    Inta heesta Tiktok kasoo aragtay 🙏

  • @drshuaibmustafa2848
    @drshuaibmustafa2848 7 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @djmaahir2473
    @djmaahir2473 8 หลายเดือนก่อน +1

    inta tiktok kasoodawatay😊😊😊

  • @UmalkhayrAhmed-v5s
    @UmalkhayrAhmed-v5s ปีที่แล้ว

    Waa heesta kaliyan iska gaysto saabab laa an😂😊

  • @switsucad6955
    @switsucad6955 ปีที่แล้ว

    Axxx walalkey cod dahab sidhe iyeshay❤❤
    Wanba isu daranay moho aniga iyo adhiga
    Mame laki❤

  • @m.walimusic
    @m.walimusic ปีที่แล้ว +1

    The legend maame keep up

  • @XassanMohamed
    @XassanMohamed 9 หลายเดือนก่อน

    😢❤jecelow maaxaad aheed

  • @Maryanidiris2000
    @Maryanidiris2000 11 หลายเดือนก่อน

    Mar boo xariheey go aa

  • @zuuz483
    @zuuz483 ปีที่แล้ว

    OMG Tan hees wey dhaafty ❤😮

  • @MMH-f4v
    @MMH-f4v ปีที่แล้ว

    Sxpkey Shardi gacantada wa fadhida mashallah

  • @reergalkacyoodka
    @reergalkacyoodka ปีที่แล้ว

    Maame laki from dire dhabe marmarsa

  • @abdibadal7244
    @abdibadal7244 ปีที่แล้ว

    Emotionallyyyyy

  • @aishakhalif1955
    @aishakhalif1955 ปีที่แล้ว +2

    My home land mandera 🎉❤

  • @faatuyusuf5059
    @faatuyusuf5059 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @kaifmofarax8569
    @kaifmofarax8569 ปีที่แล้ว +1

    Xaquuq dadnimay raban😢❤

  • @maxamedcabdikariim7603
    @maxamedcabdikariim7603 ปีที่แล้ว

    Wan ka dali lahay eraydan nuxorkoda wan kusita my pro mame laki

  • @ahmedabdirahman7278
    @ahmedabdirahman7278 ปีที่แล้ว +1

    Have waited for this song for long

  • @hasanyusuf3823
    @hasanyusuf3823 ปีที่แล้ว

    Heesta pest waa lakin. Broken heart 💔 murug. Inoo daartay ebow😢

  • @maxamedmuxumed-jx8uh
    @maxamedmuxumed-jx8uh ปีที่แล้ว +1

    XiLiyaDa qalbiyada japan xasuus kama so kabtaan😢💔😭

  • @MalyuunCumar-g5q
    @MalyuunCumar-g5q 9 หลายเดือนก่อน

    Waku wataa taliye😢😢😢

  • @HanabAli-p7t
    @HanabAli-p7t 9 หลายเดือนก่อน

  • @Xamday
    @Xamday ปีที่แล้ว +1

    Samir zaam bay ku ficneyd lkn kusoco

  • @kingriyadze3996
    @kingriyadze3996 ปีที่แล้ว

    samiir zaam yaa ila dareeme

  • @Aamiinfamilychannel
    @Aamiinfamilychannel 11 หลายเดือนก่อน

    Waw 😢

  • @MaxamedjamacMaxamed
    @MaxamedjamacMaxamed 6 หลายเดือนก่อน

    Qof marku jeclado wey kibir badan yihin markay is jacelyihina weey buuq badan yahiin so😢❤😅

  • @samirosiman9214
    @samirosiman9214 ปีที่แล้ว

    wow 👌 🥰

  • @abdiqafarabdullahi303
    @abdiqafarabdullahi303 ปีที่แล้ว

    Somali music to the world❤

  • @abdulahialta9919
    @abdulahialta9919 ปีที่แล้ว

    Masha allh sxb wa hees iyo bash

  • @mohamedabdullahiaden3173
    @mohamedabdullahiaden3173 ปีที่แล้ว

    Music🎶 Samiir zaam❤

  • @maxamedcabdikariim7603
    @maxamedcabdikariim7603 ปีที่แล้ว +2

    Xarirda hada jira xayati waxn ku nacay xaqiqda taliyo 😢 😢

  • @Beerahasomalia
    @Beerahasomalia ปีที่แล้ว

    Maamule yaa kasoo waalay😊

  • @MaameDhagarta
    @MaameDhagarta ปีที่แล้ว

    XiliYadan qalpiyada jaban xasus kama so kaptaN. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @almiss.hamout
    @almiss.hamout ปีที่แล้ว

