isha iyo xasadkan haday kugu Raagan sabab Bay dhimashadada u noqon karaan

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 58

  • @habibabdirahman3747
    @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว +13

    Qofkii xanuun dareemaya alle ha caafiyo

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah isha iyo xasadka allah ha nabad geliyo sheekh jazakallah khayr

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxanalaah allow umadada ka badbaadi aamin.🤲🏾😍

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow naga kori🤲😢 inaga ilaali 🤲😢😢isha xaasidka🤲

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم
    جزاك الله خيرًا شيخ

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 2 ปีที่แล้ว +4

    W.sallam.Jazakallahkheyr

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mahadsanid sheekh

  • @najmamaxamed4827
    @najmamaxamed4827 ปีที่แล้ว

    Subxana Allaah yaa Rabi baga badbaadi 🤲

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaa kheer

  • @aaminafaarah6406
    @aaminafaarah6406 2 ปีที่แล้ว

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheekh waxan raaba inaan kula soo xidhiidhe xage kala soo xidhiidhaa adoh raaliya rabi khayr haku siiye

  • @xasanmaxmed8311
    @xasanmaxmed8311 2 ปีที่แล้ว

    Shiiikh QOF LAXAASIDO,,QOF LAA SIIRXO,,QOF ISHU GASHO WAXAAS OODHAMII WAA JIRAAAN SIDII LAYSAAGA SAARI LAHAA MAHAAYNO

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo sheekh

  • @dhoof2140
    @dhoof2140 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @suadbarre9702
    @suadbarre9702 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah

  • @abdikadirgaleef3966
    @abdikadirgaleef3966 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaallah

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley6462 ปีที่แล้ว

    Wcs suxbaallah Allah

  • @yaxyehassan9640
    @yaxyehassan9640 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqoow anigabo jirka ayaa igubanaayo kuleel ayaa dareemaa

  • @rahmoabdi891
    @rahmoabdi891 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh Anigu finan baanleeyahy iyo timaha aad udaadanayaaan

  • @israimar4289
    @israimar4289 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi that’s true

  • @jama-ahmed4159
    @jama-ahmed4159 ปีที่แล้ว

    Subxaan Allah

  • @sakarieapdilahi2477
    @sakarieapdilahi2477 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh laba jeer ku riyooday adeerkay oo dhintay hadan mar labad dhimanaya ee i farsir

  • @xalimomaxamuud4773
    @xalimomaxamuud4773 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq hadaan arako dadka qaar waan wareeraa waan dad culuma ah

  • @hibaaqupdijamaal4916
    @hibaaqupdijamaal4916 ปีที่แล้ว

    Sheekh halkee Kala so xiriira mudo xanuun ruuxi ah ladhibaataysanhy

  • @khadijaissack9159
    @khadijaissack9159 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh alaha ku barakeyo waxan ka codsanaya in ad fikrat iga siiso waxan sameeyo waxan dareemaya cajiis marabo in an dadka dhexgalo in aan soo adegto maba bixi karo in leysaro moye mashaqey sankaro fahmadii oo dhan wey iga taktey hadan waxbarshada tago mawadikaro sheikh ii soo jawaab jasaka lahu khaira

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 ปีที่แล้ว

      Anaa sas kula dareemayo abaayo ilaah hana caafiyo e 👏🏽🥺

    • @khadijaissack9159
      @khadijaissack9159 2 ปีที่แล้ว +1

      @@haniya_5600 amiin haniya allaha nacafiyo anaga iyo inti muslim ah

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 2 ปีที่แล้ว

      @@khadijaissack9159 amiin abaayo

  • @fardoesaabdi8867
    @fardoesaabdi8867 2 ปีที่แล้ว +1

    sheikh dawoyinkaaga kenya malaga helikara

  • @sabirinahmed5772
    @sabirinahmed5772 2 ปีที่แล้ว +2

    Walale wax ku waydinaya hurda la an ihaysa habenki marka la garo kulal didi badan wad xanun farabadan tabarta igu dhacay marka dhaho salatulalay tuko ajis badan shad igu dhagaya aniga yar gabobay gabcaha dubdub iga galay

    • @fooscali644
      @fooscali644 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo quraan isa saar

    • @willohirsi2827
      @willohirsi2827 2 ปีที่แล้ว

      Seeuhelaa daawadaas shiikh khow

  • @salaat98kassa64
    @salaat98kassa64 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh soo qofku waqtu kuma dhintoo

  • @FahmoAbdiqaadir
    @FahmoAbdiqaadir 6 หลายเดือนก่อน

    Shekh aniga wadana xanuuuna dareema iyo cabsi iyo wal wal iyo jirko dibaxayo

    • @balqeisaadan3796
      @balqeisaadan3796 6 หลายเดือนก่อน

      Ambo abyo waa qaba Allah hanacafiya😢

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah sheeq allaha ku barakeeyo imo ha iga soo jawaab sheeq markaat waqti hesho

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว

      whtsuo igala soo airier

    • @queengaraadqueen6907
      @queengaraadqueen6907 2 ปีที่แล้ว +1

      @@habibabdirahman3747 anaaa kala soo xirir ilaa hada imaaadan so jawaaabin walalaal

    • @aaminafaarah6406
      @aaminafaarah6406 2 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 waa halkee aan kala soo xidhiidhe

    • @aaminafaarah6406
      @aaminafaarah6406 2 ปีที่แล้ว

      @@queengaraadqueen6907 waa halkee wlloh an kal xidhidhe

  • @aaminasaalax7738
    @aaminasaalax7738 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Alle ha ku barkeeyo wlhy xanuunkan waa ihayaa marwalban waa la igu shegaa lkn wll wn kula so xidhiidhay Whtasppka iga so jawaab pls wll

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว

      ok all

    • @Hani-mt3gd
      @Hani-mt3gd ปีที่แล้ว

      Asc shiikh alle hakubarakeeyo xagee kaalasooxariiraa adoomahadsan

  • @aaminasaalax7738
    @aaminasaalax7738 2 ปีที่แล้ว

    Inaad dawo iga iibisan rabaaye

  • @fardoesaabdi8867
    @fardoesaabdi8867 2 ปีที่แล้ว +2

    asc sheikh halke jogtaa

  • @ayaancarab5384
    @ayaancarab5384 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh whatsapka kaala soo hadley isoo jawaab

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 ปีที่แล้ว

    SubxnAllh

  • @zagalabdisamad7679
    @zagalabdisamad7679 ปีที่แล้ว

    اللهم أبطل كل عين