ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Waan Noolahay ma dhiman.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🎉

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 2 หลายเดือนก่อน +1

    War abwaanka noodaayaa
    Waa Abwaan soomaaliyeed

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 2 หลายเดือนก่อน

    Salaatulaahi caleemwasalin

  • @CumarMaxamed-ic9ic
    @CumarMaxamed-ic9ic 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah iimaan ayaa ilaahey ku siiyay allaha ku barakeeyo

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah

  • @saynabhassan9664
    @saynabhassan9664 2 หลายเดือนก่อน

    Waa farxad noolashada masha Allah

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah qof nool ma ladhaha wu dhintay irsaaq xalaal ale ha weydiisto iimaan laawe dheh😢

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan camaari cimri dheer iyo cafimaad allaah swt ha ku siiyo❤❤

  • @JamiiloXuseen-if1hl
    @JamiiloXuseen-if1hl 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 2 หลายเดือนก่อน

    ale ha kaaqabto xaasidiinta hana kaa hormaraano nooloow abwaan camaari

  • @user-hn9xq3nj2m
    @user-hn9xq3nj2m 2 หลายเดือนก่อน

    Nolowo nolal wacn abowe❤❤❤❤

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah. Allaha soo hadeeyo. Afkiisa ku dhimaneysid.

  • @saynabhassan9664
    @saynabhassan9664 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah allaha nakama kadila looloow ilaa kumiyaal sana abwaan ❤

  • @user-gj6lg2jx3k
    @user-gj6lg2jx3k 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan waan aamini waayay walahi

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 หลายเดือนก่อน

    Wll Allaah ha ku xafido dadka noocaasa Allaah ha soo hanuuniyo

  • @Suaad8
    @Suaad8 2 หลายเดือนก่อน

    Nolasha iyo geeridu ilaahey aya haaya bina aadan had ay gacantiisa ku jiri lahed qofna manola laheyn

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan ale ha dilo ayagana

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 หลายเดือนก่อน

    Bisamillaah waa xaraami

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 2 หลายเดือนก่อน

    SubxanaAllaah qof nool geerilagu qasbaayo somali lee lagu arkay walalkay inta inaa nolato inta jecel baan kujirnaa dhalinyarada somaliyeena kuwa ugu ficanbaatahay mashaAllaah

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan jabuuti ayaad timid laakiin kuguma soo dhawayn waana kaxu mahay laakiin waan kuu iman inshaaa alaah waxaana .ahay taageerayaasha aad kuu dhagaysta ama kutaageerta jabuuti halkeed ka joogtaa saxb

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 2 หลายเดือนก่อน

    Ab waan ha u jawaabin qafkaas o kale in ladaawdo ayuu rabaa

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ruuxii Allah dila ayaa dhinta ee shaqadaada wado kuwaan xasadiinta ah na kacawudabileyso mahadsanid wll qaali nawa xafido aamiin xasadnimo hadii lagu hormaro yuhuud iyo mareykanka ayaa hormar gaari lahaa

  • @ZAMZAM23ZYmi
    @ZAMZAM23ZYmi 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAAH ha ku xifdiyo
    Inta aad nooshahay sharable ku noolow
    Soomali oo dhan wiilkoodii baatahay
    Oo aan qabiil gaara aadan wiilkoodii ahayn
    Allah kuma fidneeyo wanaag waxan ahayn kuguma aanan baran asagana allaah wuu kaa kormariyay
    Waxay baraha bulshada ku soo galaan waa qabyaalad iyo wax kasii xun
    Adigana waxan wanaag ahayn kuguma aanan baran
    Allaah kuma fidneeyo wiilkeeniyow
    Soomalidu waxay moodayan qofka hadad wanagiisa sheegto inay dhahran waa qabiilkooda
    Marka adigu sidaad qabiil isaga fogaysay oo aad u tahay wiil soomali wanaageeda jecel ee qabiil ka fog
    Sidas ban aniga iyo adigu isku qabiil ku nahay
    Lakiin kay soomalidu isku soo dhawaystaa
    Waxan nahay labo qabiil oo kalafog
    Lakin waxaba matarayo qabiilkaas ay isku soo dhawaysanayaan iyagaa isku sii dili doona
    ALLAAH hanoo bad iyo adiga oo kale inshaa allaah noqo madaxwaynaha mustaqbalka

  • @fatumasamakab1593
    @fatumasamakab1593 2 หลายเดือนก่อน

    Xasidkaagu ha hooseeyo

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan mar miyaad dhimatay ood soo noolaatay Intaas waa kaftan Walleee in aan tiktak In aan lahayn Qarnigiii 21 ayaa lajoogaaaa

  • @user-eg5fk4fu2b
    @user-eg5fk4fu2b 2 หลายเดือนก่อน +1

    May sxb dadka ayago nool janada loga bisha reeyay waxa kamid ahaa nin haben maseexdo ilaa uu cafiyo dhaman umada nabi muxamad scw

  • @XamdiXamdiyarey
    @XamdiXamdiyarey 2 หลายเดือนก่อน

    Wanaganixiyay❤❤❤❤

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha ku xifdiyo walal waxa ay kula rabaane afkooday Alle ha ku celsho

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku xuma subxaanalaah

  • @xubbicabdulaahicali3183
    @xubbicabdulaahicali3183 2 หลายเดือนก่อน

    Wa nacas iska cafi walaal cafiska alle ugu weydii inuu arsaaqkale alle siiyo

  • @user-st2qs8oy9d
    @user-st2qs8oy9d 2 หลายเดือนก่อน

    Walal allaha kuxifdiyo kow wan kanaxay ani xita balo hakudacdo

  • @user-qu7in3go8c
    @user-qu7in3go8c 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runta wll wxba kama qadaya

  • @Axmedmaxmedmaxamuud7
    @Axmedmaxmedmaxamuud7 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan maalintaada dhaafi maysid ee horey usuco my brother ❤❤

  • @XamdiXamdiyarey
    @XamdiXamdiyarey 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mahad sanid❤❤❤❤❤

  • @HooyoHooyo260
    @HooyoHooyo260 2 หลายเดือนก่อน

    Ina adeer noolow cadowkaaga alle haqabto

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 2 หลายเดือนก่อน

    Wuu naga nixiyaay hanaxee

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q 2 หลายเดือนก่อน

    adigaa mudan wiilkeena nooloow

  • @user-yl5nh7vk7i
    @user-yl5nh7vk7i 2 หลายเดือนก่อน

    Wll hadii aad nooshahy alx alx alx hAdii aad noo shayhy wn naxaya wlhi

  • @user-bw5hn9hg7d
    @user-bw5hn9hg7d 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaasi maxay sidaasi u yeelayaan walaalo bisinka cadaawadaan ka yaabay

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 2 หลายเดือนก่อน

    Bal iskay cafi geerida been ah markaa arkay waa qoomamy maxaa ninkaa udhibsatay hada kahor qoraal aan kuu qoray baa kashalaayey noloshaada waa ii fursad

  • @istarliinxassan8432
    @istarliinxassan8432 2 หลายเดือนก่อน

    Adwan iska cafi ilaahay dartii
    Wlhi aniga maalin aan dhawayn ayan ka.daawaday waxana mooday run waxana raadiyey meel aan kahelo xogta saxda