    Best fanan

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 11 หลายเดือนก่อน

    waxaan kasoo maqlay Jeezy boy 😢😢

  • @soumeyaabdisoumeya2315
    @soumeyaabdisoumeya2315 ปีที่แล้ว

    Jaah igadaa 😭😱

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m. ปีที่แล้ว

    Another level🎉

  • @naturerelaxationpronrp9725
    @naturerelaxationpronrp9725 ปีที่แล้ว

    2:08 2:11 2:19

  • @mahamedjacfar1067
    @mahamedjacfar1067 ปีที่แล้ว

    Legend🎉

  • @muniirmahrez5173
    @muniirmahrez5173 ปีที่แล้ว

    2:04 2:05 😊

  • @AxmedAadan-lx5ez
    @AxmedAadan-lx5ez ปีที่แล้ว

    Legend Tani hes waa dhaftey

  • @sacamaalsami1006
    @sacamaalsami1006 ปีที่แล้ว +1

    Maame laki legend ❤

  • @muwaheip_apdihakem123
    @muwaheip_apdihakem123 10 หลายเดือนก่อน

    Eryda qalpiga qadya codku pa way Isla socdan aniguna wa wa LA socda xilydan qalbyda jaba xumn kama raynayn 😭

  • @ahmedabdirahman7278
    @ahmedabdirahman7278 ปีที่แล้ว

    😊

  • @NadiyaAxmed-q7h
    @NadiyaAxmed-q7h ปีที่แล้ว

    Xasus kama soo kabtan jecel waa dila xanunkis waato 😢😢

  • @AzmakaapaJacayl-eq9jm
    @AzmakaapaJacayl-eq9jm ปีที่แล้ว

    XiLiyaDan QalpiYada Japaa Xazuuz Kama Zoo KaptaaN 🙄🥺
    WaxaaN dHaho magaranaYo Lknze wxn Hupaa inaaN Saaid kuugU xiizaY
    Ma dHacdo in maalinkayga Inkamid Ah HayaraatO ama Ha padnaatee inuu MarwaLpa Qalpigygu kU xuzo kuuna xiizO 🥺😔
    JacaYlka Adiga kuu AqaanaY somaHa😔
    iLaahaY Haw rumeeYo kuwa riyadoodu taHay inay Nolozha apid WadaaGaan🥺 Ileen KolaY Anigu Waa ku waayy Adigee😔😔

  • @AbshirYusuf-l9n
    @AbshirYusuf-l9n ปีที่แล้ว

    Xariirka Maalmaha Socdana waxa Ku Nacay 🥺

  • @khalidsiyad5863
    @khalidsiyad5863 ปีที่แล้ว +1

    Heesti mandera❤

  • @MuslimoAhmed
    @MuslimoAhmed 4 หลายเดือนก่อน

    10/6/2024💔😢

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir5323 ปีที่แล้ว

    Dumaashi heestaan waa another

  • @sayfulahofficial9586
    @sayfulahofficial9586 ปีที่แล้ว +1

    Xaquuq dadnimay raban

  • @1msolo619
    @1msolo619 ปีที่แล้ว

    🔥 fire 😊

  • @faadumomaxamed8077
    @faadumomaxamed8077 ปีที่แล้ว

    Wallhi wax kaxanun badan majiraan marki uqalbiga kaajabo 💔🥺7sano
    Qofa jecled owaliba kaligi ku kobantahy marki u simala filan ah kaaga amuso tellkane mashqul kasarto fariintadane kaso jawabenin kawaran xanuun kaas 😭😭💔💔💔💔💔🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 qulubta halo naxriisto

    • @shakirahhassan2525
      @shakirahhassan2525 ปีที่แล้ว

      Sorry abyo😢

    • @intisaarhaji3578
      @intisaarhaji3578 ปีที่แล้ว

      Sorry Sister niyada allaha kuu dajiyo xanuunwaaye 7 sano raja dhawretsay hadey eper noqoto😢

    • @nawalinakorio0192
      @nawalinakorio0192 ปีที่แล้ว

      Niyada qeyr usheg abayo waxwalba oo ad weyso shaar bee ku yihin e mid ciltire ku noqda Rabi kaga baryaya inshallah ❤❤❤

    • @maxameddeeq8364
      @maxameddeeq8364 หลายเดือนก่อน

      Soo kaama sii darno qofka 8 sano gabadheey is jeclaayeey ee ka balan qaaday inaysan waliged ka tagayn markii hortiisa ay nin kale ku guursatay ayadoon waxba dhex marin waxna u sheegin Sidee dareemi lahayd hadii aad wiilkaas ahaan lahayd 😢

  • @cabdallamoha3005
    @cabdallamoha3005 ปีที่แล้ว

    After 8 days

  • @SuleimanMuhumed
    @SuleimanMuhumed 7 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @shardihassan5036
    @shardihassan5036 ปีที่แล้ว +1

    M.a sxp Amiir

  • @fuaadfarxaansamriye1238
    @fuaadfarxaansamriye1238 ปีที่แล้ว +1

    Fire 🔥

  • @FatimaAhmed-mx5zu
    @FatimaAhmed-mx5zu 9 หลายเดือนก่อน

    Xiliyada qalbiyada jabaan🥺💔
    Xasuus kama soo kaBtaH🥺💔
    Xanun kama raynyaaN🥺💔
    XaL io lama siiYoH zharaF💔🥺
    XoRiyaD kuma JiRi karaN💔🥺
    XiRii rada imiNka JiraH😢💔
    XayaTiH waxan ku nacaY🥺💔
    Xaqiiqada tala iyo💔🥺
    INaaN xuzh maD laysku hayn🥺💔
    QoRaaa FaTmaa 12/3/2022🥺